4 TAAN RIYO MID KAMID AH HADAA KU RIYOOTO KU BISHAAREESO AWLAAD INSHA ALLAAH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 132

  • @sacdiyoyuusuf6891
    @sacdiyoyuusuf6891 2 ปีที่แล้ว +26

    Allow owlaad baari ah isii oo saalixin ah oo caafimad qawa yaa rabi 🤲🤲🤲

  • @deeqocali6318
    @deeqocali6318 2 ปีที่แล้ว +39

    sheeqow ii soo duceeya awlaad ma dhalin 5years ahaa ley qawaa wlhi ilmo aad ayaan u jeclahay

    • @macalinmuseofficialchannel8489
      @macalinmuseofficialchannel8489  2 ปีที่แล้ว +8

      Insha Allaah waa dhalee ilaah hakusooyo awlaad baari ah

    • @nimomohamed9526
      @nimomohamed9526 2 ปีที่แล้ว +1

      owlad bari eh wllshey I.a

    • @niimahasan5359
      @niimahasan5359 2 ปีที่แล้ว +1

      Wall allaah haku gu arzaqo awlaad baari ah 🤲🤲

    • @sunshinedaud1533
      @sunshinedaud1533 2 ปีที่แล้ว +1

      Owlad baari eh Allaha swt hakugu arsaaqo abaayo. Salaatul leyl badi baaayo

    • @farduusyuusuf9546
      @farduusyuusuf9546 2 ปีที่แล้ว +1

      Amiin amiin yaarabi alle ha ka barkeryo

  • @suleeqoquruxwanaag5636
    @suleeqoquruxwanaag5636 2 ปีที่แล้ว +10

    Allow ubad baari ah nasii Yaa Rabi
    Jazaka Laah khayr shaykhunaa

  • @mohamedjama169
    @mohamedjama169 ปีที่แล้ว +7

    Ilahayow ubad khayr qaba isi yaa allah😢😢😢😢😢😢

  • @filzanozealraziin6055
    @filzanozealraziin6055 2 ปีที่แล้ว +13

    Allah isii owlad paari ah iso duceyaa wllo yaal

    • @inaadam9250
      @inaadam9250 2 ปีที่แล้ว +1

      Kuwo baariya oon kaa soo dahin walaal RABI ha kugu irsaaqo.

    • @filzanozealraziin6055
      @filzanozealraziin6055 2 ปีที่แล้ว +1

      @Towbah Amiin yaarapi inta heysana allah siiyo kuwa heystana allah uparakeyo 🤲

    • @inaadam9250
      @inaadam9250 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin walaal dadaalkuna ma reebana xaga ninka iyo xaga gabadha inshaa Allaah xag walba wiliba marka hore ragaa la baaraa maxaa yeelay wax yar baa badali kara xataa asoo ilmo horay u soo dhalay si kastaba dhabta ALLAHA kuu saaro bariyiin badankaaga laga jaray.

    • @filzanozealraziin6055
      @filzanozealraziin6055 2 ปีที่แล้ว +1

      @@inaadam9250 yacni ooo side ah apayo inte kala so hadlaa si gar ah ayan rapay inan kula hadlo

  • @sabrabinti7316
    @sabrabinti7316 2 ปีที่แล้ว +14

    Ilahayow owlaad bari isii cafimad qaboo wanagsan isoduceyaa inu Allah owlaad isiyo

  • @hafsanorelmi3994
    @hafsanorelmi3994 ปีที่แล้ว +4

    😢ilahow owlad bari eh nagu arsaaq ani iyo inta hesan 😢

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha ha siyo caruur xalaal ah oo baari ah oo diinta barto

  • @abdirashidmaxamed9996
    @abdirashidmaxamed9996 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc, Sheikh bal Lambarkaaga soo qor , Su'aalo dheeraada ayaan ku waydiinayaaye Insha Allah

  • @nimomohamed9526
    @nimomohamed9526 2 ปีที่แล้ว +1

    ilahow nasii wa uwad wa uwaxi adunke ya rabii kuwa qerr qawan i.a yarabiii

  • @indianamohamedsheikh7923
    @indianamohamedsheikh7923 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheikh muse Allaha ku barakeyo❤️❤️

  • @haajibuskut4270
    @haajibuskut4270 2 ปีที่แล้ว +5

    Shekh alle haku xifdiyo iisoduce waxbaa meel iiga xiran in ilaahay iisahlo

  • @abdiweliaxmed429
    @abdiweliaxmed429 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah macalin muuse allah ku barakeeyo

  • @shukriadan2664
    @shukriadan2664 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah

  • @zenabibrahim200
    @zenabibrahim200 2 ปีที่แล้ว +1

    سورة الشورى

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq allow miisankaga kugu buuxi

  • @farduusyuusuf9546
    @farduusyuusuf9546 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc shiikha waxa ku riyoda ano ilmo dhalaya

  • @LeylaClaahi-jz3lp
    @LeylaClaahi-jz3lp 9 หลายเดือนก่อน

    Msha. Allaha ❤shiq macalin muse ❤ allaha kuxifdiyo

  • @ikranadan1670
    @ikranadan1670 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc macalin waxaan ku riyooday hooyaday oo dhimatay anoo la jooga ma wada socono maba ilsheekaysanaya marwalb

  • @yasminhersi4067
    @yasminhersi4067 2 ปีที่แล้ว +2

    اللهم اميين

  • @xafsayaasiin6401
    @xafsayaasiin6401 ปีที่แล้ว +1

    Allow awlaad khayr qabta ansii ya raacman❤😢

  • @FaysaHasan-c3q
    @FaysaHasan-c3q 11 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh fasir Waxan kuriyoday anigo 3gabdhod omatana dhakay o umulah mudo madhalin ilmo wan dhalay alx 9 sano madhalin

  • @nimogedi3799
    @nimogedi3799 ปีที่แล้ว +1

    Allow awolaad saalixa hana siiyo🤲🤲🤲🤲

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 2 ปีที่แล้ว

    Maclin waxan ku riyoday anigoo gabar nuujinayo iifasir jzkllh

  • @kheirowjnr2329
    @kheirowjnr2329 ปีที่แล้ว +1

    Allow owlad Bari ah isiii rbiyowww❤❤❤❤

  • @deeqaahmed6141
    @deeqaahmed6141 2 ปีที่แล้ว +2

    asc macalin waxan kuriyoday hoyaday odhimatay aya noo imatay wan kufarxay waxa dhahy hooyo hanaga tagin waxay dhahday aabaha hadu rali kayahay wan idinla jogaya pls ifasir

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 2 ปีที่แล้ว +2

    aamiin aamiin aamiin yaab rabbi🤲🏻🤲🏻

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah❤❤❤

  • @abdihakimmohamed4561
    @abdihakimmohamed4561 ปีที่แล้ว +1

    Allow awlad qeyr qaba isii 4 mar ayan dilmay iso duceya wll

  • @zainababdi6913
    @zainababdi6913 ปีที่แล้ว +1

    Amiin ay rabi

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @YusraAhmed-g6q
    @YusraAhmed-g6q 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh hadii la kugu riyoodo laba jeer adoo ilmo dhaley oo aad tahay gabadh aan guursan wali maxay ka macanaha ii shg

  • @AyaanKhadar-l9l
    @AyaanKhadar-l9l ปีที่แล้ว

    Asc sheekh gabadha reer leh waxan ku riyoday anigo hilib la jar jarya oo qudhamay sarirta lay hos galiyay oo ana ana oayayo plz shekh iso sheeg

  • @bishaarohussainali7543
    @bishaarohussainali7543 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah macalin muse

  • @asaddmardadi1767
    @asaddmardadi1767 2 ปีที่แล้ว +2

    MASHA ALLAAH

  • @mohamudabdille8655
    @mohamudabdille8655 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheik aniga wan riyodha lkn masoxasusto waxan kuriyonaye bal II so fasir

  • @amiinamka2345
    @amiinamka2345 2 ปีที่แล้ว +1

    Msh allh

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah alle ha ku xafido shekh

  • @FaadumoFaarax-wc2gs
    @FaadumoFaarax-wc2gs 5 หลายเดือนก่อน

    Asc shikhaygiiyow ❤ riyadan way idhibtey marka ifasir waxan ahy gabadh yar aan guursan marka waxan ku riyooda mar kasta xita duhurki hadan sexdo aniygo ilmo dhaley kadib wlshy cunuga xanbarsantahy ilmuhuna indho cad cad ayuu leyahy subxalaha markan ifasir shikh❤

  • @حليمةمحمود-ث3ن
    @حليمةمحمود-ث3ن 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @hindasalad3833
    @hindasalad3833 2 ปีที่แล้ว +5

    Wan kusalamay sheq alaha kubarakeyo

  • @zakariyamohamud6540
    @zakariyamohamud6540 ปีที่แล้ว

    Shekhow plis urban leyhy waxan kuriyoday anigo bda kudhexlugeynyo ilmana wato o mid igadhumayo ilamha aa wato ifasir

  • @mamacooks2919
    @mamacooks2919 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc mcn waxaa ku riyooday gabara ayaa waxey iga firinaday dhagteda dhukay markas ayey waxee Itir tima haaga in jir ayaa kaaa buxdo

  • @zainababdi6913
    @zainababdi6913 ปีที่แล้ว

    Jisakalah qeyr sheikh

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 ปีที่แล้ว

    Aamiiin🤲🤲🤲🤲

  • @HamdaFarah-o3c
    @HamdaFarah-o3c ปีที่แล้ว

    Allow ubad khyr qaba na siii aniga iyo inta aaan haysan

  • @hafsaa6348
    @hafsaa6348 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc macalin waaan kuriyoday. Injirya yar yar eee cad cad. Ayada ooo madaxeyga kujirto. Markas ooo aroos ahay. ooo tinta leygalamayo.

  • @nasriebrahim4639
    @nasriebrahim4639 ปีที่แล้ว

    Shekh wxn kuriyoday aniyo ciyalkayga Ocunto cunayna umas kujiro isofasir shekh

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiq mashallah

  • @ناصرالحق-ظ5د
    @ناصرالحق-ظ5د 2 ปีที่แล้ว

    Alle awlaad hana siiyo shiiqow

  • @muunomaanka7003
    @muunomaanka7003 2 ปีที่แล้ว

    Asc macalin muse waxaan ku riyaadaa haweywalbo anaa riyada dhaxdeeda badar ku cunaayo plz ifasir

  • @maryan1642
    @maryan1642 ปีที่แล้ว

    Walaal ii fasir cilaan budo ah o sakeel jiro iyo ciid ama caro guduudan

  • @istarcabdi6561
    @istarcabdi6561 2 ปีที่แล้ว

    Aaamiin yaarbi🤲🤲🤲🤲

  • @saynabqalbiuroon628
    @saynabqalbiuroon628 ปีที่แล้ว

    Shiikh waxa ku riyoday anigo folanayo qof uur leh ma ahi hoyo xaas ah oo carur leh ban ahay

  • @maizah8545
    @maizah8545 2 ปีที่แล้ว +1

    Ascwrwb Sheikh waxan donaya riyo igu sonoqoto inaa I fasirto aan Rabaa inshaa Allah

  • @amalmuhudin4059
    @amalmuhudin4059 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq sethy shiiqoow waxaan rabaa inaad iifasirto riyo Qeer allaah kusiiyo waxaan kuriyooday anigoo ilmo nanac iyo xanjo siinaayo ladhelayo plz shiiq iisoojawaab

  • @fadumobashir1042
    @fadumobashir1042 2 ปีที่แล้ว +2

    Shiiq Riyada cadayga oo qof ii ruugay iisheeeg

  • @leylodiirshe1063
    @leylodiirshe1063 ปีที่แล้ว

    Sheikh aniga wxn ku riyoday anigo 3wil dhalay markalane wxn ku riyoday 1wiil anoo dhalay oo umul ku jira plz ii fasir

  • @halimoyusuf821
    @halimoyusuf821 2 ปีที่แล้ว

    Asc shekh waxan kuriyoday asago ey lugta oo boqonta igaqaninay

  • @LadanLadanmohamed-uu8cq
    @LadanLadanmohamed-uu8cq ปีที่แล้ว

    Shikha sadax bilod jifa frxdii waa iga gurty

  • @HibaaqJaamac-bc9hd
    @HibaaqJaamac-bc9hd 11 หลายเดือนก่อน

    Sheekha labrka no sheega sida kuwayd suaalah

  • @kaltunmuhamed6356
    @kaltunmuhamed6356 2 ปีที่แล้ว

    Shekh iso duce allah haku barakeeyo

  • @iftiinkanaal7493
    @iftiinkanaal7493 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakallaah macalin muuse

  • @CaashomaxamedXuseen-gc9zu
    @CaashomaxamedXuseen-gc9zu 10 หลายเดือนก่อน

    Shiiq muuse waxaan kudawa socdaa tik tok ilaa TH-cam mx saan igu gale waxaan kuriyooday anigo nujinaayo gawadheydi dhimatay😢😢😢

  • @hassanali-dv1vh
    @hassanali-dv1vh ปีที่แล้ว

    Asc macalin muuse waxaan arkay riyo iga yaaabisay fadlan ifasir adigo mahadsan Waxaanku riyooday wiil yar oo miskiin ah meel meherada fadhiya ayaaa idhawaaqay wuxuu igu yidhi wlle adaanku sugayay magacaygana wuu sheegay meel gara ayaaanla fadhiistay wuu iwaramay wuxuu ishay magarano lkn waan ooyay markuu sheekda idhameeyay laabta ayaana galiyay

  • @mamanadiifofodey1498
    @mamanadiifofodey1498 ปีที่แล้ว

    Ismaqal majiraa yaa sheq

  • @XAMDADHEEG-q3c
    @XAMDADHEEG-q3c ปีที่แล้ว

    M.a🥰

  • @ifrahhassan9628
    @ifrahhassan9628 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan kugu cusbahay mashaa Allah shekh muuse alle haku xifdiyo

  • @ifrahhassan9628
    @ifrahhassan9628 2 ปีที่แล้ว +1

    Halkeen kaala soo xidhiidhaa shekh muuse

  • @omerdeeqa4996
    @omerdeeqa4996 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiiqow marwalbo waxaan ku riyoda dahab maxaa waye iga jahilbix

    • @omerdeeqa4996
      @omerdeeqa4996 2 ปีที่แล้ว

      Asc shiiqow suashaa iga soo jawab marwalba dahab ayaan ku riyoda

    • @omerdeeqa4996
      @omerdeeqa4996 2 ปีที่แล้ว

      Shiiqo ina soo duceey mud badan ayaa lay qabaa Wali waxaowlad malin ilahay inuu igu risaaqo awlaada saalixin ah

  • @deeqayuusuf8734
    @deeqayuusuf8734 2 ปีที่แล้ว

    Asc shkh ilahay haku barakeeyo shkh waxaan ku riyoday haben dhawayd adiga iyo hooyo iyo walashay iga yar aya waxa naloga yeedhay aroos kadib waxan xidhdhanay shandadahayagi wana baxnay sidii dad safar u socda kadib markan meeshi tagnay waxaa Nala siyey cunto anago cuntadi cunayna ayan inshaha kala qaday shkh ilahay haku xafide bal iga so jawab adigo raliya

    • @dhoofahmeddhoof4549
      @dhoofahmeddhoof4549 ปีที่แล้ว

      Ascw shekh muuse riyo cajiibah ayan kuriyooday nambarkaaga ubaahanahay

  • @muuminomaxamedcali8085
    @muuminomaxamedcali8085 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheiqow iisoo ducey inow oolaad isiyo alle isiyo 4sano mar walbo anoo dhalay kuriyowdaa

  • @luulmohamed906
    @luulmohamed906 หลายเดือนก่อน

    Please shiq riyo wilkega o iga maqan ku arkay iga orda 😢😢😢😢 shiq wilkega wo iga orda Please ijwb Please ijwb

  • @maryanruun5965
    @maryanruun5965 ปีที่แล้ว

    Asc waxn arkay riyoyin badan lakin tan xalay akay injir wawen oadutira badan

  • @Istahilmohamedhassan-h8e
    @Istahilmohamedhassan-h8e ปีที่แล้ว

    Ilahoow awaald isiii😢😢😢

  • @khadiijaabdirzaq7063
    @khadiijaabdirzaq7063 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc mcln riyo inaad iifasrto ayan rabaa

  • @khadiijaabdirzaq7063
    @khadiijaabdirzaq7063 2 ปีที่แล้ว +2

    Waana kuuso qory ee mclmo ii soo fasir 🥺

  • @asliismaan1366
    @asliismaan1366 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs

  • @fardowsoabdi7698
    @fardowsoabdi7698 2 ปีที่แล้ว

    Sheeq haben walba waxan ku riyoda anigu lee dilaayo iso fasir

  • @nawalabdullahi9612
    @nawalabdullahi9612 6 วันที่ผ่านมา

    Ninkeyga igu riyoday anigo uurle iso sheega 😢

  • @zainababdi6913
    @zainababdi6913 ปีที่แล้ว

    ❤ 🎉

  • @Aamina_xusen
    @Aamina_xusen ปีที่แล้ว

    Shekhow ano dhar cusub agadanayo ayan kuriyody maxy kamid tahy

  • @fardowsaali638
    @fardowsaali638 2 ปีที่แล้ว

    😘

  • @kariimaahmed8157
    @kariimaahmed8157 ปีที่แล้ว

    Maclin ri'yaan ifasir ku odhan laa hlkn kala so xidhidha

  • @mamanadiifofodey1498
    @mamanadiifofodey1498 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @tumamuhidin9354
    @tumamuhidin9354 ปีที่แล้ว

    Sheeq riyadan aya ubahanahay ina ifasirto waha kuriyodi mamado jiranteda oh ani dhehoyo heweley urr aya ledahay

  • @fatimaabdi7518
    @fatimaabdi7518 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxan ku riyodey ano Somalia joga mogdisho guri ee familygena daganyihin then gurigena guri ku dhagan aya musibo ka dhace guriga dhan wuu burburaya gurigenana wxba ma garayan dadka xfda waxey dhahayan see ku dhacdey gurigan iney masibo ka dhacdo kane wxba so gaarin musibadas iney koronto thy aya umaleyna ama qarax gabr an dhaley aya iga ordeso ane wan bursanaya kadib mel cidla ayey ila tage bahal an ka cabsanayo ayey isku badale ani naxdin waso jida cunugta ka dib mel dad buxan aya kenaya cunugteyda ayeyna noqone

  • @faadumocabdi7559
    @faadumocabdi7559 2 ปีที่แล้ว

    Asalamu caleykum sheqow waxan kuriyoda anigo bastolat likudhufanayo wan iskaceliyaay qofta wana aqana foota wakubariya ifasir shiiqow

  • @nuuradiinckhadar6187
    @nuuradiinckhadar6187 2 ปีที่แล้ว

    SHEEKH HADAAD KU RIYOOTO WALAASHAA OO LIBAAX CUNAYO HOOYONA KA REEBAYSO OO UU CUNAY LIBAAXU BAL II FASIR SHEEKHOW ALLAHA KU BARAKEEYO AAMIIN PLEASE

  • @AbshiroXasan-vf4kb
    @AbshiroXasan-vf4kb 7 หลายเดือนก่อน

    Shiqow

  • @xaawaali3755
    @xaawaali3755 2 ปีที่แล้ว +1

    👍👍

  • @fardowsaxmed184
    @fardowsaxmed184 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasaalalaakhayr

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @nuura123farax4
    @nuura123farax4 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc