Daawo gabadh Sheekhad Ah O Maanta Qudbad Cajiiba Culimada Ujeedisay Somalia Xalkeeda Sida Lagu Gaadh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 60

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 2 หลายเดือนก่อน +6

    هل يستوي الذين يعلمون والذين لا يعلمون
    ma sina qof wax baratay iyo qof aan wax baran
    masha allah ukhtii

  • @wayraxali2944
    @wayraxali2944 2 หลายเดือนก่อน +7

    Ma sha Allah gabadh qaaliya weeye Rabbi ku xafido ragow wax ku qaata codka gabadhas haweenki somaliyed wax bey barten diinti aad bey u barten xaalku sidi hore maha. Geesiyad qiima badan.❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤

    • @aminaomar6306
      @aminaomar6306 2 หลายเดือนก่อน +1

      MASHALLH ILLAAHAY HA XAFIDO

  • @shukrimumin7074
    @shukrimumin7074 2 หลายเดือนก่อน +8

    Subxaanallah in Ay Culumada Qudbad u jeediso yaa u baneeyay

  • @MalkiyaMoha-bv2qs
    @MalkiyaMoha-bv2qs 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cajib cajib cajib wa gabar waxbarati illahey xahifdiyo

  • @ahmedbiif4059
    @ahmedbiif4059 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mama aad un qiimi badan wayee ❤❤❤❤❤❤

  • @abdikadirmohamed4053
    @abdikadirmohamed4053 2 หลายเดือนก่อน +5

    Mashalah Mashalah wa gabadh wax baratay salah barakeyo

  • @dr.mahmdabshir7760
    @dr.mahmdabshir7760 2 หลายเดือนก่อน +2

    Khayr Allaha ku siiyee meel munaasab kuu ah khayrka ka sheeg!

  • @XasanCisxaaq
    @XasanCisxaaq 2 หลายเดือนก่อน +3

    لن يفلح قوم ولو امرهم امراءة رواه البحار 😢😢

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha'allaah waa gabadh wax baratay ilaahay haku xafido

  • @zahrahersi4727
    @zahrahersi4727 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤

  • @Maryamo736
    @Maryamo736 2 หลายเดือนก่อน +1

    ماشآء الله تبارك الرحمن.
    Very well said.

  • @xamdiwarfa6216
    @xamdiwarfa6216 2 หลายเดือนก่อน +2

    dad juhalaa oo aqoon diin aan lagu sheeginaa sheekhadda wax ka sheegaa 😎

  • @issackadan7702
    @issackadan7702 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakumullah kheyr wallashey

  • @Ridwaniz
    @Ridwaniz 2 หลายเดือนก่อน +4

    Barnaamijkaan ma fahmin! Culimada soomaaliyeed miyaa doorkoodii gabay?! Walale, gabdhaha u muxaadaree, culimada soomaaliyeed?!!

  • @abdiqanisiciidraygal9380
    @abdiqanisiciidraygal9380 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyo wax baratay waa bulsho wax baratay🙏✔️

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dumarka soomaalida marka ay raga soomaaliyed ay horboodaan ayaan necbahay aniga waliba culumo hortoodi ka hadasho aaway cowradii iyo xishoodkii ilaahey ku sheeygay Dumarka iyo in gurigeyda jookta oo raga iyo diinta islaamka horboodin sida reer galbeeydka ugu weeyn yahay USA iyo yurub wallee hadii sidaani ku socono umad soomaaliyed oo diin iyo dhaqan soomaaliyed leh oo ku dhaqma lama karidoono 10sano ee soo socda subxaanalah

    • @xamdiwarfa6216
      @xamdiwarfa6216 2 หลายเดือนก่อน

      lkn hooyada la dayacay ee suuqa ka xamaaleeyso ineey hortaada socsocoto waa caadi😅

    • @Hassan-lx5kj
      @Hassan-lx5kj 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@xamdiwarfa6216marka horay aniga arin diin ah ayaa ka hadlay mida kale dumarka la furay oo ciyaalka lagu dacay aniga arinkaasi qalad weeyn ayaan u arkaa taasi waa qalad in raga soomaaliyed ay sameeyaan lkn aniga hada arinkaasi kama hadlaayo ee waxaan ka hadlayaa waxaa inagu soo dhexgalay dhaqan iyo diinta islaamka aan midna laheeyn oo ah qofka dumarka soomaalida ahe hadii la qawo ee biilkeyda iyo wax kasta oo ninka qawa uu u awoodo uu siinaya hadana guriga joogeeynin ee suuqa iyo raga horbodeysa ee dayacday guriga iyo caruurta iyo dumarka wali la guursan ee doonayaa in lagula dhaqmo sida dhaqanka reer galbeeydka oo ah subaxdii guriga halmar ayaa ka wada baxeynaa galabtiina hal mar ayaan soo wada galeynaa guriga biilka iyo waxa kale oo loo bahan yahay waa haaf haaf iyo waxii soo raaca oo xun ee reer galbeeydka ah hadaba taasi gawar somaliyed oo sax ah miyaa oo diinta iyo dhaqanka soomaaliyed ilaalisay taasi aniga dumarka noocasi ah ayaa ka hadlay ee dumarka wanaaksan ee ilaahey iyo rasuulka scw iyo xaquuqda raga taqaana ee gurigeyda jookta ee raga la tirsan taasi Kama hadlaayo aniga ee ilaahey ha barakeeyo dumarka soomaalida ee noocaasi ah inshallaha tacaalaa

    • @MalkiyaMoha-bv2qs
      @MalkiyaMoha-bv2qs 2 หลายเดือนก่อน

      Walal gof walba oo Muslim ah dintan masuul ayakahay inuus kaxatloo

  • @ladanmohamed7578
    @ladanmohamed7578 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah xafidulaha

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll, qudba dhaxalgal ah.

  • @MamaanabMamaanab
    @MamaanabMamaanab 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa u baneyay ilaa khiyamo tagno sharecada ayaa u baneysay cilmigedana ayaan gaarsoyay inlastp waqtiga lagu ciilay❤

  • @SydbdrhmMhmd
    @SydbdrhmMhmd 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qayba dhan oo hadalkeeda kamida Diintu khilaafaya. Yaa balamiyay horta!?

  • @CVT_12
    @CVT_12 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikh yadiigod koodio biya ugu soo galay man sha Allah

  • @maryanxuseen5620
    @maryanxuseen5620 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah Allah haku xafido

  • @seed3966
    @seed3966 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc aamiin Aamiin Aamiin ilaahoow yuhuud adaa waaxideee

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 2 หลายเดือนก่อน +3

    DIMUQRAADIYADDA ISLAAMKA (GAALNIMADA ISLAAMKA) WAA WAX KAMID AH DHAGARTA LOOMALEEGAYO UMMADDA MUSLIMKA AH.
    WAXAAN SOO XUSUUSTAY WIXII LA ORANJIRAY HANTIWADAAGGA CILMIGA KU DHISAN EE 1975

  • @Cabdi-do9pv
    @Cabdi-do9pv 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha.allaah.alaa.haku.karameyo

  • @SidomarHassan
    @SidomarHassan 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Waa geesiyad walle waydhiiratay

  • @NurtaAdan-n6o
    @NurtaAdan-n6o 2 หลายเดือนก่อน

    Ameen ya Allah

  • @hersiali2693
    @hersiali2693 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xisho gobadh baad tahay waad waanin karta dumarka o kaliya codkagu xa cawrad

  • @IbrahimAbdirahman-r1q
    @IbrahimAbdirahman-r1q 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @issackadan7702
    @issackadan7702 2 หลายเดือนก่อน

    Aameen

  • @mohamudabdi5130
    @mohamudabdi5130 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +5

    dumarku meel hafadhiisten oo shaqa ilaahay ugu talo galaye ee raga shaqadooda udaaya

    • @shukrimumin7074
      @shukrimumin7074 2 หลายเดือนก่อน

      Absolutely sax waa runtaa gabadha gurigeeda ku filan Ayadii gabdhuhu gurigooda hajoogan haynoo Akhrido oo Qarbii fii biyuutikum

    • @xamdiwarfa6216
      @xamdiwarfa6216 2 หลายเดือนก่อน

      inaa dumar wax u sheegtid inaa adiga isbaratidaa ka hoorreyso wlleey😂

  • @mohamedabdulle9031
    @mohamedabdulle9031 2 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaaliyeey
    Qofkaane diinta ay baratey yaa yaqaano anigu magaran?
    Diinta marka aad taqaano waxey kaareebto ka reebanaato waxey ku farto in aad qaato?
    Soomaaliyeey fidno ka weyn majirto gabadh rag soo horistaagto oo rag culumo ah uwacdineyso
    Soomaaliyeey illahey ka cabsado gabhahiina cishada nimanka ay udhaxdane cisho gabadhaada

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 หลายเดือนก่อน

      Sax waa runtaa. Allaha nawada hanuuniyo.

  • @MohamedIbrahimSalah
    @MohamedIbrahimSalah 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah, waa kalimad cilmiyaysan lkn dadka aan carabiga aqoonin way ku adagtahay in ay fahmaan gaar taxaddoyaadka waayo waxay isticmaashay ustaadada carabi

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 2 หลายเดือนก่อน

    SALALAHU CACALAYHI WASALAM

  • @hallalrelaxation8463
    @hallalrelaxation8463 2 หลายเดือนก่อน +5

    Inaalilahi wa inaa ilayhi rajicuun ismaan lahayn waxaad arki ta oo kale aaway xishoodkii
    Aaway ogaydii somali ee dhaqan lahaa
    Culimo diin taqaan oo gabadh eegaya oo dhagaysanaya
    SUBXANALLAH AWAY OGAYGII QABAY
    ya dumar dacwad u dirtay
    Aaway ciyaalka qadadoodi
    Inaalilahi wa inaa ilayhi rajicuun

    • @AhmedJigga
      @AhmedJigga 2 หลายเดือนก่อน +1

      Jaza'aka Allah Khayr Waxaad Tahay Comment Ugu Horeeyay Een Arko Ee Fahmay Mashaqada Meesha Ka Dhacday.....

    • @shshss1192
      @shshss1192 2 หลายเดือนก่อน +1

      Kula fikir baan ay waaba yaabnhy waliged lama arkin naag culumo u muxaadareyneso! May dumarka u muxaadareyso si khaas eh! Diinteena maba ogolo naag ini niman intay hor istaagto u muxaadarayso salamat

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa hanawada hanuuniyo. Gabadhaan Allaha hanuuniyo. Muhiim ma'ahan inay xattaa kulanka imaado. Kawaran hadeyba hortooda kasheekeyso. CILMIGA CUSUB AY SHEEGEYSO GABADHAAN MAXUU YAHAY? Subxaanallaah. Ilaahow na badbaadi.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +3

    gabadhuhu culimada haka hor leexdaan bal fiiri gabdhihi soomaalida xata waxa laga dhaadhiciyay iskudheerinta raga

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa culumada hawiyo, guryaha xooga ku haysatiin soo celiya. Xaaraanta ilmaha ku koriseen waxay noqdeen Moryaan dadka dila oo dhaca. Hawiyo culumo ma leh maxaa yeelay waa suufiyiin oo diinta islaamka ka qaldan

    • @aaminasahra1875
      @aaminasahra1875 2 หลายเดือนก่อน +3

      Hadaad fcnthy wll dadkaas wey fiicnaan lahaayeen,marka dib isu fiiri oo isxisaabi intaadan qabiil sheekh iyo shariif leh wax ka sheegi laheyd ,waaba hadii aad soomaali thy.

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 2 หลายเดือนก่อน +1

    aamiin🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇵🇸🇬🇲🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 หลายเดือนก่อน +5

    Yaa jideeyey in dumar ay rag soo horistaagto oo wacdiso. Aaway meeshii ow ugu talagalay ee ahaa: وقرن في بيوتكن ولاتبرجن تبرج الجاهلية الا ولى

  • @shukrimumin7074
    @shukrimumin7074 2 หลายเดือนก่อน +3

    Gabdhuhu Madax ma Noqon karaan lkn gabadha Codkeedaba Cawro ah Naa fadhiiso

    • @AhmedJigga
      @AhmedJigga 2 หลายเดือนก่อน

      Baaraka Allah Fiikum, .............Waxaan Is Idhi Meesha Diini Kama Socoto Ee Siyaasad Baa Ka Socota ................Oo Markii Jeneraal Bashiir Goobe Kursigii Dumarka Ku Fadhiistay Ee Waligeed Marwo Khadiija Diiriye ( AHUN) Iyo Marwo Ina Cali Samatar Ku Fadhiyeen Ayey Xaajiyadana Is Tidhi Kursi Sheekh Raadso Oo Nin Ka Kici..............................Wa Laahu Aclam.

    • @xamdiwarfa6216
      @xamdiwarfa6216 2 หลายเดือนก่อน

      naa dad kaa aqoonta badan afka kala bax

  • @SydbdrhmMhmd
    @SydbdrhmMhmd 2 หลายเดือนก่อน

    ناقصاة الدين والعقل

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 2 หลายเดือนก่อน +1

    WAA YAAB MUSLIMIINTA GAALADU KU LAYNAYSO BARIGA DHEXE WAA LOO DANQANAYAA , KUWA GAALADU KU LAYNAYSO SOOMAALIYANA WAA LAGU MASHXARADAYAA!!!!!!!!

  • @hersiali2693
    @hersiali2693 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xisho xata salada jamaca waxaa ka ajri badan guri kutukashada.

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waar Ma Markuu Jeneraal Goobe Kursigii Dumarka Ku Fadhiistay Bay Xaajiyadana Kursi Sheekh Soo Doonatay................
    Markaa Arrinku Haduu Siyaasad Yahay Qofta Dumar Ihi Waa Khudbayn Kartaa Oo Xagaa Ikhtilaad Baa Ka Jira ........... Lakiin Sheekhayga Sheekh Usuuli Ah Siyaasad Kuma Ogayn Ma Gadaal Buu Siyaasi Ka Noqday Sida Sheekh Wasiir Mukhtaar Roobow
    Culimooy Alif Waxbuu Leeyahay Iyo Waxba Ma Laha Labadaba idinkaa La Idinka Hayaa Waar Gabadha Codkeedu Waa Cawro Ayaa La Isku Ogaa Ee Sheekadu Ma La Jiifiyaana Banaan La Joojiyaana Banaan Baa.........................
    Waar Hooy , Waar Hooy Gabadhu Ha U Maxadarayso Dumarka , Raga Culimada Ah Sabab Ay U Dhex Boodaa Ma Jidho Waar Masaajidka Ciyaarta Ka Daaya Culoomooy...................................................Wa Laahu Aclam.

  • @mohamedabdulle9031
    @mohamedabdulle9031 2 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaaliyeey
    Qofkaane diinta ay baratey yaa yaqaano anigu magaran?
    Diinta marka aad taqaano waxey kaareebto ka reebanaato waxey ku farto in aad qaato?
    Soomaaliyeey fidno ka weyn majirto gabadh rag soo horistaagto oo rag culumo ah uwacdineyso
    Soomaaliyeey illahey ka cabsado gabhahiina cishada nimanka ay udhaxdane cisho gabadhaada