ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Heestanni macusba cabdil qaadir Barbuda baalaha iyo nadiifo xaaji allah haw naxatmriiste waxa dibu qaadey cabdi faraax iyo samsam allah hawada naxariiste Bari horey ahyd
#𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒Laba laba beerka iyo Bogga iyo laabta iska JecelHaday beryo kala LumaanBad iyo beri kala dagaanCalafka Lama baajiyeeBeriba waa kuwaa kulmeeCaawaba caawaba Caawaba anigoo bed qabaHadaan iLwaadeey ku helayBadhaadhay aduunyadeeJacayl baashaan ka xigoHaw baqan baylah inuu ka dhaco#𝐏𝐚𝐠𝐞:ILayn jacayl waa bukaanHaduu belo kaa dhigteeSiduu boga iigala baxayBarbaarta qofkaan aqaanMarkuu igu soo baxabaBariido La baal mareeCaawaba caawaba Caawaba anigoo bed qabaHadaan ILwaadeey ku helayBadhaadhay aduunyadeeJacayl baashaan ka xigoHaw baqan baylah inuu ku dhaco.𝑬𝒏𝒅======================𝑬𝒏𝒅𝐇𝐞𝐞𝐬 𝐱𝐮𝐬𝐢𝐝 𝐦𝐮𝐝𝐚𝐧 𝐱𝐚𝐬𝐮𝐮𝐬𝐭𝐢𝐢𝐀𝐛𝐝𝐢 𝐅 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐚𝐦𝐬𝐚𝐦 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧𝐥𝐞.
Dadkaba laba beerka iyoBogiyo laabta iska jecel
@@wehelzameofficial5765 Aad iyo Aad Old is gold.
1.1.2023 waxan dhaman idin rajaynayaa sanad qurux badan oo badhadhihiisa wata❤
Anuguna Sidoo kale Sanad wanagsan oo khyr wata iyo bash bash iyo batwaaqo
Thanks zizter from berbera somaliland
Cawaba cawab anigoo bad qaba kkk
Listening 12 9 22nd
Ya,meel kasta kala jooga oo ruuxad is jeceshin isma waydan
23/dec/2022…
Bbbbbbh
😊😊❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊😊❤😊the ❤❤
Heestanni macusba cabdil qaadir Barbuda baalaha iyo nadiifo xaaji allah haw naxatmriiste waxa dibu qaadey cabdi faraax iyo samsam allah hawada naxariiste Bari horey ahyd
#𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒
Laba laba beerka iyo
Bogga iyo laabta iska Jecel
Haday beryo kala Lumaan
Bad iyo beri kala dagaan
Calafka Lama baajiyee
Beriba waa kuwaa kulmee
Caawaba caawaba
Caawaba anigoo bed qaba
Hadaan iLwaadeey ku helay
Badhaadhay aduunyadee
Jacayl baashaan ka xigo
Haw baqan baylah inuu ka dhaco
#𝐏𝐚𝐠𝐞:
ILayn jacayl waa bukaan
Haduu belo kaa dhigtee
Siduu boga iigala baxay
Barbaarta qofkaan aqaan
Markuu igu soo baxaba
Bariido La baal maree
Caawaba caawaba
Caawaba anigoo bed qaba
Hadaan ILwaadeey ku helay
Badhaadhay aduunyadee
Jacayl baashaan ka xigo
Haw baqan baylah inuu ku dhaco.
𝑬𝒏𝒅======================𝑬𝒏𝒅
𝐇𝐞𝐞𝐬 𝐱𝐮𝐬𝐢𝐝 𝐦𝐮𝐝𝐚𝐧 𝐱𝐚𝐬𝐮𝐮𝐬𝐭𝐢𝐢
𝐀𝐛𝐝𝐢 𝐅 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐚𝐦𝐬𝐚𝐦 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧𝐥𝐞.
Dadkaba laba beerka iyo
Bogiyo laabta iska jecel
@@wehelzameofficial5765
Aad iyo Aad Old is gold.