Wacdarihii ka dhacay Mesagawaay iyo shirib aana waxba la isku reeban.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2023
  • Ku soo dhowaada WARBAAHINTA QARAMKA kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.

ความคิดเห็น • 43

  • @galmudug1044
    @galmudug1044 ปีที่แล้ว +12

    WALAALHA WACBUUDHAN IYO HARTI ABGAAL OO CAAWIYAY DAGAANADA WACEESLE WAAD KU MAHADSAN TIHIIN

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed hana mideeyo qalbigooda iyo quwadooda aamiin Allah hana dhaafiyo kuwa dhiiga shacabka masaakiinta ah ka macaashey ee cadowga u adeego aamiin soomaali alley leedahay ee allah ha noo soo saaro dhalinyaro aqli iyo dadnimo leh ee dalkaan badbaadiyo aamiin

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 ปีที่แล้ว +4

    maansha alaah guuleeyta cadawga qawaarijta ha jabeen

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 ปีที่แล้ว +3

    MASHA ALLAH XADEY KACDEY FARXADAN LA OYEY YAA YA SHACABKA HAWIYE WA TAGEY CASHAR OW U DHIGEY BAHAL KASTO O DHULKAYNIA YIMID O ISKU DAYEY INOW HAWIYE GUMAADO CASHAR A LO DHIGEY

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 ปีที่แล้ว +2

    Somaliyey gacmo wadajir be wax kuqabtaan somaliweyn ha is raacdo👍💕💕

  • @user-me1dj9wd5f
    @user-me1dj9wd5f ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن
    نصرٌ من الله وفتحٌ قريب
    اللهم أصلح أحوال البلاد
    والعباد اللهم انصرنا على
    الخوارج المجرمين يارب

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 ปีที่แล้ว +3

    MASHA ALLAH GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL HAWIYE DADKEYGI HAL FAR NOQDA SHIRIBKAN WAXA IGU SO DHACEY ABKOOWGEY MUDEY IYO ABKOOWGEY KHEYRE WARANKODI ILA HADA OW YAAL XAMAR💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷💖💖💖💖💖💖💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕🌹

  • @ciisecazadiin9807
    @ciisecazadiin9807 ปีที่แล้ว +2

    Harti abgal wa nasab sida walalahor ugu sohiliyen firi

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah guuleysta geeshkeygow

  • @halimaahmed2179
    @halimaahmed2179 ปีที่แล้ว +2

    guuleysate cadawgii waa jebiseen dhemeystira Allah ha idin xafido 👍
    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimahussein9060
    @halimahussein9060 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah dolkay garabkiin allah galo amiin

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 ปีที่แล้ว +2

    Welle caaydiii labaad ayaa usoo kacay Hawiye guuuleyso Xasan sheekh

  • @AliMohamed-br3xn
    @AliMohamed-br3xn ปีที่แล้ว +3

    Hawii hadiis Kaci Shabaab godkoodaa biyo ugu gali

  • @sharifaafrah5808
    @sharifaafrah5808 ปีที่แล้ว +3

    Maashaallah Allha idin xifdo cadawgiina cagtakahoos ❤❤❤🥰🤣🇸🇴👍

  • @deeqyare6323
    @deeqyare6323 ปีที่แล้ว +5

    hiileyga keentay heer dagmoo adna hamiin damban ku hooy
    nabee igaar harti abgaal ah aa saas u shiri karo wana cadayay in uu wllahiis warculus garab taagan yahay 😢😢😢

  • @foosmuke6029
    @foosmuke6029 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah waa sas

  • @goldensilver210
    @goldensilver210 ปีที่แล้ว +3

    Guuul

  • @MohamedAli-ew7sy
    @MohamedAli-ew7sy ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah guul

  • @ruqiyojacfar1244
    @ruqiyojacfar1244 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah qurux guuuuuuulaysta

  • @aseyr90
    @aseyr90 3 หลายเดือนก่อน

    Haye Saalax Stiin jiro yiri Dagaayaayin ika maqna qosloyo maanta daan i daan hayehee kam lam

  • @mos1954
    @mos1954 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah Somaliya Ha israacdo 😊

  • @jeyyackoofficial1923
    @jeyyackoofficial1923 ปีที่แล้ว +4

    Habkad nogu hiliseen iney haboontahan hubaa

  • @user-vj3lu3hx9m
    @user-vj3lu3hx9m 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha alaah masagawaay 😂😂😂😂😂😂

  • @bilalsaney763
    @bilalsaney763 ปีที่แล้ว +1

    Hiraanba waaysku hiliyee hiraabow haka hoos ahaaan war cad

  • @aweysjaciir8318
    @aweysjaciir8318 ปีที่แล้ว +2

    Hiilo iga keentay heer tagmo adne hamiin danbaan ku hoyrabaa

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 ปีที่แล้ว

    Masha allha Guuul dhamaan

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 7 หลายเดือนก่อน

    Gacanta iyo indhaha kee siula gac ishaada deeqdaa uuntisa kudeeqdaa

  • @laylasheekh7557
    @laylasheekh7557 ปีที่แล้ว

    Masha a allaah

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 ปีที่แล้ว +2

    Kiman abgaal ku shirbeen farxad uma taal xoogaagii ay ka dheceen ay hadda shabaab u daba socdaan

  • @ruqiyo5715
    @ruqiyo5715 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah allaah idin xafdiyo cadowgiina allaah qabto insha allaah

  • @user-xs9vu5ue4q
    @user-xs9vu5ue4q 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @habilgaraad2441
    @habilgaraad2441 ปีที่แล้ว +2

    Waceysle cade cidafilada dhulkooda xureyntiisa waa arin Laga filaayay

    • @aweysjaciir8318
      @aweysjaciir8318 ปีที่แล้ว +2

      Xureentaan Abgaal ismaan uma kala herin

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 ปีที่แล้ว +2

      Waa loo kaalmeeyay kuli abgaal ❤

  • @aweysjaciir8318
    @aweysjaciir8318 ปีที่แล้ว +3

    Hiiraba weysku hiiliyeen hiraaboow haka hoosa haan

    • @galmudug1044
      @galmudug1044 ปีที่แล้ว +1

      Abgaal Lee ku hiilayay, waxaa arko waa waceesle wacbuudhan iyo harti abgaal, habar gidir meesha Kuma arko, xaa uleedihiin hiraab

    • @hussenkoore685
      @hussenkoore685 ปีที่แล้ว

      Ciidan ka dowlada ayeey lasocdeen dhalin yaro badan oo habar gidir ah

    • @bilalsaney763
      @bilalsaney763 ปีที่แล้ว

      Iga sax meshaas hiraan dheh

  • @user-oh4zm2oh5q
    @user-oh4zm2oh5q 6 หลายเดือนก่อน

    Wacesle waxlohilsho madhamo waa sar hawar kintir abgalow wacesle hadugadhanina wlhi wa igatalo qarabo

  • @daadiralimacow6829
    @daadiralimacow6829 ปีที่แล้ว

    Geel urig laye waye gedkey arkan ayey madebkisa yeshan

  • @user-ee9zy4we3j
    @user-ee9zy4we3j 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤😂😂