We Somalilanders Firmly & Strongly Stand Shoulder to Shoulder With Our Brothers In Taipei, Taiwan 🦅🦁🇹🇼🦅🇹🇼🦅🇹🇼🦅🇹🇼🦅🇹🇼🦅🇹🇼🇺🇲🇹🇼🇺🇲🦅🇺🇲🇹🇼💚🤍❤️. Fight. Fight. Fight.
Ubaxle media 24 waxad tahay muwaadin dhab ah aniga iyo bulshada somaliland ee caqliga iyo cilmigaba leh aad baanu kuu taageersanahay God bless you walal cirro iyo xukuumadiisa iyo xisbigooduba waanu aragnaa inaaney dalka iyo dadkaba daacad u aheyn hadii ay ka joogsan weydo la socodka somaliya shacabka ayaa ku kacaya cirro meeday diplomaasiyadii uu sheeganayey markuu galaal u magacaabey wakiilka somaliland ee taiwan cirro miyaanu ogeyn safaaradaha iyo hayadaha caalamiga ahba in luuqada dalka ay joogaan loo turjumo ama ay iyagu u adeegsadaan iney ogaadaan waxay dadkaasi ku hadleen hadaba sidaa baa lagu garanayaa cirro inaanu diplomaasiyad aanu waxba ka ogeyn somaliland guul forever insha Allah cadowgeenana guuldaro rabaani ah insha Allah Allaahumaa Aamiin
Kuwa cadowga somaliland ku ah ee parlamaanka inoo fadhiya waxaan kaga ciil la ahay golaha guurtida oo madaxa ka garaacda haday faragalin ku keenaan somaliland maashalah
Somaliland and somalia are two different states and must be treated as such realities going through forward by the international community geopolitical dynamics interests GLOBALLY.
Guulayso mujahid ubaxle media iyo wanku salaam
Guul guul golaha guurtida
Basaaska hayska diido Taiwan
Ubaxle nolow. Allah bless you. VIVA Somaliland Republic
Guurtida guuleysta ❤❤❤❤❤
Very good guurtida at least dad ayaa wali jooga wadanka....
xildhibaano jabuuti u adeega dhax fadhiya golaha.
❤❤❤❤❤❤❤masha allah Masha allah khayr waa war wanaagsan
Masha allah guul somalind
HANBALYO GUUUUURTIDA QARANKA SOOMALILAND
Insha allaah guul
Manshaala oo waynu yara noolanay maystiri hadalkeeni kama darin 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Taiwan galaal god dheer ha ku ridaan
Mansha Allah. Hadal. aanku dirsaney yaa Allah. bad baadi
Somaliland AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲. 💚🤍❤️🤲🤲🤲
Amiin Amiin Amiin 🤲🏾
Amiin amiin yaa Allah
Guuuuuuuuul alxamdulilaah
Man Shaa Allah keep it up and moving forward In Shaa Allah brother
Guul guul
Mashaa allaah mahadsanid Saxafi Sare UBAXLE
Safiirka mohamed jamac Galaal waa nin ka sòo horjeeda SOMALIAND
Waa Weriye Mahdi Xawaadle Idaacada Bristol UK 🇬🇧
yes ❤❤❤❤❤ waa sidaan rabay guul guul
Ma Sha Allah
Guul guul guul Somaliland ❤❤❤
GUUL GUUL GUUL SOMALILAND
Alxamdulilaahi.rabilcaalamiin.halla.xidho.albaabka.wadahadalka.walawaynta.xamar
Waa Mahadsantihiin Golaha Guurtudu Madaxweyne heenana Alle haynoo Sakhiro
Alxandulillah
Somaaliland Guul iyo uby tv❤
Basharakallaahu bil khayr
Yaa craxman ubaxle sax
Guurtida jsl wan hnbyynyaa
We Somalilanders Firmly & Strongly Stand Shoulder to Shoulder With Our Brothers In Taipei, Taiwan 🦅🦁🇹🇼🦅🇹🇼🦅🇹🇼🦅🇹🇼🦅🇹🇼🦅🇹🇼🇺🇲🇹🇼🇺🇲🦅🇺🇲🇹🇼💚🤍❤️. Fight. Fight. Fight.
asc guul guul
Masha Allah way naga farxiyeen allah ha barakeeyo kulgood guul iyo gobanimo jamhuriyada somaliland
Guul
Alxamdulilaah
maasha allaah maasha allaah hadiido balaayada siloonka u eg
Ha noolaadaan Golaha Guurtidu Cimrigooda iyo Caafimaad kooda ba illaah haw barakeeyo Guul iyo Gobanimo Jamhuuriyadda Somaliland 🙏✅💚🤍♥️
Gurtida somaliland❤❤❤❤
Ubaxle media 24 waxad tahay muwaadin dhab ah aniga iyo bulshada somaliland ee caqliga iyo cilmigaba leh aad baanu kuu taageersanahay God bless you walal cirro iyo xukuumadiisa iyo xisbigooduba waanu aragnaa inaaney dalka iyo dadkaba daacad u aheyn hadii ay ka joogsan weydo la socodka somaliya shacabka ayaa ku kacaya cirro meeday diplomaasiyadii uu sheeganayey markuu galaal u magacaabey wakiilka somaliland ee taiwan cirro miyaanu ogeyn safaaradaha iyo hayadaha caalamiga ahba in luuqada dalka ay joogaan loo turjumo ama ay iyagu u adeegsadaan iney ogaadaan waxay dadkaasi ku hadleen hadaba sidaa baa lagu garanayaa cirro inaanu diplomaasiyad aanu waxba ka ogeyn somaliland guul forever insha Allah cadowgeenana guuldaro rabaani ah insha Allah Allaahumaa Aamiin
Golaha guurtidu way soo noolaadeen maanta waanan hambalyaynayn
Excellent news. Thanks to Gudiga Guurtigga. Guul Somaliland.
Waa Guul golana Guurtida inoo soo hooyeen.
WAA SAX HA LA JOOJIYO WAX WADA HADALA OO LALA GALO DOWLAD KU SHEEGTA SOMAYA TALYAANO
Wll ubaxlaw qaylada hajoojinina
Wakaaa ubaxle❤❤resoect
Ha Noolaato JSL 🙏✌️💪👍♥️♥️♥️♥️♥️
Asc golaha gurtida waa tiirka ugu muhiimsan ee somaliland ay ku taagan tahay waan waxaynu kagag fiicanahay somaliya waxaynu ku dhaafnay waa odayaasheena
Hanbalyo guurtidasomaliland
Ubaxle24 mujaahid qaran guulayso adeer
Aad bay u mahadsan yihiin golaha guurtida Somaliland mar haday diideen in lala hadlo somalia
❤ Guul Somaliland ❤
Golaha wakelada iyana must act accordingly like golaha gurtida.
Wadani faqash dadka qaranka daacada u ah wey ka quusteen bil gidaheed ayu ciro fashilmay
Insha allaah waxaanu helnay cid aanu dabasocono oo s/land dhalada waa waanu la ayne
🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤ guuuuul SLND waasax 👏👏👏👏👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰🥰❣️❣️❣️❣️❣️♥️♥️♥️♥️♥️💯💯💯💯💯
Guurtida way kumahad sanyihiin dalka badbaadiya inaga qabta kooxdan ina invitation guul guul soomaaliland insha allaa
Xukuumada ciro waa mid liidadata
Habalyo habalyo Goolaha Guurtida Somaliland ❤❤❤
Jazaka ALLAAHU KHAYRAN KATHEERAN
Waa warrinkii ugu horeeyey farxadda lee oo Somaliland ka so baxa 45 cisho ee Cirro dawladdiisu jirtey
Mashallah mashallah guuul somaliland guuul iyo gobonimo 💪💪💪💪💪💪💪💪
BAGA FAQASH BUU AHAA
MANSHA ALLAHA ALLOW NOO DHOWER GOLAHYGE GUURTIDE🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Muxaafad mucaaradkii uga roonyahay
Somaliland yay ayaa qabsatay shacabka somaliland waa inay iska qabatan waa in qasri madaxtooyada loogu dhacaa cadawga somaliland waa soomaliya iyo jabuuti iyo masar iyo turky iyo qadar iyo Elantra iyo wadani alaha haligo inshallaahu somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
adeerken saleban nuur iyo goolaha guurtida waa rag qaraka lexojelo ka qaaba ilahay ha barakeeyo
Arintaa golaha guurtida iyo xukuumadu wada qaadatay aad Baan u soo dhawaynayaa wada hadalka Somalia waxba inooma soo wado
FARTIINAD EEDEEN
Way ku mahadsan yihiin golaha guurtidu diidmada ❤🎉❤
😂😂😂😂 waar Taiwan hada Afka Somali Bartay
In ay Galaal diidaan ✅ waa sax
Markiii horay ahayd cirro inuu u dirin
Ciro wu ugu talagalay in Taiwan la xidhi
Maasha Allah
Ubaxle Geesi Qaran
Bagay diiday Taiwan 😂😂😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤guul guul hambslyo❤❤❤❤❤
Absolutely that’s true 💯👌I agreed with you !! Dhuxur waa xayawaan ibnu xayawaan manna matalikaro somaliland xayawaan dhukur adeer ninkani maha siyaasi waa cadow reer somaliland ah looma baahna khayin dhukur 👌
Masha allah
Ubaxloow bilee lacagtii lagukala
Wareejiyaa😢
Kaas Galal ba inogu daran. Bal badhasabka gobolka salal eeg. Bal kan taiwan eeg. Bal ka lagu bedely Edna eeg. Edna ma qof la badala?
✌️✌️✌️✌️✌️✌️
Maanshallaha vive somaliland
Waan kusalamay ubaxle afiga iyo Miidhyahaga waxaad kudartaa dadku sudii hore maaha indhuhu waynoofuran yihiin mararkiu aad udhuumanayseen somaliya hada waanu kakornay waxkasta oo aad ladhuumataan waanu soo helaynaa
golaha wakiilada waxa fadhiyaba wa wada shisheye kalkal alle haynaga qabte ciidankana waxan faraya inay sifiican ula socdan dhaqdhaqaqa xukumadan camayska
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤
Taiwan aad iyo aad ugu mahadasanyhy in gaalal inay diido waayo hore ayu ugu dawalada Taiwan ugu khaldamay galaal waa nin mclaa saafaradii ee Somaliland Addis Ababa ayuu kuso fashilmay wlahi Ciro waa kukhaldamay inuu halkaasi galaal Manta UGA magacaabo wilka Taiwan jamahuriyada Somaliand UGA fadhiya
Somaliland Guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Guul iyo gobanimo manshalla illahay haa garansiyo rer somaliland dantoo haa garansiyo
Guurtidu hore somaliland iyagaa u soo dhisay waana hayada ugu saraysa qaranka ,waxaan leeyahay guulayso
❤❤❤❤❤ thx
Ale haynogargaaro
Magacaabista ninka la yidhi Taiwan ha ka noqdo safiirwaxay tilmamaysaa caqli yaraanta,iyo aqoon darrada siyaasadeed.ee dowlad ku sheega.
Gomaha Guurtidu haguulaysato nimankii galaalnaa inay xamar nageeyaan waxaa diiday guurtida ee ilaahay hagabgalo
MUSHAHARKAAD QAADAN JIRTAA LAGAA GOOYEY. CAAAAA C
Waa nacabtuurale bagaa loodiiday
Ha laalan waliba shicibku ha mudaharado
isagaa lagu bahdilayey sxb ciro wuu gawracay ninkaas ciro waan qiray inuu siyaasi buuxa yahay
Kuwa cadowga somaliland ku ah ee parlamaanka inoo fadhiya waxaan kaga ciil la ahay golaha guurtida oo madaxa ka garaacda haday faragalin ku keenaan somaliland maashalah
Wakiilka Tawan
Waan soo dhaweeyneya arrinkaas waaney ku amaanan yihiin in ay wajiboodkooda gutaan
😂😂😂😂😂😂😂😂
ILAA GOOMRAMA AYEYNU SII EEGAN KARRA KOOXDAN INA QABSATAY
SAX CIIDAMADA QARANKA OO AY GARAB TAAGAN YIHIIN SHACAB WAYNAHA SOMALILAND EE JECEL QARANKOODA
Somaliland and somalia are two different states and must be treated as such realities going through forward by the international community geopolitical dynamics interests GLOBALLY.
Xukumada mafia daa ah midkasto cawaana maa wasir buu noqonaya wa xukumad hunguri iyo pasto 😂😂😂😅😅😅😅😅😅
Sabab loola hadlo ayaan jirin,waayo waa codowga keliya oo ay leedshay dadka iyo dalka somaliland, maxay inagu soo kordhinayaan faqash, guul iyo gobonimo somaliland
Cirro wuxuu u badheedhay inuu somaliland sidaa carruurta yar yar ugu cigaara
Shacabkoow kaaca hinguri ayaa laa raba daale kee waa laa ibiyeeey ilaaahow kuwaan bidhiqate ee bila dmirka naga qaabo
Wajira dadbadano dhagahooda iyo afgogu is ogayn
KKK Waa daba dhaqe Heego ubaxle 😅😅😅😅😅😅😅
G/guurtidi musdambedki S/Lnd wadanka inay badbadiyana waa wajib R/Slnd uga bahan yihin.