Leave Mujd Muusa Biix because the people of our allah choose nationa is dunked tribalism. So who cold you bleam president Muusa if the very soul of nation is ill. I have study illustration its a African problem and deep rooted problem with most African countries. The masses of our republic don’t knowing what they want with clandestine sub clan identity: That the achilles heels of modern day Africa. Remember the Barrie military government destroyed our people identity and their understanding of what a government should be. Its very weird of life. We mistook clandestine clan Capitalism for national development and national identity.
Godka Alle Kuu Nuur Murti Badnaayee Ibraahim Gadhle ❤
Allah qurux badanaa Suugaantu, Walahay gabaygaas kaliya buugaag ayaa laga qori lahaa laakiin wuxuu ka dhashay umad daman, dhagax dixeed ah oo foorara. Waa falkin, farshaxin heerkeedu aaad usareeyo. AHN abwaanka.
Waa wax la damqado wuxuu dareemayey iyo maanta xagaynu marano. Allow qabriga kuu nuur
Alla ha u naxariisoto mujd Ibrahim gadhle. Form eastern Isaaq family.😢😢
Alle haa uu naxaristo ibraahim sheekh ibrahim gadhle iyo haldoorki waajibaadkay laahayen ilaahay garadsiyeey
Alle hawnaxariisto sheekh khaliif sheekh xasan gudaal iyo ibraahim gadhle abwaankii waynaaba
Libaax garxajis reerku geesiyo badana maansha alla ilahow janatal fardawsa ugu deeq aamiin
Waa siduu mujaahidku yidhiye doqon foorara ha noqon
Allow kuu naxariiso
Ibraahim sheekh saleeban
ALLOW U NAXARIISO, WAA ISMACIL SHEEKH ISXAAQII ASALKA AHAA (GARXAJIS)
Allaah ha u naxariisto abwaan ibraahim gadhle
Ilaahay ha u naxriisto Ibraahim sh saleebaan gadhle.
❤❤❤❤❤❤❤❤رب صل على الحبيب محمد وعلى الآل من هم الكرمآء.
استغفر الله العظيم الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه
Allow u naxariiso kuwa janada ku kulmana naga dhig
Alle ha u naxaristo abwaan ibrahim gadhle
Boobe Yuusuf Ducaale, adeer wax badan waad noo dhitaysay e, Alle ha kaa abaaliyo.
Maansha Allah ilaahay haw naxariisto Ibrahim. Durba miyaa ilawdeen wixii dhib la soo marey
Ilaahay haw raxariisto ibraahin gadhle
Xaar-dareershay dhashay walee, Muuse maalintuu suugaantaa taariikhigaa ee dardaarankaa tirinayay goobjoog buu ahaa oo waa kaa sida qalafsan u eegaya abwaanka, cajiiiib.
Leave Mujd Muusa Biix because the people of our allah choose nationa is dunked tribalism. So who cold you bleam president Muusa if the very soul of nation is ill. I have study illustration its a African problem and deep rooted problem with most African countries.
The masses of our republic don’t knowing what they want with clandestine sub clan identity:
That the achilles heels of modern day Africa. Remember the Barrie military government destroyed our people identity and their understanding of what a government should be. Its very weird of life. We mistook clandestine clan
Capitalism for national development and national identity.
Ciro ayuu u jeeday markuu yidhi: ma mid an durdurinoo Daadcaloolo yeeshiyo dambas kama kacay dhali.
Laba dumara oo garxejis ah ayaa kala dhalay Muuse iyo Ciro.
Ciro wuxu dugsanayey safaarada Moskow 1985 ilaa 1996. Intey raga sida Muuse iyo Gadhle dhiig u hureen.
Alle naxariistii jano haka waraabiyo
Allaahuma ashraxlii sadrii wa y!@ir
Translate Arabic
Alle ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo
Awliyo ayuu ahaa
Sheekhu waa sheekhii radio Halgan miyaa
Alla ha u naxariisto Aamin Aamin
allah ha u naxariisto abwaaanka dardaarankaaa miyaaa la qaaatay raga hoos fadhiya hada miyaaanay waxba xasuusan
Ilahayi hawu naxaristo
Alahayoow idiin naxariiso intii dhimatey
Wuu maanso dhaaFay kani wlhi
Waxa ku DucaysanaYa Hada jira
Ibraahim allaw kuu naxariiiso
NINKA QURANKA KU FURFURAYA WAKUMA CAJIIB ?
Waa sheekh khaliif xasan gudaal Allah ha,unaxariistee waxa u ahaa xubin golaha guurtida ah waxaanu dhintay intii u siraanyo xilka hayay
❤😂🎉😢😮😅😊
Alle ha unaxariisto
Ilahayow Janada ku casuum
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤
Maansha allah
Boobe Yusuf Ducaale ilaahay
Haku sharfo taariikhda aad kaydisay ummadda
Wixii shalay dacadnimo iyo dulqaad igaga lumay dunbuq caradii iyo xabad abaan ku daydayi😅😅😅 waad ku heshay😅😅
Odaygani reer Jabuuti buu ahaaye maxaa jabhadaha geeyey isaga?
Dictator Muuse biixi wuu hoos fadhiya waana dhagaysanayaa waanada Abwaanka IBRAHIM Gadhle iyo Quraanka laakiin dheg uma dhigin maanta oo ay ka so wereergtay 34sano oo uu JEEGAANTA iyo Heego ragii abuuray ka mid ahaa laakiin Dhulbahante kaga baxay oo laascaanood dagaal kariday ciidamadii Somaalilandna Dhulbahante ku haysto. Illaahay ha u naxariisto Abwaan Ibrahim Gadhle.
dadkaygu waa dfaad deg degaa ilaa 1960
❤😂🎉😢😮😅
Muuse gabaygan miyuu sii ogaa waayo siduu u eegayo fiiri🤣 waa ka xaga hoose fadhiya bilowga gabayga ee ka qariya heego🤣🤣
Somali somali gabayaagu meel fog buu wax ka arkaa suldaan
abti miyaad tuugan qabataan muuse
Gacanqabsay