@@MunasarSomali wcs wr wb. Walalkey intee igala soo xariirtay.. Video waliba waxaa sheegaa mesha la igala soo xariiri karo.. Waxaa igala soo xariirtaa emailkaan maryoleymuscle@gmail.com ama www.mmuscle.shop
Anaaba saan eh ee abti iga soo gaar wiil ayaan ahay ciwaan kaan mobile ka ayeeyo dey ayuu ka kacsan yahay namberkeyga waa kan ani waan suubiyay isboortis waliba aalamiinto caloosheydane waa murqo iyo garbaheyga wey jar jaran yihiin dgibka iheysto hada yurub imaaday mana aqaano ee ii iga soo gaar
Wali waxaan ku jirnaa wiigii qiimo dhimista.. Qiimo dhimistaas ka faaiideyso!!
www.mmuscle.shop
maclino ana ila soxarir pls
USN Muscle Fuel Anabolic Protein powder Iyo Mass gainer waxaa ku badan Carbs oo calool koris ah.
( belly fat )
Whey protein ayaa ugu fiican iyo creatine monohydrate.
Asc haldha ayaa gabaa waa caylanahy waxaa rabaa inaa icabiso wll plz 🙏 😢😢😢😢🎉❤
Great coach!
@@uchilkafinskogo5993 🙏🏾❤️
Maclimuu endomorph kaso hadal ayagane oo calosha fat ku leh iyo kilyaha
Intee kala soo xariiraa
Coach, qiimihii aan kugu ogeyn baad siyaadisaye maxaa qiimo dhimis ah ?
Xagey kaala soo xariiraa
Macalin nikaan dhagax moo kashaqeeyaa shaqadiisa maxawaa fadlan.
🙏
@@Skizskiz 🙏🏾❤️
@@MaryoleyMuscleabowe halken kalaso xirira fadlan lambarkaga isi ado mahadsan
Hdan cuntada bdan lodajin jadwal xanuno aye keni karta ay kow katahy gastritis
Ani 18 sano ayan jira 50kg waan ahay caato saaid ah miyaan ahay mise?
💪🏽💪🏽
asc maclin ani maxa ila so hadli ladhay pls ana 5 bil ka bada kub radinoyo mel kala so xariro
@@MunasarSomali wcs wr wb. Walalkey intee igala soo xariirtay.. Video waliba waxaa sheegaa mesha la igala soo xariiri karo.. Waxaa igala soo xariirtaa emailkaan maryoleymuscle@gmail.com ama www.mmuscle.shop
💪💪💪
@@businessfinnish 🙏🏾🙏🏾❤️
ustaad markad ectomorph tahy ma waxaa wanagsan marka hore inad misaan uun isku darto mise adigo misaan isku daraya muruqna wa dhisan kara
mahadsanid
Hadii aad tahay Ectomorph biloowga waxaa fiican inaad misaan isku darto!! Dabcan aad inaad isku cayiliso ma ahan. Markaad misaaanka isku daraysana gymka aad 3-5 weegii
inaa soo gato ne waan awoodaa walalka
sual kale weekgii hadii aan cuno 3500kcl oon gymna aado 3kg baa igu darsanta aad banan udhuubanhy ma la i dhihi ectomorph
Walalka waxaa la rabaa maalin waliba inaad tahay caloric cer plus... Guud ahaan calories aad maalintii cunayso waxay ku xiran tahay sida metabolismkaaga iyo guud nolashaada kale
Asc wll intee kaala soo xariir waxan rabay inaa Gmail kalasoo hadlo lakin invaled
Invalid ayuu ileeyhay markan rabh inaa kula soo xariiro maxaa sameeyaa pl
❤
Anaaba saan eh ee abti iga soo gaar wiil ayaan ahay ciwaan kaan mobile ka ayeeyo dey ayuu ka kacsan yahay namberkeyga waa kan ani waan suubiyay isboortis waliba aalamiinto caloosheydane waa murqo iyo garbaheyga wey jar jaran yihiin dgibka iheysto hada yurub imaaday mana aqaano ee ii iga soo gaar
Abti tan waa sababta aan u siibiyay muuqaalkaan, si ay uga faaiidaystaan dadka ectomorphiga ah
Ectomath baa ahay cuno bdn ma cuni kariba😂
Xalkaaga waa mass gainer markaas Hadii aad rabto inaad misaan isku darto
💪💪