Qofka shiid dartis aan mizanka iska ridi karin kawaran asaga oo whey protein xita gadan marin oo rabo in u iscaateyo baaskiil hadan banaanka ku wado maalin kasta 1saac maku catowa walal wlhi lacaga gym diet ku gato mahesti lkn baaskil aan malin kasta 1sac wado wan heli kara ma igula talin laheed si aan mizan urido baskilkas mise sidi sawirka aad muqalka naga tuseyse cmla u ekana hadan catowo jwb wacan macalin 🤝🤝🤣
Walaale aniga aya sokor qabo oo Irbadaas qaatay mudo 3 sano markaan joojiyeyna walahi waxaa i koray miisankii is saarnaa 4 jibaarkiisa haduu jirka barto walee waraa u jiro plz qof hakula talin walahi allah baa i maqlayo waan is nacay gym ayaa xal u ah is yareynta miisanka iyo cuntada oo la kontoroolo .
Wali waxaan ku jirnaa wiigii qiimo dhimista.. Qiimo dhimistaas ka faaiideyso!!
www.mmuscle.shop
Wow macalin kaa wanagsan walige maa arkin ❤ thanks sida wx nagu faidesid
Mahadsanid brother ❤️
Easy iska soon
Shukran ustaadi 😊
Adiga mudan brother
Ustaad xagee kala so xariiira karaa? mahadsanid.
Lacag sef gareeynta ajarkana kuu badanaayo cafimaad ne heleysid ma iskasoontiinoo
😍😍
First one
💪🏿🙏🏾
❤
🙏🏾🙏🏾
From South africa
couch sideen ku helaaa supplements aad ii bido
Isku wadan baynu joognaaye inoo soo hel wlal
Asc walaal waa runtaa aniga qof xanuuno badan ayaa ahay ma soconkaro waxaa larabay in knee replacement la ii sameeya waxaa lay dhahay lagu qali maayo hadii aadan culayska dhimin anoon socokarin waxaan iska riday 38kg waxaan ku riday cuntada oon saxay iyo swimming marka waxaan la yaabay qof soconkara oo caafimaad qabo oo daawo isku caataynaaya walaal caajisnimo way dhaaftay
Wcs wr wb. Masha Alah walal. Aad ayaan ugu Farxay intaas oo misaan ah inaad iska riday. Iam proud of you ❤️
Walaal qofka baskiilka muhiimka waa cuntada gm uma baahnid waad lugaynaysaa cuntada wax yar cun iska daa baasto bariis sokor bur rooti saliid
🐐
🙏🏾💪🏿
Waaba beelo germany 🇩🇪 malaga hela wll
Videoga dhan ma daawatay boss
Qarashka intaa le,ek +caafimaad daro , oo ay u dheertahay jirka oo jilca ayaa laga dhaxlaa daawooyinka leesku caateeyo , Caajiska waa dilaaga naftaada😢
100% caajis waa dilaa koowaad ee biniaadanka 💪🏿🙏🏾❤️
Coach Creatine monohydrate ayaan isticmaalay kadibna kacsi la'aan ayaan isku arkay. Maxaa keeno kacsi la'aantaa creatine markii la isticmaalo
Wllka doctor aad bc creatine side effect malahan
Walal Creatine dhibkaas ma keeno.. Ogoow mara waar waxay noqon kartaa niyadaada
Qofka shiid dartis aan mizanka iska ridi karin kawaran asaga oo whey protein xita gadan marin oo rabo in u iscaateyo baaskiil hadan banaanka ku wado maalin kasta 1saac maku catowa walal wlhi lacaga gym diet ku gato mahesti lkn baaskil aan malin kasta 1sac wado wan heli kara ma igula talin laheed si aan mizan urido baskilkas mise sidi sawirka aad muqalka naga tuseyse cmla u ekana hadan catowo jwb wacan macalin 🤝🤝🤣
Walalka waxaa haysato iyo waxaad haysato isticmaal. Bashiil misaan waa ku ridi kartaa. Waxaa ku sii dartaa xoogaa bodyweight exercises💪🏿💪🏿
@MaryoleyMuscle thanks qeer allaha ku siiyo sxb 🤝
@@basteysharma9381 😍🙏🏾
Walaale aniga aya sokor qabo oo Irbadaas qaatay mudo 3 sano markaan joojiyeyna walahi waxaa i koray miisankii is saarnaa 4 jibaarkiisa haduu jirka barto walee waraa u jiro plz qof hakula talin walahi allah baa i maqlayo waan is nacay gym ayaa xal u ah is yareynta miisanka iyo cuntada oo la kontoroolo .
Walaal qofna maku talinaayo. Dadka waan uga digaayay 💪🏿
Moringa muqalka sosame
Insha Alah
Kharashkaas maad cunno nafaqo leh ku cuno intaan dawo ku iibsan lahaa😂
Carashkaas cuno ka badan ayaa ku Heli karta 💪🏿💪🏿