Dagaalkii SNM iyo Faqash & Dagaal suugaameedkii Ibrahim Gadhle iyo Yamyam - Qaybtii 2aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 11

  • @suadali303
    @suadali303 2 ปีที่แล้ว +2

    Ibraahim Gadhle ilahayow geesi ma ahaa

  • @abdis70
    @abdis70 2 ปีที่แล้ว +5

    Gobi waa Liicdaa, mase Jabto. Yamyam la intii aan Gaadhi ku jiidhin Colubus,OH. Wuxuu yimid Hargeisa, isagoo qiraya Guushii SNM iyo tii Gabyaagayaba.

    • @SalaanC
      @SalaanC  2 ปีที่แล้ว

      @Abdi S,
      Waa sidaa aad sheegtay.
      Aad baad u mahadsan tahay.

  • @abdis70
    @abdis70 2 ปีที่แล้ว +3

    Hadraawi umuu jawaabin, mar wax laga weydiiyey, wuxuu yidhi " Yaa Qaxooti ah oo CAYDH qaata !?".

  • @Farhaan114
    @Farhaan114 2 ปีที่แล้ว +2

    Labadoodaba Alle Naxariis,tiisa Hasiiyo

    • @SalaanC
      @SalaanC  2 ปีที่แล้ว

      Aammiin

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn หลายเดือนก่อน

    Iidoorkoo dhan ayaa markii aydhergaan Ilaah illooba.

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haw naxariisto labadoodaba aamiin

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn หลายเดือนก่อน

    Yam-yam wuxuu sheegayaa in Hadraawi uu u adkaysan waayey ladnaa iyo silic labadaba.

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 2 ปีที่แล้ว +1

    Yam yam, wuu degdegay, ahun labadoodaba, Hadraawi, Uma jawaabo qof iska soo weerara. Intaas wuu ka wayn yahay

  • @xirsiamaan
    @xirsiamaan ปีที่แล้ว

    Isaaq waa dad gub ah . Ninkaas yamyam Marku kibrayey aqoon daro ma haysan wax kaste waa ogaa wuxu aanu ahaa Mareexaan insider oo ilaa 1974 Daaroodism ka nimankii u fadhiista akaadimiyada dhaqanka oo Isaaq iyo hawiye laga mamnuuc ay.
    3 Mareexaan ah
    4 Dhulbahante ah
    2 majeerteen ah.
    Intaasba siday doonto ka yeeli jirtay taariikhda umada