Wax ila baro

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024
  • Asc daawadaheyga sharafta leh.
    Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
    Subscribe. Like. Share. ♥️
    Muuqaalkan waxaa ku duubay ( iPhone 13 )
    0:50 - Bilowga xisadda 1aad.
    25:46 - Dhamaadka xisadda 1aad.
    27:00 - Break yar.
    28:44 - Bilowga xisadda 2aad.
    53:45 - Dhamaadka xisadda 2aad.
    Social media ⤵️
    / mieraaj.hamada
    ...
    / mieraaj
    vm.tiktok.com/...
    📧
    mieraajhamada96@gmail.com

ความคิดเห็น • 135

  • @abdullahiabdulshakur214
    @abdullahiabdulshakur214 ปีที่แล้ว +7

    Muqaldada ma dhafo lkn zxp manta jadwalkeyga wo ka hirmaray hoshedii wan dhamestay
    Tunx 🥰

  • @mohamedamiin9697
    @mohamedamiin9697 ปีที่แล้ว +5

    وَإِن تَعُدُّوا۟ نِعْمَةَ ٱللَّهِ لَا تُحْصُوهَآ ۗ إِنَّ ٱللَّهَ لَغَفُورٌ رَّحِيمٌ
    “If you would count up the favors of Allah, never would you be able to number them: for Allah is Oft-Forgiving, Most Merciful.” (Al-Quran 16:18)

  • @abdiasiismohamed9185
    @abdiasiismohamed9185 ปีที่แล้ว +2

    Wllkayaw halkaad wax yaabihii qarni ka hor dhacay ama intaas oo qarni ka hor ka baadho video ma nooga sameen kartaa adoo mahadsan thanks ustaad ❤

  • @abdiqanisaed9639
    @abdiqanisaed9639 ปีที่แล้ว +7

    One of the best somali youtubers💯

  • @lockzmith9881
    @lockzmith9881 ปีที่แล้ว +18

    Wᴀᴀᴀ Nɢᴀ Cɪʟᴍɪ Bᴅᴀɴ Tʜʏ Wxɴᴀ Bᴀʀ Aᴡ Dʜᴇᴇʀᴏᴡ✌️

  • @maarigbarre5279
    @maarigbarre5279 ปีที่แล้ว +2

    Waan ku saalamy mr aw dheere midkle hal codsi ayaan ku farayaa waxan jeclaan lahaa inaad course english ah noo bilowdid thanks

  • @lifevoicez
    @lifevoicez ปีที่แล้ว +6

    Didn't expect a study with me video but i am here for it

  • @kingcmc2090
    @kingcmc2090 ปีที่แล้ว

    Sxb wlhi wax fahsiiskaga i love it barnaamijkan waaki aad one million ku gaari pro noolow hana naga tagin ❤🙏🏻

  • @mocaato
    @mocaato ปีที่แล้ว +1

    Awdhere hana wailing yaqey 🤯😖

  • @Khaalidka
    @Khaalidka ปีที่แล้ว

    Shaashadda inoo fur ama ina tus, si waxa aad baranyaso aan wax uga barano. sawirada iyo qoraalada angle laga arki karo kaamiradda dhig barnaamijka xiga idinka alle.

  • @Isbedel2023
    @Isbedel2023 ปีที่แล้ว +3

    Aw-dheere saaxiib waxaan macluumaad nogu soo diyaarisaa Sida loo barto luqadaha Arabic iyo English -ka
    Walow aan ognahay in ay u baahan tahay juhdi iyo dadaal faradan badan barashada luuqad
    Waxaan rabnaa Methods iyo tip and tricks so easy ah.
    (فَاسْأَلُوا أَهْلَ الذِّكْرِ إِنْ كُنْتُمْ لَا تَعْلَمُونَ)
    " weydiin dad u saaxibka ah hadii adan u aqoon u lahayn"

  • @salmaankaran1
    @salmaankaran1 ปีที่แล้ว +3

    Waxaaada foodo waaye nio

  • @abdifetahx
    @abdifetahx ปีที่แล้ว +1

    “Studied for my exams with hamada”big flex❤

  • @Nasse4E
    @Nasse4E ปีที่แล้ว +1

    I m. The first today ❤❤

  • @aidarusahmed8563
    @aidarusahmed8563 ปีที่แล้ว

    Wcs Mr ow dheere sethy Anna dalkii hooyo ban kaaso salaamayaa🤚🤚🤚

  • @gulledadanabdi3075
    @gulledadanabdi3075 ปีที่แล้ว

    Long time welcome back legenow

  • @Abdallamohamed-pi8cd
    @Abdallamohamed-pi8cd ปีที่แล้ว

    keep it up.

  • @ayman_moha17
    @ayman_moha17 ปีที่แล้ว

    Owdeere qofkan TH-cam ugu jeclahay ayaa tahay no so nadi barnajada

  • @axmettbarre9690
    @axmettbarre9690 ปีที่แล้ว +1

    zxp daily life kaaga noosoo samee aroor to habeen thanks intaa wax kaa faa iidey

    • @yacda4075
      @yacda4075 ปีที่แล้ว +1

      Reermi uur leh o mxad ka faaidaysa

  • @mahamedabdul1
    @mahamedabdul1 ปีที่แล้ว

    First one mr owdhere 😅😅😅

  • @nuuxmc6525
    @nuuxmc6525 ปีที่แล้ว

    Technically waa habka ugu wanagsan aad wax badan ku baran karto weliba adigoona ku caajisaynin waxas aad baraneeso , time fara badan neh aysan kaa cunaynin .

  • @thestorytime103
    @thestorytime103 ปีที่แล้ว +2

    Please Cold War kii ka soo hadal wll ❤

  • @elshariif3571
    @elshariif3571 ปีที่แล้ว

    Isug aan isi soo diyariyee 😁 aw dheere

  • @reactiontimesomali3048
    @reactiontimesomali3048 ปีที่แล้ว +1

    legend keep Going🙌🙌

  • @issejama5547
    @issejama5547 ปีที่แล้ว

    Alright

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 ปีที่แล้ว

    libaah wlhi hor ILLAHAY ayaan ku tageera

  • @abdelrahmanahmednoor7192
    @abdelrahmanahmednoor7192 ปีที่แล้ว +1

    Masuul wax yaabaha qiyaaliga ah Naga daa ee noosoo Gali wax yaabo faaido u leh dhaliñyarada manta nool teeda kale ma waxaad ku maqneeyd 1 Sano iyo Jajab dinisooor iyo wax kale masuul isku day inaad dhalinyarada cilmi wax ku ool ah u reebto mahadsanid

    • @thanks.404
      @thanks.404 ปีที่แล้ว

      Adiga TH-cam furo dadka u faaideey ninkaan qaabka uu wax u wado dad badan ayaa ku qanacsan adiga hadii aadan ku qanacsaneeyn adeey ku quseeysaaa

    • @abdelrahmanahmednoor7192
      @abdelrahmanahmednoor7192 ปีที่แล้ว

      @@thanks.404 ow dheere ma noocaas ayaa tahay dadka wakhtigooda kuugu bixinaaya jawaabtooda ma noocaasa mahadsanid

  • @abkisse8438
    @abkisse8438 ปีที่แล้ว

    War haye libaax cilmi baarista aad sanad ku maqneyd naga daba geey

  • @haadiboy1000
    @haadiboy1000 ปีที่แล้ว +1

    Macluumaad ayaan rabnaa😂

  • @axmedcumar8907
    @axmedcumar8907 ปีที่แล้ว

    Video aad u qurux badanuu ahaa awdheere muuqalada wax ku oolka ah noo so badi

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllka
    Lkn mar 1 aad natustay marka labaad isla qabkii inaa dhahdo ehed oo 25 daqiiqo ee kle wax kle noogu faaideyso 50 daqiiqo toos ah qaadanay inaa soo gaabiso eheed

  • @Noor44443
    @Noor44443 ปีที่แล้ว

    That's so cool I like it

  • @usamehussein3152
    @usamehussein3152 ปีที่แล้ว +7

    Hamada, Waan imanayaa Finland (VACTIONAL SCHOOLS AND University). Hadii aan helo waan kula kulmi. wll insha allah.

    • @faysalibrahim584
      @faysalibrahim584 ปีที่แล้ว

      Zxp qlli scholka vocational school seeded ku heshy zxp

    • @4429
      @4429 ปีที่แล้ว

      walalka sidee lagu helaa

    • @4429
      @4429 ปีที่แล้ว

      @@faysalibrahim584 maheshe saxiib

  • @maxamedsaalax5121
    @maxamedsaalax5121 ปีที่แล้ว

    Welcome hamada

  • @power1774
    @power1774 ปีที่แล้ว

    Awdheere waan kuwataa

  • @somaliacommedy8444
    @somaliacommedy8444 ปีที่แล้ว

    Saan maxaa ka wadaa ustaad teedkle muuqaalo faaido leh oocabaar so conaayo inoo soo dhig

  • @abdikzimpi615
    @abdikzimpi615 ปีที่แล้ว

    Oday dhere mahdsnid, study with me oo ajaanib baan isticmaalijirey kuwaan oo kale inoosoobadi saacadaha .

  • @mahadcade446
    @mahadcade446 ปีที่แล้ว

    Naga daa awdheere seewaa

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 ปีที่แล้ว

    wll hamada Video yadaada waan kubheystaa inoo soo badi bro 🗣️💪💯

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 ปีที่แล้ว

    Legend awdhere bro thankz

  • @abdihakomar311
    @abdihakomar311 ปีที่แล้ว

    Xaa na barte mugga wara ciyaarta naga daa
    Podcast inooga dhig ee ciyaartan la laaba nyhw

  • @salaharmy1149
    @salaharmy1149 ปีที่แล้ว

    You’re the best

  • @xamselaalalaalakuti-yl5qz
    @xamselaalalaalakuti-yl5qz ปีที่แล้ว

    Legend Baryahan caadi usoo noqotee😃

  • @axmetxusen769
    @axmetxusen769 ปีที่แล้ว

    Legend come back

  • @hurdaaye926
    @hurdaaye926 ปีที่แล้ว

    Masuuul You are on my mind 🙏👊

  • @maxamedxuseenibraahim9686
    @maxamedxuseenibraahim9686 ปีที่แล้ว

    Aw.dheero dacdooyinka dilalka no soo gudbi yacni dilalka lagu wareeray ama dilalka dabi baariyaash ku wareraan

  • @jiyoo4207
    @jiyoo4207 ปีที่แล้ว

    Teacher waxaa lisku qalaafsan yahay tagida dayaxa iyo wareega dhulka inuu fidsan yahay iyo in sergal uu yahay xitaa waxaan arkay ninka uugu horeeyey oo sheegta inuu tagay dayaxa oo wariye ku dhahaayo bibalka kundhaaro hadii aad dayaxa tadtay oo diidaayo waxaan kaloo arkay NSA inee sheegato hawada sare iney dad u dirto waxaan soo ogaaday iney been eheed. Arimahaas hadii aad ii bayaanin karto ama wax aaad ka ogtahay teacher .anaga ka muslim ahaan waan ognahay dhulka inuu fidsan yahay

  • @mmxvmia
    @mmxvmia ปีที่แล้ว +1

    With asmr plzz not music ❤️

  • @mustafe983
    @mustafe983 ปีที่แล้ว

    diyaar baan nahay inaan wax kula barano ❤aw dheerow se ma shaqayste ha noqon oo sannad kle haysla tagin 😊😂

  • @QuddeChannel
    @QuddeChannel ปีที่แล้ว +1

    Study with me but the somali way.... INTERESTING

  • @magnadmagnad-su8zn
    @magnadmagnad-su8zn ปีที่แล้ว

    Maybe sha

  • @magnadmagnad-su8zn
    @magnadmagnad-su8zn ปีที่แล้ว

    Waxaan kala soconaa

  • @tuskahjr57
    @tuskahjr57 ปีที่แล้ว

    Sxb muqaalada noocan camal inoo soo badi sxb

  • @cabdinaasircali
    @cabdinaasircali ปีที่แล้ว

    My prodeh hamada nin loo xisay

  • @4213ROM
    @4213ROM ปีที่แล้ว

    Hamaad big fan ❤🙌

  • @Musdha
    @Musdha ปีที่แล้ว +1

    Ayeeyo ciyaarta ka dhaaf

    • @Musdha
      @Musdha ปีที่แล้ว +1

      Awdheero

  • @4429
    @4429 ปีที่แล้ว

    owdheerow soo laabo saxiib😊

  • @abdishakuurnasteex7128
    @abdishakuurnasteex7128 ปีที่แล้ว

    Wll mcn video routinkaaga ku saabsan soo dhig please wll mcn 🥺🙏

  • @munahajinour
    @munahajinour ปีที่แล้ว

    Aw dheerre see tihiin

  • @sahrasuubanyousuf9613
    @sahrasuubanyousuf9613 ปีที่แล้ว

    Awdhere waxa kaso hadasha Halgamagii takoor didka ahaa ee MARTIN Luther king

  • @salmaanlibaan2486
    @salmaanlibaan2486 ปีที่แล้ว

    Sxb xamada mawduuca xiga inagu dhig Area 51 alien inay run tahy iyo in kle

  • @elabetv5521
    @elabetv5521 ปีที่แล้ว

    Waryaa Awdheere wan ku fahmayaa wixi aad so gudbin lahayd baad diyaarinaysa 😂
    Anyhow Jazz music wan ka hela

  • @yusufmm766
    @yusufmm766 ปีที่แล้ว

    Saas wax u so dhig aw dheere

  • @abdirahmnkhcorando2320
    @abdirahmnkhcorando2320 ปีที่แล้ว

    Welcome back another video aw dheere

  • @hanadaadan3630
    @hanadaadan3630 ปีที่แล้ว

    Galb wangsan Mr hamada

  • @hashimabdullahi7714
    @hashimabdullahi7714 ปีที่แล้ว

    Cold War Walal Sharaf Mudan Ina AbdiAziz Ibrahim

  • @cadeilyaasnor1189
    @cadeilyaasnor1189 ปีที่แล้ว

    awdheroow sodadaal kuma hayee😁

  • @ozamahalalle2151
    @ozamahalalle2151 ปีที่แล้ว

    Aw dheerow zxp 50 min naga khasrisy book so qado ina dhahde ahyd😢

  • @sacdajaamac4104
    @sacdajaamac4104 ปีที่แล้ว

    Ustaad doqoni kuma salaanto haday ku salaantana kuuma soo martido wan iska garanaynaa doqonto way dafdaf badan tahay haday kuusoo martidana kuguma fogaato

  • @Velda_1
    @Velda_1 ปีที่แล้ว

    Aot Special in the Break 🐐😊

  • @muhamedsamater3863
    @muhamedsamater3863 ปีที่แล้ว

    Ninka waalan

  • @rkojuniorosman4653
    @rkojuniorosman4653 ปีที่แล้ว

    WalalkeY plz codzi ayan wata information fcn inaga sii Hacker sida ku paran karno mida ugu sareysa iyo anonymous storygooda 🙏🏻 if u can ❤

  • @Apeen_maLik1
    @Apeen_maLik1 ปีที่แล้ว

    M.a parnaamij qurux pdan aan daawde uun ka ahaaa not studying but wxaan ma helay xiisada lapaad .

  • @mohamethofficial6315
    @mohamethofficial6315 ปีที่แล้ว

    Awdheerow Maalinkasta Hal video soo dhig hadaad awoodo

  • @xaamjilibey6233
    @xaamjilibey6233 ปีที่แล้ว

    Oow Dheere😂

  • @haamudnews8451
    @haamudnews8451 ปีที่แล้ว +1

    Sxbow waan kaa codsanaaa inaa video editing ka na barto

  • @muhanadfarah1553
    @muhanadfarah1553 ปีที่แล้ว

    Adeer routine-kaadaa saac nadaawasiineysaaa 😂😂😂

  • @aLiPoUrHaN
    @aLiPoUrHaN ปีที่แล้ว

    Zxp ma iskakaa dawana wah 🤣🤣

  • @tiktokgang1992
    @tiktokgang1992 ปีที่แล้ว

    Sxp ya ku sheegy wlhi aqriska wa ku dhibanhy anoo medicine student smester 9 ah

  • @zalochama
    @zalochama ปีที่แล้ว

    Nio muu qaalada soo badi zhp

  • @cabdirixmaanyuusuf4495
    @cabdirixmaanyuusuf4495 ปีที่แล้ว

    zhp hamada waxaad ka soo hadashaa xeerka low attraction [ xeerka isa soo jidashada ].

  • @ahmedjokar2067
    @ahmedjokar2067 ปีที่แล้ว

    Maclumaadki aan loo bahneyn lkn in layska ogaado fiicantahay waa laga nastay

  • @Inaopthisalam
    @Inaopthisalam 5 หลายเดือนก่อน

    Noloshan wayku kuftay wlle.😂

  • @darboweynetv252
    @darboweynetv252 ปีที่แล้ว

    Balanta ma aheyn in mararka qaarkood sidaan la isku glalo

  • @magnadmagnad-su8zn
    @magnadmagnad-su8zn ปีที่แล้ว

    Allaah

  • @zubeirahmed1798
    @zubeirahmed1798 ปีที่แล้ว

    Waa maxay hadda waxaani?

  • @cabdishakuuraxmed6191
    @cabdishakuuraxmed6191 ปีที่แล้ว

    Awdheere see wax uwadaa muuqalka oo dhan halmar xata nala ma hadlin😒

  • @abdilahiarashid7584
    @abdilahiarashid7584 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @magnadmagnad-su8zn
    @magnadmagnad-su8zn ปีที่แล้ว

    Noso badi

  • @zirhamsa
    @zirhamsa ปีที่แล้ว

    Salamu alaykum walalka hamada intee joogta

    • @calicumar3491
      @calicumar3491 ปีที่แล้ว

      Finland oo joga

    • @zirhamsa
      @zirhamsa ปีที่แล้ว

      @@calicumar3491 tnx zxp

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 ปีที่แล้ว

    Warbixinta dambe waxaad diiradda ku saartaa duulaanka Ruushka ee Ukraine. Koley waa taariikh dhaxalgal ahm

  • @sulemaanguure
    @sulemaanguure ปีที่แล้ว

    Haa awdhrer wà sas

  • @abdirahmaanahmedwarsame
    @abdirahmaanahmedwarsame ปีที่แล้ว

    War nio wxaad tahy bare ee matihid labare

  • @Maahirt
    @Maahirt ปีที่แล้ว

    *Bal nala wadaag cilmigaad baratay saxibow?*

  • @marwaanmohamed8039
    @marwaanmohamed8039 ปีที่แล้ว

    iPad ka sidee note fcn ugu qaadataa

  • @mrabdu1805
    @mrabdu1805 ปีที่แล้ว

    Maantana ma taasad nola timi awdheere

  • @apduraxmanfeysal3342
    @apduraxmanfeysal3342 ปีที่แล้ว

    Qofka ugu Horeyo❤🤗

  • @darulhadyi3644
    @darulhadyi3644 ปีที่แล้ว

    Owdheere😂

  • @magnadmagnad-su8zn
    @magnadmagnad-su8zn ปีที่แล้ว

    Somalia Galmudug Cadaado

  • @yacda4075
    @yacda4075 ปีที่แล้ว

    Waryaa xamada waxy waalidu ##@