Mabsuud & Rahma Hassan, Maxaad Isu Sumaynaysaan ?😭Shalay Oohin, Maanta Olole Qabyaalad 🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 177

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 หลายเดือนก่อน +11

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Tabarak Store In SeaTac Area
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Canada
    Ottowa: Fadumo
    +1 (613) 709-5424
    Calgary, Canada
    Kaysen Products
    +1 (368) 999-8657
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    EUROPE
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    UAE Emirate
    +968 9662 5020
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

    • @aliabdullahiweheliye8298
      @aliabdullahiweheliye8298 2 หลายเดือนก่อน

      Asc. Mudane cabsiiye just i found of you . Because of your apearance .but I HATE how you say "HA HA HA "When you are smiling.

    • @بنتالإسلامبنتالإسلام-م6ف
      @بنتالإسلامبنتالإسلام-م6ف 2 หลายเดือนก่อน

      Habo fatxiyaay indhaha faraha ka dhaaf ❤❤❤

    • @IfrahHussen-c1o
      @IfrahHussen-c1o 2 หลายเดือนก่อน

      Asc. ❤❤❤❤❤

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 2 หลายเดือนก่อน

      Fadxiya runta xaqiiqda wax u falanqeysa waxan irahda iskufilan kkk

    • @hudaabdullah3447
      @hudaabdullah3447 หลายเดือนก่อน

      Fatxiyaay Ileen wax wanaagsana waad soodeeysaa shukran

  • @hibosamatar3224
    @hibosamatar3224 2 หลายเดือนก่อน +20

    The skin is the biggest organ of our body and it absorbs whatever you apply on it, including skin products.

  • @83587
    @83587 2 หลายเดือนก่อน +26

    Naagaha qaarkood markay Farxiyo Cabsiiye maqlan dhiigaa kukaro, markasay ayagoo iska dhigaayo in ay reaction bixinayan lkn waxa laga dareemayaa shaqsi nacayb.

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 2 หลายเดือนก่อน +8

    Preach , Allah loves those who speak the truth. That’s why you’re glowing cos you stand with the truth .

  • @FardowsaSaciid-b9s
    @FardowsaSaciid-b9s 2 หลายเดือนก่อน +2

    Fatxiya oo sii qurux badnaatay Maasha Allah, dhuubnida normalka ah waa cajiib ❤❤❤

  • @Fafa_944
    @Fafa_944 2 หลายเดือนก่อน +10

    Ala kujecliyaa cadawgaa unoolow cimriga alaha kuudhereeyo Somali waa xaasid wa jalas waa jaahiliin wan kugu faanaa ❤❤❤

    • @kaarsheempire8827
      @kaarsheempire8827 2 หลายเดือนก่อน

      Waa run Walahi way Sidey tahay mashalah

  • @powerwhydoh491
    @powerwhydoh491 2 หลายเดือนก่อน +8

    I need to get this amazing product. I’m so lucky I live around the corner from her shop. You told me this my sister thank you for telling me I’m not far from Hayes. mashallah

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l 2 หลายเดือนก่อน +4

    Walał dadka cadaanka ah xataaa jirkooda wuu urayaaa inta badań dr ayaan ka shaqeyn jiray qof madooow ama brown ah oo uraya wali ma arag .

  • @nazriinahmed470
    @nazriinahmed470 2 หลายเดือนก่อน +6

    Horta gabadha mabsud waa yara badawad malin hore arkey waxan leyahy wllo xisho waxna baro diinta iyo cilmi kleba

  • @fatimamohamed2724
    @fatimamohamed2724 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cimri dher cibado suban iyo caafimad ku weydistay dheh sister❤❤

  • @burco7626
    @burco7626 2 หลายเดือนก่อน +4

    Salaam, beautiful soul 💕
    We have the best of both worlds alhamdulilah. But qoyan will keep destroying herself in order to impress dulayste

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka 2 หลายเดือนก่อน

    Farhiya cabsiiye masha allah walal muqdisho ayaan kala soconaa boqorada soomali maxamed halkan ifraax kale ayaa kujecel oo kaa so salameysa walal allah haku xafido

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 2 หลายเดือนก่อน

    SubxaanAllah naagahani waa cawaan diina mey baran cilmi aduuna hadalkiisa daa wadaadu iyo dawladuhu ha wacyi geliyaan

  • @leilaahmed3588
    @leilaahmed3588 2 หลายเดือนก่อน +5

    I am too lazy in aan huruud wajiga marsado xitaa. I think I need help.

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 2 หลายเดือนก่อน +1

      😂 me too

  • @hodanahmedigal4777
    @hodanahmedigal4777 2 หลายเดือนก่อน +2

    Cad mar ku dhac ayaa and maqli jiray sidancadan maha waaba cambaar e Allaha kuso hadeyo sheh subxaanallah

  • @EBYAN5
    @EBYAN5 2 หลายเดือนก่อน

    Waa sababto naagaha caankaa markasta ur bay isku cayaan wlhi gabdho badane bn isla nool nahay wax uraayo mana arag naagaha caankaa intey dubkii iska dhigeen maqaarkooda baa uraayo say 90 ka ur bay isku cayaaan subxanalah

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 2 หลายเดือนก่อน +1

    scary thing is they don't know what is the product 😮

  • @RidaAli-g6d
    @RidaAli-g6d 2 หลายเดือนก่อน +6

    Qofka is yidhaahda somali waani isagaa waalandoona

  • @nimosaid8342
    @nimosaid8342 2 หลายเดือนก่อน +1

    We need to get the hinda product in Djibouti please.
    I really support you beautiful Fatxiya ❤

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 2 หลายเดือนก่อน

      I personally contacted Hinda but she's only selling whole sale.

  • @NaimaNur-h1g
    @NaimaNur-h1g 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallah Allaha xaqa tuso runtii wax way fahmayaa inay is ceshtaan Allaha waa fajiyo

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 2 หลายเดือนก่อน +6

    Naagaha somalida %70 wa bleach. first jabuti yan second somali

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 2 หลายเดือนก่อน +2

      Wll wan deyney ee hada idinkey ku dambeysey.

    • @hakh5277
      @hakh5277 2 หลายเดือนก่อน +2

      Kkkk lool the only black somalis I saw were jaabutian somaliya east and West waxey marsadaan qasqas raxma xassan xamar and hargysa ka baaratay

    • @ifrahdaher
      @ifrahdaher 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waxa Wan ka bax nay ykh idinkay idinku danbaysay o balayo laso baxay qasqasa anagu waxayagu wa easy imikana Wan joojinayba

    • @AmeeraAWaanaag
      @AmeeraAWaanaag 2 หลายเดือนก่อน +2

      I think more like 90% bleach

  • @ayahosman
    @ayahosman 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hoyadey wajigeyga ina saabun ku dhaqo wey idiidi jirtay waxey igu dhihi jirta naya haku dhqan saabuun dheeha ka tagaaye hadna chemicals ayaa lagu qabeesta cajiib

  • @HadiyaCalimaxamuud
    @HadiyaCalimaxamuud 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah habo ilaahay haku barakeyo cimriga iyo caafimadka iyo caqliga ❤❤❤

  • @Siraad-b5i
    @Siraad-b5i 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay waxuu ina siiyey maqaar qurux badan, aniga waxaa igu dhacay vitiligo,oo ah cadcadaan , hadana waxaa isuma quudho, caqligu ha shaqeeyo😢

  • @AK-lk6hc
    @AK-lk6hc 2 หลายเดือนก่อน +7

    How to burn yourself proudly 😂 skin doctors are gonna have a hard time dealing with this

  • @marianosman2515
    @marianosman2515 2 หลายเดือนก่อน +6

    Why we don’t talk about Ilhan Omar’s win,aTakbeer😅😅😅

    • @AyaanIsmail-ro6ir
      @AyaanIsmail-ro6ir 2 หลายเดือนก่อน +4

      Habar yahuud la huruda maxaa laga sheegi oo karamadii bari Hore iska Qaaday shame on you

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 2 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@AyaanIsmail-ro6irNaa bal u sheeg 😅 candhis ay yahuud xureysatay maxaa naga galay oo baaradiisa indhaha naga geliyay

    • @faizam523
      @faizam523 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@AyaanIsmail-ro6ir Tanba gaal cad bey hois jiuftaa oo dgarqataaye maxay ku kala duwan yihiin??? Ma meel ay ku muslimisey baad aragtey iyo masjid uu ku tukado??

  • @fartunhassanisse8329
    @fartunhassanisse8329 2 หลายเดือนก่อน

    Ilhaay ayad buu ku yiri binidamka waxan u abuuray suura tii ugu fiicanayd marka qofkii is murxiya waxay lamid thy in Ilhaay abuuridtiisa lagu qanacsayn Ilhaay ka madoobe waa ka murugooda
    Waa mahadsanthy inaa ka hadasho fatxiya Quruxleey ❤❤

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl 2 หลายเดือนก่อน

    ilahayow fathia Absie noo daa l love you habo Gacalo ❤❤

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 หลายเดือนก่อน +5

    Fatxiyay abti dadkan run maraban haka joojin runta sanka kageli from buntiland mahadsanid

    • @AyaanIsmail-ro6ir
      @AyaanIsmail-ro6ir 2 หลายเดือนก่อน

      Waa malinta ay Isaaq cayayso %25 ayay Isaaq tahay

    • @AyaanIsmail-ro6ir
      @AyaanIsmail-ro6ir 2 หลายเดือนก่อน

      Maalinta Isaaq la caayaayo Abti iyo Habaryar baa badata kkk

    • @axmedsiciid7050
      @axmedsiciid7050 2 หลายเดือนก่อน

      @@AyaanIsmail-ro6ir walaaley adigu ma inta xun baad ka hadasha qofka intiisa wanaagan ma aragtid miya mada kale ano isaaq caayaya miyad aragtay qof weyn ba tahaye xashood

  • @megrez2637
    @megrez2637 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fathia waxaan tegey wadankii oo aan joogaa wlhi inanyar oo 9sano hada buuxisey baan sweden kakeenay markaas bay ka yaabtay inan aan derisnahay waxay tiri hooyo maqaliin bay isku samaysay oo ka xumaaday gabadhan midkale maalin bay suuqa ku aragtay markaasay tiri hooyo midabkan weligey ma arag dad leh iyo naag shaarubo dheer ee maxaa khaldan dadkan somalidaan aqaaney maaha baytiri

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 2 หลายเดือนก่อน +9

    IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤🙏Team FATXIYA CABSIIYE Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Yacinali71
      @Yacinali71 2 หลายเดือนก่อน +2

      Keep going Bro Qabyaaladdiid Cabdixakiim❤❤❤❤

  • @HindaAbshir-px2cd
    @HindaAbshir-px2cd 2 หลายเดือนก่อน

    Qurux badn❤

  • @PeaceBeuponhim7
    @PeaceBeuponhim7 2 หลายเดือนก่อน

    Waa waxee somali. Jareer jareer african nimo dadka ugu caayaan.waxaa yeelay african nimadoda uqdud ka qabaan.. Allo na astur 😂🫢🫢🫢

  • @nimam7846
    @nimam7846 2 หลายเดือนก่อน +2

    Creme ka Raxma Hassan waxay tidhi xiidida bu idiin qarinaya imagine side effect ga

  • @idlehfahima7081
    @idlehfahima7081 2 หลายเดือนก่อน

    Habo walahi ani wan istic malijirey dawada kimikada hada wan dhafay imika skin care an marsada imika an qurux badanadey walahi from Djibouti ❤ you habo

  • @abdulkadirguleid2819
    @abdulkadirguleid2819 2 หลายเดือนก่อน +5

    Naagahan is cadeeyaa ma halloween festival isu diyaarayinayaan😮

    • @AK-lk6hc
      @AK-lk6hc 2 หลายเดือนก่อน

      @abdulkadirguleid2819
      🤣 yeah some kind of horror festival

  • @rodahabdiraman8623
    @rodahabdiraman8623 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan maqlay shalay dhaqrat xabeeb oo yiri waxay cunaan kaniiniga la yiraahdo Prednisolon oo ah cortison ay cunaan. Side effekt wuxuu leeyahay barar ah. Marka bararkaas bay buurnaan moodaan. Qofkasta oo medicin cilmi u leh wuu ogyahay waxa cortison loo qaato, halkaan kumaan soo koobi karo. Ilaahay waxaan ka baryaayaa in uu Jahilnimada naga koriyo😮

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 2 หลายเดือนก่อน

    Xasbanallaahu wa nacmal wakiil

  • @NuraAhmed-l8o
    @NuraAhmed-l8o 2 หลายเดือนก่อน +1

    Farxiyay anigu gabadha waxan ka qoostay markay somalia tagtay aytidhi ninkiba restaurant intu igula balamay kadibna inta inki idlay ayu ilmahaygi qaatay . Marki inanka walashi time waxay qiratay inay waxasi been ahayen marka dadkan farxiyay cadi maha

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah ❤️

  • @nimam7846
    @nimam7846 2 หลายเดือนก่อน +2

    Haa 20 jir leh jidh 50 jir ma fahmi karan somalidu

  • @UmlkhayrAbdi
    @UmlkhayrAbdi 2 หลายเดือนก่อน

    Jazaka Allah khayr jazaa❤❤❤

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aqass waad ka wiswisaysa markay suuqa marayaan ee lugo yaryar o murxay o xidido buluug iyo doog ahi dhuqdhuq daa hayaan

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 2 หลายเดือนก่อน +3

    Qalbiyan bay u xanuunsanayaan

  • @NaimaNur-h1g
    @NaimaNur-h1g 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa wax laga naxo ayay tahay aa way waalidiintooda iyo walaalahooda

  • @hindagabas9855
    @hindagabas9855 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaa ka daran dadka gacantaa arkaya iyo xididaa ee hadana ka iibsanaya balaayadaa ay walaaqayso ee sunta ah 😳😳😳

  • @fadumojama4596
    @fadumojama4596 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa dad cawan ah

  • @zeinabelmi2076
    @zeinabelmi2076 2 หลายเดือนก่อน +1

    29yrs old woman, no married or work and traveling by herself I don’t get it

    • @somfarming9449
      @somfarming9449 2 หลายเดือนก่อน +5

      What's there to get? She's living her life!!

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 2 หลายเดือนก่อน +5

      She once got married and got divorced and traveling puts food on her table. Yay u fadhiin lahayd marka. Naagaha depression-ka guryaha la jiifa oo la nool abusive husbands iyadaa dhaanta 100%

    • @zeinabelmi2076
      @zeinabelmi2076 2 หลายเดือนก่อน

      @@nastedave9842
      Af caytamey ninkiisuu ku yaalaa,
      Put your manners back in

  • @munaahmed7645
    @munaahmed7645 2 หลายเดือนก่อน

    Inaderty farhiya absiiye love you 🥰

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 2 หลายเดือนก่อน

    Ala illahow nabadbadi yarabi skin kena Naalugu diray goorman waxaan ka ilbaxayna in ay cadan qurux ehen

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 2 หลายเดือนก่อน +3

    Qasqas dad badan baa cudur ka qadey alaahuma najinaa minal amraal

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 2 หลายเดือนก่อน +3

    Sax
    Run badanaa Farxiya respect ayay dhumiyeen 😂

  • @HamdaIbrahim-vj4sb
    @HamdaIbrahim-vj4sb 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢gabdha somaliyad midabkoda way ka tagan casan mah mado mah

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 2 หลายเดือนก่อน +2

    Fadxiya maaha jaahilnimo ee waa kalsooni daro waan qof la dagaalamay Abuurka Alle Casawajale Anigub waxaan garan waayay Gabadh haan soo wada kornay oon ku kulanay Aroos Aniga oo ka imida meelkale ama dal kale way i dhunkatay igu dhagtay Iyada oo i tustay kalgacalka hay ii qabto Ana ma garan waayo waxay ahayd maariin aad iyo aad u quxu badan Naag cad oo Timo cad adba garo.

  • @Umalkhayr22
    @Umalkhayr22 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dadka arkayo waxaas ee ibsanayo
    Ayaan la yabanahay

  • @HiboNurra
    @HiboNurra 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wa shein iyo Ali express dumar

  • @sureersom425
    @sureersom425 หลายเดือนก่อน

    Aqoondarada iyo jahligu wax kasta ayey kugu kalifayaan.Dadkani waxay u baahan yihiin kobcin aqooneed. Gabdhaha Somaaliyeed waxaan xusuustaa iyadoon make up jirin oo ay dabiici jidhkoodu yahay. Markaan dib u eego quruxda midabeed ee Ilaahay kugaladayistay. Masciideed,.Xataa cream wajiga la marsado lama aqoon . Waxaa lagu dhaashan jiray dufan dabiici ah hadii loo baahdo.

  • @lulhaji6296
    @lulhaji6296 2 หลายเดือนก่อน

    You are forgetting to start with Bismillah Rahmani Rahiim

  • @nawaalmuse-vn7dr
    @nawaalmuse-vn7dr 2 หลายเดือนก่อน +2

    Fathia absiye runtaan ku jecelahay walahi 😅😅😂❤

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 หลายเดือนก่อน +3

    Kansar bay ku tartamayaan waa xoolo

  • @Ma_Dame.
    @Ma_Dame. 2 หลายเดือนก่อน +2

    I get similar bruises with Brazilian JiuJitsu loool, kuguma boodi karayso lool jidhkaa khafiifay 😂😂😂

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn2932 2 หลายเดือนก่อน +8

    Hooyadey weexe dhahda bus ka Xamar laka raaco markee soo goraan weey uraan kuwa is cadeeyo 🤮

  • @fartunabdi8521
    @fartunabdi8521 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤

  • @AyanDahir-fn1oj
    @AyanDahir-fn1oj หลายเดือนก่อน

    This is very sad habo

  • @fadumaabdulle9728
    @fadumaabdulle9728 2 หลายเดือนก่อน +3

    Asc odayga miya ku keenay utbaxa

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 หลายเดือนก่อน +7

      Anigaa Iibsadey. Wax aan Isu hayo maxaan cid kale uga sigi 😂

  • @safamaxamed967
    @safamaxamed967 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂ala habooy naagahan waaweyni xabad caqliya kuma jiro

  • @sumayaabdullahi8280
    @sumayaabdullahi8280 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa Allah dadku jaahilsanaa😢

  • @RidaAli-g6d
    @RidaAli-g6d 2 หลายเดือนก่อน +3

    Farxiya way yaabtay😂😂😂😂😂😂😂

  • @HudaHayiin
    @HudaHayiin 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waxwalbo dabiici ayay ku wacanyihin

  • @gaaduudocaarwo3533
    @gaaduudocaarwo3533 2 หลายเดือนก่อน

    Bisnka. Jariraco baa igu diidaay markan arkey.

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hahhh😂😂 calankii beysaas uhuwaneyd oo waaw da heysay wallee fadxiya waa majaajileystee 😂😂

  • @Hawenay
    @Hawenay 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nin madawna waa la guursan hadhaw ilmo madawna waa la dhali mx is badalay markaa cancer baa kuwada dhici

  • @rodahabdiraman8623
    @rodahabdiraman8623 2 หลายเดือนก่อน

    Maxay tiri bacbaan intaas ku xiraa sida xididadu u soo baxaan😮
    Dadkaan waa in ay dhaqaatiirtu wacyi galin u suubiyaan. Dawlad ku sheegayaashuna xirxiraan, Subxaana laah 😢. Ma ogyahiin in kalyuhu fariisanaayaa, cancarka dubku uu ku dhacaayo, in reerka ay la noolyahiin sumaynaayaan, in ilmo la aan laga qaado.😮😮😮

  • @sahraabdi7246
    @sahraabdi7246 2 หลายเดือนก่อน +1

    Iyaga uxuntahay dumarka iscadeya Alle haso hadeyo

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 2 หลายเดือนก่อน

    Oh my goodness what

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waiting for you qurux badan

  • @hassanmohamed2726
    @hassanmohamed2726 2 หลายเดือนก่อน +2

    Siden ku🎉helaa creme ka

  • @qaafmaxamed5372
    @qaafmaxamed5372 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cencer bay halis u yihiin naagahani hbo😢

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 หลายเดือนก่อน +2

    deeg hadow sinmo dalin wa melbeshay dadk qankarka ah odan wa isku mid yaran majirto hada qangar thay somaliyey weyninka ceb mahan yaranta wa cadaw laga koro qofk weyn wa wayo arag iyo xigmad iyo xolo qof yar maxow hesta ishega

  • @abdiwahabjibril4549
    @abdiwahabjibril4549 2 หลายเดือนก่อน

    Waar yaa naga qabta duqdan sida dameeraha u qoslaysa

  • @fatoumamohamed9440
    @fatoumamohamed9440 8 วันที่ผ่านมา

    😂😂that’s so true

  • @QadanWarsame-c1u
    @QadanWarsame-c1u 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa kudhacay kalsooni daro oo ay amini waayeen abuurii ilahay acuudu billah

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subaxanallah raxma xasan maxaa ka qaldan xididaha waa iney banaanka ku imaadan miyaa wax lagu hadla ah waaba cudur u kaalaye

  • @Ahmedali78458
    @Ahmedali78458 2 หลายเดือนก่อน +1

    goor dhow wxy u soo urayaan sida doofaarrada😂 waa dad bila aqoon ah

  • @Ugbad904
    @Ugbad904 2 หลายเดือนก่อน

    Waa dad xanuunsanaya

  • @hamdahabimana8399
    @hamdahabimana8399 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.J had vitiligo 😢😢😢

  • @CalmLemonade-lw6vz
    @CalmLemonade-lw6vz 2 หลายเดือนก่อน

    Habo hargaysaan joogaa giriimada dabiiciga ah tukaanka lagu iibiyo magaciisa iisoo sheeg

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 2 หลายเดือนก่อน +1

    The truth ❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 หลายเดือนก่อน

    Subax wacan 🎉😂

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 2 หลายเดือนก่อน

    Maslaxo ayaa xanuunsanaysa maqlay xanuunkeedina dakhtaradii muqdisho way garanwaayen kiimikaalka ay isku cayilisay iskuna cadaysay uunban malayn 😢

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 2 หลายเดือนก่อน

    🥰

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 2 หลายเดือนก่อน +1

    Salaam fatxiya dumar badani 28aad ma dhaafaan ilmahooda oo labaatan ku dhaw macquul ma tahay waxaasi 😂😂😂

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi 2 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢

  • @sadiahassan3449
    @sadiahassan3449 2 หลายเดือนก่อน

    Wax qarmuun baa ka ura gabadhaha is cadeeya fatxiyaay runtii

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 2 หลายเดือนก่อน +1

    😅😅😅😅 Allah anoo maariina maxaan naag cad cidla kaga tegey oo ninkasta idaba cararay iydo mid casi daba cararayso

  • @RayaRaye
    @RayaRaye 2 หลายเดือนก่อน

    Hadhowna ciyal madow bay dhalayan

  • @sahraadan6995
    @sahraadan6995 2 หลายเดือนก่อน

    Farhiya wllee waa runteed allow daa

  • @IfrahHussen-c1o
    @IfrahHussen-c1o 2 หลายเดือนก่อน

    Asc. Kkkkkkkkkkkkk. ❤❤❤

  • @ayaanibrahim4851
    @ayaanibrahim4851 2 หลายเดือนก่อน

    faxiya wa qali

  • @dekahaji
    @dekahaji 2 หลายเดือนก่อน +1

    Acudu bilaah noloshi bay ku bislaadeen 😬