DEG DEG Turkiga oo markab dagaal usoo diray Somalia, Taliye Shub oo lafta gareen lagu shirqoolaayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 23

  • @LibanAhmedMohamed-q1y
    @LibanAhmedMohamed-q1y 22 นาทีที่ผ่านมา

    Woooow I love you turkey and maser alitariya American and my Somalia

  • @husseinhassan1096
    @husseinhassan1096 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    ❤❤❤Turkey Somalia 🇸🇴

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    GABDHAHA MA QEYLIYEEN OO MA KUFSADAY, MISE WEY BALLAMEEN OO GURIGIISA AYEY UGU TAGEEN, NOO KALA SAAR.

  • @AhmedMohamed-m8r9w
    @AhmedMohamed-m8r9w 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninkasta oo etopiya caa ya waa non wanaagsan

  • @IbrahinAhmed-g4p
    @IbrahinAhmed-g4p 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @AhmedMohamed-m8r9w
    @AhmedMohamed-m8r9w 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxa tahay khayr beele

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    HAWEENKA SOMALIYEED, MAXA GEEYAY HALKA AY KA SHAQEYAN RAGGA TURKIGA, GABDHAHA QAAR KA MID AH, AYA LA SHEEGI JIRAY IN AIRPORT KA, LOOGU GEEYO CIIDANKA UGANDHA.

  • @silverloola726
    @silverloola726 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Talye Shub oo lacag lasoosiiyey

  • @abdikarinmohamed8175
    @abdikarinmohamed8175 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Suldsanka waa ithopiayaan

  • @S.Mohamud-fc6ll
    @S.Mohamud-fc6ll 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hassan Sheikh waa Madaxwayne Hawiye ee muxuu ka rabaa Abdiaziz oo ah Madaxwayne KG.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MD. XASSAN WUXU DOONAYA IN MD. LAFTA GAREEN XAMAR LA KEENO, XASSAN SKH NA XAMAR UU KU XIRO.

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🇹🇷🇸🇴❤️❤️❤️🇹🇷🇸🇴

  • @LibanAhmedMohamed-q1y
    @LibanAhmedMohamed-q1y 16 นาทีที่ผ่านมา

    Lafta galeen masar cidankeeda iyio turkey cidaankisa dhaman xuul muladiray haluu qabto laftagaleen inaga raygayga wll

  • @fadumayusuf-bt9qq
    @fadumayusuf-bt9qq 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    asc tuurkiiga soomaaliiya yaan leesku diirin gebdhaha ayaaga hooteelada wareegayo

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka dalka somaaliya in ay dawlad noqoto diidan ee danaha gaarka wata waa in diyaarad lagu duqeeyaa kuwa madaxweynayasha sheegana ee somali inba meel ku xirey

  • @Sarta100
    @Sarta100 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Shirqool beel rufiyaan cadswga afkiisa ku hadlaysaa dulli baa tahat soomaali diid sh waxaana tahay youtuber u adeega cadawga itoobiya dowlada waxay xaq u leedahay inay u caqli celiso hadiise uu diido waa lala dagaalaa asaga iyo xabashida uu kabaha usido cidna doqlad isuma taagi karto dowlada soomaali oo dhan baa heegan u ah di difaaca dalja adiga waxa tahay cadaw CzBB ah jecel xabashi in dalja qabsato zzRufiyaan aan ka xishoon alke iyo soomaali baa tahay waxaan u maleyhaa asalkasd inuu orromo yahay balaayo ku arsgtee qoorgaaban.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    XASSAN SHEKH, MUXU UGU WAASHAY LAFTA GAREEN, QAYAANO WEYN AYA SOCOTO.

  • @a.j2428
    @a.j2428 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DHOWR BILOOD BAAD LAHAYDEEN TURKIGA MARAAKIIB DAGAAL SOO DIRAY, SAME OLD STORY

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SHUB HADUU DHAMEYN WAAYO ASNA ASLUUBTUUBWEYNAYAA ASAGOO 2 XIDIGLE ISTEESHIN BEYDHABO KU YAALA AYAA LAFTA GAREEN SODOGIIS CODSADEY IN TALIYE UUSAN ISTAAHILIN LOOGA DHIVEYBG GENERAL UUSAN WELIGIIS NOQDEEN LAFTA GAREEN LOOGA DHIGEY HANTIDII CIIDANKA UU BOOBEY HADUUBFULIN WAAYO TALISKOO LAGA QAADO XOOLIHII LAGA SOO CESHO

  • @suleymanali111
    @suleymanali111 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    isku midway waliba Tali shup
    Ayaaba sidaran

  • @jamajafaal9460
    @jamajafaal9460 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Arintii difaaca bada waxba kama jiraan sow maaha 😅😅😅

  • @abdirisaqmohamedhagy8643
    @abdirisaqmohamedhagy8643 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaaciradiinu waa xad beeshay....Turky danihiisa ayuu xamar u joogaa cidkale se dan iyo helo kama lahan......hadaad u maleeyneeysaan inuu Turky wax idiin qabanaayo. Suga ilaa yoomul qiyaamaha.

  • @SayidMustaf
    @SayidMustaf 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤