Apps-ka Azhari u fududeeya diyaarinta muuqaalladda | Caalamka Tiknolojiyadda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 มี.ค. 2024
  • Apps-ka Azhari u fududeeya diyaarinta muuqaalladda
    Barnaamijka Caalamka Tiknolojiyada
    #bilemedia #biletv #technology
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 59

  • @Ustaadseydmuuse
    @Ustaadseydmuuse 3 หลายเดือนก่อน +6

    Walaakaan horta anigoo la dhacsanaa sida qiimiga badan oo uu xogta anigoo soo gudbinaayo ayadoo dadka intooda badan aaney xagahaan noocaan oo kalaa aaney ka sheekeyn ayaa hada markii ugu dambeysay waxaan arkay in uu yahay qof rabigiisa ku xiran oo qur'aanka raatib ku leh
    Magacaaga ma aqaano lkn waji ahan waxaan ku arkaayaa In aad tahay qof qiima badan ❤

  • @user-ln1qn7wr2r
    @user-ln1qn7wr2r 4 หลายเดือนก่อน +6

    Bile tv markasta oo aan soo booqdo
    Boqorkan barnaamijyadiisii haddaan ka waayo waa ka noqdaa runtii

    • @Azharimcx
      @Azharimcx 4 หลายเดือนก่อน +2

      Thanks walaale, waa ii farxad dhabtii 😊

  • @4figurefx
    @4figurefx 4 หลายเดือนก่อน +5

    Waad mahdsantahay 1m like buu uqalmaa muqalkaga azhari

  • @Eng.Faariz
    @Eng.Faariz 4 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah
    Mid kamida videos ugu Fa,idada badnaa oo aan Dawaday jazakallah ustaad

  • @Somalisongs388
    @Somalisongs388 4 หลายเดือนก่อน +8

    Muuqaalkaan waxbadan baan ka faaiiday
    Thanks man

  • @mareyeaxmedmohamed9384
    @mareyeaxmedmohamed9384 3 หลายเดือนก่อน +2

    Soo baadi walaal barnaamijyadan

  • @deeqenv4431
    @deeqenv4431 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahey kheyr haku siyo wll si dacad ah ba dadka wax ugu so gudbisaa

  • @IbnuBashir-ue4ni
    @IbnuBashir-ue4ni 3 หลายเดือนก่อน +2

    ماشاءالله جزاك الله خيرا

  • @Cilmiproduction
    @Cilmiproduction 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ma.a zhp runtii waa muuqaal soo kobay barnaamijyo coursoyin laga diyaarin karo keep going..

  • @Mohajir903
    @Mohajir903 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha ku sharfo walal xog dhan walba laga faiday rabbigey aqoon taada haku kordhiyo

  • @Axmadeyiyonuurto
    @Axmadeyiyonuurto 4 หลายเดือนก่อน +4

    Bile tv sxb Azhari waan la socdaa sxb sare jir oo joog weligaa

  • @najahmohamed1166
    @najahmohamed1166 6 วันที่ผ่านมา

    Thnks ustd wxa badan baa kafaidy ilhy ha ku barekeyo .

  • @kinghamaaz1352
    @kinghamaaz1352 4 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid ustaad wlhi wax badan kaa faa'idey

  • @ganay252
    @ganay252 4 หลายเดือนก่อน +4

    Shukran ustaad wax bdn baa kaa faa'dey runtii. Jazakallah kheyr

    • @Azharimcx
      @Azharimcx 4 หลายเดือนก่อน

      Jazaka Allah

  • @CabdirashiidSalax
    @CabdirashiidSalax 3 หลายเดือนก่อน +2

    Guuleyso sxp

  • @SamaanTechnology
    @SamaanTechnology 4 หลายเดือนก่อน +6

    Allaah miisanka xasanaadka hakuugu daro wll
    waxaan hubaa hadii aan raadin lahaa waxay igu qadan lahayd billo ama sanado lkn hada waxaan ku helay 20 daqiiqo oo kaliya

    • @Azharimcx
      @Azharimcx 4 หลายเดือนก่อน

      Aamiin, Jazaka Allah 😊😊

  • @abdullahimohamedali8397
    @abdullahimohamedali8397 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxp app ka quraanka wa raadinayay aan lahayn xayaysiis

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. 4 หลายเดือนก่อน +2

    M.A apps muhiima nala wadaagtay

  • @Awlohos
    @Awlohos 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakalah Wllkey azhari, Ilahay maskaxda iyo xoga haku siyadiyo, aad paad waxpadan igu iftimisay, nin dhalinyaro facebook gar eeh pan ahhay.

  • @MAANGARASHO
    @MAANGARASHO 4 หลายเดือนก่อน +1

    Bile TV Ninkan Lee ku dawada .😂🎉

  • @NabiilaAbdalla
    @NabiilaAbdalla 3 หลายเดือนก่อน +2

    Caamira maanka muqaalkaan duubo waan kuheysanaa plz yaa nagala badalin 🫡

  • @ameinali9371
    @ameinali9371 4 หลายเดือนก่อน +1

    ilahay khayr ha kaa siiyo walal badan ayaan kaa faaiday

  • @engadil9931
    @engadil9931 4 หลายเดือนก่อน +1

    Muhiim ma ahan in aad Sharaxdu BACK-END

  • @daaweeyeofficial1184
    @daaweeyeofficial1184 4 หลายเดือนก่อน +2

    Xaqqiiqdii waxaa io daartay wajo cusub thanks masuul

  • @MaxamedamiinAmiin
    @MaxamedamiinAmiin 3 หลายเดือนก่อน +1

    WAXA BADAN BA KA FAIDAY PRO MAHADSANID

  • @Dalmacaanshe10
    @Dalmacaanshe10 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wax badan ayaan ka faa'iday
    Mahadsanid

  • @yusufshire
    @yusufshire 4 หลายเดือนก่อน +1

    Keep up the good work aga.

    • @Azharimcx
      @Azharimcx 4 หลายเดือนก่อน

      Thanks sxb sare

  • @dalhamedia4959
    @dalhamedia4959 4 หลายเดือนก่อน +2

    Shukran sxb

  • @ISMALURE_252
    @ISMALURE_252 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waan kahelay

  • @moha-nurhussein4898
    @moha-nurhussein4898 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid mudane

  • @DahirAbdille
    @DahirAbdille 4 หลายเดือนก่อน +3

    Maa shaa Allaah

  • @mursalsayed
    @mursalsayed 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @zaimasheikhahmedmohamed1871
    @zaimasheikhahmedmohamed1871 4 หลายเดือนก่อน +1

    Muuqaal faaido leh

  • @Eiluo
    @Eiluo 4 หลายเดือนก่อน +3

    you’re legend

  • @faaraxugaas343
    @faaraxugaas343 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustad

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waan la soconnaa brogramms kaaga waxtarka leh

  • @abdihaitham8513
    @abdihaitham8513 3 หลายเดือนก่อน +1

    wooow amezing

  • @YazirMoha
    @YazirMoha 4 หลายเดือนก่อน +2

    M.a

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran 💯✔️

  • @user-fd2to8rv3d
    @user-fd2to8rv3d 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hadaa rabo inaa sodagsado see ulaso dagaa

  • @MoabdiMoabdi588
    @MoabdiMoabdi588 3 หลายเดือนก่อน +2

    Google Len's baan u istimmalaaynaa marka translate Ka app

  • @mohamudsheikhadam7406
    @mohamudsheikhadam7406 4 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks bro

  • @zaimasheikhahmedmohamed1871
    @zaimasheikhahmedmohamed1871 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran

  • @EditorSomali
    @EditorSomali 4 หลายเดือนก่อน +1

    Good by

  • @ahmedsaidise4383
    @ahmedsaidise4383 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad waxaan ku weydiin ayaa barnaamijka chatgpt miyaad iibsatey mise mid free ah ayaad isticmaashaa?

    • @Azharimcx
      @Azharimcx 4 หลายเดือนก่อน +1

      Midka Free-ga ah ayaa baahidaada qayb weyn oo ka mid ah xallinaya.

  • @NabiilaAbdalla
    @NabiilaAbdalla 3 หลายเดือนก่อน +1

    Camira maanka muqaalkaan noo duubo waan ku heysanaa plz yaa nagala badalin 🫡

    • @yoonishassan7469
      @yoonishassan7469 3 หลายเดือนก่อน

      sax waaye wlhi camira maankaan muwaalkii kan ka horeyay xitaa waa cajiiib nin farta ka xiran duubay rontii

  • @c58pro50
    @c58pro50 4 หลายเดือนก่อน +4

    Mansh alah mahadsanid ustad
    Aniga waxaan isticmaala docs iyo Google note
    G notes waxa igu kalifay ina isticmalo waxa iga baxay Samsung notes gabi ahaanba mobile kayga waxan play store kahelay g note
    Mobile markan uska badalay waxkasta oon ku qoran jiray waxa automatically igu soo warejiye talefan kayga wan app aan malin kasta isticmalo

  • @sharifhayle8105
    @sharifhayle8105 หลายเดือนก่อน

    For 3.5

  • @abdihaitham8513
    @abdihaitham8513 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ustd aniga raba si gooni ah inan arin wax an ka wey diiyo plz email kaga maheli karaa adigo mhdsni

    • @Azharimcx
      @Azharimcx 3 หลายเดือนก่อน

      @azharimcx