Maasha allah ilahayow ila kulansii hada dhiig qabaa Buug iyo qalin so qatay wan qoray waxaa lee qabaa Sanad iyo bar allow isii awlaad saalix ah iyo inta muslim ani cml ah allow sii. Shukran Maamo
Masha allaah abaayo yasmiin ilaahay ha idin barakeeyo ilaahayna ha soo ha nuuniyo anagana ilaahay hanuunka ha noo siyaadiyo waxa tahay qof qalbi fiican oo daacad ah ilaahay dartiis ayaan kuu jeclahay abaayo alle ha idin xafido wax badan oo ku wareer sanaa ayaa iga jaahil bixisay waxaa ley qalay labo mar kaniiniga ayaan istic maali jiray waana ku xanuun saday laba labo cuntadii waa ii soo urtay iyo wadno xanuun abaayo aad iyo aad ayaa umahadsantahay
Ascw habo yasimiin ii wrn satahay ilaah kher ha ku siyo gabar ayaan ahay 27 ayaan jira dhiiga cadada marki hora 5Ilaa6 ayuu ahaa bas ahad wuxu noqday 3ila 2 bari waan fahmi wayay wax u is ku yerayay hada ii k so jawaabi karto ahbo 😘😍
Aselamu aleykum wrxt wt abaayo Yasmin waxa ka soo hadasha dhanka qaliinka waxan ahay gabar ilmo lagu qalay halbil ka hore ilmahana wey iga saqiren hadii allah isiinayo waxan raba inaa uurqado sedax bilkadib Marka riska Miya mise mahadsanid plze iga soo jwb insha allah
Jazakallah abyo Yasmin waxan kuweydina geedka ovulation test-tiga marwalba ma isticmali karta mise halmar in la isticmalo lagutalagaly iyo sual kle abyo aniga 40-tanka beri ee dhiga u idhamadey wxa kaso waregsatay 2 bil ilaa iyo hada wax caada ah iguma dhicin marka ma caadi baa, uur neh maqaadi karaa
Thnk u sister that important for me i have first baby and i was a c-section i confused for what i do. Thank again nd again it depend on how couples understand each other
Asc abyo aniga waxy igu dhici jirty markan gabadha ahaa bishiiba 7bari lakin markan hooyo noqday ee an ilmihi uhoreyey umuly 40 ki kabxy 15bari kale joge bu igu dhcy marka iisaxn yhy isoojawab hada igudhaanto wallo fadln
Maasha allah ilahayow ila kulansii hada dhiig qabaa Buug iyo qalin so qatay wan qoray waxaa lee qabaa Sanad iyo bar allow isii awlaad saalix ah iyo inta muslim ani cml ah allow sii. Shukran Maamo
Ilah haku siyo abayo
Masha allaah abaayo yasmiin ilaahay ha idin barakeeyo ilaahayna ha soo ha nuuniyo anagana ilaahay hanuunka ha noo siyaadiyo waxa tahay qof qalbi fiican oo daacad ah ilaahay dartiis ayaan kuu jeclahay abaayo alle ha idin xafido wax badan oo ku wareer sanaa ayaa iga jaahil bixisay waxaa ley qalay labo mar kaniiniga ayaan istic maali jiray waana ku xanuun saday laba labo cuntadii waa ii soo urtay iyo wadno xanuun abaayo aad iyo aad ayaa umahadsantahay
Ilaaahy hacaafiyo abaayo abayo aniga afar qalin qabaa barnaiska wuu ianfaca jazakalah khayr
Mama yasmiin thnku for u advice
Abaayo yaasmin hooyo soomaliyed ayaa tahay maashallaah markasta waxaad la talisaa hooyoyinka somaked barkallaahu fikim qalbigada nadiifka ah hadalkada qalibiga nadiifka ah ka yimid xasid allaaha kaa qabto
Wcs jasakalah qeyr abay yasmiin Adan kuujeclahay mansha alaah ilaahay ha usoo hanuuniyo hana u caafiyo salax reerkiisa ilaahayow aamiin
Mashalah waa sax waxuu alah ku siirabo qof kama celinkaro
Thank you abyo🥺❤️❤️
Wan ku xisay xayati qali insha Allah illah cafimat ha siiyo xayati
Mashaalaah Waka faidnay anagoo gabdho eh aa wax wanaksan nabartay ilahay hakuxafido💞💞💞💞
Masha allah shukran abayo yaasmin point ficanaa noshegtay jazakallah
Asc abayo Yasmin. Aniga dhiig maigu dhaco tollow maxa samena.
Mashalah thanks sis wana ii saxmi la yahay uur wan rabaa walina kuma guulaysanw
Masha allah mama yaasmin waxa la socdaa ilaa 4sano wallhi waxyaabaha aaan ka faaiday lama so koobi karo ilaahey haku xifdiyo
Hbo yasmin marka nujinayo caado ma arko ano cado helin hada qaado kwrn calaa duul maxa xal u ah taas
asc abayo yasmin ha warawa ina ilmaha kala dhereysto sida ugu fudud isheg
Abayo yaasimin ilahay ha idina xifdiyo adiga familka oo dhan aad baa u mahadsan tahay
Thank you abayo Yasmin. May Allah reward you and make you affairs easy.
, InshaAllah amin yarabi amin. Thank you so much. I really need it this. I appreciate you abaayo macaanto 💋💋💋💋💋
Subscribe igu caawi abaayo
Masha Allah sax waaye Abaay yaasmiin caadada kadib waa in is ilaalisaan 10 maalmood kadib mahadsanid
Asc abyo waxan ku waydiye caadadu marky igadhamaato 10 maalmood ba is ilalinaya miya kawada
Ascw habo yasimiin ii wrn satahay ilaah kher ha ku siyo gabar ayaan ahay 27 ayaan jira dhiiga cadada marki hora 5Ilaa6 ayuu ahaa bas ahad wuxu noqday 3ila 2 bari waan fahmi wayay wax u is ku yerayay hada ii k so jawaabi karto ahbo 😘😍
What do you do on the ovulating days then?
Illahow yaasmiin qeer kusii sida waxnoogu sharaxday masha allaah
Aselamu aleykum wrxt wt abaayo Yasmin waxa ka soo hadasha dhanka qaliinka waxan ahay gabar ilmo lagu qalay halbil ka hore ilmahana wey iga saqiren hadii allah isiinayo waxan raba inaa uurqado sedax bilkadib Marka riska Miya mise mahadsanid plze iga soo jwb insha allah
there is an application called Flo very helpful, thank you
, thank you so much for sharing. I will definitely check it out. 🙏💕💕
Asc
Asc mashaallah Allah ku xifidiyo abayo jasakalh
Asc mama yasmin
Ilaah cafimad ha siyo abayo yasmiin
Asc abaayo yaasmiin ale hakubarakeeyo abaayo ifahansiiyo qaabka ilmaha lookaladheeyo xaawo la aan
Thank you sis Yasmin
Mahadsanid mashaallah Ani wanka faaiday cashirkan jazaki_allahu kheyr
Abyo makushaqeysay fikirkaan mamada aysojedisay😊
Thank you abyo yasmin ❤
labaatan caruura dhal waxaa dhaanta labo aad tayo iyo wanaag kusoo korisid ee aadan
Barakallahu fiik mamo yaasmiin
Mahdsnid abyo yasmin ❤
aamiin illahey hacafiyo adigana kheyr badan allahakusiyo wan kafa idney waxbadan❤❤👍👍
Waa mahadsantahay. Mcnto waan ubaahnaa casharkan jazaakallah qeyr😍🥰😍🥰
Asc mamo yasmin hadii hoyada nujineeso oo dhigna u imaneen sidee iskaga ilaliyaaa ano daawo isticmaaleen
Noo weydi😢
Jazakallah abyo Yasmin waxan kuweydina geedka ovulation test-tiga marwalba ma isticmali karta mise halmar in la isticmalo lagutalagaly iyo sual kle abyo aniga 40-tanka beri ee dhiga u idhamadey wxa kaso waregsatay 2 bil ilaa iyo hada wax caada ah iguma dhicin marka ma caadi baa, uur neh maqaadi karaa
Thank you abaayo yaasmiin❤❤❤
Amiin Allaha idiin caafiyo qofka idinka jiran hana so hanuunsho Inshalah
Yaasmiin ani waxan kuqaaday uur 7 bari alx
Thanks Abayo yasmin
Masha Allah yasmiin. Shugran
Abaayo. Qof. Ne
Allah hacafiyo. Hana.
Soo. Hanuniyo
Allah hasoohanuuniyo hanacaafiyo
Abaayo yasmin i love you♥️💞
Subscribe ka haleygu caawiyo abaayo yaal
Asc abaay yasmin allaah kucaafiyo ehelka hanuunsho anagoodhan ajar iyo xssanaadna hakaasiiyo shaqadaanoohaysid
Asc abyo alle cfyo Aamiin insha
I love your stories macanto
Abayo mafahanty waliba safiicn
Naagtii aan Dhiigba ku Dhicin Kwrn Ayada
Sidee isku tijaanin kartaa?
Taas wadade kusojirtaa uuur amba geeda ovulation lagufiriyo haisticmasho
abaayo yaasmiin casharkanmafahmin see isu helnaa taleefoon kaaga iisoodir sigaarabaankuurabay
Ilaahy cafimaad hasiiyi hana soo hanuuniyo yaarabi😂
Waxaan cod sanayaa casharkan inaad ifahansiisaan waayo waxaa lagayaabaa incaadadukuusaxsanayn waxaa kaloojira qof markay kusoosocoto qaada uurka ooykudhicin
maama yasmin dadbaa ka hor qaada alle ayaaa og gorma uurka laqaadayo
Abaayo waxaan kawadaa caadadu haday kuusaxsanayn seeloo ilaalinkaraa uurka midakalana seen uilaalinkaraa markay igusoosocto uurka
Masha allaah mahadsand allah kubarkyo
Asc abay yasmin
amiin yaa rabi cafimad iyo hanun sii
Cafimat fican ha iga xumanin 🤗
Maanta waalagu sugaayay balantii waa oobisay masha allaah
Rabi ha ku xifdiyo
Wll waxan waa ceeb e isadaa
Masha Allah walalo 🥰🥰🥰🥰
Allahey hacaafiyo familka canuunsan
Maashaa allaah abayo ❣❣❣
Masha Allah wallo 😍
Abaayo yasmiin iso jwb umula kabaxay dhiig iguma dhaco ilaa uu cunegeyga 9 bilod uu kagarayo waxaan maqlay uur wala qaadi karaa asagon dhiiga kugu dhicin icaawi maxaa sameya gabadheda 1.6 bilay jirta hadaan umul kabaxay jirkeyga wuu dalanyahay😢😢😢
😢isku Team nahnay Ina qado k wal walsNhy
Waxaa jira app la isticmaalo ookuu kuusheegaaya waxaa ladhahaa flo qofka telkiisaa ayuu kulaadi garaysankaraa
Iisharax abyo wan dagsady wana fahmiwaaye
Anaa u horeeyo like yaa laila dhaafin thanks
Maalinta 14aad 3kahormari 3kadamari by calender method ayaa ladhaha
Masha Allah mahadsanid habo app ayaa jiro #flo la dhaho
Thank you xbbtii
Asc abayo allahacafiyo
Thnk u sister that important for me i have first baby and i was a c-section i confused for what i do. Thank again nd again it depend on how couples understand each other
Asc yaasmiin
@@aminaadanxirsi5056 n8oo
99o
@@aminaadanxirsi5056 89i8
Ii98i8
Mashalla jisakalaha qer wanku jecelahay
Masha Allah thnkz
asc abayo yaasmin micro xero codkada waa hoos
hhh yasmin way iga qoslisay jamayka hadu rabo haka imado
Walahi it does make the people crazy
Maansha Allaah 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💛💛❤❤❤💟💟💖💖💟💟💗❤❤❤❤❤❤❤
Mashallaah shukran
Mansha Allah walale
Allaha cafiyo alaha na so hanuuniyo
Asc yaasmiin
🤲🤲🤲🤲🤲🤲amiin yaa Allah
Masha alaah wlashay qali
Tank you
Asalamu Alaikum habo dhega xanunka maxaa u fican
Waa walaashiin yaasmiin dheh sidii waa hore
Ilaahy walwalka haka hakadulqado dumashigeen
Asc abaayo yasmiin
Subscribe igu caawi abaayo
Mamo wan kusalamay yasmin
Asc abyo yaasmiin
Lkn methodkan waxa loogu talagalay qofka caadada u saxan fadlan iska ilaali Hadi ayaan caado kuu saxsaneyn
Waa run waayo marka dhiga intu doona iska maqnanaayo 2-3 bil waxba ma ogan karo
Asc abyo aniga waxy igu dhici jirty markan gabadha ahaa bishiiba 7bari lakin markan hooyo noqday ee an ilmihi uhoreyey umuly 40 ki kabxy 15bari kale joge bu igu dhcy marka iisaxn yhy isoojawab hada igudhaanto wallo fadln
Mansha Aallah 💝💞💝💝💝💝💝💝💟💟💟💟🌹🌹🌹🌹🌷🌹🌹👄👄👄👄👄💝💝💝💝💝💝💝💝
yasmin you are my sister
Asc wr wbr
Qeer allaha kusiiyo
Masha allh thnks
how i contact you
Kkkk abayo Yasmin qalabka lagubaraya inteee kahelikarnaa
Thanks abaayo