Cabdi Faarax Cabdi aun iyo Samsam Maxamed Qalinle aun

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 335

  • @waliabdi-xm8rq
    @waliabdi-xm8rq 9 หลายเดือนก่อน +7

    Waxaan dib u daawanayaa 10/2/2024 xili galab ah aad baan uga helay runtii old is gold ❤❤
    Allah u naxariisto labadoodaba amiin 😢😢😢

  • @thexaynoosh
    @thexaynoosh 4 ปีที่แล้ว +32

    Samsam:
    "Xasuus laga baadayoo,
    Qalbiga ka bidhaanta iyo,
    Been iyo berri aan dhamaan,
    Naftaan ku baxnaanin jiray,
    Dhibtii wakhti soo badiyo,
    Bayaalkii ka raysatee."
    KOORAS:
    "Caawaba adigoo bed qaba,
    Haddaan Baxsanoow ku helay,
    Jacaylka basiiraddiyo,
    Boodhkaan ka afuufayaa,
    Baashaada kasoo dedaal."
    Cabdi:
    "Dadkaba laba beerka iyo,
    Boggiyo laabtayska jecel,
    Hadday beryo kala lumaan,
    Bogiyo Bogox kala tagaan,
    Calafka lama baajiyee,
    Berriba waa kuwaa kulmee."
    KOORAS:
    "Caawaba adigoo bed qaba,
    Haddaan Baxsaneey ku helay,
    Badhaadhiyo duunyo iyo,
    Jacayl baashaan ka xigo,
    Haw baqan baylah inuu ku dhaco."
    Samsam:
    "Illaa berigaad ogayd,
    Nimuu hadal iiga baxay,
    Bariido kolay ku tahay,
    Barbaartaba kuma jiroo,
    Adaan bogga kugu hayoo,
    Nabdiga iiga baaqayee."
    KOORAS:
    "Caawaba adigoo bed qaba,
    Haddaan Baxsanoow ku helay,
    Jacaylka basiiraddiyo,
    Boodhkaan ka afuufayaa,
    Baashaada kasoo dedaal."
    Cabdi:
    "Illeen cishqi waa bukaan,
    Hadduu baro kaa dhigtee,
    Siduu bado igala baxay,
    Barbaarta qofkaan aqaan,
    Markuu iga soo hor baxo,
    Bariido la baal maree."
    KOORAS:
    "Caawaba adigoo bed qaba,
    Haddaan Baxsaneey ku helay,
    Badhaadhiyo duunyo iyo,
    Jacayl baashaan ka xigo,
    Haw baqan baylah inuu ku dhaco."
    Waxaa qoray: Xaynoosh

    • @mohamedhussein888
      @mohamedhussein888 4 ปีที่แล้ว +1

      Sxb nin diyaarsan ayaad tahay barasha wanaagsan aan iska war heyno lyrics badan ayaa loo baahan yahay sida heesta yax yax iyo xishood aan wada xariirno

    • @thexaynoosh
      @thexaynoosh 4 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamedhussein888 ***

    • @hamseducaale8493
      @hamseducaale8493 2 ปีที่แล้ว

      Legend

    • @hamseducaale8493
      @hamseducaale8493 2 ปีที่แล้ว

      Waar lagenow ZHP waad salaamantahy xaynoosh ma yarkii barigii la xidhi jiraaa tolow

    • @dedmonuura2430
      @dedmonuura2430 11 หลายเดือนก่อน

      Thank you

  • @samedahir1477
    @samedahir1477 4 ปีที่แล้ว +28

    Monday 03 February 2020
    Jigjiga-yar Hargeisa Somaliland
    Incha Allah maalintan maalinteeda zanadka danbe ayaan zoo pooqan doona comment kygan

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 3 ปีที่แล้ว

      aniqa xasos

    • @asmaqali4023
      @asmaqali4023 2 ปีที่แล้ว +1

      Hyeh hda manooshahay😁

    • @josh4424
      @josh4424 2 ปีที่แล้ว

      @@asmaqali4023 😂😂

    • @hal-abuuryuusufmaxamed924
      @hal-abuuryuusufmaxamed924 ปีที่แล้ว

      4 habeen ayaa ka dhiman sanadkii cusbaa 😊
      2023 rabi nabad qab hanagu gaadhsiiyo ,
      Yousuf mahamed
      Berbera somaliland
      25/12/2022

    • @khadarahmedadem
      @khadarahmedadem ปีที่แล้ว

      Hadaad nooshahey waan ku salaamey sxb hadaad dhimateyna Alle hakuu naxariisto 3 sano kadib ayaan fariintaada arkaa jawaab kaasoo noqotey ma arko hadaanad ciwaan kale isticmaalin❤

  • @abdisalammaxamud8970
    @abdisalammaxamud8970 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa hees mcaan allah haw naxariisto labdadooba waa heesaha aad canka uga ah somalidena dhexdeda
    16/12/2021 khamis hargeysa

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 2 ปีที่แล้ว

      Labadodu ma dhinteen allah u naxariist😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @GENzReactions
    @GENzReactions 3 ปีที่แล้ว +10

    I remeber ma younger days When ma mom used to listen to dis💯💯💯❤️

  • @abdikhaaliqmohomed9066
    @abdikhaaliqmohomed9066 3 ปีที่แล้ว +8

    Caweyska Dalmar waar wllhi Golden award ayaad U qalanta

  • @zamiirdaacad...3474
    @zamiirdaacad...3474 3 ปีที่แล้ว +4

    labadan fanaan haday maanta ay noolaan lahaayeen 2021 waxaan hubaa inayna xaga fanka cidi ka horeyseen....
    Alle naxariistii jano haka waraabiyo

  • @zamiirdaacad...3474
    @zamiirdaacad...3474 3 ปีที่แล้ว +5

    Runtii heestan markaan maqlo waxbaa iska kay badala❤😢
    Xusuus mugeeda wadata....fan waa kii hore.....
    Heesaha maantu 2021 waa ii kaalay iyo orod miidhan...hhhh

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +4

    Yaa salaam yaa salaam.
    11 Oct 2022 6:12Pm Hargeisa Somalia.
    Jawi degan Normal ah Alhmdulilah

  • @rabiicabdi3058
    @rabiicabdi3058 4 ปีที่แล้ว +11

    Hees qaaliya 2007 ayaa iigu danbaysay dhagaysigeeda RTD
    Caawana waa 23 /September/2020

  • @WorldRankingsWR
    @WorldRankingsWR 20 วันที่ผ่านมา +1

    16/10/2024 habeen arbaca ah 12:53am.
    Hadaa iga dabaysid like iisaar.

  • @issirahmed4887
    @issirahmed4887 4 ปีที่แล้ว +2

    16/04/2020 hestan dhaygeystey wayo aniga ayay igu socota vraiment 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙌🙏

  • @khadarahmedadem
    @khadarahmedadem ปีที่แล้ว +8

    Who listening 2023 please if u are watching and pray them

  • @asmaatoahmed7696
    @asmaatoahmed7696 3 ปีที่แล้ว +4

    Old is gold June 2021 ayaamihi noloshyda igu adkaa alx waa laga baxayaa

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 7 ปีที่แล้ว +4

    Zam-Zam qalileh and abdi farah nice allaha u naxaristo oo janata fardowsa haka warabiyo

  • @somalisomali5161
    @somalisomali5161 4 ปีที่แล้ว +14

    2020 april who is listening

  • @abdifatahrashed1624
    @abdifatahrashed1624 6 ปีที่แล้ว +35

    Hees qiimo Leh
    Yaa daawanaya 2018 feb 17

    • @zeinassissa2507
      @zeinassissa2507 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdifatah Rashed me😢☝

    • @adenunknown3088
      @adenunknown3088 6 ปีที่แล้ว +1

      y heestan waxa lagu dhigey cinema le paris (djibouti q7) wan galnay anago ilmo yar ah jaar ban aheyn meesha lagu dhigayo allah ha unaxaristo labadaba

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 ปีที่แล้ว

      Aamin.

    • @fathiamohamedahmed472
      @fathiamohamedahmed472 4 ปีที่แล้ว

      @@adenunknown3088 aaamin Q7 silmo pari

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 3 ปีที่แล้ว

      @@zeinassissa2507 xasos walahe 1989 aniqo 5sanad ah😭😭😭😭😭

  • @gorayhaldhaa8296
    @gorayhaldhaa8296 ปีที่แล้ว

    Heeskan waxa Allifay AHUN Cabdi Aaden Oo Reer Hargeisa ahaa. Oo curinta Riwaayadda Dhaylo jecel lahaa iyo dhammaanba heesaha ku jira inta u badan.
    * This song was composed by RIP Abdi Aden from Hargeisa. And also owned composition of the drama "Dhaylo jecel" and all the songs in it mostly.

  • @amulanour7740
    @amulanour7740 7 ปีที่แล้ว +1

    inbadanban raadiney heestan wlh maantan heley fanaaniin qaaliyey ahaayeen allow unaxariiso cabdi iyo zamzamba

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 3 ปีที่แล้ว

      aniqo 5 sanood ban dawan jiire
      xasos 1989

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 4 ปีที่แล้ว +6

    Fanku markii uu u wareegay jabuuti, waxaa laga dhaxlay heeso iyo riwaayado aad u wacnaa iyo waliba geesiyaal la xusi doono, jabuutidii hore aya jabuuti ahayd maaha tan faransiiska ah.

    • @yanaalihoussein316
      @yanaalihoussein316 4 ปีที่แล้ว +1

      Faransiis maahan ee fanka somaalidu meel walba wuu ku dhintay Walahi

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 2 ปีที่แล้ว

      @@yanaalihoussein316 ma dhiman halyay faladagan ma arag miya

    • @siciidcaydaruusmaygaag5521
      @siciidcaydaruusmaygaag5521 6 หลายเดือนก่อน

      fanka ama balwadu waxay asal ahaan ka bilabantey dhanka zaylac iyo Djibouti AHU waxa kow ka aha abwanadii balwada sida cabdi silimoo oo ahaa dirawal ukla goosha Djibouti somaliland dhanka kale qadiija balwo oo iyaduna ka soo jeeda dhanka bariga gobolka together mrka umuu wareegine asal buu u ahaa Djibouti iska hubso taarikh da zxp wey djacdaa in lagaga awood badna fanka lkn ogow fanaaninta ka soo jeeda Djibouti waxa kamid ahaa AHU maxamed saleeban tubeec oo 1954kii heesay yimidna hargeisa 1959kii oo ay tambareeri ku hees lagu yidhi isago fannaa markaa iwm
      abwanada waaweyn waxa ka mid ahaa Ibrahim gadhel AHU

  • @aslagombi260
    @aslagombi260 6 ปีที่แล้ว +5

    Xazuuz wlhi
    Heez aan jecelahy
    Allle naxriztii jano haYdin ka waraaaabiYo

  • @mukhtarofficial3437
    @mukhtarofficial3437 3 ปีที่แล้ว +1

    26/6/2021 haben sabtiya cawaba cawaba cawaba adigo bed qaba hadan Nak'haay ku helay 🥰

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam2183 4 ปีที่แล้ว +3

    Jinigeeda dartii ayaan heestan u daawan jiray 2001dii

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 4 ปีที่แล้ว +5

    Xaga ciyaarta zamzam waxay ahayd mandhuri dixit-da re jibuti, cod yar xabeb-le oo unique ah ayu illahay siyay AUN.

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 หลายเดือนก่อน

    Ax xasuus ayan galay wlhy wayo wayo 2006 ila 2024 alĺe naxariistii Jane ha siiyo samsam maxamed qalinle iyo abdi faarax hees qiimo badan weeye

  • @phuaadtheeq7339
    @phuaadtheeq7339 6 ปีที่แล้ว +5

    Xusuus wlhi anoo yar baan maqli jiray

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 6 ปีที่แล้ว +6

    Labadoodaba ilaahay ha u naxariisto. Fanaaniin qaaliyay ahaayeen walaahi. Dad waa dadkii hore

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @Ahmedmohamed-wo2fv
      @Ahmedmohamed-wo2fv 6 ปีที่แล้ว

      @@caweyskadalmar wll waxan maqlay samsam waxa qabay fu,aad ilkacase oo waxay ku dhimatay umul ee ma runbaa toloow mise waa sheekadii soomaalida. Aad baan kuugu mahadnaqaynaa sidaad noola wadaagto heesaha dhaxal galka ah.

    • @fathiamohamedahmed472
      @fathiamohamedahmed472 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Ahmedmohamed-wo2fv haa waa run waa gabadh ahda way waynaata waxay kashaqysaa airport Djibouti ka shaqysaa MashAllah waa gbadha isag hada dhakhtarka ku haysa ba ilen u bukaa mudo 2 sano ah ba

    • @Ahmedmohamed-wo2fv
      @Ahmedmohamed-wo2fv 4 ปีที่แล้ว

      @@fathiamohamedahmed472 wll yaa ka shaqeeya airportka jabouti? Miyaanay samsam iyo cabdi faaraxba dhiman. toos umaan fahmin hadalkaaga wllo.

    • @fathiamohamedahmed472
      @fathiamohamedahmed472 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Ahmedmohamed-wo2fv gabdha ay dhashay zamzam ee umusha ugu dhimatay ayaa ka shqaysa airport Djibouti baan ku dhahay o waynatay oo aabhed haysa maifahntay wan ogahay iney dhinteen labdan fanaan

  • @aamiinhindi4619
    @aamiinhindi4619 7 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alla.nice cod macaan illahy ha udun naxariisto amin amin amin

  • @yusufsaidjama2099
    @yusufsaidjama2099 6 ปีที่แล้ว +13

    Dadkaba laba beerkiyo
    Bogiyo laabtayska jecel
    haday baryo kala lumaan
    Bog iyo bagax kala tagaan
    Calafka lama baajiyee
    Bariba waakuwa kulmee
    Caawaba Caawaba
    Caawaba adigoo badqaba
    hadaan bilaneey ku helay
    Badhaadhiyo duunyo iyo
    Jacayl baashaan ka xigo
    Haw baqan baylaha ku dhaco
    Ilayn cishqi waa bukaan
    Haduu baro kaa dhigtee
    Siduu bada igala baxay
    Barbaarta qofkaan aqaan
    Markuu igu soo baxaba
    Bariido la baalmaree
    Caawaba caawaba
    Caawaba adigoo badqaba
    Hadaan bilaneey ku helay
    Badhaadhiyo duunyo iyo
    Jacayl baashaan ka xigo
    Haw baqan baylah inuu noqdee
    Qaybta ninka sxb. Codsigii waa kaas

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 4 ปีที่แล้ว +1

      Zamzam qaybta 1aad
      Xasuus laga baaday iyo
      Qalbiga ka bildhaantay iyo
      Been iyo bari Aan dhaman.
      Naftaan ku baxnaanin jiray
      Dhibti wakhti so baxdiyo
      Bayaalki ka raysatee.
      Cawaba caawaba
      Cawaba adigo bad qaba
      Hadaan baxsanow ku helay
      Jacaylka basiiradiyo
      Boodhkan ka afuufaya
      Baashada ka so dadaal.
      .......................... ........ ......... ......... ..... . ....
      Zam-zam qaybta 2aad
      ila barigaad ogayd
      Nin mu hadal baxay
      Barido kol ay ku tahay.
      Barbaarta ba kuma jiro
      Adaan boga kugu hayoo
      Nabdiga iga baaqayee
      Cawaba caawaba
      Cawaba adigo bad qaba
      Hadaan baxsanow ku helay
      Jacaylka basiiradiyo
      Boodhkan ka afuufaya
      Baashada ka so dadaal.
      Wata labadi qaybood Ee zamzam zxb
      Wa bilahi tawfiiq

  • @khadarraganimo6507
    @khadarraganimo6507 3 ปีที่แล้ว +2

    18 February 2021
    Old is gold 👌

  • @almisyfarah1946
    @almisyfarah1946 6 ปีที่แล้ว +4

    Adeer aabahay la dhashay run ahaan waxaad ii ahayd sxb. Waalid waligay kuma ilaabi doono adeer ilaahay hakuu naxaiiso

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 ปีที่แล้ว

      Adeer aun Cabdi Faarax saxiib baanu ahayn jaarna waanu ahayn Hargeysa intaanu jabuuti u wareegin awawga iyo aabo waan aqaanay ilaahay ha u naxariisto. Ii Soo dir email dalmar46@gmail.com.

    • @almisyfarah1946
      @almisyfarah1946 6 ปีที่แล้ว

      @@caweyskadalmar ok waan kuso dirayaa adeer

    • @diraysxeeb3290
      @diraysxeeb3290 6 ปีที่แล้ว

      Adeero Alle Ha U naxariisto Isaga Iyo Zam Zamba
      Dhamaan Waxan Si Fiican Isku Naqanaa Oo aanu Walaalo dhaow Nahay Qoyska Ilma Saleebaan Faarax Waa Boqortooyo Walee
      Sakariye Slebana Alle Ha U naxariisto Ameen

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 ปีที่แล้ว

      Salabeen Faarax waxaan isaga ugu weyna ilma faarax. Aun Cabdi nin kale ayaa ka yaraa. Reer Saleeban ma Jabuuti bay deggan yihiin mise Hargeysa mise meel kale. Ilaahay ha u naxariisto dadkii dhintay Aamin

    • @diraysxeeb3290
      @diraysxeeb3290 6 ปีที่แล้ว

      Walaalo Hargiesa Ayey Degen yihiin Adna Wan ku salaamay 🖑

  • @abdiomar9734
    @abdiomar9734 6 ปีที่แล้ว +2

    Woooow De kunde sjunga så här innan jävla de andra börjat sjunga💖💖💖💖💖💖💖💖💖👏👏👏👏👏👏👏

  • @abdifatahabdi7511
    @abdifatahabdi7511 5 ปีที่แล้ว +3

    11/4/2019 still listening

  • @yuwaazackl311
    @yuwaazackl311 5 ปีที่แล้ว +10

    who still lestining 2/26/2019

    • @yuwaazackl311
      @yuwaazackl311 5 ปีที่แล้ว +2

      waa hees aad u macan badan

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 3 ปีที่แล้ว

      @@yuwaazackl311 xasoso aniqa

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 3 ปีที่แล้ว

      5 sanaad ah 1989😢😢

  • @youngdhegbour8919
    @youngdhegbour8919 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah 2daba haw naxariisto waa fanaaninta rerr jabouti kuwii ugu qiimaa iyo codka macaanaa ee soo maree
    11/09/2022 axad

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 ปีที่แล้ว

      Aamin, Ahun Cabdi Faarax Cabdi laakin wuxuu ahaa reer Hargeysa, ku dhashay kuna korey, jaar iyo sxb baanu ahayn jirney Hargeysa. Aabihii AHUN ayaa sarkaal ciidanka Jabuuti iyo kii Fransiiskaba ahaa.

    • @youngdhegbour8919
      @youngdhegbour8919 2 ปีที่แล้ว

      ​@@caweyskadalmar sax zhp deegaan ahaan ayuu ka soo jeeday lkn deganaasho djabouti ayuu ahaa saw maaha sida abwaankii waynaa ee
      abwaan ibraahim aw saleebaan (gadhle)

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya1053 5 ปีที่แล้ว +4

    Allahayow uwada naxariso anagana nooga daaba naxariso zamzam repose en paix et abdi fatah osii allah yarhamu

  • @Hamseabib
    @Hamseabib 6 ปีที่แล้ว +15

    heestan inpadan radiyey lkn imka hely Ahun dhamntod

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 ปีที่แล้ว +1

      AqLi zaMeH chaNNeL Aamin

    • @yusufsaidjama2099
      @yusufsaidjama2099 6 ปีที่แล้ว

      Ku soo dhufo safwaan asalkii ma tahay. ..

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 3 ปีที่แล้ว

      aniqo 5 sanad ban dawan jiire 1989 xasos walahe😢😢

    • @akramaabdi2377
      @akramaabdi2377 3 ปีที่แล้ว

      aamiin

  • @aboudg3506
    @aboudg3506 3 ปีที่แล้ว

    2021 i still listing
    Juqqu'a present je ecoute cette chanson

  • @axlaammohamed8877
    @axlaammohamed8877 4 ปีที่แล้ว +4

    Yaa daawanya 2020

  • @marcovtmohamed1292
    @marcovtmohamed1292 6 ปีที่แล้ว +8

    Zamzam repose en paix ma princesse du coeur

  • @siciidcaydaruus9595
    @siciidcaydaruus9595 2 ปีที่แล้ว +2

    Ahu Sam zam djbouti jaarbanu Ahayn wxay ku dhimatey ilmo lagu qalay cabdi farax isagaba AHU Isha allaah

    • @ismaaciiljaamac3355
      @ismaaciiljaamac3355 2 ปีที่แล้ว +1

      Imisadii bey ahayd waqtigii ay dhimatay marxuumadu

    • @mohamuudmohamed9284
      @mohamuudmohamed9284 2 ปีที่แล้ว

      waxaan u maleynayaa intii u dhaxeysay 1995-1996

  • @khalidmohamed275
    @khalidmohamed275 6 ปีที่แล้ว +1

    Hees qiiimo badan
    Iigu fadhida cabdi farax iyo zamzam ahun dhamaantood
    Aaaamiiim aaaaamiiin

  • @hajizalah4296
    @hajizalah4296 5 หลายเดือนก่อน

    Heeskii Farxad Iyo Damaashaad Dahaboy Mashxaradoo Ee Abdiqadir Barud Iyo Habiiba Balbalaaf Soo Geliya Please

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  5 หลายเดือนก่อน

      Tan miyaa th-cam.com/video/DwB_uBl7Jzw/w-d-xo.html mise tan th-cam.com/video/eFNc_PnBYw4/w-d-xo.html waa laga yaaba inay isku mid yihiin labadan heesood

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 6 ปีที่แล้ว +3

    Oh my god 1991,,1992 samsam Djibouti carte 3

  • @abdisashifarah7982
    @abdisashifarah7982 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdi farah abdi adeer kay aabahay ladhashay ilaahay naxariistiisa jano haka waraabiyo sxb qaaliya ayaad ii ahayd

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 5 ปีที่แล้ว +1

    zamzam wiilkeedii curad beey umul raacday 1991 djibouti gabadh jibreal obokor ilaahey ha uu naxariisto

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  5 ปีที่แล้ว

      Aamin, ilaahay labadaooda ha u naxariisto aamin

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 5 ปีที่แล้ว

      SamSam allah ha u naxariisto may ahayn Jibri abokor ee wsxay ahayd Bahgobo

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 5 ปีที่แล้ว

      samsam marka hore waxa qabay ninki ilkacase oo imika hargeysa jooga waxaanu ka dhalay gabadh kadibna waxaa guursaday cabdi faarax kan la laqaadaya heestan marka umul ayey ku dhimatey.

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 4 ปีที่แล้ว

      @@abdimagan3482 maya sxb ilkacase unba qabay ilmihi ugu horeyey umushisi ku dhimatey

    • @mahadmuuse1065
      @mahadmuuse1065 3 ปีที่แล้ว

      @@abdimagan3482 fu'aad ayaa guursaday ilmihii u horeeyay ayeey umul raacday

  • @neimanouramoussa9282
    @neimanouramoussa9282 3 ปีที่แล้ว +3

    Hestan radiyo ka ayan ka dhagaysan jiraay imikana youtubka ala maxan uu xiisay jaabuti😪😪29/11/2020

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 3 ปีที่แล้ว

      waxa lasameye 1989 aniqa waxan jiree 5 sanoo walahe wa xasos alla ha unaxersto

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 3 ปีที่แล้ว +1

      ma yurob bad jokta

    • @neimanouramoussa9282
      @neimanouramoussa9282 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamadali445 haa wllky turquie ayan jooga thnks huno

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 3 ปีที่แล้ว +1

      @@neimanouramoussa9282 ok wll lkn wll turkeka welka bad joka

  • @farahahmed3116
    @farahahmed3116 2 ปีที่แล้ว

    markii iigu horaysay ee aan daawado waxay ahayd 1999 when i was young xusuus bay igu leedahay gabadhu may noolayn xiligaas illaahay haw naxariisto labadoodaba

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @farahahmed3116
      @farahahmed3116 หลายเดือนก่อน

      aniga sidoo kale 1999 iigu horaysay daawashada heestan aad u xiisayn jiray

  • @ahmedadem1829
    @ahmedadem1829 3 ปีที่แล้ว +2

    2021 .29. 1 saturday
    ❤❤❤❤❤
    💚💬❤ hargeisa somaliland💚💬❤

  • @housseinmarin8219
    @housseinmarin8219 4 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u naxariisto labadoodaba

  • @sharaafbadaan4163
    @sharaafbadaan4163 3 ปีที่แล้ว

    asc akhiyartaa abdi farah ya sheegi karo xiligu dhintay 2002 hargaysa ku arkay allah uu naxaaristo.

  • @fatoumamedali7394
    @fatoumamedali7394 7 ปีที่แล้ว +2

    Machaallah tres belle chanson😗💛💝

  • @nafisafaarax9202
    @nafisafaarax9202 2 ปีที่แล้ว

    3 Dec 2021 caawaba adigoo bad qaba hadaan ahmedow ku helay

  • @fatuidrs5363
    @fatuidrs5363 5 ปีที่แล้ว +4

    Who still watching 30/08/19 on the fire djib+253🇩🇯 allah yarhamhum

  • @cabdirisaaqdhamme2932
    @cabdirisaaqdhamme2932 6 ปีที่แล้ว +4

    Fadlan qofkii sifiican u haya midhaha. Heestan qaybta .abdi farax qaadayo hanala wadaago iyagoo qoraal ah

    • @ashrafcadejosiph4899
      @ashrafcadejosiph4899 6 ปีที่แล้ว +7

      Laba laba beer ka iyo
      Bogiyo laabta iskajecel
      Haday beryo kala lumaan
      Bogiyo bagax kalatagaan
      Calafka lama baajiyoo
      Beriba waakuwa kulmee
      Cawaba caawaba
      Cawaba adigoo bedqaba
      Hadaan baxsaney kuhelay
      Badhaadhay aduunyadee
      Jacayl baashaan kaxigo
      Hawbaqan baylah inuu kudhoco♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡
      Ileyn cishqi waa bukaan
      Haduu baro kaadhigtee
      Siduu bahda iigala baxay
      Bar baarta qofkaan aqaan
      Markuu igusoobaxaba
      Bariido labaal maree
      Cawaba caawaba
      Cawaba adigoo bedqaba
      Hadaan baxsaney ku helay
      Badhaadhay aduun yadee
      Jacayl baashaan kaxigo hawbaqan baylah inuu kudhoco

    • @ahmedadi1182
      @ahmedadi1182 5 ปีที่แล้ว

      Sxb inta inantana No soo qoor

    • @hussainn8440
      @hussainn8440 3 ปีที่แล้ว

      Walaalayaal heesta fanaaniin kale ma qaaday am cover cusub ma leedahay magaceed na ?

    • @Za07Editz
      @Za07Editz 2 ปีที่แล้ว

      @@ashrafcadejosiph4899 mahadssnid wlo

  • @cabdicade9537
    @cabdicade9537 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah u naxariisto dambigoda alh cafiyo

  • @سعيديوسفمنالصومال
    @سعيديوسفمنالصومال 6 ปีที่แล้ว +2

    12/8/2018💞💞💞💞 cawaba caawaba cawaba adigoo bed qaba hadan filsanay ku helay😚😚

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 3 ปีที่แล้ว

      xasos aniqo 5 sanad dawan jiire xasos 1989

  • @akramademak4430
    @akramademak4430 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 and still listening

  • @ugbaad4136
    @ugbaad4136 7 หลายเดือนก่อน

    Yaa dhageysanaya 01/04/2024

  • @AyaaNleMaxamed-r3w
    @AyaaNleMaxamed-r3w 3 หลายเดือนก่อน

    Xasuus wlhi heestan 2024 dib udaawanaya anoo mehrad ka shaahay aya

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam2183 4 ปีที่แล้ว +5

    Jacaylka basiirad iyo
    Boodhkaan ka afuufayaa
    Baashaada kasoo dedaal

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 3 ปีที่แล้ว

      wa xasos walahi aniqo 5 sanad ah ban da wanjiree 1989 😢😢😢😢😢

  • @rashiidsulub1235
    @rashiidsulub1235 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadka qaar ba ku dhasha fanka sida labadan Aun.matalaadoodu waa 100% aniga xagayga markaan qiimeeyay.ismaba dhibayaan ! ! Hadal lama sudhnaadee waxaan ku soo koobaya haddad 1,000,000.00 jeer aad dhageysato kaba xiiso dhaceysid,waxa jira inta ay heestan ku heseyso mar ay oohin qarsoon ka imaneyso,car soo saara

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 ปีที่แล้ว +1

      Aamin. Ma aqoon fanaaanada. Laakin Ahun Cabdi Faarax Cabdi qasadaha caano boodhaha ayaanu wata tuman jirnay xaafadii Widhwidh Hargaysa. Ilaahay ha u naxariisto intii dhimatay. Cabdi wakhtigaas dhamaadkii 1969s ama horaantii 1970s buu fanka xiisayn jiray.

  • @ismaaciiljaamac3355
    @ismaaciiljaamac3355 2 ปีที่แล้ว

    2001 ilaa 2021

  • @khalidmohamed275
    @khalidmohamed275 6 ปีที่แล้ว +8

    Yaa ila DaawaNaYa
    24/6/208

    • @reo9475
      @reo9475 6 ปีที่แล้ว

      Khalid Mohamed
      8/2018

  • @saidabdikarimali3438
    @saidabdikarimali3438 3 ปีที่แล้ว +1

    Samsam mohamed qalinle iyo abdi farah two legends.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay ha u naxariisto aamin

    • @faizam523
      @faizam523 3 ปีที่แล้ว

      @@caweyskadalmar Oo labada fanaanba ma geeriyoodeen?? Allaya Raxma, janatul fardowsa Allah ha geeyo.

  • @habibakhanog8497
    @habibakhanog8497 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha unaxariisdo gabadha umulbay ku dhimatay

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 3 ปีที่แล้ว

      aniiqo 5 sanad ah dawan jiire 1989 xasos😢😢

  • @mataanawale1966
    @mataanawale1966 6 ปีที่แล้ว

    waa hees aad u fiican mxaa yeeley waa wkhti hore

  • @XusenMaxamad-je6uq
    @XusenMaxamad-je6uq 7 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxa qaadijiray baaruud iyo nadiifo xaaji

  • @G0_n3
    @G0_n3 8 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxa ay igu soo kordhinaysaa niyad-jab iyo xasuus badan. Sanadihii 90-meeyadii, heestan waxaa lagu daaray telefishanka inta u dhaxaysa bandhigyada wararka. Zamzam waxay ahayd mid ka horraysa waqtigeeda, Zamzam may lahayn lebbis la mid ah hablihii kale ee wakhtigeedii. Wax la mid ah timaha, qoob ka ciyaarka iyo dhaqdhaqaaqyada. Waxay ahayd heer sare. 🏩🏩🏩🏩🏩🏩🏩🏩

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 6 ปีที่แล้ว +5

    Gabadhan samsam waxaa guursadey fanaankii waynaa reer Djibouti Ilko case way umul raacday ilmihii ugu horeeyey

    • @aliyas_channel1296
      @aliyas_channel1296 6 ปีที่แล้ว

      Wiilkuna xagu ku dambeeyay wll

    • @wisemanwakhti3893
      @wisemanwakhti3893 4 ปีที่แล้ว

      Allah yarxama

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 4 ปีที่แล้ว

      @@aliyas_channel1296 labaduba wey dhinteen allah ya raxma

    • @sharaafbadaan4163
      @sharaafbadaan4163 3 ปีที่แล้ว

      @@achmedlander3123 ma dhimaan wll fouad uu nolyahay allah cafiyo turkiet buu ku suganyahay imika.

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 3 ปีที่แล้ว

      @@sharaafbadaan4163 wuu dhintey walaal

  • @fathiyaluul6033
    @fathiyaluul6033 5 ปีที่แล้ว

    Ruwaayadii ay heestani ku jirtay magaceedii yaa ii sheega?

  • @mataanawale1966
    @mataanawale1966 6 ปีที่แล้ว +1

    waxaan nasiib uyeeshay in aan daawaday 2018

  • @shiekhabdihakim3402
    @shiekhabdihakim3402 ปีที่แล้ว +1

    Zamzam wey umul raacday waxay ahayd xaaski fuaad ilkacase

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  ปีที่แล้ว

      Ilaahay ha u naxariisto labadoodaba Aamin

  • @diinkaab
    @diinkaab 4 ปีที่แล้ว +2

    2020

  • @djibrilismail4272
    @djibrilismail4272 2 ปีที่แล้ว

    10 sept 2022 still listening

  • @WaliFaarax-bp5bd
    @WaliFaarax-bp5bd 5 หลายเดือนก่อน

    Allaw unaxariiso masaakiinta

  • @cabdirisaaqdhamme2932
    @cabdirisaaqdhamme2932 6 ปีที่แล้ว +2

    Heestani waa hees qaaliya abdi.farax iyo samsam faniin qaaliya.lkn..samsam magaceeda maxaa u raaci jiay dalmar iyo cawayska?

  • @mahdiguelleh3516
    @mahdiguelleh3516 2 หลายเดือนก่อน

    Allahraxmu

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 2 ปีที่แล้ว

    Heestani wxay ku jirtay riwaayadi u cabdi haybe laanbad ku matalaayay nacasarka. Waxaanan daawaday 2007 ama 2008 siiba RTD jabuti o ay riwaayaduhu so gali jireen habenka jimce. Waa xasuus caawana waa 16-7-2022 hpn sabti ah

  • @heblaayohebel4540
    @heblaayohebel4540 3 ปีที่แล้ว

    2021/feb/17 yaa dawanaya

  • @khalidxashi4366
    @khalidxashi4366 6 ปีที่แล้ว +2

    alla yacizak
    wakhtigan ayuu fanku
    fan ahaa imika lkn
    wuxuu noqday
    meel ay dumarkuna maryaha ku dhigtaan
    raguna iska soo hadlaan
    yaab badnaaa

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 3 ปีที่แล้ว

      aniqo 5 sanad ah ban dawan jiire xasos 1989

  • @barwaaqomohamud2603
    @barwaaqomohamud2603 3 ปีที่แล้ว

    Best song Remember 🎵❤2007

    • @G0_n3
      @G0_n3 8 หลายเดือนก่อน

      c'etait dans les années 90 je me rappelle bien

  • @sulubxasan1135
    @sulubxasan1135 3 ปีที่แล้ว +1

    True love

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 2 ปีที่แล้ว

    War Walaalayaal Af somali qora oo Waxaa tihiin haka tagina
    Fransiis iyo wax aan la fahmayn ayaa commentigii harqiyay

    • @G0_n3
      @G0_n3 8 หลายเดือนก่อน

      🤣Heestu waa hees laga soo duubay Jabuuti sidaa darteed reer Jabuuti waxay iskula hadlayaan faransiis...waayo qaar waa Canfar qaarna waa Carab! Dadka reer Jabuuti ma wada aha Soomaali

  • @aboudg3506
    @aboudg3506 3 ปีที่แล้ว +1

    Hees Qaali Ah😭😭😭😭

  • @mousseali2966
    @mousseali2966 3 ปีที่แล้ว

    Allah yarhamou abdi farah

  • @nimcoabdirahman2486
    @nimcoabdirahman2486 2 ปีที่แล้ว

    24- January-2022
    Monday
    Hargeisa 🥰

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 7 หลายเดือนก่อน

    More beautiful of early times in somalia

  • @ifrahzaed2179
    @ifrahzaed2179 4 ปีที่แล้ว

    October 17 202 ya ila dhagesanya

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 3 ปีที่แล้ว

      xasos aniqo 5 sanad ah dawan jiire 1989 😢😢😢

  • @nimanhossan8733
    @nimanhossan8733 4 ปีที่แล้ว

    Allow unaxariisto awoow wake kuma ilaawo

  • @TALESUNTOLD1
    @TALESUNTOLD1 2 ปีที่แล้ว

    Heesta waxaa dhadhan gaara u sii yeelaya inay labadooduba maanta innaga hooseeyaan AHUN.
    Waxay tidhi:
    Ilaa berigaad ogayd
    Nimuu hadal iiga baxay
    Bariido kol ay ku tahay
    Barbaartaba kuma jiro!
    Tolow hablihii sidaa ahaa weli ma nool yihiin?

  • @ismaelabdillahiamirabdiism4949
    @ismaelabdillahiamirabdiism4949 3 ปีที่แล้ว

    Allow uu naxariso amin amin amin

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
    @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 2 ปีที่แล้ว

    Aaax ALLAAH ha u wada naxariisto labadoodaba waa gabadhii u horeeysey ee aan ka helo oo heesaa ahayd sidaa darteed markaan jaanis heloba heestaan waan ku soo ceshtaa sorry wax tagey ma soo noqdaan

  • @hannamahamoud203
    @hannamahamoud203 2 ปีที่แล้ว +1

    Zam zam repose en paix.

  • @fartuunhajiabdi5157
    @fartuunhajiabdi5157 5 ปีที่แล้ว +1

    20/11/2019 🎶🎧

  • @soumayaelmi4876
    @soumayaelmi4876 6 ปีที่แล้ว

    J est adoré cette chanson

  • @rabadaaan
    @rabadaaan 22 วันที่ผ่านมา

    13/ 10/ 2024 ❤

  • @souleimandahirgod8504
    @souleimandahirgod8504 3 ปีที่แล้ว

    ALLAH HA U NAXARIISTO DHAMAANTOOD AAMIIN

  • @almisyfarah1946
    @almisyfarah1946 6 ปีที่แล้ว +2

    My uncle aabahay la dhashay Ilaahay ha u naxariiso ma ilaawi karo xasuustiisa

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 ปีที่แล้ว

      Aabaha magacii

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 ปีที่แล้ว

      almisy farah Aamin ilaahay ha u naxariisto Cabdi Faarax Cabdi iyo Samsam

    • @mohamedcazanyo8065
      @mohamedcazanyo8065 4 ปีที่แล้ว

      Wllo Family Kale Aya Jiraa Oon Jabuuti Jarnahay Siifcn Isku naqanah Waxa Layidha Samsam Farax Yare Iyo Nimco Farax Yare Zeinab farax Yare Inad Garanayso Mooyaneh Kuwaasi Sow Edooyinkaa mahaaa Isojawab Wlllo

    • @abdisashifarah7982
      @abdisashifarah7982 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedcazanyo8065 Haa walal waa edooyinkay

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 ปีที่แล้ว

      ​@@abdisashifarah7982 beeri dhawyd ayey hoyadod dhimatay bahda wariis inad garanyso filaya xitaa yusuf cabdi wn aqany ilhy haw naxariisto wxu qapy haali muuse o hada gabilay degan manshalah family bdn aya kadhalaty wllo qali

  • @zadiikgahayr453
    @zadiikgahayr453 4 ปีที่แล้ว

    Alle naxariistii jano haka wada waraabiyo samsam iyo cabdi faarax samsam way umul aroortay Ahun waxana qabay fanaan #fu'ad ilkacase oo isna bari dhawyd dhintay alle ha uwada naxariistr