Warbahinta Caalamka oo Heshay Xogta Weftigii Madaxweyne CIRO ee EMARATE 🇦🇪 UAE 🎤

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 76

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 วันที่ผ่านมา +6

    Asc ubaxle waa saxafaday kaliya ee utagan difacay qaranka iyo dadka rer Somaliland he is our hero keep going good work abtiyo we love you ❤

  • @JanoAbdirahman-k2v
    @JanoAbdirahman-k2v วันที่ผ่านมา +11

    Ubaxle keep going walaahi ma hayno warbaahin kale oo warka sidaa nooga dhergiya

  • @nasserhoussein9346
    @nasserhoussein9346 วันที่ผ่านมา +3

    ❤❤❤ good job ubaxle

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano วันที่ผ่านมา +3

    Guuuuuul somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva viiva somaliland viiva somaliland viiva

  • @abdimohamed9399
    @abdimohamed9399 วันที่ผ่านมา +3

    Guul ♥️ somaliland ♥️ ❤️ 😍 💖 ✨️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JanoAbdirahman-k2v
    @JanoAbdirahman-k2v วันที่ผ่านมา +7

    mahadsanid ubaxle

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano วันที่ผ่านมา +2

    Guuuuuuul somaliland somaliland viiva muusewo muuse biixi calanki is not easy isaaq nimo isaaq nimo is not easy isaaq nimo isaaq viiva somaliland viiva somaliland

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 วันที่ผ่านมา +2

    Xikuwaan faqashysaan ceeb baa naa dulhoganeysa waa fashiluuuuui ciro cetiisa 😅😅 allah berka maa nooliye waa isbadelke 😅😅 i like jabka ❤

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 วันที่ผ่านมา +2

    Ubaxle geesi geesi dhalay wariyihii somaliland ugu qalisanaa

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 วันที่ผ่านมา +1

    MAASHAA ALLAAH WAXAAN ALLE UGU MAHADNAQAYAA INAY TANI DHACDO OO UU ALLE UFASHILIYO KUWAANU MUDADA DHEER KA HADLAYNAY INAY MAANTA AY IYADU IS FASHILISO WAA MID AAN SUGAYAY MAASHAA ALLAAH MARKII LABAAD INAY KU FASHILANTO HABKA AY UWAJAHAAN HOGAAMINTA TALADA DALKA

  • @AsiaGele
    @AsiaGele วันที่ผ่านมา +3

    Alla kariin waxba dhacy

  • @EmanAhmed-fk4cy
    @EmanAhmed-fk4cy วันที่ผ่านมา +2

    💚🤍❤️

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez วันที่ผ่านมา +2

    Innalilaa waar wamaxay magaxumadan

  • @NadiaAbdi-lm6qr
    @NadiaAbdi-lm6qr วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah war khayre qaba insh

  • @NaimaHirsi-e9b
    @NaimaHirsi-e9b วันที่ผ่านมา +1

    INALALILAHI WA INA ILAYHI RAJUCUN ILAHAYAW HANA CEBAYN

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 วันที่ผ่านมา +2

    Qof dhiman oo aan caqliba lahayn ayaa mw laga dhigtay! Allow sahal ceeba astur

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂😂😅 ceebta nagaga daraan 😅😅

  • @ayaanleg
    @ayaanleg วันที่ผ่านมา

    Waa ai. Waa laguu hanwaynaa Sheekh

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 วันที่ผ่านมา +1

    Ubaxle allow noo daa 😅😅

  • @fuaadyusef
    @fuaadyusef วันที่ผ่านมา +1

    Saadashu ma uma ayaan u malaynayaa hadii muuse iyo riyaale ka daba tageen madaxweyne ciro

  • @AhmedAli-u8c
    @AhmedAli-u8c วันที่ผ่านมา +1

    Dear Ubaxle Media 24;
    Sir maqabe Alaah u sahan ah. Mujaahid Ubaxlle, la daba taagnoow tooshka.

  • @samoc5405
    @samoc5405 วันที่ผ่านมา +3

    Mujaahid ubaxle aad baan kuu taageeraa laakiin ciro isaga ayaa faqash ah oo weli kijira riyadii siyaad barre dawladii burburtey. Wuu ugu talo galey ciro markuu beyle uu sii kaxaysanayey. Waa badheedh cad. Waxaan jeclaan lahaa inuu uae aaney ciro iyo kuwa la socdaba sidii malaysia airline loo waayi lahaa.

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Walahi aaadban u jeclaaan lahaaa ana ilahoooow na dhaaafi waxan caqligaaa waax ka qabaaa

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 วันที่ผ่านมา +2

    INA AWSACIID BAA KAA BIXEYE QARASHKA SII UU HADOW JABUTI UUGU TAAGO KOOLYE FAAQSHTS BAA KUULE KULMEYSE😮😮😮😮

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 วันที่ผ่านมา +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤

  • @starxMm2
    @starxMm2 วันที่ผ่านมา +1

    Ivory Jet services ayay Raceen Ubaxlow Jabuuti aya laga so diray, Wilki Madowga aha ee Hargeysa Somalia laha iyada siday ,waxa weeyi wax laga so Shageyaay

  • @AbdourahmanAbdi-e3g
    @AbdourahmanAbdi-e3g 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mufane wariye waan ku taageer xisbiga kulmiyana waan kaala mid ahay lkn waxaad ogaata in uu madxwaynuhu yahay astaan qaran oo adiga iyo iyaga kaleba matalaya mudane wariye hala mid noqon wariye yashii koonfurta somalia

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p วันที่ผ่านมา +1

    Adeer ubaxle horaan kuugu sheegay nimankani iyagaa iska durduriyey oo xaar-tisaam iyo new faqash ayuu u tegay diyaaradana waxaa kireeyey gurguurte

  • @hargtech9301
    @hargtech9301 วันที่ผ่านมา +1

    Wax kaste ha aminin waxan waa AI voice

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 วันที่ผ่านมา

    Iska daaya kaan waa xoolo ee 😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ allah idin ceebe maaha i somaliland baaye afka dhulka uu galiyeeen maa muqadarade baaye waaden toloow ilaayne lacaag baaye uu washeen ee 😅😅😅😅❤❤❤

  • @suriadan4982
    @suriadan4982 วันที่ผ่านมา +1

  • @LugooyoOmar
    @LugooyoOmar วันที่ผ่านมา

    War inader waan ku tageraa jooji hadalada nocaa ee cadiwgu ku wiir sanaayo please waan ku dawadaa

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 วันที่ผ่านมา +3

      Hadaladee naca? Runtu fanto maaha ama diid ama yeel

    • @amiirkhalid4888
      @amiirkhalid4888 วันที่ผ่านมา +5

      Allaa kariim muxuu cadow maqllaa ciro isagaa cadowga somaliland wata oo la shaqaynaya si badheedha oo aan gabasho lahayn runtii imaraadka iyo itoobiya labadaba wuu inagu diray cadowgeeniina wuu raacay oo wuu la shaqeeyaynaya haday jabuutiyo iyo muqdisha tahayba iyo inta jiritaanka somaliland neceb marka ciro sidaan ku amina!! Waa is waydiin waa dib usocod absolutely geedigii ugu horeeyay ayuu reerka la ambaday!! Salamaad salamaad allaah maccaak yaa billaadii 🙏🙏🙏

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 วันที่ผ่านมา +2

      Oo maa cebta fashilka qariba doqonimadina waa kaa tuug😮😮😢😢😅😅😅😅😅

  • @MursalAlaahi
    @MursalAlaahi วันที่ผ่านมา +1

    Ku shaqee rabitaanka shacabka madax wayne raga nabaradaleh ka ilaali masayrka shabka inay jaan gooyaan.

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 วันที่ผ่านมา +1

    Ka soo hadal madaxweyne muuse biixi isba sow ka tagay imaaraadka 😊😊😊

  • @Axmedcabdilqadir
    @Axmedcabdilqadir วันที่ผ่านมา +1

    Daacadi mahungawdo

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 วันที่ผ่านมา

    iNTII ADIGU AAD AFSOOMALIGA HORE UGU LAHAYD AYEY KU TIDHI INGIRIISI!! SXB UBAXLOW WAXAASI WAR HA KU SHEEGIN!!
    MAAHA WAX DAD LOO SHEEGO!! MALAH WALI MA OGID IN LA KALA BADIYEY!!

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 วันที่ผ่านมา +1

    waxaad iska dhigtaa nin Somalilander ah lkn waxaan ogaaday in aad tahay dal ceebeeye hoos ayaad isu dhigtay

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 วันที่ผ่านมา

    INAGU WAYNU OGAYN INAANU CIRO AHAYN NIN HOGAAMIN KARA UMADA SABABTOO AH MASKAX AHAAN MUU AHAYN NIN CAAFIMAAD QABA OO XASUUSTIISU MAFIICNAYN ISAGAANA SHEEGAY XILI WARAYSI UU KA QAADAY WARIYE DHINTAY ALLE HAW NAXIRIISTE
    HADABA KUWII HOR YAACAYAY SI FIICAN HAW ARKAAN DALKA CIDAY UDOORTEEN IYABA WAY OGYEEN BALSE WAXAY DOONAYEEN INAY DALKA NOOCAY DOONAYAAN KA YEELAAN OO HANTIDIISA BOOBAAN

  • @moktargabobe2139
    @moktargabobe2139 วันที่ผ่านมา

    Ubaxle media waan ku taageera lkn tani waa ila qosol...mucaaridnimadu sidaa maaha sxb

  • @nathra7351
    @nathra7351 วันที่ผ่านมา

    Hadaan la casuuminba maxay ka dooneen maxaase laga qarinayaa Emirate kuse muxuu yga Dan lahaa diyaarada iyo safarka badan kharajkooda

  • @AhmedIbrahim-he2ux
    @AhmedIbrahim-he2ux 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    qaranimadii iyo madax-banaanidii iyo qabkjj Somaliland maanta naxajkii meydka lasaari jiray buu saaranyahay waxaana sababay oo hadana sababay isbedelkii loo codeeyey iyadoo laysba watdiin maxaa labedelayaa oo isbedelka ku hoos qarsoon maantana waata maalinba inyar soo baxayso caalamkii inoo soo jeedayna yaabanyihiin oo dhabanada ishayaan iyo kuwii isbedelka codkooda iyo fartooda ku codeeyey murugaysanyihiin oo qaarkood leeyihiin qarankii fartayadii buu eeday yaa talow codkayagii noosooceliya ayey taaganyihiin halka aniga iyo qaarkaloo badani kuqoslayno kuwaa maanta calaacalaya oo cod dheer ku nidhaahno imisaanu idinlahayn kajooga meesha isbedel majiree maanta waa afti-qaran ee qaranka iyo ictiraafkiisa u codeeya ama markale iyo midnimo.

  • @moktargabobe2139
    @moktargabobe2139 วันที่ผ่านมา

    Taani waa AI 😂😂😂

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v วันที่ผ่านมา +1

    Ceeba badana dayaarada uu kirayasatuu ayuu yidhi waa la iisoo diraya yusar fashiluu

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 วันที่ผ่านมา

    UBAXLOW CODAKAN WAA CODADKA LA DIYAARIYO TECHNOLOGY GA MIYAANAD LA SOCON

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 วันที่ผ่านมา +1

    WAA FAKE NEWS WAXAADI UBAXLOOW ODAYGII MADAXWEYNE MUUSE BIIXAA KA WARDOONAY,WALEE INAANU MADAXWEYNE KA DANBAYN MUUSE BIIXI HORAAN U SHEEGAY

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 วันที่ผ่านมา +1

    bal nacaskan daawo wax kasta oo dhacay way dhaceen maxaad cadawga iska maqashiinaysaa hada ma Somaliland ayaad wax u dhimaysaa mise wax baad ka taraysaa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 วันที่ผ่านมา +1

    UBAXLOW CODADKA NOOCANA WAA FAKE WAA WAX AAN JIRIN OO LA DIYAARIYEY

    • @Nasi-f6e
      @Nasi-f6e วันที่ผ่านมา

      Gal tv ga website kiisa soona ogow xaqiiqda,intaad indho adayga joojiso

  • @Hudisa2025
    @Hudisa2025 วันที่ผ่านมา +3

    AKHAS WAAR UBAXLE. MA MAANTA AYAA ROBOTIC VOICES KII (AI) DAAROOD KA AAD SOO QAADATAY WAAR WAXAN HADLAYAA MAAHA COD BANII AADAM. GABIGAAGUBA MA INTAA AYAAD JIRTAY. SAWDIGAN DIINTII HABAR XAMUUSHISM KA DIB UUGU NOQDAY😮 WAAR XISHOOD INTAA LAGAAGA HAN WAYNAAYE😮

    • @hargtech9301
      @hargtech9301 วันที่ผ่านมา +2

      Usheeg waxan waa AI voice

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 วันที่ผ่านมา

      HABAR HABUUSHISM & HABUSHISM Wax Kama Khaldana Waa **Nasabad Jirta ee NEBI IBRAAHIM CS. & Diimaha SANAWI ga & Isir fadilan ** . Ninka hadlaya si kale ula Hadal.

    • @Hudisa2025
      @Hudisa2025 วันที่ผ่านมา

      @@NOREDIN666
      UBAXLE HA II SOO JAWAABO ISAGAAN LA KAFTAMAYE, MISE ADNA CUDURKII HABARXAMUSHISM KA AYAA KU HAYA KKKKKKK

    • @ubaxlemedia
      @ubaxlemedia  วันที่ผ่านมา

      Wax aan kaaga jawaabo ma arko oo aan ka ahayn in la qariyo ceebta ay Xukuumadii WADANI U soo hoysay QARANKII 34 Laga soo Shaqaynayey

    • @Hudisa2025
      @Hudisa2025 วันที่ผ่านมา

      @@ubaxlemedia
      CIRO HADUU DJIBOUTI QABAN LAHAA. ARAGTIDAA WAAN KUGU RAACI LAHAA. LAAKIIN IMAARAADKA AYUU TAGAY OO SAAXIIB KEEN AH.MARKAA ILAA HADA WAXBA MUU XUMAYN YAAN LA DEG DEGIN AYNU SUGNO WUXUU LA SOO NOQDO.

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif วันที่ผ่านมา

    Ceeb weyne dalkii wuu dhintay reer somaliland waxba lasu qaran maayo reerka ciiro somaliland dagaal baay lagalen waay kala furfureen ciidankii baay dhex galeen cadaw baay u soo hugaamiyeen waxaay lahayeen reer baa kursi loo diidaya taasina run maay ahaan ee ciiro baa loo arkaayey inuuna dal hugaamin karin doorashadii lagalay xal baa loo arkay in reer lagu bogsiiyo waxaanu weydiinana reerkii meeday somaliland tii ladiin dhiibay adeerayal dadka ka xishood oo kooxadan dalka kaqabta oo nin kan dhaama ku bedela sharaftii dalka dhulkaad jiiden hadii kala ninwaliba deegankiis buu ka talin

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 วันที่ผ่านมา

    Waar xishood malaha adaba lagu soo kiraystay

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 วันที่ผ่านมา

    ceeb ayuu inooso jiiday aduunkiba inala yaaban iska socoto shacabka laga iibinaya khurufaad wanaga wafti ugu baxnay imaaradka waayab hadii shacabkan laga iibiyo socdaal aanla dalbana aduunka ma beenba loo sheegi karaya waaka aduunkii qashifay waa yaab iska socdayaal😂😂😂😂😂😂

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 วันที่ผ่านมา

    Horta Waqtiga qaar ka mid baa jira oo Somalia u shaqeyn jiray oo dembiyo ka galay Imaratka,waa tii hore iyagoo bixiya mushahatka ciidanka Muqdisho,ay ka been abuurteen oo lacagtii oo cash ah oo loo soo diray ku sheegeen waxyaabo kale,hadaba sidee baa hadana waqti dhow uga mid yahay waftigan SL ka socda,Ma laga yaabaa in dhib ka qeyb ka tahay sheekadaas?

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 วันที่ผ่านมา

    Waar naga xishood oo dadkaaga ka xishood ninwayn baa tahee. Warka aad sheegayna resource la yaqaano kasoo qaado. Wax aadan hubinina waa been adigoo sheegay.

    • @ubaxlemedia
      @ubaxlemedia  วันที่ผ่านมา

      Runtu xishood ma laha ee Qarankii Somaliland ee Cadowga loo gacan geliyey ayaa in aad xishooda tidhaahdo kaaga baahan

  • @ninilahaywarkii9767
    @ninilahaywarkii9767 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan doqonka ahi dadka ma jaahiliin ayuu moodayaa ?
    Waxan AI voice
    Niyow qajil qof wayn oo madhan ayaa tahay

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 วันที่ผ่านมา

    Not interested at all this news
    wadanka sameecadiisa inad ku
    Ciyarto AI fake news