Daawo War Hadda Sodhacaya itoobiya O Sheegtay in Ciidankedu Baxaynin Marna iyo Dhamaan Atmis O Rabta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 25

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Itoobiya intaan la gaarin bisha January wey burbureyso..ciidamada itoobiya qxooti ahaan ayey somaliya isaga dhiibayaan

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    İtoobiya soomaaliya hada kahor inay qabsato ayay rabatay sidee urumey sateen mar labaad oo ADMS unoqotay indhaha miyaan lanahay mar sedaxaad hadaad rumeysataan beentooda arigaaga hadaad dhahdo waraabow anigeyga iifiiri waraabaha intuu qoslo ayuu doqonimadaada layaabo ayuu cunayaa soomaaliya itoobiya saasey yeeshay dad makax leh dowlada ah go aan leh nooma maleyso ✌️✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Soomali waxay noqotay meel mashruuc wadan walbo rabo in lacag ku qaado xalaada soomali waxaa xalin karaa dad ka wadanka iska leh 24 sano ciidan shisheeye wadanka dhax fadhiya najiido la'aan iyo ciidan kale cusub hada imaanaayo another qasaaro

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasidkanaga ma dooneyno. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil. Etiopien waxaan ka oran Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil. War yaa nabad uga baahan Etiopien. Acudu bilaahi mina sheydaani Rajiim.

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    itoobiya ma ka mid noqopneeyso

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa madhruuca lacagaysiga iyo dhaqaalo abuurista lagu uruursado magaca argagixiso

    • @faaidyusuf1695
      @faaidyusuf1695 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dalkayga miyaa rag kale dulaal kiis wada yihiin
      Dadkayga miyaa kulyoon colaadiis dami la,dahay
      Doraad kiina qaybiyaa danteena kufooganaa
      Damiirku miyuu aqbalay miyeynaan diin lahayn
      Miyaan dogob naara iyo cadaabta kadoor bidnaa
      Inaan dafiroo allaah dastuuro kadoo ranaa danteena maxaa kadhiga
      Axmaar isku keen diriyo kiinyaati damaacigiis
      Duruuftu waxayan nabadin ragaa nagu

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wadankena anaga iska leh hadii ay didan in itoobiya diido waxaa no balan ah 25 Desamber

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Lacag baa taala soomaaliya miyey rabaan inay katagaan dakada lacagta iyo cayshka

  • @ahmedadan8356
    @ahmedadan8356 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marabno Ethiopia hakabaxaan wadankeena

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cod xumaa qofkani horta

  • @zahracabdi3825
    @zahracabdi3825 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    No excuse at all !!!

  • @GelleWarsameSabriye
    @GelleWarsameSabriye 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aqoon la'aan badan baa meesha taal.waayo 4.5ka dhibka ay leedahay.

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ETHOIPIA. Haka. Naxdo. Dhulkeena.

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhibaatada ka taagan Somalia waxey dalalkan u arkaan fursad shaqo, marka sidee ayey u ogolaanayaan inay Somalia nabad noqoto?

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaas. Oo. Dhan. Mw. Xasan sh. Ayaa. Ka. Aabo ah. Ninkani. Waa. Nin weyn. Waxbuu. Dhawrarayaa. Lkn. Mw nahani. Waa. Faashil. Haday sharci. Noqoto iyo haday brotacal. Noqataba. Blsi inay. Ka. Bestay. Iyo. Inuu. Badheedhayo ayaa. Loo baahanyahay. In la ogaado. Baarlamka. Laftiisa. Ayaa. Itoodabadani. Inay sidan kula socdaan. Oo. Gudoomihu igureeyo lagyahay oo. Uu. Gacanta. Ku haysto. Mw nu

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xassan munaafaq, damiir laawe waa naceebeeyay , qabkii somalida lagu yaqaan waxba la’aan buy ka dhigay. Hal madaxwayne amma wasiir u yimid ma jiro isaguna wuu sii ordayaa uun, muxuu qarsanayaa, muxuu wasiiro u samaystay haddaanu shaqada ku aaminayn.

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    wadamada aab itoobiya kamid aheen wey joogayaan
    itoobiya dagal sibil woor baaka socda

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Egypt, Kenya, Ethiopia and Djibouti should go because they're complicit but Uganda and Rwanda to remain.Other Muslim nations African or otherwise.but somalia should establish it's army fast within 5 yrs to be secure the country.Let them give Somaliland back it's independence because of honor and become neighbors in administration but joined in economics and social spheres❤ you from Kenya 🎉

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxaad tahay adigu