Shirib Abgaal Harti Abgaal iyo Mattan cadulle

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 มิ.ย. 2022
  • shiribkaan wuxu ka dhacay deeganka Dabandoob duleedka magalada muqdisho waa xaflada calema saarkan nabadoonka mesha xasan xaryan maalinle duulshe Mattan cabdule a

ความคิดเห็น • 28

  • @Diooya
    @Diooya ปีที่แล้ว +9

    Harti abgal abaahay ku hooyo yhn waa waalidkayga Sido kale matan cabdulle waa abtiyaashey hooyo mcn aya ah labadaba wan ku dhaartaa allow iixafid 🥰✊🙏

    • @calisharif3876
      @calisharif3876 7 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah amin yarabi thanks wll

    • @user-rb3ou2yv4f
      @user-rb3ou2yv4f 2 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊

  • @HooyoMaryan-ys2zy
    @HooyoMaryan-ys2zy ปีที่แล้ว +2

    Harti iyo hin tiro waa hogmanay abgaal cusman masha alaah

  • @user-xs9vu5ue4q
    @user-xs9vu5ue4q 28 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-xs9vu5ue4q
    @user-xs9vu5ue4q 28 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @salinaseyr2057
    @salinaseyr2057 9 หลายเดือนก่อน +1

    Haa waa sax. Tan Akhiro iyo Xaaji aseyr cadankisa waa hal😢😢

  • @salinaseyr2057
    @salinaseyr2057 9 หลายเดือนก่อน +1

    Horanasiyo Amnin

  • @ahmadibnabubakral-habashi
    @ahmadibnabubakral-habashi 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah

  • @Masago2025
    @Masago2025 2 ปีที่แล้ว +7

    1:24 niman hoos liitaa jiroo hawsha qaba waayay cajiib

  • @GfGf-ns8ih
    @GfGf-ns8ih ปีที่แล้ว +1

    Mash allah

  • @xasannor
    @xasannor ปีที่แล้ว +1

    😊

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 ปีที่แล้ว +4

    MASHA ALLAH BOQORTOYO HAWIYE ILMIHI HIRAAB DHIIGA BIYO MA AHA

  • @mahamedali6038
    @mahamedali6038 ปีที่แล้ว +3

    Tolkeeey hala kulmiyo hana shirbeen quluub saafi ah meeshaa nabad iyo calool fiyoow baa ka dhalane noolaaada reer muduloodoow

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +2

    Harti abgal manta hintiro hada nahay ih iga gashay

  • @cumarshuuute7551
    @cumarshuuute7551 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah

  • @deqah
    @deqah ปีที่แล้ว +3

    Masha Allaah Allaha kor kadhigo Abgaal Cusman Amiin Amiin yaa Allaah

    • @hamdimahamed1848
      @hamdimahamed1848 ปีที่แล้ว +1

      my tolkeey

    • @deqah
      @deqah ปีที่แล้ว

      @@hamdimahamed1848 ❤🥰❤ Salan boqortoyo Aabay

  • @maxamuudxaaji4627
    @maxamuudxaaji4627 10 หลายเดือนก่อน

    Waxaa maqlay wacbuudhan abgaal ii wacesle warculùs abgaal in eey hawar hintiro dhashay harti abgaal hawar gooni

  • @calicabdi2696
    @calicabdi2696 ปีที่แล้ว +4

    dadka jaahilka aan hoos u dhigno dadkaygow maxaa waaye baqtigaan sigaarka umada ku hor dhuuqaayo dadkaan intay kor naga taaganyihiin musiibo kama baxayno kuwi salaad gabayre dhiibay jaahil ay ahaayeen ilaa maantadaan way na xukumaan sida boqor ku sheega cabdulaahi geedi aragxume

    • @xiisoshorts9819
      @xiisoshorts9819 ปีที่แล้ว

      Cajiib gurigaaga wixii kaaaga qaldanaa dadka hortoodana way kaaga qaldamayaan ilaahy hana ceynsho

    • @galmudug1044
      @galmudug1044 ปีที่แล้ว

      Adiga yaa tahay, abgaal waaliga ayu ku xukumayaa, adiga jaahil ah, qabiil walba dhaqan ayuu leeyahay

    • @calicabdi2696
      @calicabdi2696 ปีที่แล้ว +1

      @@galmudug1044 runta ma iska indha tiraysaa hadaad dareemto in qabiilkaada wax laga sheegaayo misa see wax kaa yihiin, sxb aniga abgaal ayaan ahay abgaalna wax kama sheegin ee waxaan ula jeeday hadaan soomaali nahay dadka xuxun korkeena waaye kuwa fiican ne hoosteena waaye arintaas in lagu baraarugu ayaan warkaas u soo qoray , adiga laakin waxaa laguu malaeeyaa abgaal xumaantiisa inay kula fiicantahay

    • @Alpha95927
      @Alpha95927 11 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @Alpha95927
      @Alpha95927 11 หลายเดือนก่อน

      🤫🤫🤫

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Harti abgal manta hintiro hada nahay ih iga gashay