Caqabadaha kaa hortaagan in aad jadwalkaaga raacdo || xal deg-deg ah u raadi 4 caqabadood

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 57

  • @mubarak_hugur
    @mubarak_hugur  8 หลายเดือนก่อน +14

    Hadii aad wax ka faa'iday muuqaalka la wadaag cid kale oo aad jiclaan lahayd in ay ka faa'idaan iyaguna .

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 8 หลายเดือนก่อน +5

    Wale qorsh heeygii wan kuda jiraa oo baajin alxmdulilaah ilahay nabad ha iigu dhameeyo shukarn yaa Mubarak❤

  • @hamdamahamud4975
    @hamdamahamud4975 8 หลายเดือนก่อน +3

    Mubarigow walaal khair Allah haku siiyo wlhi waxbadan baan kaa faaidnaa

  • @fardowsoapdihirsi
    @fardowsoapdihirsi 7 หลายเดือนก่อน

    Mhadsanid wll cimrigaaga alle ha kuu barakeeyo

  • @hassan2abdourahman451
    @hassan2abdourahman451 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs akhi fil'ALLAH
    HORAY UU SOCO❤❤❤❤
    USTAAD SHEEKH MCH

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  8 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll
      Xassan soo dhawoow

  • @SakariyeHage1
    @SakariyeHage1 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanthy macalin

  • @الدَّاعيَةأمُّالخير
    @الدَّاعيَةأمُّالخير 8 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا أخي

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 8 หลายเดือนก่อน +3

    Waan dajiyay qorshayaasha sanadkan '2024 hadana waxan kaa faa 'iday inan iska yareeyo qorshayaasha mahadsanid wllo wanan kusoo noqon doonaa hadii aan noolaado muuqalkan Aad soo dhig thy hadii Alleh yidhaa waxan dib u eegi doonaa guushayda ama guul daradayda alleh haygu guuleeyee 13/1/2024 sapti 21:40' hbn🤐

  • @Muriye
    @Muriye 8 หลายเดือนก่อน +3

    Thanks my dear brother alle haku sharfo sida aad wax wanagsan. Noogu soo gudbisid ❤

  • @Amuga-j9b
    @Amuga-j9b 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wakhtiga kahadal mubarak❤

  • @shirdoonofficial
    @shirdoonofficial 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid macalin❤

  • @RIYOKAABTEC666
    @RIYOKAABTEC666 8 หลายเดือนก่อน +3

    Ustd Mubarak marwaliba kugu xiranahay...❤

  • @hamdamahamud4975
    @hamdamahamud4975 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalkay baad isku magac tihiin magaca mubarig dadka wataa intaan ka arkay waadada adkiyaa ah oo aad u caqlibadan Allah haydin barakeeyo Dhamaantii

  • @AxlaamFaarah
    @AxlaamFaarah 8 หลายเดือนก่อน

    in allah sanad ka dib wan kuso labandona muqalkan

  • @RuqiyaFarah-ym1ty
    @RuqiyaFarah-ym1ty 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waa runtaa wll jizaa allaah khayr

  • @Maajid143
    @Maajid143 8 หลายเดือนก่อน +1

    mahadsanid macalimuu Hugur

  • @saynabsaynab7910
    @saynabsaynab7910 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc macalin mubaarig iskawaran was safa

  • @osmaan210
    @osmaan210 8 หลายเดือนก่อน +2

    mahdsanid ustaadi❤❤❤

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk
    @MaxamuudCabdi-sd3uk 8 หลายเดือนก่อน +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @FartuunTahliil-my9ou
    @FartuunTahliil-my9ou 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 8 หลายเดือนก่อน +1

    Baarakalaah mahadsanid ustd Mubarik

  • @AminaMuhumed-k6r
    @AminaMuhumed-k6r 8 หลายเดือนก่อน

    Thank u so much 🎉

  • @SuadosharifMohmett151
    @SuadosharifMohmett151 8 หลายเดือนก่อน +1

    Inbadan mahadsanid ❤

  • @HadiyaIbrahim-eb4gw
    @HadiyaIbrahim-eb4gw 7 หลายเดือนก่อน

    thanyou wall

  • @FaadumoShire-c4w
    @FaadumoShire-c4w 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah wll maalin walba markaan kaco waan ku soo booqdaa waxaan ugu imaadaa pagekaaga wax aan xal u waayey

  • @yowyare2282
    @yowyare2282 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @abdikarimshariff9942
    @abdikarimshariff9942 8 หลายเดือนก่อน

    Thank mwalimu

  • @MahadAbukar-l7o
    @MahadAbukar-l7o 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaallah ❤

  • @sabaxmure5472
    @sabaxmure5472 8 หลายเดือนก่อน +2

    Machalah dhiriyeh wll ilahay haku sharfo

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 8 หลายเดือนก่อน

    . Mahadsanid walaale waxa aad nala wadaagtay mowduuc aad u faaiido badan.

  • @sucaadmaxmuud4101
    @sucaadmaxmuud4101 8 หลายเดือนก่อน

    Jazaakallaah khayr usta

  • @AliKhan-Somali
    @AliKhan-Somali 8 หลายเดือนก่อน

    Danke usttaad mahadsanid

  • @nuramohamed1777
    @nuramohamed1777 8 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah khayr wax ban ayan ka faiiday

  • @baabjunior3550
    @baabjunior3550 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hal mid kumaan guulaysan wlhi

  • @abdirazakabdala6548
    @abdirazakabdala6548 8 หลายเดือนก่อน +2

    Sandki 2023 waxyaabihi caqabada igu ahaa
    1- maalainki hirdo
    2- hapenki shukasi lagu dhafrayo
    3- fecbokg ku mashquul
    3- ciyaaro dawashadoda
    Qorshahayga sanadka susub
    1- in aan kaguuro fecbok uguuro youtob
    2- in aan ku mashqulo cibaadada allhr
    3- in waxkasta u hormariyo qur.aan
    Allha naha aqbalo

  • @AhmadHaydar47
    @AhmadHaydar47 8 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much

  • @SuldaanFahad19
    @SuldaanFahad19 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks

  • @smtechnology123
    @smtechnology123 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hugur boowe wan ku salamay

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  8 หลายเดือนก่อน

      Waan kaa qaaday wll

  • @AdnaIbraahim-p3w
    @AdnaIbraahim-p3w 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadasanid wllo

  • @HodanSiciid-l8k
    @HodanSiciid-l8k 8 หลายเดือนก่อน

    mida ihaysta ani waa bugii an ku qori lahaaba mahysto😢

  • @ziyaad-gooni_socod
    @ziyaad-gooni_socod 8 หลายเดือนก่อน

    3 qorshe mid aan ku hagaago wan garan la yahy 😢

  • @Mohamettali8
    @Mohamettali8 8 หลายเดือนก่อน

    Aad bad umahadsantahay sxp

  • @rRdwanmaxamud
    @rRdwanmaxamud 8 หลายเดือนก่อน

    Asc Mubarak waxaan kaa codnsayaa inaad suaashan iiga soo jawaabto Insha Allah carabigu markuu bilaa xarakada tahay tusaale سمعي بدني kordhaw hoos dhaw iyo godaal reebitaan aanu lahayn maxaa lagu gartaa wll

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  8 หลายเดือนก่อน

      Jawaabta ugu haboon ee aan ku siin karaa waa inaad muddo ku dhex jirto carabida ,waxna ku dhigato ,sida oo kale naxwaha iyo sarfiga aad xooga saarto ,insha allah si fiican ayaad u kala baranaysaa markaa wll

    • @rRdwanmaxamud
      @rRdwanmaxamud 8 หลายเดือนก่อน

      Thanks wll 🙏 Alle ajar hakaasiiyo

  • @MakoMako-s6e
    @MakoMako-s6e 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahad sanid

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 8 หลายเดือนก่อน

    *Caqabadaha i hortaagan waa social media dhamaan Facebook TikTok waan tuuray imika TH-cam baan dhex wareegaa*