ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

shirib - Gaabane Vs Gaafle.flv

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 พ.ค. 2010
  • .......
    Gaafle : galiimi maayo goordambo gobtu xaleey igu gafeen
    Gaabane : gobtaan hal gu' ka weeynahoo minaan kuu gafnay waa galiim
    Gaafle : inya u galiimi maagayeey isoo gacan bidxeediyeen
    Gaabane : asoo gargooyaheeygiyaa minoow kuu gafay waa galiim
    Gaafle : ninki garbashka heeyjiroo galiinka diiday waa guhaad
    Gaabane : adoo gacaladaydaa adoo geesinimo heesto waankuu garsheegtee intaad iiga gudbaysaa gob iyo culumo hadaan iri gob waa garaad weentahay garashadaa xoogan anukune gartaan qaadi jirnay waan gara waayey waasa loo garsheegtaa ninki gacaladaadaa
    guuto guuto kale meey gasheey garab u yeeshaa dheh garaadkeeygu wuxuu yahay inaan geesinimo yeelanoo gaar uwada jeesdno waana loo gar sheegtaa ninkii gacaladaadaahee.....

ความคิดเห็น • 44

  • @BadBoy-bn6ru
    @BadBoy-bn6ru 2 ปีที่แล้ว +8

    Fan hkaa ahaado midka abgaal ee shiribka iyo guurowgaa
    allaha idin dhowro gaabane iyo gaafle
    Ciddeyna warsan geli caleyd markasta guul iyo gobanimo

  • @abuuamiin4685
    @abuuamiin4685 ปีที่แล้ว +5

    Illlaheyga abgaal iga dhaliyay ayaa mahadled Alhamdulillah

  • @daahirmacalin1111
    @daahirmacalin1111 5 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah boqortoyo tolkeyga an jeclahay abgaal cisman wasa lo gar sheegta ninkii gacaladada

  • @xmdixiis5371
    @xmdixiis5371 5 ปีที่แล้ว +20

    I Love All Abgaal Cismaan dhuuxa iyo dhiiga idiin jeclahay 😍😍😍❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯😘😘😘😘😘👏👏👏👏👏👍👍👍👍👌👌👌👌

  • @iimaanismaan9395
    @iimaanismaan9395 5 ปีที่แล้ว +11

    Harti abgal aadan yabal kushirbayo masha allh

    • @dabarside4646
      @dabarside4646 ปีที่แล้ว

      Aadan yabaal usoo aroor
      Abaalna kuuma erganee

  • @mohamedali-iz1sc
    @mohamedali-iz1sc 6 ปีที่แล้ว +13

    Gartaaan qaadi jirnay waase garan waynay? Ado gacaladaydiya oo geesiya waan ku garsheegte inte i gudbaysa nin qaladkisa qirtay walaltinimada kuweyntahay IgA dheh ❤️❤️❤️

    • @xmdixiis5371
      @xmdixiis5371 5 ปีที่แล้ว

      mohamed ali 👏👏👏👏👍

  • @xaaleeskaqaada
    @xaaleeskaqaada 14 ปีที่แล้ว +7

    viva shirib 11mukhtar thnkz bro.....shiribka noogu roonow ebow

  • @user-tp8fq9mb8e
    @user-tp8fq9mb8e 6 หลายเดือนก่อน

    Allah hedin dhowro dhaaan waaxatihiin labadeydi gacmoode ooo labaduba waa Hilibkiii alle igaberay Owbakar gabane iyo warsangeli caled Gobtii harti Abgal. Warsan istar iyo Owbakar gabane ❤😊

  • @mohamedhussein1311
    @mohamedhussein1311 5 ปีที่แล้ว +6

    Galiimi maayo goor danbe gaafle warkiisu waa go'aan

  • @yusufali7200
    @yusufali7200 ปีที่แล้ว +1

    Xasan Shuudax Allah ku naxariisto

  • @daljirali6708
    @daljirali6708 5 ปีที่แล้ว +2

    Jacliyaa shiribka cida

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 9 หลายเดือนก่อน

    Gabane iyo gafle iyo ganka harti abgal ❤❤❤

  • @maxamedsuugaan7354
    @maxamedsuugaan7354 หลายเดือนก่อน

    Viva abgaal cusmaan

  • @fjvjcv9459
    @fjvjcv9459 3 ปีที่แล้ว +2

    Owbakar gaabane boqortoy viv iyo warsangali

  • @honestdude2
    @honestdude2 14 ปีที่แล้ว +4

    aniga waxa qosol iigu diley ritiga dadka dhax tagan sida asaga oo shiribka fahmayo camal ..k kkkkk walahi is funny

  • @ahmedtimacadde1400
    @ahmedtimacadde1400 2 ปีที่แล้ว +1

    Angina gadaalaan jiroo goor xumaan imiday waase loo garsheegtaa ninkii gacaladaadaahee

  • @dhiblaaweali314
    @dhiblaaweali314 ปีที่แล้ว

    Ninkaan magaciisa iisoosheega asaxaabay intii.taqaano ha iisheegti

  • @foodcade4183
    @foodcade4183 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah

    • @foodcade4183
      @foodcade4183 4 ปีที่แล้ว +1

      💯❤❤💗💓💞💕💟💔

  • @diinoos64
    @diinoos64 14 ปีที่แล้ว +3

    Ganuunka Haanta waa gafee , beentii maahaa

  • @mohamedali-iz1sc
    @mohamedali-iz1sc 6 ปีที่แล้ว +4

    Garadkaygu wuxu yahay geesinima inan yelana gaar u Wada jedna alla cisak.

  • @husseinabdullahi5728
    @husseinabdullahi5728 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi muuqaalku waa qarni sida ka muuqato

  • @abdiraxmancadecelbaraf9069
    @abdiraxmancadecelbaraf9069 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @lastgirl2009
    @lastgirl2009 7 ปีที่แล้ว

    noolaaada nolaaaaada shirbku waa warsangeli obakar waa garamayan

  • @jiifaayehurdaaye724
    @jiifaayehurdaaye724 10 ปีที่แล้ว +5

    HARTI ABGAL DHEXDOODA MIYAA ISKU GABYAYAAN SHIRBAAYAAN, OO KUBADA YAA BADIYAY?????

    • @deqah
      @deqah 4 ปีที่แล้ว +3

      HAAHEEY WAAWEYNKI ABGAAL CISMAAN WAAYE GUULEYSTA QOWMIYADA BOQORTOOYADA ABGAAL CISMAAN IDIM ALLAAH AMEEN YAA RABI

  • @maxamadgeedu2168
    @maxamadgeedu2168 3 ปีที่แล้ว

    Shirib.besha.cabalecaroone

  • @calimaxamed9934
    @calimaxamed9934 4 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @abdurahmanjeego7068
    @abdurahmanjeego7068 4 ปีที่แล้ว +2

    Muuqaal goormee waye?

  • @maxamedmacalin1331
    @maxamedmacalin1331 4 ปีที่แล้ว

    M

  • @xuseencadexuseen2171
    @xuseencadexuseen2171 5 ปีที่แล้ว +1

    H

  • @quraanonlineschool6213
    @quraanonlineschool6213 4 ปีที่แล้ว

    *Gaw waar waxani maxay kuhadlayaan*

    • @fahadyare7784
      @fahadyare7784 4 ปีที่แล้ว +4

      Camool Io Dhagoolaa Ka Tahey

  • @hanadcarab1648
    @hanadcarab1648 2 ปีที่แล้ว

    ,

  • @jiifaayehurdaaye724
    @jiifaayehurdaaye724 10 ปีที่แล้ว

    WARSENGELI IYO OBAKAR MIYAA IS HEESTAAN?