FIRDHIYE SIYAASAD WAXBA KAMA YAQAAN GEELE, XASSAN GURGUURTE WA KUWII SHALAY MARKII LAASCAANOOD LA DUQAYNAYAY MUSE BIIXI KU GARABTAAGNAA MANA QARSOONAYN. MAANTA WAXA MUUQATA IN LA RABO IN LA ISTICMAALO SSC LANA SAQIIRIYO .SSC WALI WAA FADHI BARAD SIYAASADA GEESKA INAY KU DHIMATO AYAA LA ARKA WAAYO KHILAAFKA GEELE IY BIIXI KALIYA KUMA KOOBNA OO QURA JIBUTI IYO SOMALILAND BALSE WAXA SOO GALAYA PUNTLAND OO AY GEELE IYO XASSAN GURGUURTE IS HAYAAN SSC WAXAY DHEXDA UGU JIDHAA PUNTLAND IYO SOMALILAND
Asc suldan
5:43
WAXAAN SUGNAA WAA ISBAGAYSI ETHIOPIA, PUNTLAND IYO SOMALILAND
Geela ma aqoonsaney hadaan buu rabaa in uu ka tuuro
😅
FIRDHIYE SIYAASAD WAXBA KAMA YAQAAN GEELE, XASSAN GURGUURTE WA KUWII SHALAY MARKII LAASCAANOOD LA DUQAYNAYAY MUSE BIIXI KU GARABTAAGNAA MANA QARSOONAYN. MAANTA WAXA MUUQATA IN LA RABO IN LA ISTICMAALO SSC LANA SAQIIRIYO .SSC WALI WAA FADHI BARAD SIYAASADA GEESKA INAY KU DHIMATO AYAA LA ARKA WAAYO KHILAAFKA GEELE IY BIIXI KALIYA KUMA KOOBNA OO QURA JIBUTI IYO SOMALILAND BALSE WAXA SOO GALAYA PUNTLAND OO AY GEELE IYO XASSAN GURGUURTE IS HAYAAN SSC WAXAY DHEXDA UGU JIDHAA PUNTLAND IYO SOMALILAND
dir kacarar oo dir kucarabaa kadhacday hadaba dhànkastaba dirbaa kaaxigee dabada soomaydho