@@hasseaouled6032 I already read two book talking about the ''XEER'' one is written by Moussa Ali Iyeh (in French) and the other by Abdallah Haji Osman (in Somali) but I do not know the book of Dr. Mousa Celeeye called "Xeer Ciise". Did you know where i can find the book please?
Ce monsieur qui parle s’appelle comment ? Il fait partie de la communauté ISSA ? D’où il tient ses informations ? Ninkani hadlayaa magacii ? ma issah ? Xagueh bu warkani ka kenaay ?
Chaque tribu a ses lois mais un tronc commun qui les lie toutes. Intéressant de connaître celles des ciise je les félicite de les partager de toute façon la justice des somalis a été pillée à l'arrivée des colonisations. Ca me fait toujours sourire d'entendre les autres pays parler de justice
@@hindahaha802 les ISSAS ont un xeer sur lequel ils sont tous d'accord et pour lequel ils ont un seul chef (l'ougass). Pour les autres communautés somalis, chacune ont un xeer a eux mais ne sont jamais d'accord entre eux et n'ont presque jamais un seul chef à leur tête. Il arrive meme qu'un seul clan ait plusieurs chef (ougass ou sultan).
De loin on peut croire qu'il y a plusieurs chef mais cest hiérarchisé et une tribu ayant plusieur chefs est rare cela traduit une fracture/division on doit réunifier la tribu soit laisser cette partie sécessionniste sa liberté. Je suis pas issa mais je soutient leur but de promouvoir et de faire connaître leur xeer j'encourage chaque tribu à faire de même.avec les événements de Georges floyd aux usa ils parlent d'instaurer la police communautaire ce qui existe depuis très longtemps chez les somalis. J'en est marre qu'ils nous volent nos systèmes qu'ils utilisent et change un peu puis te le présentent comme s'ils l'avaient inventé.
Cisse waa qalbi kaa kaliya ee Somali oo dhan marki lays kugeyo hal xeer ley, hal ogaas ley & hal dagmo ley. Waxas aya kuu dayasho mudane. Viva Ciise Xeeryaqan, Ciise Malab & Ciise Wayne.
Alxmamdulilah woooooow woooooow. Wooooooow mushcarad alla yicizak adeer dhaxalbaad nooreebten intaad nooqorten adiyo inta kulamidka ah jazakumulah nilenhy ragi hore soosarey xeerkana awawyaashena allaha janadi fardawsa geeyo
Mashallah xeer ciisse hambalyo awoyashaen allaha u naxariisto dhamanto allaha gu barakeyo inader ❤❤❤❤
Mashalllah xayakallah barkallahu fiyeka illahay ha Ku xafido hambalyow hambalyow hambalyow hambalyow hambalyow hambalyow 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Asalaama alaykum.
Ciise siduu u fikirayo waa si qaranimo.
Ee maahin si qabiil.
Waxaan ka codsanayaa soomaali oo idil inay dhaqanka ciisaha isdul taagaan , siday wax uga bartaan.
Cisaha waxaa lagu yaqaan xeer, go'aan , kala dabayn , raganimo.
Dhibta uu leeyahay ciisanimo ayuu sheegtaa, ma sheegto badi soomaalinimo.
Hasa yeeshee , qabiilada soomaalida oo idil, ciisuhu waxa weeyin qabiilka ku guulaystay inuu ilaalsho dhaqankiisa u gaarka ah.
Xoog ayaan u taageerayaa cisaha.
Qabiilada kalana waan taageersanahay, iyaguna dhaqankooga sidaas oo kale , ha u ilaalshaan .
Mahadsanid wiilka soomaliyed e gobka ahaw ina adeer soomaliba nahay soomalinimada qalbiga iyo wadnahay nagaga taala
guul ❤❤ Mash Allah ❤ Allah yaa xafiduka kum. qof kasidu kaqabaqa❤
Caqliga,cimiga & cimriga Allah ha Ku barakeyo
Guuuul talka Guuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xeerkaa cities Meelna Magaca.guud siirka ciise Diir maxaa guundhiigiisa uudiideey Diir.weenee AAbahaguud
Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha Masha.Allaaha
Bravo macalin 😮😮😮
MACHA ALAAH AQOONYAHAN IBRAHIM WAA DHIF IYO NAADIR CILMI BAADHE DHAQAN OO SAMANKA JOOGA GO FORWARD BRO
Mashallah allah ha ku charfo walal ibrahim tarikhdan wa lobahantahy in schoolka nalogu dhigo viva xeer ciise
Ma sha Allah Ibrahim Xeer Ciise hambalyo Edo caqliga, cilmiga & cimriga Allah haku barakeeyo tarikhdi tolka wad so nooleysey.
mashallah hadu cisse yahaaye
Incroiyable notre xeer allow mahada
Ciisee maacuuraad kii Diireeb miisee waa cuuraa.xiigeen kii Diireed Diir maxakajiir iinu afaar wiidhaalaay clii ciise Maualuga Mahad 4 afataawiil.maaruun baa
Masha Allah, waa Cilmii baadhis aad loogu baahna. Dadku haddu xeer lahayn uu xooloba.
Asc dhamaan xagee lagahelaa buugaagta aayareeb ee lixdooda mahadsanid
Vive la communauté cisse qui sont la seule communauté qui existe
Ma sha Allah Ibrahim aqoonyahan,researcher, hambalyo
Kumaa ahaa ninkani aden bile? Oo maxaa iskuul loogu dhisay magaciisa xariirad?
@@essa7189 adan bileh wa asaasahii magalada xariirad
Wa la yabay qabilka ciise qalbigoda ilahaw somali inteda kalana si maskaxda
Liibaan inadeer isirkaa ma doorsamo, dhaxal aanan guureyn
❤
masha alah
Xeer ciise waxa loogu baxshay dadka xeerka dhigaya dhaman tafiirti ciise ayay ahaayen wanalwada garanaya wayo odayada dhigay 6 aayaa u utirsana oo tarikh ahaan ku begaan qarnigii 15 ila qarnigi 16 aad
Wow qora Ibrahim tusaale ayaad i tahey
Geesi ba tahay tarikhda dugawday so jididi kulu saban rijalba la yidhi nolaw 4 Cisco sxb
Bugua xaguee lagua heli kara ?
Where I can find this books ?
Où peut-on trouver ces livres ?
Amazon
@@Revisionistsofficialchannel did you know the name of these books ?
le nom de ces livres svp ?
@@G0_n3 It's called "Xeer Ciise" and it is written Dr. Mousa Celeeye.
@@hasseaouled6032
I already read two book talking about the ''XEER'' one is written by Moussa Ali Iyeh (in French) and the other by Abdallah Haji Osman (in Somali) but I do not know the book of Dr. Mousa Celeeye called "Xeer Ciise".
Did you know where i can find the book please?
ya selam
Oulgasseka lehe hadalka oudabeya ee 100 nin hadalka ouhoreya ougasseka foura
Waar xeer somali mahee waa xeer ciise waxba haysku macaanayn somalida kale xeerkan lama waddaagto Beesha Ciise. Waxaan ka yaabay ciisaha maantu sidda somalida isugu dhajinaayo qarnigii xeerka Ciise ladiyaarinaay nin kali ah somalida kale ah kuma jirin siddee markaa aad u odhan kartaa waa xeer somaliyeed???
waa warey
Ce monsieur qui parle s’appelle comment ? Il fait partie de la communauté ISSA ? D’où il tient ses informations ?
Ninkani hadlayaa magacii ? ma issah ? Xagueh bu warkani ka kenaay ?
Chaque tribu a ses lois mais un tronc commun qui les lie toutes. Intéressant de connaître celles des ciise je les félicite de les partager de toute façon la justice des somalis a été pillée à l'arrivée des colonisations. Ca me fait toujours sourire d'entendre les autres pays parler de justice
@@hindahaha802 les ISSAS ont un xeer sur lequel ils sont tous d'accord et pour lequel ils ont un seul chef (l'ougass). Pour les autres communautés somalis, chacune ont un xeer a eux mais ne sont jamais d'accord entre eux et n'ont presque jamais un seul chef à leur tête. Il arrive meme qu'un seul clan ait plusieurs chef (ougass ou sultan).
De loin on peut croire qu'il y a plusieurs chef mais cest hiérarchisé et une tribu ayant plusieur chefs est rare cela traduit une fracture/division on doit réunifier la tribu soit laisser cette partie sécessionniste sa liberté. Je suis pas issa mais je soutient leur but de promouvoir et de faire connaître leur xeer j'encourage chaque tribu à faire de même.avec les événements de Georges floyd aux usa ils parlent d'instaurer la police communautaire ce qui existe depuis très longtemps chez les somalis. J'en est marre qu'ils nous volent nos systèmes qu'ils utilisent et change un peu puis te le présentent comme s'ils l'avaient inventé.
Je connais pas son nom ms il est issa.
@@farahsougueuh2624 ok
Machallah