6-daan website ka baro xirfad ka muhiimsan degree Jaamacadeed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
    ✅Subscribe
    🔔Notication-ka furo
    🟢Offer: linktr.ee/abdi...

ความคิดเห็น • 142

  • @mohamedkasimabdi3923
    @mohamedkasimabdi3923 6 หลายเดือนก่อน +39

    Ramadan Mubarak

    • @mohamednorahmed529
      @mohamednorahmed529 6 หลายเดือนก่อน

      Asc abdishakur waa ku salaamy wll wxaan u bahnaa facbook page in aad iii sameyso

    • @mohamednorahmed529
      @mohamednorahmed529 6 หลายเดือนก่อน

      Oo lacag laga sameynaayo facbook page

  • @Hurbad
    @Hurbad 6 หลายเดือนก่อน +12

    ❤❤❤❤❤❤
    Mahadsanid Engineere

  • @aidarousabdi9751
    @aidarousabdi9751 6 หลายเดือนก่อน +6

    Eng Abdishakur Waadmahasantahay Soo gudbintaada iyo Horumarinta ummada soomaaliyeed lkin hal kaftan ku dhaho ma la odhankaraa websitekagu waa ka qiimo sareeyaa dhamaan websiteyada kale 🎉

  • @honabdisamadjamaciise6658
    @honabdisamadjamaciise6658 6 หลายเดือนก่อน +8

    Website kaga ugu qalisane ustaad nadhaqale dhalinyaro nahaye wax mahaysane abaal raaga rag baa leh ustaad please buuga naxarista nofiri alle haka abaal mariyo 🤲👍

    • @SportsHaleel
      @SportsHaleel 6 หลายเดือนก่อน +3

      crypto currency ayuu $220 ku iibinaya kwrn. Forex oo ka wacan intaas laguma ibsado 😳

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 6 หลายเดือนก่อน +4

      Sxb course crypto hada rabto youtube free kaga helee ee ku qor cawaale calawaash video udanbeeyay soo daawo

    • @honabdisamadjamaciise6658
      @honabdisamadjamaciise6658 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@Suhayb1_4 hye sxb

    • @honabdisamadjamaciise6658
      @honabdisamadjamaciise6658 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@SportsHaleelwaan layabay

  • @mkadir
    @mkadir 6 หลายเดือนก่อน +13

    Mahadsanid Eng Abdishakuur, dhabtii soomaalida waayadan onlineka aqoon badan ayaa lagu soo bandhigaa lkn dhalintiii tiktock iyo waqti lumis ayey ku mashquuleen.
    waxaan kuugu dari lahaa 2 wesite oo kale Aflax accademy iyo afoogay.

    • @a.m5892
      @a.m5892 6 หลายเดือนก่อน

      Luqada english tee ugu fican website ke waaye

  • @MohamedDhuhul
    @MohamedDhuhul 6 หลายเดือนก่อน +3

    Shukran qofku haduuna raba inuu m
    maal gashada ustaad oo haduuna wali koorso qaadan ma clawing kartaa shukran 🎉

  • @Mohamedismail-sb6pd
    @Mohamedismail-sb6pd 6 หลายเดือนก่อน +6

    qofkii free u baahan ha tago coursera. Haddiise aad lacag helaysid macalimiinta somaaliyeed dhiiri geli.

    • @fardowsofarhan4716
      @fardowsofarhan4716 3 หลายเดือนก่อน

      Wlle lacag ma heysti mesha freega lugu barto waa halkee

  • @apdinaasircade9113
    @apdinaasircade9113 5 วันที่ผ่านมา +1

    Been hadan la isu sheegeenin Best somali wabsite education waa afogy
    Afogy waa madal waxbarasho gaar ahan dhalinta aan dhaqaalaha heysanin sida aniga oo kale faaido ayaa ugu jirta in ay afogy wax kabartan dhaqaalahooda oo iska macqup ah iyo aqoontooda oo heer sare
    Balanteenu waa afogy ❤

  • @saxma1277
    @saxma1277 6 หลายเดือนก่อน +3

    One of the best e-learning website Dugsiiye

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 6 หลายเดือนก่อน +3

    Hurbad intii aan arkayey meel lagu dhigo website design ma arag meel ka fiican wllhi hadii aad hays lacag hurbad wax ka dhigo❤❤❤❤

  • @TheSamale
    @TheSamale 6 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉,MaashaAllah Hanoolaato waa Gobe. Brother noolow.

  • @dhaaymedia152
    @dhaaymedia152 6 หลายเดือนก่อน +1

    Eng waad mahadsanthy waxyaaba badan ayaan runtii kaa faiday
    Waxan jeclaan lahaa meel aan kala soo xariiro

  • @Feiruz-r3k
    @Feiruz-r3k 6 หลายเดือนก่อน +1

    m,a wabsidka hurbad aad ❤

  • @Mohashuuriye45
    @Mohashuuriye45 6 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aad umahsantahy wllhi wax badan kaafaiday abalkada allah jano ka dhigo

  • @AsmaAden-l2e
    @AsmaAden-l2e หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay ustaad cadishakuur janalkaaga wax badan ayan ka faa.idaystay . Run ahaanti waxad soo gudbisa talooyin iyo tabooyin wax tar leh alaha ka abaal mariyo

  • @AroundUs-2024
    @AroundUs-2024 6 หลายเดือนก่อน +2

    Hurbad waa qaali lacagtiisa

  • @asmasucuda8601
    @asmasucuda8601 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallah brother jazkahkhar😊

  • @ahmedhaashi9148
    @ahmedhaashi9148 6 หลายเดือนก่อน

    shukran Ustaad Cabdishakur.

  • @rahmaaballa
    @rahmaaballa 6 หลายเดือนก่อน

    Ustaad sidaan kuula soo xidhiidhnaa

  • @alimohammed-qx1ot
    @alimohammed-qx1ot 6 หลายเดือนก่อน +3

    Fadlan, side laguula so xiriira, pls.

    • @mra_interior
      @mra_interior 6 หลายเดือนก่อน

      Sxb ha isdalin makula hadlaayo

    • @alimohammed-qx1ot
      @alimohammed-qx1ot 6 หลายเดือนก่อน +1

      Enoough is enough maa leedahay bro.

  • @TUREV____OD3
    @TUREV____OD3 6 หลายเดือนก่อน +1

    1❤ Ramadan mubarak

  • @abdirisakgureey521
    @abdirisakgureey521 6 หลายเดือนก่อน

    Ramadan Mubarak 🌙

  • @Yare7motivationdaily
    @Yare7motivationdaily 6 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤ m.a wll qaali thanks

  • @MrJimcale4523
    @MrJimcale4523 6 หลายเดือนก่อน +2

    Hadaan kusoo biiri rabaa crpto ee maxaa xala macalin kajoig mise imaaw

  • @hameedd.official
    @hameedd.official 6 หลายเดือนก่อน

    Ramadan MUBARAK ustaad🤩

  • @dhulyaqaan
    @dhulyaqaan 6 หลายเดือนก่อน

    Yo man, it's a wonderful list of info.

  • @abdifitaaxxuseen2547
    @abdifitaaxxuseen2547 5 หลายเดือนก่อน

    Good lesson❤

  • @usaamecabdirashiid
    @usaamecabdirashiid 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad

  • @hanadabdishakuur5627
    @hanadabdishakuur5627 6 หลายเดือนก่อน

    Ramadan Mubarak macalimuu ✌️

  • @abdirahmanfarah9425
    @abdirahmanfarah9425 6 หลายเดือนก่อน

    chasharada sidan ah oo kale nosoo badi ustaadow

  • @fahmolamash4916
    @fahmolamash4916 6 หลายเดือนก่อน

    Ramadan mubaarak

  • @Mohamed_kd
    @Mohamed_kd 6 หลายเดือนก่อน +2

    I cafi walaleyaal 😢

  • @user-izabella225
    @user-izabella225 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waa mahadsantahe Websiteyo free ah nalawadag oo wax laga faido karo dadka iskumid ma ahe ado mahadsan

  • @ramlamhmed9458
    @ramlamhmed9458 5 หลายเดือนก่อน

    Side loga faidaystaa wepste ka wad mahdsanthy

  • @cabdirabiabdalla7339
    @cabdirabiabdalla7339 6 หลายเดือนก่อน

    Asc Sxb yaal.
    Waan idin lajoogaaye.
    Ijaheeya.
    Waa mahadsantihiin

  • @idiristiigsi1436
    @idiristiigsi1436 6 หลายเดือนก่อน

    Website yada kale magacooda su fiican baad u sheegtay,kaaga magaciisa ku celi

  • @tawakalmohamed4877
    @tawakalmohamed4877 6 หลายเดือนก่อน +1

    walal sidee wepsite casharo looga iibsadaa ama wax loogala soo degaa.

  • @Dhimbiil24
    @Dhimbiil24 6 หลายเดือนก่อน

    casharada website kaagu waa qaali ustaade ramadaanta qiimo dhimis noosamee

  • @daahirdheere7275
    @daahirdheere7275 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaadow iisoo qor wabseetka laga Barto ingiliishka adoo raaliya

  • @daadirbille6579
    @daadirbille6579 3 หลายเดือนก่อน

    Zxp halkeen kala Soo xariira

  • @Ahmed-dw9fp
    @Ahmed-dw9fp 6 หลายเดือนก่อน

    M.a ustaad keep going

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Ustaad

  • @ShaaficiahmedmohammedSha-me5ky
    @ShaaficiahmedmohammedSha-me5ky 6 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso ustaaad❤

  • @AhmedAli-t8t3d
    @AhmedAli-t8t3d 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sidoo kale ustaad Ramadan Mubarak: ustaad xisada oo crypto aan u baahna ee ustaad meel aan kaagala soo xariiro igu hadag ustaad: Shukran

    • @nalkahussein9395
      @nalkahussein9395 6 หลายเดือนก่อน

      Qaali waye lk hadaa awoodo email kalahadal

    • @AhmedAli-t8t3d
      @AhmedAli-t8t3d 6 หลายเดือนก่อน

      @@nalkahussein9395 email kee

  • @LaurenHolder-w6h
    @LaurenHolder-w6h 7 วันที่ผ่านมา

    O'Reilly Springs

  • @cabdiqaniadam6714
    @cabdiqaniadam6714 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll

  • @AdmiringBreakingWaves-fz1ck
    @AdmiringBreakingWaves-fz1ck 4 หลายเดือนก่อน

    شكرا ، استاذ

  • @caawiye98
    @caawiye98 6 หลายเดือนก่อน

    Xayeesiin waali ah.
    Dhamaan wabsite yada money oriented website waaye.

    • @Channeltrends-g4c
      @Channeltrends-g4c 6 หลายเดือนก่อน

      Lpx runta wye kuli waa money. Wax waxbilash ah ma aha😂

    • @Inaabdullaahi319
      @Inaabdullaahi319 6 หลายเดือนก่อน

      There is no free lunch sxb😅

  • @bashkacade4432
    @bashkacade4432 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hurbad cybersecurity darteed baan ugu biiray

  • @C_M15-r6y
    @C_M15-r6y 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks engineer lkn website free ah ayaa jira nala wadag❤

  • @abshirmohammedali5931
    @abshirmohammedali5931 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad

  • @engabdihakim2782
    @engabdihakim2782 6 หลายเดือนก่อน

    Adiga oo mahadsan walal ma haysaa toturail civil engineringka

  • @DoyleNoah-j2j
    @DoyleNoah-j2j 12 วันที่ผ่านมา

    Conroy Road

  • @MohamedKader-sv4qv
    @MohamedKader-sv4qv 6 หลายเดือนก่อน

    M.a c Shakur wan kugu xiranahay ilahay hakaa ajarsiiyo❤

  • @XamsemaxaadCali
    @XamsemaxaadCali 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah eng

  • @abdourahmanosmanali7421
    @abdourahmanosmanali7421 6 หลายเดือนก่อน

    Ramadaan Please eng crypto courses discount u suubi inaa barto ayaa rabaa Boss

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @KingzakariyexassanCumar
    @KingzakariyexassanCumar 6 หลายเดือนก่อน

    Thanksgiving ustaaa😮

  • @abdirahmanali-8331
    @abdirahmanali-8331 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ebow

  • @abdukadirhassan4035
    @abdukadirhassan4035 หลายเดือนก่อน +1

    free miyaa teacher

  • @AlcottHenry-d6k
    @AlcottHenry-d6k 11 วันที่ผ่านมา

    Gerardo Crest

  • @realbarkash8896
    @realbarkash8896 5 หลายเดือนก่อน

    Shaqa bixiye ina noqoto lacag ayaa lafdhab u ah

  • @qararabostd5427
    @qararabostd5427 4 หลายเดือนก่อน

    Thnks bro

  • @sahromaxamedaxmed2529
    @sahromaxamedaxmed2529 6 หลายเดือนก่อน

    Shukran

  • @AmadoRossetto-w6m
    @AmadoRossetto-w6m 6 วันที่ผ่านมา

    Leanna Prairie

  • @abdirazaaqahmed2813
    @abdirazaaqahmed2813 6 หลายเดือนก่อน

    Shakuurow nin wanaagsan baad tahay sxp Lkn courses kaagi aad bay qaali iyihiin

  • @KathleenKiefer-x1g
    @KathleenKiefer-x1g หลายเดือนก่อน

    Hirthe Stravenue

  • @zulthankhadar299
    @zulthankhadar299 6 หลายเดือนก่อน

    HASSI Conculting ma mid ka ficn ba jira

  • @LipanQarami
    @LipanQarami 6 หลายเดือนก่อน

    Somvqto rabaa sxp seen u isticmaala

  • @HamdanAden
    @HamdanAden 4 หลายเดือนก่อน

    GUULAYSO❤🎉

  • @aasiyaqurux5733
    @aasiyaqurux5733 4 หลายเดือนก่อน

    Xage ka helaa wabsayd yadan

  • @GEOSOMEntreprisegeographiquesy
    @GEOSOMEntreprisegeographiquesy 5 หลายเดือนก่อน

    thank . eng.abdishakur mohamed

  • @Nuurahmed-v4c
    @Nuurahmed-v4c 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @MirreMirre-y8m
    @MirreMirre-y8m 5 หลายเดือนก่อน

    Wllo waxabar yahan socdo somalia investment group lamalgashanayo wax jiramiya mise waa waxbena iso jawab wllo wan kusugaya mahad sanid

  • @gacalofficial2479
    @gacalofficial2479 5 หลายเดือนก่อน

    Website kaaga magaciisa soo dhig eng

  • @Ismail-rg4rw
    @Ismail-rg4rw 6 หลายเดือนก่อน

    Thanke you

  • @ayzalmohan
    @ayzalmohan 6 หลายเดือนก่อน

    Macalin su,aal somvato b1 b2 mid wlbo lacak gooni kuqoron mxa waye ifahansii sidee lo dhiiba lacaktu

  • @amuunfarah8550
    @amuunfarah8550 6 หลายเดือนก่อน

    Mashallah walaalkay

  • @miskiinilaahay3487
    @miskiinilaahay3487 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaaba coursera ka wacan awooow

  • @khadroalijamac921
    @khadroalijamac921 6 หลายเดือนก่อน

    Maxaa uqaaliyaysay koorsooyinkaaa

  • @MohamedAhmed-ll7ex
    @MohamedAhmed-ll7ex 6 หลายเดือนก่อน

    Asc
    Eng xagee laha soxir

  • @qeysrashiid4598
    @qeysrashiid4598 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb ramadaab mubaarag xageen kala soo xiriraa hadeey macquul tahay.?

    • @nalkahussein9395
      @nalkahussein9395 6 หลายเดือนก่อน

      Emailka wll kala xidhidhi

  • @FaaraxT.XasanGuhaad
    @FaaraxT.XasanGuhaad 6 หลายเดือนก่อน

    Sxb aqoon yahan ayaan ahay kuwangsan computerka, Luuqada ingiriiska iyo cilmiga caafimaadka hadana daqli mahayo iyo shaqo talo fiican isii sxb

  • @Haarun46
    @Haarun46 6 หลายเดือนก่อน

    jizakallah sxp, waxan hubaa aniga ka Haruun ahaan, inta aan sida caadiga ah kaaga faidey ayaba la so kobikarin sxp marlabaad mahadsanid

    • @a.m5892
      @a.m5892 6 หลายเดือนก่อน

      Intee ka aday website kee

  • @TobiasDeltoro-p9r
    @TobiasDeltoro-p9r 9 วันที่ผ่านมา

    Noel Circle

  • @InnocentOrcas-lp8tg
    @InnocentOrcas-lp8tg 6 หลายเดือนก่อน

    Somali course 20 dollar ah adunka bey ka gadayan 200dollar waa yav

  • @abtidoonmohamed
    @abtidoonmohamed 6 หลายเดือนก่อน

    Ashhadada aan ka qaato somalia makaga shaqaysan kara

  • @Bintu_Abdullahi
    @Bintu_Abdullahi 6 หลายเดือนก่อน

    Waa lacag kuwa free ah inoo keeen

  • @maaxstudio8901
    @maaxstudio8901 6 หลายเดือนก่อน

    War sxb ila soo hadal legend

  • @ggyyu3434SS
    @ggyyu3434SS 6 หลายเดือนก่อน

    ASC. Web-ka aad sheegeyso waxa uu u egyahay joke

  • @JaabirCismaan
    @JaabirCismaan 6 หลายเดือนก่อน

    Asc wll waxaad ka soo hadashaa trade program sida loo isticmaalo iyo warbixintiisa .

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 6 หลายเดือนก่อน

    Bro maheli karaa meel aan kaalasooxiriiro

  • @Waanomedia13
    @Waanomedia13 6 หลายเดือนก่อน

    Walal xagee kaalasoo xiriiri karaa

  • @HusseinSergito-qu8ic
    @HusseinSergito-qu8ic 6 หลายเดือนก่อน

    Cyper security maxa laga wadaa

  • @FarxaanCadaawe-wy8nw
    @FarxaanCadaawe-wy8nw 3 หลายเดือนก่อน

    Taliyoow goog

  • @ZachariasKit-s2c
    @ZachariasKit-s2c 8 วันที่ผ่านมา

    Orion Drive

  • @baboyarow1128
    @baboyarow1128 6 หลายเดือนก่อน

    Asc walal crypto so xaaran maaha culimada maweydise

  • @bashircabdi2400
    @bashircabdi2400 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @miskimohamed6004
    @miskimohamed6004 6 หลายเดือนก่อน

    Website free ah so sheeg

  • @MaxamedIsmail-jj9uk
    @MaxamedIsmail-jj9uk 6 หลายเดือนก่อน +1

    Inta Maanta aan soomneen like