Barnaamijka Xeer Ciise Qaybtii 1AAD Aaraarta Buuga Xeer Ciise.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • ★ ★ ★ Badacas24Tv ᴴᴰ ★ ★ ★ 💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 ✔
    Waa TH-camka Tvga Caalamiga ah ee Badacas 24 Tv ama BC24TV..
    Nagalasoo Xidhiidh Emailkan: BC24tv@gmail.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 18

  • @ahmazinic6384
    @ahmazinic6384 5 ปีที่แล้ว +7

    Waawax lagufaano in xeer iyo dhaqan lahaysto lkn waxa doqonimo in diiinta laga kormariyo masha allah dhaqankan waadhaqan diinta kusalaysan dad aqli leh sameeyeen waankufaanaa runtii

  • @aboubakerabdiyonis691
    @aboubakerabdiyonis691 2 ปีที่แล้ว +3

    Cisse waa qalbi kaa kaliya ee Somali oo dhan marki lays kugeyo hal xeer ley, hal ogaas ley & hal dagmo ley. Waxas aya kuu dayasho mudane. Viva Ciise Xeeryaqan, Ciise Malab & Ciise Wayne.

    • @Bc24Tv1
      @Bc24Tv1  2 ปีที่แล้ว

      Waad Ku Mahadsan Tahay Aragtidaada Gaarka Ah Thanks

  • @aichamoussa4510
    @aichamoussa4510 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah adero nolow tariikh xeer ciise wad nabartay

  • @anabbile7556
    @anabbile7556 4 ปีที่แล้ว +3

    Ma Allah aqoonyahan sare hambalyo caqliga , cilmiga & cimriga Allah haku barakeyo.

  • @fadumahassan2531
    @fadumahassan2531 3 ปีที่แล้ว +8

    Ciisuhu waa dadka somaliyeed ee kaliya ee xeer iyo kala dambayn leh in lagu daydo ayaa fiican

  • @djama.m.chirdon4771
    @djama.m.chirdon4771 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah guul belweyn cisse

  • @user-ec7kj5gz5l
    @user-ec7kj5gz5l 9 หลายเดือนก่อน

    Macha allah dad xeerle wa ciise

  • @moustaphamed5520
    @moustaphamed5520 5 ปีที่แล้ว +3

    Fadlan badacas 24tv waxan ka codsanayna xeerko dhamaystiran si'ay somalo dhan uga fa'idaystan waxan dhihi laha somali waxa halka dhigtay wa xeer la'an

  • @halyay_alqassm5324
    @halyay_alqassm5324 2 ปีที่แล้ว +2

    In wilwilo ciyaar tahay marna weerar tahay laba waji leedahay waayelba no sheeeg

  • @abdi-rachidhassanali3602
    @abdi-rachidhassanali3602 5 ปีที่แล้ว +1

    Xagen ka heli karna buuga

  • @somalighosht999
    @somalighosht999 3 ปีที่แล้ว +2

    Buug miyaa lasameya

    • @mohamedsapesofficial6045
      @mohamedsapesofficial6045 2 ปีที่แล้ว +3

      Oo buug inaa lasameyo ma daqaniid miya somali wlhi wa qosol yaab yaab iska baaro xeerkan wa xeer ciissaha ciisiho wa qabilka qudh ee xeer leh

    • @Bc24Tv1
      @Bc24Tv1  2 ปีที่แล้ว +1

      Waad Ku Mahadsan Tahay Aragtidaada Gaarka Ah Thanks

    • @Bc24Tv1
      @Bc24Tv1  2 ปีที่แล้ว +2

      Waad Ku Mahadsan Tahay Aragtidaada Gaarka Ah Thanks

  • @Umunajma
    @Umunajma 2 ปีที่แล้ว

    Adeer alabore nin wacays la yidhahdo ayu uu diley cali kalageye wacays bn so sida wa wiil badhadahan dabawada wa gabadh oo wiilkisa aha marka tarikhda si fican u sax