Soo noqosho wacan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024
  • Asc daawadaheyga sharafta leh.
    Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
    Subscribe. Like. Share. ♥️
    Social media ⤵️
    / mieraaj.hamada
    ...
    / mieraaj
    vm.tiktok.com/...
    📧
    mieraajhamada96@gmail.com

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @muqtaarpro
    @muqtaarpro ปีที่แล้ว +39

    Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍😍

  • @cabdikhaamiri866
    @cabdikhaamiri866 ปีที่แล้ว +8

    Waan aamini la ahy wallahi sida wllky oo kale ayaan kuugu xiisay legend

  • @Badrmoktarsayed
    @Badrmoktarsayed ปีที่แล้ว +38

    Welcome back after 1year legend hamada ❤

  • @mrmohamed5302
    @mrmohamed5302 ปีที่แล้ว +13

    You can't imagine how much I love to see you Back again aw dheere , Sonoqosho wacan aad ban ugu xiisay barnaamijyadadiii Wakhti badan kadib Welcome back Legend.

  • @yahyebashir1467
    @yahyebashir1467 ปีที่แล้ว +12

    Awdheraw codka video waa halesan yahay🤗
    Welcome back 😊😊😊😊😊😊😊

  • @Aymani.47
    @Aymani.47 ปีที่แล้ว +8

    Waryaa Xamaada!, wallahi saaxiib aadban kugu darsaday libaax. Burcaan kasoo salaamaya aw dheerow ❤

  • @Yuusuf_M_Y
    @Yuusuf_M_Y ปีที่แล้ว +20

    I cant express how much iam happy to see you again wlhi aw dheere welcome back legend

  • @Xaasuub
    @Xaasuub ปีที่แล้ว +2

    Waaaw wllkey hamaaada welcom back legend❤❤❤❤

  • @dhamme0
    @dhamme0 ปีที่แล้ว +3

    Waaawareeeeeeey kuwaydiin waayo suaalaha karahsiga badan ee ah intee ku maqneed ee waxaan ku leeyahay bro mar danbe intan oo dhan hanaga raagin

  • @Dunidamaanta38
    @Dunidamaanta38 ปีที่แล้ว +1

    🙈I can't believe oh my god, amarka illahay maalmahnba niyada ayuunbad igaga wareegaysay kolba chanalkaga ayaan ku noqdaa bal inaa vedio cusub soo galisay imika wan u qaadan waayay , you are my roll model 😇

  • @ADESH.BOY1
    @ADESH.BOY1 ปีที่แล้ว +15

    Hamada sxb wan kuuxisney hadanahy somali mahamed sxb waxan rabnaa in aad noo soo gudbisid insha allah maclumad aa aan anaga wax ka faidno . Wellcome back hamada ❤

  • @maxamedjoon2067
    @maxamedjoon2067 ปีที่แล้ว +1

    اهلا ب الملكة افضل من رجع نورت اليوتيوب الله يوفقك حبيب💟🇸🇴💙🙌🏾

  • @abdallaabdalla6116
    @abdallaabdalla6116 ปีที่แล้ว +5

    Welcome back pro 💙Feeling happy when I saw your notification again

  • @mariammohmut7946
    @mariammohmut7946 ปีที่แล้ว +1

    Waad luntay wxn illaabay magacaagi xittaa shaw sanad kaamil ah ayaad ka maqnayd youtube welcome back.
    Missed ur videos

  • @abdalle7191
    @abdalle7191 ปีที่แล้ว +14

    Waanoo farxad inaa soo noqotay waxaasa ka xunahay hadana inuu video ga cod laheen oo cilad farsamo jirto 🥰

    • @hi-kj3ho
      @hi-kj3ho ปีที่แล้ว

      Telka ka halesan

    • @its_Anw4r
      @its_Anw4r ปีที่แล้ว

      use Earphones

  • @abdihafidgomey1921
    @abdihafidgomey1921 ปีที่แล้ว +1

    Wow come back pro weve been waiting so much long time no see😇☝️big fan

  • @khalidzomali5465
    @khalidzomali5465 ปีที่แล้ว +5

    Welcome back ustaad we missed U so much😍

  • @mohamedapdilahi6715
    @mohamedapdilahi6715 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheere kal iyo laab waanu kuu xiisnay, welcome back 🖐❤❤

  • @Velda_1
    @Velda_1 ปีที่แล้ว +5

    Welcome back Hamada Ibrahim 💯👊🥰

  • @hassanbashiguled5432
    @hassanbashiguled5432 ปีที่แล้ว

    mashaa allaah muuqaal sameyntaada aad iyo aad bey ufiicantahay xageed ka baratay hadday macquul tahay iiga soo jawaab Mhadsnid.

  • @sagalfairen4067
    @sagalfairen4067 ปีที่แล้ว +3

    Welcome back Hamada 🎉Feeling happy when I saw your notification again

  • @zakariye_Apdi
    @zakariye_Apdi ปีที่แล้ว

    Welcome back owdheere i.a the Next month 100k subscribers ✨️🎉❤️

  • @fidipoi5366
    @fidipoi5366 ปีที่แล้ว +4

    Welcome back the one and only legend dd mr aw dhere🎉❤

  • @habaanaloow4861
    @habaanaloow4861 ปีที่แล้ว

    Hamada my boy is back adeer wallahi waan kuu xiisay bro isbuuc ka hor aa chanellka fiirinaaye wallah king

  • @ifrahyussuf8031
    @ifrahyussuf8031 ปีที่แล้ว +4

    Haha welcome back aw dheere 🤗we miss you intaad noo xiistay in la eg ayaan kuu xiisnay waana alxm mar hadaad soo laabatay 😊cudurdaarka ne waa laga aqbalay 🙌 lkn tookada dambe inaan maxkamed ku saareeno ogow hadaad saan cml u maqnaato ya weylak 😂

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  ปีที่แล้ว +1

      Waa heshiineena InshaAllah 😂❤

    • @ifrahyussuf8031
      @ifrahyussuf8031 ปีที่แล้ว

      @@hamadaibrahim7424 Diyaar waaye garaad 🤝❤

  • @kadaromer7618
    @kadaromer7618 ปีที่แล้ว

    Omg wlHy maalin dhawyad chaneal kaaaga daawaanayay m.A welcome back big legend

  • @Dramaeditings
    @Dramaeditings ปีที่แล้ว +8

    Welcome back hamada, aad baan kuugu xiisnay, videogan codka wax maa ka qaldan mise ani lee waaye?
    Mida kale istaaga aa ku heysanaa Ee noogu wad 😂

    • @warda67
      @warda67 ปีที่แล้ว

      Erafon isticmal

    • @Dramaeditings
      @Dramaeditings ปีที่แล้ว

      @@warda67 airphone ama AirPods le wax ku dhageysta

  • @MohamedAli-ug1jg
    @MohamedAli-ug1jg ปีที่แล้ว

    Aw dheer Waan ku jeclnahay Waan kuu xiisnay walahi video yaashid hore kiiba dhawrjeer baan ku ceshtay adoo af maran baad noo soo noqotay lakiin welcome back

  • @sunnysultan5572
    @sunnysultan5572 ปีที่แล้ว +4

    11:06 nacala abahaa kuyaal wllhi I laughed so hard 🤣🤣🤣

    • @drsinamohamed2937
      @drsinamohamed2937 ปีที่แล้ว

      Iyaa malayska walaaaa 😂 hee Ani wax ma maqli beeeh

    • @abdimohamed3925
      @abdimohamed3925 ปีที่แล้ว

      @@drsinamohamed2937 Ana kula mid ahaay lkn earphones isticmaal

  • @ahmedyuu6964
    @ahmedyuu6964 ปีที่แล้ว

    Welcm back my favorite TH-camr 😊🎉

  • @maankam.3763
    @maankam.3763 ปีที่แล้ว +7

    Best Educational somali Channel ❤️❤️💯

  • @ivanhelborrajo613
    @ivanhelborrajo613 ปีที่แล้ว +2

    You can’t imagine how much you miss you dear aw dheer because you taught us a crucial ❤lesson 😢
    From
    Djibouti 🇩🇯

  • @husniyare7185
    @husniyare7185 ปีที่แล้ว +5

    Can't believe you're back 🤩
    Legend

    • @mowliid
      @mowliid ปีที่แล้ว

      Shb mid aan ku waydiiye sifcn ma u maqashaa codka.

    • @gulledhassan5225
      @gulledhassan5225 ปีที่แล้ว +1

      @@mowliid earphones clear kuhyahy sxb

    • @Abdihakiim_Abdisahal_Jama
      @Abdihakiim_Abdisahal_Jama ปีที่แล้ว

      @@gulledhassan5225 still I can't hear him!

    • @husniyare7185
      @husniyare7185 ปีที่แล้ว

      @@mowliid maya pro codkisa zaid u hoseyo

    • @KaadheriTv
      @KaadheriTv ปีที่แล้ว

      Wll subscribe iisar

  • @fitttzone
    @fitttzone ปีที่แล้ว

    welcome back awdheere
    glad to see u but fix the sound cz it is too low

  • @sayid-alimukhtar4797
    @sayid-alimukhtar4797 ปีที่แล้ว +3

    Welcome back Awdheere
    The legend himself 🙋‍♂️

  • @ahmedhasan5759
    @ahmedhasan5759 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back waan kuu xiisnay Hamada

  • @Kamaaludiinabdi
    @Kamaaludiinabdi ปีที่แล้ว

    Allah allah Soo noqosho wacan yaa ustaadii wallaahi waan ku farxay Soo noqoshadaaada.

  • @nanitaguure9379
    @nanitaguure9379 ปีที่แล้ว +4

    Waanka dudsanaa lakin wan iska ka cafiyay ayeeyana noso celi😂😂😂

  • @amien_haji
    @amien_haji ปีที่แล้ว

    Welcome back best youtuber hamada legend big fan 🙏🙏🙏🙏

  • @baxdomedia
    @baxdomedia ปีที่แล้ว +4

    Inuu mashquul kaagu badan yahay video codkiisaan ka gartay bal naga hubi markaad aragto insha Allah

  • @hakimh22221
    @hakimh22221 ปีที่แล้ว

    Welcome bro Wa ku xiisnay wlh dhowr mar video hore dib u dawaday

  • @Shaaficihassan10
    @Shaaficihassan10 ปีที่แล้ว +3

    Codka inaan la maqlayn inta aragtay like 👍 saar

  • @naajipoi4668
    @naajipoi4668 ปีที่แล้ว +2

    Nio waa rumesa.lahay ina solabaty wwww legend love you pro

  • @casanoav2228
    @casanoav2228 ปีที่แล้ว +4

    finally the goat is back ❤💯

  • @abdallaabass7883
    @abdallaabass7883 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back aw Dheere sxp I miss you 🤩

  • @wifihunter3180
    @wifihunter3180 ปีที่แล้ว

    The goat of somali youtubers zxp wxba kma maqalno ee so laba duub nio mic nga bdel

  • @Daxiix_filims
    @Daxiix_filims ปีที่แล้ว

    legend kaliya codka shucaaca kasaar sida kale gob baatay welcome agin

  • @muzahimofficial
    @muzahimofficial ปีที่แล้ว

    Welcome back walhi wan ku xiisne muqaladada wanku dalay saan ugu soo ceshanaaye

  • @Mani-sm3ee
    @Mani-sm3ee ปีที่แล้ว

    Welcome back qof aan qalbiga uga xiiso oo TH-cam channel leh adi ka hor man arag waxyabaha aad soo gudbiso owged sxb,

  • @ahmettabdi002
    @ahmettabdi002 ปีที่แล้ว

    The goat is back baby inkastoo video cod xumi jirto

  • @abdiraxiinwarbaca9254
    @abdiraxiinwarbaca9254 ปีที่แล้ว

    Waan kugu farxay waleeee
    Welcome back our legend ❤️ 🙌 ♥️

  • @lifevoicez
    @lifevoicez ปีที่แล้ว +2

    never got so excited about a youtube notification as much as this one welcome back brother

    • @meeer9041
      @meeer9041 ปีที่แล้ว

      Walaahi same ❤

  • @ifraaxshmuqtar33
    @ifraaxshmuqtar33 ปีที่แล้ว

    Miss you so much wlhi hamaada ad ayan u farxay inad so labatay every month every week wn so firinayay chanlkaga allaha no ka daayo oow dherer😂😂

  • @gurey-ology
    @gurey-ology ปีที่แล้ว

    mansha alllah aqoonbaa soo laabatey we are possed you si aan kaaga faa,ideysano koley passaport.kiina waad soo xamaalatee .halku dhigaagiina wey i hoos martee gacmo iyo laap furan welcome ust..

  • @19-20-w7h
    @19-20-w7h ปีที่แล้ว +2

    "Ma qadeeye miyay ku dheheen" kk
    Soo laabasho Wanagsan wllo happy to see you 🦋

    • @AwedJR
      @AwedJR ปีที่แล้ว

      Little ptch girl. Hi

  • @handurasiii
    @handurasiii ปีที่แล้ว

    Masha allah welcome back we love you hamada🎉🎉🎉🎉😍😍😍❣️

  • @zackystudio
    @zackystudio ปีที่แล้ว +1

    Welcome back, Awdheere! 👋

  • @Maalinlechannel
    @Maalinlechannel ปีที่แล้ว

    Welcome back hamada I can't believe wlhi nio waa kuu xisny libx

  • @abdisalamsidow
    @abdisalamsidow ปีที่แล้ว

    Welcome back. After 1 year
    Awdheere waan ku salaamay

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration ปีที่แล้ว

    Welcome back bro we missed you alot 😊

  • @abdikariimmuuminahmed
    @abdikariimmuuminahmed ปีที่แล้ว +1

    Awdheere welcome back🎉

  • @cabaasxasanfaarax3258
    @cabaasxasanfaarax3258 ปีที่แล้ว +1

    Waligey social media qof ku jira ma raadin adi kahor legend welcome back

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 ปีที่แล้ว

    Alxm hadaa naabad qabto oo soo laabatay
    Soo laabaaho wacan wallka allh hakuu fududeeyo howlaha aduun channelkane 1 kii isbuuc ama 2 is buuc wax soo geli

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 ปีที่แล้ว

    Really I miss your contents my bro hamada
    wilkii ayeeyo mcn welcome back again....

  • @wanaagofficial7237
    @wanaagofficial7237 ปีที่แล้ว +1

    Saxiib qaabkii hore ee aad muqaalada u soo dubijirtay oo istaaga aheed soo celi

  • @therealgoat96
    @therealgoat96 ปีที่แล้ว

    Welcome back jaale wakhti aanu kuu xiisnay ayaad soo laabatay lkin videos ka danbe codka inaga soo hagaaji i.allah

  • @ubdyrahmanaliabshir6242
    @ubdyrahmanaliabshir6242 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back Hamada

  • @kim_alishaaxmad1669
    @kim_alishaaxmad1669 ปีที่แล้ว +1

    Ow dheer3 saana yasir alla kaali dhagoolo maad noomoty diidi kama xishoonin

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 ปีที่แล้ว +1

    wlhi xalay ayaan 2 muuqal leedahay ku ceshtay waxan ka fikireyey sababta aad intas dhan umaqneyd.
    Soo labasho wacan

  • @mariomoha7938
    @mariomoha7938 ปีที่แล้ว

    حمادة الغالي الحمدلله على رجعتك خلينا نشوفك (تحياتي علي بايعن)🤩❤️

  • @saluumcde1103
    @saluumcde1103 ปีที่แล้ว +1

    welcome back my bro

  • @mahmetabdulkadir8995
    @mahmetabdulkadir8995 ปีที่แล้ว +1

    I see theire whole anime toys great even AOT Demon Slayer Naruto man My Fav

  • @salaharmy1149
    @salaharmy1149 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭no way bro muqaladi hore sa u dawanaye wa xifdiye

  • @Neverlie876
    @Neverlie876 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheere waa laguu xiisay niyw inte ka dhacdy welcome back 😂❤

  • @Mohinho_Ali_45
    @Mohinho_Ali_45 ปีที่แล้ว

    Welcome back aw dheere😂❤we love you brother👑

  • @cabeyy49
    @cabeyy49 ปีที่แล้ว

    War nio naga soo carar daawadahayga sharafta lahooow
    Welcome back

  • @mushtaaqfarhan7937
    @mushtaaqfarhan7937 ปีที่แล้ว +1

    Xamaada welcome back bro waan kuu xiisney runtii mar dambe ha naga tagin aw dheere😔❤️

  • @Bunna_4K
    @Bunna_4K ปีที่แล้ว +1

    Hamada wllhi wan ku farxay so labashadada sxb welcome🥰🥰

  • @zuhayb9
    @zuhayb9 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back hamaada brother keep going insha allah guul baan kuurahaynayaa lkn zhp aniga vedeogan cod ba iimalaha

  • @abdiqaniadedmohamed4052
    @abdiqaniadedmohamed4052 ปีที่แล้ว

    Welcmoe back brother
    Wn ku faraxsanhy inaad markle soo labato big respect🙌

  • @Khaalidka
    @Khaalidka ปีที่แล้ว

    Soo noqosho wacan. Waxaan kaa sugaynaa Energy gii iyo su'aalihii aad is weydiin jirtay

  • @Abthi_nazir
    @Abthi_nazir ปีที่แล้ว +2

    Xageed naga aaday walahi waan kuu xisnay awu dheere 😢😢❤❤

  • @hassen.abdiii
    @hassen.abdiii ปีที่แล้ว

    yesssssssssssssssssss wlhi I'm so happy man welcome back ☺️

  • @atloss516
    @atloss516 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back ❤

  • @daahirisaaq9545
    @daahirisaaq9545 ปีที่แล้ว

    Woow amazing pro welcome back

  • @hidaayoxasan4880
    @hidaayoxasan4880 ปีที่แล้ว

    Aw dheere welcome back after one year 🙏 fadhiga naga cun istaaga ku heesanaa mida kle waa soo cayishay waa dareemonaa

  • @Abdallamohamed-pi8cd
    @Abdallamohamed-pi8cd ปีที่แล้ว

    great to have you back bro.💌

  • @maxamedhaji1463
    @maxamedhaji1463 ปีที่แล้ว +1

    Aad baan ugu farax sanahay soo labashadaada wllki

  • @cadnaancabdi8206
    @cadnaancabdi8206 ปีที่แล้ว

    Welcome back legendary hamada ibrahim

  • @anyzaakadiir7680
    @anyzaakadiir7680 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back after one year legend hamada lkn zaid lagugu xisey inte jirtey neh si walba mar kale hanaga tagin😫❤❤

  • @maysarchannel2419
    @maysarchannel2419 ปีที่แล้ว

    the lagend welcome back bro hamaada 🥰

  • @mgurey11
    @mgurey11 ปีที่แล้ว

    Awdheere
    Soo noqosho wacan,
    Inta aad maqneed xitaa anagii baa goobta kugula soo biirnay.
    Waan dareemi karaa, qof shaqeeya hadana macluumad soo gudbiya dhibka uu ka maro.
    Sababtoah akhrin joogto ah, script in la qoro, muuqaal la duubo, editing ka oo waqti kale ah.
    Sxb Alle hakula garab galo
    Waana kuugu hambalyeynaa guusha aad gaartay.
    Hambalyo

  • @Abdirahman....
    @Abdirahman.... ปีที่แล้ว

    Welcome back awdheere aad baan ugu faraxsanhy soo noqoshadada, sharaf iyo karaama korkaada ha ahaato🙏👏💯

  • @Yoja11
    @Yoja11 ปีที่แล้ว

    Welcome back !! Dd hadaa naHey we miss you so much

  • @abdirahmanibrahim2234
    @abdirahmanibrahim2234 ปีที่แล้ว

    The legend welcome back
    Waan kuu xiisnay in badanan ku sugaynay
    Ustaad

  • @munafaysal
    @munafaysal ปีที่แล้ว +1

    Aw dheere habsan iyo cod xumo intaas oodhan dulqaadkii waa dhamaaday 😂😂😂😂

  • @lautaromartinez5747
    @lautaromartinez5747 ปีที่แล้ว

    We kusofadisiyen welcome back my beloved friend

  • @animeking1442
    @animeking1442 ปีที่แล้ว

    the legend is back to us diiidi

  • @mudanah5078
    @mudanah5078 ปีที่แล้ว +2

    Kow wan ku jecelahay form Diiidi 😂 welcome back legend alx inad so labaatay we miss you much 😊

  • @abbazhazzan6212
    @abbazhazzan6212 ปีที่แล้ว +2

    Without you, we’re completely lost. Good to see you back.