Guurka ajanabigu igu soo orod maha. Sanadkii kobaad dhibkii iga qabsaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 320

  • @umusuhayla6528
    @umusuhayla6528 2 หลายเดือนก่อน +17

    Runsheeg waa ceeb sheeg baan maqli jiray runta u sheeg hablaha wiilasha ajanabigana raba sidii faarax yadeena in waxloo bixiyana sugaya aniga waxa kaleba hayga hadhaan mar hadii lacagtaada soo dhiiblay dhoho badaasaan kagalaa 😂 waxaan rabaa waxayga iyo wixiisaba inaan isku dharsado

  • @lisalyonxo
    @lisalyonxo 2 หลายเดือนก่อน +21

    This video made me laugh 😂😂😂 Can’t wait for part 2

    • @muhiimali
      @muhiimali หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @caamir7996
    @caamir7996 2 หลายเดือนก่อน +9

    Assalaamu calaykum
    Walal xijaabo oo is astur, Allah ka cabso. Insha Allah waan kuu ducaynaynaa

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 หลายเดือนก่อน +10

    Hablaha Soomaaliyeed ee doonaya in aay nolasha lawadaagaan qof ajanibiya walaashiin Asma baa idinka siisay cashar wanaagsan. Sidaas darteed gabadhii calaf Alle ugu daro QOF aan Somali ahaan sida walaashiin Asma oo kale waxaad meel iska dhigtaan dhaqankii Faaraxyada iyo Xaliimooyinka ee Somali Maxamad waxaad-na isku diyaarisaa nolol kaduwan taadii hore.

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 2 หลายเดือนก่อน +1

      naagahaan lama waaniyo wixii laga waaniyeey jeclaystaan wa caruurta oo kale udaaya ha soo arkaan

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 2 หลายเดือนก่อน +1

      CARUURTU INTA AY YARYIHIIN BAA DIINTA IYO DHAQANKA LA BARAA DUMAR WEYNAAN QURBAHA KUSOO GALAY WAXBA KAA DHAGEYSAN MAYAAN MARKAY SOO JABAAN IYAGAA SOO FARIISAN DOONA

    • @Fartuun123-n6b
      @Fartuun123-n6b หลายเดือนก่อน

      ​@@mrsocotraisland1939 caacda nagala kor tag caruurtada wss

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be หลายเดือนก่อน

      Cashar maahe w badow iyadee noloshakucusbeed practice bee kubaratey

  • @abdirahmanmohamed216
    @abdirahmanmohamed216 หลายเดือนก่อน +2

    Mashalah Walala aad baad umahadsantahay waxaa tahay qof daacad ah sida wanaagsan aad gabadhaha somaliyeed ugu sharaxada

  • @FardosaJurati
    @FardosaJurati 2 หลายเดือนก่อน +8

    Naag nasiib badan tahey Alxamdulilah dheh lkin kudalo diinta islamka inat kudhaqantan hadan heysan lahaa nin aad igu dhow labta iga jira Alx dheh keyga howlahaas kuma ficno

    • @fadumohassan2425
      @fadumohassan2425 หลายเดือนก่อน

      Tan iyadu xataa diin kalama jecla

  • @AhmedAweis-io5jh
    @AhmedAweis-io5jh 2 หลายเดือนก่อน +5

    waa xaqiiqooyin jira inta aad ka hadashay, qeybo kamid ah waan la kulmay! mahadsanid Asma

  • @anisamohamedali898
    @anisamohamedali898 2 หลายเดือนก่อน +9

    Nosoo badi abyo adban ugu helay wllhi 😂😂

    • @hanniqueen7714
      @hanniqueen7714 2 หลายเดือนก่อน

      Cadaaanba usi socotta😅😅

  • @nemohupdirahman2467
    @nemohupdirahman2467 2 หลายเดือนก่อน +5

    Wlhi wan daacad qoslay 4 meelood baa shaqo lagaaga soo helaya kulaha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @queenofburco5285
    @queenofburco5285 หลายเดือนก่อน +3

    Only Somali man 🩸👑🔐

    • @GuledAar
      @GuledAar หลายเดือนก่อน

      @@queenofburco5285 why somali man? Because you think he is money machine? Or what?

  • @Nimcaanyaasiin9097
    @Nimcaanyaasiin9097 2 หลายเดือนก่อน +3

    They're healthy people wallaahi. ❤

  • @Fatxiawed
    @Fatxiawed 2 หลายเดือนก่อน +17

    qaybta 2baad keen wiil baan is guursanaynaa Ajanabi ah Insha Allah Alloow calaf iigu dar Aaamiiin Yaa Rabbi🤲🤲

    • @HodoAyan-is4fw
      @HodoAyan-is4fw 2 หลายเดือนก่อน +2

      Amin wll inshallah Allaha nin fiican Allaha hakaga diigo

    • @MaidaMohame3
      @MaidaMohame3 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hailaawin istikhaarada wll😊❤

    • @MohamedNoormohamed-lc4rg
      @MohamedNoormohamed-lc4rg 2 หลายเดือนก่อน

      @@Fatxiawed futada yu nan kawasin bambers 8 sii iibso habo

    • @Supr93
      @Supr93 2 หลายเดือนก่อน

      @@MaidaMohame3😂😢 Burn 🔥 this noise is so sterna and I am 😢 so proud 🥹and so happy😅

    • @Fatxiawed
      @Fatxiawed 2 หลายเดือนก่อน

      @@HodoAyan-is4fw Aamiiin Abaayo shukran ukhtii

  • @ruqiyamohammed6873
    @ruqiyamohammed6873 2 หลายเดือนก่อน +2

    Walaahi Wiil somali waxa kafican lawayay allahay Wiil shana hanodayo hadad shaqayaso &hada shaqay nin waxa walabo asiga latagan

  • @DeeqaAbdiosman-ib7de
    @DeeqaAbdiosman-ib7de 2 หลายเดือนก่อน +2

    abaayo waxa kale waa caadi waala xalinkaraa lkn tan lacagta ayaa wadada nootaagan😅😅😅

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah, waa mahadsan tahay Asma quruxeey ❤❤❤.

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 2 หลายเดือนก่อน +2

    .gabar.yahay.madaxa.daboolo.alle.kabaq.qurxudaas.alle.ayaa.ku.siiayay.yaan.lagaa.ceshan.alle.haku.barakeyo.maanat.waa.aduunyo.barina.waa aaqiro

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 2 หลายเดือนก่อน +1

    Haa macaanka oo dhan ayaa kujira
    Waxa keena dhibta shacabka soomaliyeed ku dhacay nolol adag.

  • @hodanabdi3667
    @hodanabdi3667 2 หลายเดือนก่อน +1

    I just love your honesty..
    We love you

  • @hodanomar9395
    @hodanomar9395 2 หลายเดือนก่อน +4

    Thank you walee waa war cad

  • @DaryelDantaada
    @DaryelDantaada 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaad sheegtay wan fahmayaa lakin arinta 50 50tiga ah kuligood ma sameeyan. Xajigayga wa ajnabi waligiis ma i weydinin in aan bixiyo 50% waxa guriga ku baxo. Wan shaqeysta lakin lacagtayda aniga ayaa jecel inaa galiyo familkeyga.
    Waxaa ilowday in swedishka u bahanyihiin ”lugnt och ro” nolol buuq la’aan eh

    • @GuledAar
      @GuledAar หลายเดือนก่อน

      Anigaa galiyo kuteh. 😂 shaqaysta oo ragiina biila wa si wanaagsan e.

  • @itgirlinIT
    @itgirlinIT หลายเดือนก่อน

    i love that as somalis waa isla weeynahay unintentionally 😭 we got princess mentality

    • @GuledAar
      @GuledAar หลายเดือนก่อน

      @@itgirlinIT Only the men have pride, somali women are submissive to whatever culture they are married to.

  • @Saraamustaf99
    @Saraamustaf99 2 หลายเดือนก่อน +2

    Abyo marka uur yeelato aad shaqayn karin lacagta asi maa baxinaayo

    • @kifahmoha9785
      @kifahmoha9785 2 หลายเดือนก่อน

      Markaad dhali rabto bes baa qolada shaqadu kusoo fasaxayaan uur baan leeyahay mashaqayn karo kaama yeelayaan ajaanibtu😂

    • @asmaanaxariisbdn2105
      @asmaanaxariisbdn2105 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@kifahmoha9785 HHhH 😂

    • @Saraamustaf99
      @Saraamustaf99 2 หลายเดือนก่อน

      @@kifahmoha9785xaasisana wuxu

  • @Nadiiraa-Ali
    @Nadiiraa-Ali 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maa waan ka helay anu shuurudaha waa easy mrka laga reebo shaqada dee nin musllim ah ayaan raba maya gaal ninka muslimka wuu garanya in lacagtaadu taada tahay tiisana aan wada leenay ee bal soo badi asmay😂

  • @UmuAlia
    @UmuAlia หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah tabarallaah Asmay Warkaagu Wuu igu Socda Wlhi Si Daacadana Waad U Hadasha Qalbi ❤ Soo Same Qayb labaad😂😂

  • @zuhayliinasaed4940
    @zuhayliinasaed4940 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waa qoslay kulahaa wixisa waa wxyga wxygana waa waxayga😂😂😂😂

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 2 หลายเดือนก่อน +6

    Waad Mahadsan tahay Way fiiican tahay lkn Inagu ma Naqaano Runtaa sheegtay wleeee...Ku dhagdhagid Fara badan waaba Qosol taasi Alla beerka😅....4 shaqaaa laguu soo helayaa waa legend ninku wlhi 😅😅😅

  • @najmadhakne980
    @najmadhakne980 2 หลายเดือนก่อน +1

    Beautiful asma I was dead 😂😂😂 thanks for sharing

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 หลายเดือนก่อน +1

    Bismillaahi raxmaani raxiim

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah walaal shukran walaal hadaad u sheegtay gabdhaha soomaaliyeed

  • @filsanahmed1669
    @filsanahmed1669 2 หลายเดือนก่อน +1

    Iadore you very much ❤when you laugh I laugh with you😂😂😂

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 2 หลายเดือนก่อน +1

    DUMARKU WIXII LAGA WAANIYO AYEEY JECEL YIHIIN,WAXAY KALOO KA HELAAN IN LAGA HAD HADLO OO LA YIRAAH HEBLAAYO NIN AJANABIYAA QABA OO DUMARKA KA TILMAAMNAATO GEEDKU 🌴MARKUU YAR YAHAA LA TOOSIYAA NAAG WEYN OO QURBAHA SOO GASHAY WAXBA KAA DHAGEYSAN MAYSO HADAAN MARKII HORE REER KEEDU WAX SOO BARIN

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 2 หลายเดือนก่อน

    Inaad afrika aad ehelkii biil joogtaa loo diro iyadana bal wax ka dheh sidee ninanka ajaanibkaa u arkaan?

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 2 หลายเดือนก่อน

    Aad yaad u wacan yahay. Wallllew anaa kaaga fiicnaan lahaa. Wacaneey
    Alla dhaqanku wacanaa
    Alla afka hooyo wacanaa .
    Soomali soomaliga kale wax uu ku diidi karo ma jiro.
    Aad baan ula dhacay runta wacaneeey .runtu waa diin runtu waa nolosha dhabta ah.

  • @NimcoEssemahamed-x8t
    @NimcoEssemahamed-x8t หลายเดือนก่อน

    Aniga laftarkaygo wan necbahay dhag dhag walhi😅😢

  • @nastehoaliosmaan1460
    @nastehoaliosmaan1460 หลายเดือนก่อน +1

    Mid iraaca oo hab isiiya wnba rbaa❤

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 หลายเดือนก่อน

      Waa say sheegtay NAFTA ku qabnya diiqad ina Walton kudhawanysa ilaa isfahntan u hadayo mooye wuu kudubasoconyameelkastanin cadana waa noocaas😅

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 2 หลายเดือนก่อน +1

    Haa wacaneey anaa kuu dhaami lahaa.

  • @asli1035
    @asli1035 2 หลายเดือนก่อน +1

    asmaay marka ugu horaysaan ka saxeexayaa inaan 50/50aqbalayn.

  • @somalitech102
    @somalitech102 2 หลายเดือนก่อน

    Hablaha somalidu inay xor yihin ayad halka ka fahmausa mahadsanid asma

  • @hamda777u
    @hamda777u 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks Asma❤noo soo badi macnto faarax ka tashanaye😂

  • @farxiyamaxamuud9249
    @farxiyamaxamuud9249 หลายเดือนก่อน

    Ajaanibka aad sheegayso futada iska gali

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 หลายเดือนก่อน

    Asmaay walaal Wiilka eeda aad ka sheegtay ninkàga khalad.
    Tiisa ayaa saxneyd
    Taadu waa tii soomaalida oo waalnayd.

  • @xaliimoxayi5597
    @xaliimoxayi5597 2 หลายเดือนก่อน

    Asma qurux badan guulayso waan ku jecel nahay habo❤🎉

  • @Filsanmohamed-w1o
    @Filsanmohamed-w1o หลายเดือนก่อน

    Faarax❤😂 wx ii dhaama ma jiro

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 2 หลายเดือนก่อน

    Abyo noo soo badi waan rabnaa inaa dhageesano ajaanibtee😂😂 lkn lacagta la iska qaadyo waalagu qandhanaa😂😂😂

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 หลายเดือนก่อน

    Naa ma oydaysidayda inta meel fadhisto garden guur waa kadiide lkn😅

  • @Qulaasadaqisooyinka
    @Qulaasadaqisooyinka 2 หลายเดือนก่อน

    Soo badi waan rbaa ajanabi in aan guursade bal asmay xga taladana igu soo caawi please ❤

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be หลายเดือนก่อน

    Waareerbaadiye yurub soogashey kuboodey nin cadaana guri reermagaal ee nidaam kajiro inesan kaimaanin. Reerbadiye unba noloshan ku hoogey😂😂😂 int ee caadi u aragto ee gurinidaqmkqyinid

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 หลายเดือนก่อน

    Muxubada dumarka la siiyo wey inooga badan yhn Ajanebigu lkn waa runteed oo wuu ku daba taagnayaa meel kasta.
    Taasina dhaqankeena ma aha oo Dumarku iyo raggu waa kala sheeko.
    Waana ceeb ninkaagii oo meel dumar joogo kudhec tagan .

  • @maammeee
    @maammeee 2 หลายเดือนก่อน

    Waa mahadsan tahay wll sidaa khibradada noola wadaagtay

  • @hania.1827
    @hania.1827 2 หลายเดือนก่อน

    Oh no 😂😂
    Isoo duceeya walaalayal, I got crush on my cadaan coworker

  • @Niyaaz-sd7sq
    @Niyaaz-sd7sq 2 หลายเดือนก่อน

    Asma part two meyay plz so dhaqso ❤❤❤🎉

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 2 หลายเดือนก่อน

    Oo walalo dumarkooduna ma noocaas oo kalaa na 😂😂😂😂😂😂
    Waa wareer walaahi

  • @najmonalka-zf2nc
    @najmonalka-zf2nc หลายเดือนก่อน

    Aaway dee part 2 sawadigaa ku dhagayba😂😢

  • @ZakiYaap-t9u
    @ZakiYaap-t9u หลายเดือนก่อน

    Waan kudhagaystay funny ayaad tahay, dhaqqnka waa run niguba xarifad cadana ayaan wada soconay Germany. Somaiyadu birlab ayaan isku nahay

  • @qoraxayqabridahar1797
    @qoraxayqabridahar1797 2 หลายเดือนก่อน

    Fariid asma qurux waan ka helay runtaada

  • @QaaliSheekh-qh3nd
    @QaaliSheekh-qh3nd หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 alla melna uma soo socdo wiil soomaliyeed hello

  • @naimorashiid5140
    @naimorashiid5140 2 หลายเดือนก่อน +2

    My asma 💜

  • @Waxsannchannel
    @Waxsannchannel หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂wad iga. Qoslisay😂😂😂

  • @habsadaganadan563
    @habsadaganadan563 2 หลายเดือนก่อน

    Asma timaha sidan ka badal kumaso baxeysid bidaartada soo baxeysa❤

  • @maxamadAhmed-c8z
    @maxamadAhmed-c8z หลายเดือนก่อน

    War dadku waxay leyihin gur meesha guur kama jiro ee waa wada nolaasho maxaa yeelay gabadh muslim ah kuma xiranto nin aan muslim aheen

  • @axmedmaxamed9051
    @axmedmaxamed9051 2 หลายเดือนก่อน

    Yes asma wallo halken kala soo xidhiidhi kara

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be หลายเดือนก่อน

    Naagtaan foolxumadiiyo qof ah😂😂😂 afka howlbadanbeekaqaadatey

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 2 หลายเดือนก่อน +1

    9:32 iyaa anakaa wax aragnay😂😂

    • @Cadar49
      @Cadar49 2 หลายเดือนก่อน +2

      Hhhh viva nin Somali ilahay hanoo dhaafo afar sano aan shaqeeynaayay shilin gurigeeyga la ima weeydiin masha alaah yaakula fahmaayo hee nin Somali

    • @rahma_h2y
      @rahma_h2y 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@Cadar49 ilah hano dhaafo wiilasheena🤩

    • @Cadar49
      @Cadar49 2 หลายเดือนก่อน

      @@rahma_h2y Amin

    • @GuledAar
      @GuledAar หลายเดือนก่อน

      ​@@Cadar49 dumar badan oo soomaaliyeed haddii aysan lacagta ahayn raga soomaalida maysan guursan lahayn sidaas na waxY liidnimo ku tahay raga soomaalida e naag aan rabin lacag ku sasabo.

  • @AminaJele
    @AminaJele 2 หลายเดือนก่อน

    Asaga cayaal maad udhashay

  • @hanniqueen7714
    @hanniqueen7714 2 หลายเดือนก่อน

    Wax ddkafaauddo ullo sooo badi sxp jvylkina mxaaanka faaaidynna qofwalba dabeecad uggarra 😂😂😂😂😂

  • @mulkiosman2119
    @mulkiosman2119 2 หลายเดือนก่อน

    Daacdanimadaa waa muhiim . Runtaad ka hadashey.

  • @Honey_iyo_chocolate
    @Honey_iyo_chocolate 2 หลายเดือนก่อน

    Waxey ku dayaneysaa qaawan qaabka hadalka ma ila aragteen😅😅

  • @amirasalah1839
    @amirasalah1839 2 หลายเดือนก่อน

    Asma you are funny and love you girl, ❤ yes it’s true what you said

  • @QaaliMacalin-s3s
    @QaaliMacalin-s3s 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh wll asma daaauuus❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be หลายเดือนก่อน

    Nin waxaa heley bakhiil ah rag gacanfuran waajiran somalida bakhiil waakabuuxa qabiilo qaarkood mabakujiran

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 2 หลายเดือนก่อน

    Asmaay
    Dhaqanka ajaanibta aya ah in ey meelkasto isku raacan

  • @salamkala14
    @salamkala14 2 หลายเดือนก่อน

    Anigu wiil isku somali nahay is baranay waana jecelahay

  • @letsplay8629
    @letsplay8629 หลายเดือนก่อน

    Waxaad weydey lacagtii cusman

  • @fardowsaabdi8671
    @fardowsaabdi8671 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk

  • @amaalhasan2735
    @amaalhasan2735 หลายเดือนก่อน

    isku dhegan iyo isku dhididka kkk

  • @maryamkhalif8064
    @maryamkhalif8064 2 หลายเดือนก่อน

    Asma wa waxa tahay fariid halayaqan rumbadshigtay

  • @yasminahmed6195
    @yasminahmed6195 2 หลายเดือนก่อน

    Asmay smc ninka diinta sifiican u baar markas ayuu xoolahaga ku deynaya aad quuraka iyo taasfirkisa u baar aad nasatiide jaw belo

  • @xilwafitbeautychannel3667
    @xilwafitbeautychannel3667 2 หลายเดือนก่อน

    Party 2 kusoo dhakhso plz

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 2 หลายเดือนก่อน

    Markuu dhidido miyaaanu xaarkii saaka ku qalalay ka soo urin
    Inayl biyo ma isticmaalee
    Taas waad ka reebtee qaybta danbe ku soo dar ..asma

    • @nemohupdirahman2467
      @nemohupdirahman2467 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mulkiosman2119
    @mulkiosman2119 2 หลายเดือนก่อน

    Warkaan waa igu socdaa😂😂

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zj 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂🏃🏼‍♀️🏃🏼‍♀️🏃🏼‍♀️🏃🏼‍♀️🏃🏼‍♀️ maya kama bixi karno xalimo farax wax ku dhamo laway

  • @XamdaXaliimo
    @XamdaXaliimo 2 หลายเดือนก่อน

    Ana abi ii urisay ilhan cumar cml iska noqo afkga xiro odyga qawarka kusasty😂😂😂

  • @zuhayliinasaed4940
    @zuhayliinasaed4940 หลายเดือนก่อน

    Part two wllo😊

  • @jamiljama8650
    @jamiljama8650 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hada waxba kuma noola iska xamil

  • @hodancaday7267
    @hodancaday7267 2 หลายเดือนก่อน

    Soo badi walhi fani tahee 😂

  • @MamaYusuf-s7x
    @MamaYusuf-s7x 2 หลายเดือนก่อน

    Dacaadii oo qof ah asma 😂😂😂

  • @samiramuse2458
    @samiramuse2458 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂 Soomaaliyad Asal ah 😊

  • @Savocheyyy
    @Savocheyyy 2 หลายเดือนก่อน

    part 2 la so dhaqso😂

  • @فاطمةالشيخي-ب9ع
    @فاطمةالشيخي-ب9ع 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @betasquadchronicles
    @betasquadchronicles 2 หลายเดือนก่อน

    Xaliimo dhuun dheer nin somali ah hakaa badnaad😂😂

  • @abdihamidkashka
    @abdihamidkashka 2 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅. Yaab ileen guurka ajanabigu maba sahlana. Asmaay ma faarax lugabasto markad doonto laabta galiso markadan rabina igasiko tiraada waysay. 😂. Awalee anigo garadh somaliyed arkaya oo an isfahameyno. Ajanabi maraadiyo

  • @امالخيرنعمان
    @امالخيرنعمان หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 daacadnimo

  • @MamaMcn-no6xd
    @MamaMcn-no6xd 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂somalida mahe dadka kale nadam bay leyihin wlhi ajinabku beenta kuma dhereyan inta ka arkay 😮

  • @Niyaaz-sd7sq
    @Niyaaz-sd7sq 2 หลายเดือนก่อน

    Prart two soo funny wye 😂

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน

    Waynaan ku dhaqmine diin teena ayaa ina bartay in balanta la oofiyo

  • @HodanSugule
    @HodanSugule 2 หลายเดือนก่อน

    Inanka somaliga wuu ogolyhy lacagtaydu waalacagtayda lacagtiisuna waa lacagtayda 😂

    • @GuledAar
      @GuledAar หลายเดือนก่อน

      Anigu ma ogoli, haddii aan baahiyaheed kafaynayo waa inaysan gurigeeda dhaafin oo taako gadinin guri nadiif ah iyo cunto kulul na ii diyaarisaa haddii kale waan fasaxayaa 50/50 relationships baad tidhi iyada ha is biisho haday doonayso.

  • @murayomohamud2070
    @murayomohamud2070 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa kama bixi karne normalka noo roon 😂😂😂😂

  • @HanaadiKhayr
    @HanaadiKhayr 2 หลายเดือนก่อน

    Noogu soo dar pr2 😂😂

  • @Thestrongestbattleground_pro
    @Thestrongestbattleground_pro 2 หลายเดือนก่อน

    Nosoo nadadi dhaqankooda❤

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂