tolkeey abgaal ama aan xamaali wada noqono ama aan dowlad wada ahano aniga habargidir ah ha i dowlad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 99

  • @suugcabiro6415
    @suugcabiro6415 6 หลายเดือนก่อน +3

    Hadaan nahay h,g hadkadiba darood waan wadanaa

  • @MohamedHassan-tk5bq
    @MohamedHassan-tk5bq 6 หลายเดือนก่อน +4

    Well said Jamal, soomaalida munaafaqada aa ku badan Abgaalka dhahaaya Garaadka maxaa ka galay arrinteena, markii Habargidir cabaadaysay waa ku raaxaysanaayeen. Hada markii lasoo ogaaday in ay dhul dowladeed oo kabadan 3jibaar kan Habargidir degentahay oo kor loosheegay ay waxay leeyihiin maxaa Daarood ka galay arrinta Hawiye.

    • @Maria28832
      @Maria28832 6 หลายเดือนก่อน

      Waa run abgaal ma caqli badna cadaw iyo xabiib ma kala yaqaanaan

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@Maria28832 Abgaal caay wax aad uga qaadeeysaan ayaa iska yar calaacal ka iska yareeya 😂😂😂😂

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 6 หลายเดือนก่อน

      Cid laga caqli badan yahay ma jirto laakin waa aduunka ugu caqli xun caaqa caqliga is muda Hg iyo AB cid aay dhexdooda deeqdaa ma jirtee haku kahdoomina cid cida kale dhibkeeda ku faraxsana ma jirto oo waa dad walalaha hadeey dhul kala heestaa hadeey dad kale ka heestaa wax leeydin raacshay maha laakin waxa idin haayo waa ciil iyo cuqdad marki warkiini ahaa Hawiye sow dowlad ku yahay oo idin socon weeyday oo cid idinka hoos qaada aad weeyseen baad biloowdeen in aad iyaga isku iftiimisaan yacni rufiyaanimo reerahan dhib ma dhex yaal mid iska fakir qaldan waa ku jiri karaa laakin NO sadexeeye

    • @suugcabiro6415
      @suugcabiro6415 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@cousinbro1580h,g iyo abgaal walaal ma,ahan ee no more hiraab

  • @NurRoble
    @NurRoble 6 หลายเดือนก่อน

    Daarood waad iga xigtaa wuuna ku gumeeystay wax xuna uu idn ku sameeyay waa la sheegayay xamar tiri iyo xook iyo maal lugu yeelan maayo mudulood ayaa loo yaqaan cidaan iida aheeyna xukumi meeyso xurmadle xasan shiikh ❤❤❤❤❤

  • @shamsohashi1690
    @shamsohashi1690 6 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahoow garaadka janada geey marqaati ayuu galaa

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 6 หลายเดือนก่อน +4

    Ala cidu calaacal badanaa 😅😅😅😅😅😅😅 xamar sida umada ugu nooshahay ku jooga ama dhagaxii aada 😅😅😅😅

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 6 หลายเดือนก่อน

      War ka daaya reerka tol baa nahay saa yaa layeelin

    • @safiyo3722
      @safiyo3722 6 หลายเดือนก่อน

      War cida calaacabadnas aad leedahay waakuwa farmaajo markoow joogay maxaad ubareeri weyday sadaqjoon waaku bareere waadinkii wasiirka abniga iyogashandhiga heystay maxaad ubareeri weyday

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 6 หลายเดือนก่อน +3

    Cidu nasab maaha xaaraata ayaa ka badtay oo hin badanaa umadii ay yaabtay subxaana laah

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 หลายเดือนก่อน +4

    HAMARGIDIR AYA LEH MUQDISHO

  • @boosteeyorooble5287
    @boosteeyorooble5287 6 หลายเดือนก่อน +3

    Magaalada Abgaal ayagaa leh ee orod dhiso Dhuusamareeb !!!

    • @hiboabdi1942
      @hiboabdi1942 6 หลายเดือนก่อน +2

      Dhulkiisow joogaa

    • @ahmedmedwaismed2086
      @ahmedmedwaismed2086 6 หลายเดือนก่อน

      Tirakoobkii talyaniga sameeyay 1958 H G Lambert 1 muuqdisho taariikhda dib u raac KARTI, AWOOD, RAGANIMO, GARASHO, AQOON, dhamaan waxaa le H G.
      AB-GAAL dabadhilifnimo ugu kaalay bas.

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 6 หลายเดือนก่อน +3

      ​@@ahmedmedwaismed2086 Waaa iska dhawaaqtay hadaa 1958 aad xamar number 1 ka eheed maa dowladnima kuu diiday Ab waa kan 5 madaxweyne maxaakim iyo maamul helayee maxaa 2024 guri la'aan kaa dhigay hadaaba xamar almost 70 years before aad joogtay

    • @ahmedmedwaismed2086
      @ahmedmedwaismed2086 6 หลายเดือนก่อน

      @@cousinbro1580 taarikhda dib u raac warayso dadka kaa aqonta badan wayna qorantahay

  • @Fatima-fe5we
    @Fatima-fe5we 6 หลายเดือนก่อน +1

    Nabsigu soo degdegi ogaa. Jamaal garaadkaan uu eedey jiray markuu dagaalka kujuray oo somaliland ayuu da geeri jiray.

  • @suugcabiro6415
    @suugcabiro6415 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaan qaadanay markaan anak oo riswasaaro ah aan uk tanaasulnay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 หลายเดือนก่อน +4

    90 SANO KA HOR DOWLADI TALYANIGA O JOGTEY O TIRO KOOB SAMEYSEY WEXEY TIRI MUQDISHO WAXA LEH HAMARGIDIR

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 6 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa kusiiyey oo dhaxal kaaga dhigay😅😅😅😅😅

  • @khadroali4550
    @khadroali4550 6 หลายเดือนก่อน

    Jamaal nuur wll dhubahate waa dhabarka soomali somalinidana kama kaftano darood dartiisna hanagu riixina walahey idin manacbin 😭

  • @suugcabiro6415
    @suugcabiro6415 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mujaahid adigaa noo ah wax walbo

  • @Suaad8
    @Suaad8 6 หลายเดือนก่อน

    Dowlad xasan hantidii dad weynaha ayay bililiqesane ysa dowlad burcad

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 หลายเดือนก่อน +1

    VIVA GARAAD JAMAC

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 6 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin amiin

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 6 หลายเดือนก่อน

    Jamaal midaba badnoow waxaan oo dhan waxaa kaa keenay maxaa reerkeeyga looga saaraa dhulalka dowlada..!!!
    Wax kale ma jiraan..

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 หลายเดือนก่อน +1

    BAHAHINKA WA FASHILMEEN

  • @AmnaUn-t8q
    @AmnaUn-t8q 6 หลายเดือนก่อน

    Ceyrow meelkasta waakaliidataan tooxow iyo jamaal maxaa lagafaa iidaa

  • @lilcoookie2415
    @lilcoookie2415 6 หลายเดือนก่อน +3

    Bahaahin waxaa ah qabilka dhan ee ragooda iyo dumarkooda laysku duugay hadaad abgal wax ka celinaysid maxaad farmajo iskaga dhicin waysay garadka hadaad u dacwaynasid maad dowlada qabsatid ma abgaal baa wax ku dhimay

  • @Minnesota416
    @Minnesota416 6 หลายเดือนก่อน +2

    jamalow Fudeyd badinaa aduunyoy xaalkaa ba’ waxa soo socda maa ogtahay tartiib umul ha noqon waa ilaawsha dhaw dahay ee sal yeelo

  • @NurRoble
    @NurRoble 6 หลายเดือนก่อน

    Arninka nin tagay ayaan u maleey nayay ileen galti macruuf waa iiganbaday😂😂😂😂😂

  • @aminagure8520
    @aminagure8520 5 หลายเดือนก่อน

    War Maxaa kaa khaldamey oo aad noo Gu keeney Sas kuwaas

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 หลายเดือนก่อน +1

    CASIMADA HA LO RARO LASCAANO GEDO GARAWE GALKACYO KISMANYO SAMA REEB

  • @NurRoble
    @NurRoble 6 หลายเดือนก่อน

    Abgaal ayaa caawinay oo cadaw ka celshay cagsi miyaa itaad mudulood ka disheeyn gumeeysigii talyaaniga iyo cadawga xabashada nagamadilin dad faano ma.aha dadka qaarkood waxbaa leega dilay dhihmaayaan xamaali ayaa wada noqoneeynaa madax hadal weeyn waaye 😂😂😂😂😂

  • @HsanDigital
    @HsanDigital 6 หลายเดือนก่อน

    VIVA FARMAAJO VIVA abgaal. ✌️

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 หลายเดือนก่อน

    DAHAB SHIIL WA AL SHABAAB WA IN LA ERYO

  • @lailamohamud2924
    @lailamohamud2924 6 หลายเดือนก่อน

    ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 หลายเดือนก่อน

    KUWA ISAAQA O MUQDISHO JOGA HALA BARO KULIGOOD WA NAGEYE

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 6 หลายเดือนก่อน +1

    HADAA GARADOW LEEDAHAY ISMA MAQAASHID

  • @boosteeyorooble5287
    @boosteeyorooble5287 6 หลายเดือนก่อน +1

    "Xaniinyan leeyahay iyo Abgaal halayga dhiciyo meel ma wada galaane' haddaad xoog leedahay dowladda Xassan Sheikh afgembi

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW 6 หลายเดือนก่อน

      Markii Abgaal Iyo HG is-qabteen 1992, CEEYDIID waxoow ka KHUDBEEYAY CISALEEY, halka CALI MAHDI (Qoraygaygii Cadaay), KADARE, XUSEEN BOOD, iyo madaxdii kale waxeey ku BAXSADEEN DOOMAN.
      Waa subaxii KADARE ku yiri CALI MAHDI:
      Arreey Caliyoow dabaal ma taqaanaa hee?
      Cali-na oow ku jawaabay: aniga iyo dabaal aa? Ha sheegin, waxba.
      Waxaa la sheegaa in CALI MAHDI biyaha badda aad uga argagaxay, diiday-na, lkn waxaa ku qalqaaliyay rag ay ka mid ahaayeen Janaraal JILACOOW, CALASOOW DHEERE iyo CABDULLAAHI DHAXAN.

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@MIDNIMOJANAQOOW War beenta jooji dadka aad sheegeyso waa dadki casharka kuu dhigay dagaal hadii la yiraajna Waa ogtahay cida kaliya ee iska kaa dhicisay in aay AB tahay dadka kale sida xawaadle iyo murusade oo kale aad dul martay maaha wallow aad Ab u soo wadatay ayaga shiqaal iyo dir laakin Ab kaligiis iyo adeerkood baa kula dagaalamay ilma adeeryaal is tartiibsha jabalka la idiin tuuraya aad soo taraaraxeeysan iska daaya hg iyo ab waa dameer iyo labadiisa dhagood dahaalkoodane sidi shalay ka daran baa loogu faraxayaa ee isdaba qabta

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 6 หลายเดือนก่อน

      Abgaal waxaasay sameyn jireen iyo sidaasay ahaan jireen iyo dagaalkii 4ta bilood ee Abgaal iyo intii ciilqabka aheyd waa laga soo gudbay, bahashu waxay taagan tahay 😁

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW 6 หลายเดือนก่อน

      @@boosteeyorooble5287
      Yaa XAA DHIHI MAAGTAY?
      Yaa taliya aa? Talo beel.
      Ma XASAN DALABEEY ayaa BIRIGA XUKUN heeysta marka.
      Ma kooxdaan dameeraleeyda ah ee UGAANDHEESKA waardiyeeyaan?
      Rag hadii uu yahay XASAN DALABEEY hal habeen ha seexdo KAARAAN buusle isagoon UGAANDHEES aan waardiyeeyneeyn?

  • @aminagure8520
    @aminagure8520 5 หลายเดือนก่อน

    War Daarood faa’iido malahan kuwaasu

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 หลายเดือนก่อน +2

    KABITAAN AYUUB IYO GARAADKA GUUD E SOMALIA AYA U JAWABEY DAMEERAHA AQLI 6 SAAC

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 6 หลายเดือนก่อน

    Habartaa aa Ku xaal marineeyso.

  • @NurRoble
    @NurRoble 6 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan sedeed nin oo suuq xoolaha u socotay ayaa ku maqan aqoodi ayaa haahe wijigiisa waa is badalay xaqii muu miniitii uu dilay ayaa haayo ama xamaali ayaa wada noqoneeynaa ama madax ayaan wada noqo neeynaa madax ayaad rabtaaye kaalay imaaw 😂😂😂😂😂

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 6 หลายเดือนก่อน

    Waaku xuseynaa inshalah

  • @Shankharon
    @Shankharon 6 หลายเดือนก่อน

    wale maanta waa hadashay runtad ku hadashay sheegi jiray HG waxey rabta seynta kararacdo abgaal horay u duuday iney ku dhejiso waryaa dhuulka unuka dhibnay wax qaranka lagu dhisay idinkoo daarrood kaso ordeysin ba xamar so gesheen hadana farmaaja idinka daba imaday qaxooti idinka dhigay 2021

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 6 หลายเดือนก่อน

    Walaala yaal hadhihin fadlan

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 6 หลายเดือนก่อน

    Maxay ugu banaan bixi waayeen waagii farmaajo ku duqeeyay hotel maido

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 6 หลายเดือนก่อน

      Nin magaaladiisa jooga miyaa banaanbaxo ??

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 6 หลายเดือนก่อน +2

    Yurub aa joogtaa bax bal
    Xamar tag ee Saan u hadal. HG Waa in Xamar laga saaraa

    • @Maria28832
      @Maria28832 6 หลายเดือนก่อน

      Nacas warya hg xamar ayaga xoreystey oo leh mada ka saari kara nacas

    • @jawahirelmi9
      @jawahirelmi9 6 หลายเดือนก่อน

      Hasanalihasan maskiin xamar yaad ka saari kartaa faanka jooji hg ma saari kartaa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 หลายเดือนก่อน +1

    GARAADKA WA GARAAD SOMALIYEED O WAX GARAD CILMI DIIN ISKU DARSADEY❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CilmiciseMaxamed
    @CilmiciseMaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    Kaasi waa lo afuuf

  • @kismayo612
    @kismayo612 6 หลายเดือนก่อน +1

    Saxib garad jama somaxan ninki shale ceneeyse somaxan

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 6 หลายเดือนก่อน

    Kurid jsmasl gabar cayra

  • @aminfeysal3171
    @aminfeysal3171 6 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 6 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 6 หลายเดือนก่อน

    Abgaal markay ugaaskooda u direen laascanood muxuu u tahay sow ma ahayn somalinimo. Maxaaa lagu dhibsaday hadalka garaad jamaac ar abgaal qangaadh maha

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 6 หลายเดือนก่อน

      Lama dhibsan walal laakin ninkan hada hadlaayo reerkiisa ka daba yimid oo yiri anaga uma erga dirsan garaadka ee wuu iska hadlay amaa AB garaadka ku dhagan ma jiro ee bal soo daawo TH-cam kee taalaa warkooda dadku waa in tintooda dhan isugu xiirantaa

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 6 หลายเดือนก่อน

    Hadaa kalamu saxiix

  • @Shankharon
    @Shankharon 6 หลายเดือนก่อน

    xayawaan

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 6 หลายเดือนก่อน

    Abgaal waa dawlad arey adi xamaal show

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 6 หลายเดือนก่อน

    Maya

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 6 หลายเดือนก่อน

    Hadhihin jamaal walaal noomaaho

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 หลายเดือนก่อน

    WA SAX

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 6 หลายเดือนก่อน

    Abgaal ayoow difaacayaa

  • @mussaali1084
    @mussaali1084 6 หลายเดือนก่อน

    Sidaan iskushaaan

  • @safiya8016
    @safiya8016 6 หลายเดือนก่อน +2

    Sax runt usheg jamal

  • @mussaali1084
    @mussaali1084 6 หลายเดือนก่อน

    Bahaahin ayaa tahey

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 6 หลายเดือนก่อน

    Kabadan

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 6 หลายเดือนก่อน

    Runta

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 6 หลายเดือนก่อน

    Nacam

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sax

  • @HsanDigital
    @HsanDigital 6 หลายเดือนก่อน

    Abgaal cadkiisa lama cune 😂 habar kintir uuf calaacal weligaa 😂😂unukaa leh muqdisho 😢😢

    • @SiciidSiciid-m3g
      @SiciidSiciid-m3g 6 หลายเดือนก่อน +1

      Unuka leh muqdisho

    • @Maria28832
      @Maria28832 6 หลายเดือนก่อน

      Dabaalka abgaal damerihisa xaarka gura la dhihi jirey adoon siyaad afweyne ahayeen abgaal raga ka ridey geesiyasha ahaa gen caydiid garad hg hiilka lagu yaqiinay baa kaa xoreysay

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 6 หลายเดือนก่อน

    NAcam

  • @fadumaomar3215
    @fadumaomar3215 6 หลายเดือนก่อน

    Bililiqo waa dhamaatay garaad kaa sheegeeysi waa kashiir dhulkiisii baa lagu gorgortamayay dhagaxaagii ku laabo adaa bahaahin ah ee dhulkaagii dhiso

    • @Maria28832
      @Maria28832 6 หลายเดือนก่อน

      Naaya doqonyahayeh maansha allaahe hg aan hawiyeh ku jirin waa cunto milix aan laheyn waa indhihii hawiyeh difaac hawiyeh muqdishana ayaga lahe xoreystey kir

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 6 หลายเดือนก่อน

      War waxan maa iska deeysan Ab iyo hg caano kala cabimayan amaa xamar lahaasheheeda taas inta aan is indha tureen waa la yaqaan

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@Maria28832 Ina adeer hawiyaha kala midhaa u tihiin laakin reerkan AB Illaahey baa u dooray sida dadka ku ooya hadaa hal mar madaxweyne heli leheen maaha teeda kale jabka labadaa reerood dad baa ku farxaayo oo ka xun isku soo dhawaashahooda marka jabal baa na loo tuurayaa ma ahan inaa wada taraaraxno ee aan wax iskula harno

    • @fadumaomar3215
      @fadumaomar3215 6 หลายเดือนก่อน

      @@Maria28832 waa waxaad iska dhaadhiciseen waa idinkaa bilililiqo u oo yaayo waadna ceebeey seen yaahuu

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 6 หลายเดือนก่อน

    Asc jamalow
    AB-GAAL kursiga madaxwayne way u ooyaan markay helaana way ku bukoodaan siyaasaduna way kudul bukootaa dushooda markay iyagaba dhaafiwaydo xilalkii iyo H G oo ay bililiqaystaan dhulkooda iyo jiingadahooga muuqdishana u sheegtaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 6 หลายเดือนก่อน

      Adeer maa u ooysid bal aan aragno in aad sidaa madaxweyne ku noqotit iyo in kale 😂😂😂😂😂😂 wax buko dowladnima ma gaaro ee ciilka aad qabta ku tusay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @boosteeyorooble5287
    @boosteeyorooble5287 6 หลายเดือนก่อน +2

    Magaalada Abgaal ayagaa leh ee orod dhiso Dhuusamareeb !!!

    • @Maria28832
      @Maria28832 6 หลายเดือนก่อน

      Naa nacas abgaal xamar ma laha hawiyeh dhan baa leh abgaal kaaraan leeyihiin

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 6 หลายเดือนก่อน

      @@Maria28832 Hadduu Hawiye dhan leeyahay; maxaa kaa ooysiinaya ood Abgaal uga daba'laad'laadaa maad aayar u deganaatid 😁

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 6 หลายเดือนก่อน

    Sax

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 6 หลายเดือนก่อน

    Sax