ASC Mansha ALLAH soo dhowoowda Xamar waa idin shidan tahay waa idin salamaya kuligiin,waa ku faraxsahay in aad Mogadishu joogtaan soo dhowoowda .❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@@abdimahamud8586sxb aniga awowgey labaad ya Reer nus dariiq aha yacni faracayga xagas inkasto Reer iska noqonay boqolkii sano u dambeysay xamar ayan ku dhashay ma jogi Lkn hada nusdariiq see lagu ahaa ugaas
Wllkey masha allah wlhi 1m subscribes hadan awodi lahay wan ku garsin lahay wlhi Rer Mogadishu ahay guulayso wlhi aad ayaan ku jeclahy wllkey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Teda kale meelkasta aad tagtid allah kugu amansado
Wa magaalo dad nasab ah dagan yihiin. Bal waa kaasaaye ii sheega magaalo kale oo sidaan sameyn karta. isku wada keeni kata qabiil walbo iyo gobalada dalka? waxaan rajeeynaa dadka in eey wax ka bartaan Xamar.
legenow TH-camrada waawayn soodawo waxyabo padan ka faidaYsaye geedi sahan ookale sida uu vloga uduupo safar dhan oo muqdisho aad ku aday ayad hotel $5dollar ah kaso samaYsaY 🫠
Reer mogadishu wiilka an gacanta saarno 100k aan ku tuurno
Ree muqdisho 🙏
ASC Mansha ALLAH soo dhowoowda Xamar waa idin shidan tahay waa idin salamaya kuligiin,waa ku faraxsahay in aad Mogadishu joogtaan soo dhowoowda .❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Maasha Allah tabarakallah
Legend content wa fadhiyaa hore u soco wanaag oo dhan ku rajeenaa in sha Allah 🦁🫡
Rageedii 🔥👊🦁🤟
Aniga ah rer ogadenia hada waxan jeclahay muqalada muqdish laga duubo waligay ima dhafin
Muqdisho Ogaden way Ka buuxaan anigu reer nusdariiq baan ahay indhaha Ka bartay muqdisho iyo meditaga
@@abdimahamud8586sxb aniga awowgey labaad ya Reer nus dariiq aha yacni faracayga xagas inkasto Reer iska noqonay boqolkii sano u dambeysay xamar ayan ku dhashay ma jogi Lkn hada nusdariiq see lagu ahaa ugaas
@ meel kuwada hamino waye muqdisha alx Aniga wanba arkay lakin meelna ilama sina home muqdisha
Hambalyo deqsi abowe 50k🎉 Guulo badan ku Rajeyneyaa❤
Pro borama imaw sificn gusodhwyn😢
50k Coming soon inshallah 😍❤
Deeqsi maxamed dahir coming soon 50K I.a ❤
Deeq Mohamed Dahir horay usoco bro kiyya
Muqdisho 😉✌🏼
Xamar waa magaalo cajiiba
Bro🙏
Masha allah Xamar waa meel qurux badan❤
Mncha allah hno horay usoco ❤
Asc mashallh mashallh edo maglt malatat way
Keep going prother 🎉
Ninkan Gacanata Hala Saaro Somaliyeey ❤1m dad aan waxaba Soo Faa iidaynin ayaa lagarsiiyaa
Deeqis maan 1000m uqalmaa
best youtuper ever❤😊
Wllkey masha allah wlhi 1m subscribes hadan awodi lahay wan ku garsin lahay wlhi Rer Mogadishu ahay guulayso wlhi aad ayaan ku jeclahy wllkey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Teda kale meelkasta aad tagtid allah kugu amansado
M.a deqsi ila malinkad bilabysy wn kula socda🎉🎉❤
Welcome wallo
Horay usoco legende
Waxan u daawada muqaladada sida films k 😮
Guulayso powe🔥💗
50k om the way 🎉
Hambalyo 50k bro 🫶🫸
Nice Vlog ❤
Degmada kuyaala hotelkan qiimaha jabin sxb deeqsi
Howlwadag waliba dabka agtiisa weeye
Waaryaa waarsideetihidii wer kusoodhawaad magaaladiinii magaalo madaxdii umada soomaaliyeed hooyadii umada soomaaliyeed barakee alow xamar aamiin
Keep going pro 🎉🎉🎉🎉
Waa barnaamij wanaagsan
Keep going sxp 😊❤
Keep going
Wllky
Muuqaalka maxaad HDR kaga dalacday saaxiibow.
Balad weyne i.a inaa somarto wan rajeynaa deeqsiyow
M.a guleso sxb❤
Masha allaha
Reer yaqshid soboqo😍
Horu mar wacan ❤❤
Take care sxb xamar xarfaanteeda badan
" hotelka ugu raqiisan igee " kalmadaas yaan lagugu hodin
Yaa wax ku fala qof youtube irsaqad karadsa magalada Afka noga bixi😏
@NawalHasan-h4f xamar wa magaalo weyn oo macno badan is ilaali ceeb maaha kkkk
Ok num ber aan kala so xariiro aawey🎉
guleeyso
50k coming son❤❤🎉🎉🎉🎉
Niw deeqsi wan ku tageraye lacag aad ku tal xisayso xaged ka hesha❤
Noo soo badi abwe
From burciidow
Keep Up Pro❤
Muqal qurux badan deeqsi
M a allah agoat ❤❤
Maanta shoolkanaga maxad kasoo doonteen adi iyp xariir😅
Zhp TH-camrada travel ee cadanka dawo dedna so copy gare😂
Kadib waxaa dhehee copy from.......😂
Zxpow zhax dan bedel. Hotel
Wa hotel cajiiba m.a
Meshaan waxaa daganan jiray aan malin ku arkay deeq marojie iyo teamkiisa
Haaaaaa
Xabiiba xash cabdi magac naag soo mahan 😂😂😂😂
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🇸🇴😍
50 kii waxyar aa udhiman gaarsiiya
Garoowe ku dhiman saxib
yaa xasusta alberko loo yaqiny iminka wy yaraden
Deeqsi man gabiley flog ka so same
Kaaley jabuuti zxb 🇩🇯🌧
5 doolar waa qaali kuwa 3 iyo 2 ah baa jira laisku cuno.
Nooc wlpa wala hela dhe 😂
Waraa halkee ku yalaan😂
Maxa la isku cunaya sxp😂😂😂😂
Af somali miya idin macneeya ha idambaajin xarfaaney😂😂
@AdnanAzmar sxp please waxa la cunayo sheeg bal ma shiid awged baa😂😂😂😂😂😂
$2 iyo $ 3 aajira sooraadi ha raqiisleeyne
KAAMA YEELAYNO KII SUBAXA HADA SOO DHIG😂
Wa magaalo dad nasab ah dagan yihiin. Bal waa kaasaaye ii sheega magaalo kale oo sidaan sameyn karta. isku wada keeni kata qabiil walbo iyo gobalada dalka? waxaan rajeeynaa dadka in eey wax ka bartaan Xamar.
😂hotel lee mii mise motel
🔥🔥
legenow TH-camrada waawayn soodawo waxyabo padan ka faidaYsaye geedi sahan ookale sida uu vloga uduupo safar dhan oo muqdisho aad ku aday ayad hotel $5dollar ah kaso samaYsaY 🫠
Ninkaan iyo geedi sahan maxa isku xiray mise in leys wada copy yeeya wax fiican
DEEQSI MAN wanku salamaya...........................//
Hotel kas waxa uu kuyal dabka calaw laabkiisa ayuu ku yaal wax seexan jiray 6 bilood waxaa haysan jiray nin la dhaho boodo😅
Haaa sifiican ayaad u garanaysaa
Night life soma markad magalo tagto sida habenki Loga caweyo cutoyinka
😢wr meesha yaana lagugu qarxinin nio nabad maaha meeshaas
😂😂😂😂nafta adoo saas ula ordaaya laga qaada ee wdanka waa nabd waxa adigu ka aamin san tahy baa qalda
@AdnaAbdullahi-do8kr hye huuno cafwan
@@yacqoabdi2174mahadsanid
muqalkan xalay bu dubay cawa ma dagana😂
Maxeey garbaha isku qabtaan nimanka somalida yaab ciyaalka say walaahi ayaa ka sheektay nimanka somalida (don't hold my shoulder)
Waxaas ceeb Kama aha wa kal gacal iyo walaalnimo wax walbaa qaniisnimo hau malyn iney tahay say Wlh iyo qof dhulkii jooga maxa iska galay 🤔
😂😂dabka xafada awowgey dagna 😢😢xasus inkasto ani xamar lee ahay wardhigley my home 😢😊
raqiis
M.a hampalyo msul
Kkkkkkkkkk
.❤❤❤❤
Mid alshabaab ah ayaa kusoo agseexamaya😂
😂😂
Suuqa labaad ee muqdisha aad suuqbacaat
Ar iiwaran aaaaaaa
War kan isku lahjad ayaaba tiihiin jabuutawi ayaad Mogadishu ka heshay
M.a goate
🏳️🌈😊
Waar maxaa lagu sheegay Muqdisho waa kuwan utoubeyaashi reer somaliland io somali galbeed isugu tageene. Cajib!!!!
Waa dhul Somalia yed wax loguma shegine hakaa raxestane inamada kadaa 😂
Wow
😂😂😂muqdisho bajaj ban unacay sida hargsysa may mamnucdo waa tuulun😂
I dhaweey baa la dhaha magceeda 2aad😂😂
Bajaajta dhalinyaro badan ay3y shaqo abuur utahay waa ganacsi loo baahnaa
M a allah agoat ❤❤
M a allah agoat ❤❤