Dilal Fool Xun, Tala Xumo, Dhaqan Xumo🤔🥲

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 74

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Seattle, WA
    Tabarak Store
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Faribault, MN 55021
    301 Central Ave N
    Djibouti Fashion
    +1 (507) 351-0887
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Toronto, Canada
    Huda +1 (647) 687-7528
    Only As WhatsApp
    Ottowa, Canada
    Fadumo
    +1 (613) 709-5424
    Calgary, Canada
    Kaysen Products
    +1 (368) 999-8657
    Only As WhatsApp
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Cardiff, England
    Hinda Abdulahi
    07425732823
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Denmark
    Dekha Hussein
    004542237649
    France
    Amina
    33758217616
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    UAE Emirate
    +968 9662 5020
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Hargaysa
    Nadiira Aden
    +252 63 4327297
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Omg she did so well she invested in farming. May Allah grant her janatul fordose.

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Naag lala qabay is jirtay oo joigtay xiligaa imikana baxsatayba mid nagana waa la hayaa tidhi waa lay so dayay lacag baaa layka qaday
    Arinku waa arin dad badan ka zoo shaqeeyeen maaha wax tuugo ka danbeyso insha allah waa so baxaysa wixi jira
    Arintan somali inay cagaha gashato umalaynaya 😢😮subxanallaah
    Ze dad sidaa dadka u galay googayay maydkii xitaa siday qof ay la qabteen isi daynayaan
    War meesha somali kama maqna ayakaba ka daran dadkaa
    Wa yuhuud yaryar wllhi bal 3 dumara maxay ku dileen subxanallaah 😮😢😢

  • @rose-i9w9k
    @rose-i9w9k 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    This story break my heart subhanallah may Allah give them Jannah. 😢

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Haday somaliya ka dhacdo cidiba isma waydisen 150 weye awalba
    Na dhaafiya la odhan laha subxanallaah 😢😢😢

  • @Aisha_23354
    @Aisha_23354 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Asc, Dilku mid qorshaysan ayuu u eg yahay. Lacag hadii ay rabaan . Maamada ayay warsan lahaayeen ee dib ugu ma soo noqdayn ilmaha guriga joogay. Waa in si fiican loo baaro naagta la haayo. Allaha u naxariisto dhamaan jannatu Firdows Aclaa Allaha ka waraabiyo.Amiiin

  • @rose-i9w9k
    @rose-i9w9k 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    I feel like there is more to this story, you are right habo never in my life will i go back home. I see people going back even when it’s not safe it’s wild.

  • @fadumaali1605
    @fadumaali1605 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    May Allah have mercy on their poor souls. In Sha Allah, justice will prevail.🤲🏽

  • @FaadumoMohamud-eq3de
    @FaadumoMohamud-eq3de 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sidaas ayay udhawdahay habo naagta lala qabo ayaa laga yaabaa inay arinkaan kadan bayso dil qorshan weeye arinkaan alaha unaxariisto marxuumada iyo ilmaheedaba

  • @munamuhammad2896
    @munamuhammad2896 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    When my mom told me about this gruesome and heinous crime. I told her that the victims knew their perpetrators . A Crime of opportunity is not this grousome especially with victims of the same family. May Allah have mercy on their souls.

  • @Salmasaafi-hf7wm
    @Salmasaafi-hf7wm 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Soomaali rag maheyso rageenii 99 wexey noqdeen wax ceeb un utaagan dumarkiine 2 ayey ukala jabeen mid iska raacdo iyo mid meel ey waxka bilowdo weysay yaab

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dil qorshaysan. Allah qalbigooda u dajiyo family ga

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Fatxiya ma waxaan Ismoodayay mise waxaan runtii nahay waxaan Ismooday inaan dadka ugu fiican nahay Africa waxaanse nahay kuwo Dawladnimadu Ceebtooda Qarinaysay oon wax lagu micniiyo la garanayn.

  • @birimoboss747
    @birimoboss747 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adoo dal fcn jooga soomaali horar ha usoo laaban war ka jooga

  • @Mahammmedi
    @Mahammmedi 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    1 million is same as $10000 dollars

  • @aminaosman3469
    @aminaosman3469 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Scary world, you can't trust anyone

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ma sirial killer aan somali ahayn baa jira waa wadan wada sirial killer wada ah

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Somalida waa isku cadow intaa way is shirqoolan

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    NAAGTALEH WAA .AISOODAAYEY SHIKIBAA KUJIREE HALABAARO

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Alaha how naxariisto minweyntii ayey aheyd

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Qalad waaye 4 dumar hal mar. 4 guursigana maha Farad ama Suno. Waa in ninku lacag badan lee yahay .Meherkana bixin kara ! hal mar ma jirto . 1 waa in uu naagta 1 ku sheego haday oga shay 2 waa in naagta cusub uu siiyo 7 berda oo buuxda asagoo tan kale u tagin. Meesha nin laan ta ka jirtaa waa magaladeed !

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waxad ogaa taa. Aduunka waay jiran. Naago aan weligood guursan , laakin Somalia. ma ka dhacdo ! Somalida dumarkooda nin 3 Qabo ayey guursadan !

  • @Fadumo-nx4gy
    @Fadumo-nx4gy 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Maanahalaa fadxia jumco mubarak

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somali indho adkaa😢😌
    Adunka waa ka dhacsanahay

  • @NoRainNoFlowersz
    @NoRainNoFlowersz 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    24:21 Habo is your Book available in Germany?

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alle ayaa inaga og laakiin waxaa Run ka dhigaysa hadii ninku Naagtiisa London u soo waday waayo Yurub Naaguhu waxay jecel yihiin single mother oo Raga iyo Naaguhu isma qabaan.

  • @fadumaabdulle9728
    @fadumaabdulle9728 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc ninku waa reer mareykan

  • @Ali34388
    @Ali34388 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    markaa afarta qoyan midba marbuu darayaa qosol badanaa 🤣🤣🤣🤣

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    My Allah mercy all of them their soul Alahuma Amiin

  • @sulekaahmed1527
    @sulekaahmed1527 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc wll xageey kadha day

  • @KhadroAli-fz1jt
    @KhadroAli-fz1jt 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Oo hadaba minyaro hanyar ma ayadaaba is og intay ubareerto nin naag horalleh inay hadana adkaysan weydo doqonsana waad yeelan doonta bay isledahay lkn kulidhibkuwa nimanka iskudiraya dumarkan cawaanta maxa dilowkuso arkay maad iskasocotid hadaadan xamilikarin

  • @Ali34388
    @Ali34388 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    kulfima cinda geel waa hablah somaliyed waayo ayagaa ralika ah🤔

  • @asilimohamed7322
    @asilimohamed7322 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    No No diin shaqa kumalan ha suuxo markuu Hal habeen hogta ku dhaco..culimada ha u nibayn habo.

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Labo dhinac bay noqon in Gabadha lala qabtay ay ku jirto waayo waxaa hori loo sheegay 2021 kii in Naag somali ah oo dad ka qorsho u dhigeeyasay afdoob ! Waa Mac quul in naagta kale ay dooneesay in naagta kale qaadka ka saarto!

  • @HafsaHassan-p6m
    @HafsaHassan-p6m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilhey ha soo qabto waxii sidaa falay😢

  • @fs292
    @fs292 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaahay cukushta olimbiga anoo soo wada soo qaaday Fatxiya 😂😂 You beat me to it.

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allhu aclam , anigu waxay ilatahay naagta minyaradaa kadanbaysa arinkan

  • @faaaduma6876
    @faaaduma6876 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabar yar oo 12 sano ayaa kujirta gabdhaha ladilay😢

  • @ifrahfarah228
    @ifrahfarah228 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habo , we’re team karmel family habo

  • @anyaahmed4696
    @anyaahmed4696 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nimankaan Soomaalida aduunka caalamiga lama qabsan karaan ee geeloodii iyo tuuloyinkodi ha iskaga noqdaan.

  • @rodamire1502
    @rodamire1502 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Fadxiyaa waa darihii canah ladari jiray

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Carays Ciise wuxuu yidhi Minyaro masayrtay oo minweyntii hay maslixi masalo weeyaan la arag.

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali way dhamatay. taako kasta dad ama reer baa dega ma tacabki karto hadii aadan la heen deganka

  • @fs292
    @fs292 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    The other wife has hired a “helping hand”. Jug jug meeshada joog ninka anaa iska leh.

  • @grigorig1055
    @grigorig1055 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    This is not the work of a serial killer. With high certainty, this is a killing committed or orchestrated by someone the victims knew.
    Sadly, Kenya’s crime investigators are hampered by the incompetence for which Africa is notorious. Adding to that is the corruption Kenya is infamous for.
    Fortunately, the Kenyan authorities are under significant pressure from the Somali community in Eastleigh, so the case will be solved.
    I wouldn’t immediately conclude that the first wife was behind it, but the victim’s personal history must be thoroughly investigated. Eastleigh is a place full of plots and subplots.
    This crime will be solved once detectives study the life of the female victim. Her life story will lead them to the killers.

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farhia kudarso. Will somali asagans wajeer aya lagu diley waana xdhiban ah

  • @hanifarah6370
    @hanifarah6370 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habayar macan kiiskani waa kiis la qorsheyay rabigay caqliga kama Qaado ithopiana tagay kenyanah waa taas aniga somaliland dhinac uma dhaafo allahay alle dhinacyada somaliya 😂

  • @NaimaNur-h1g
    @NaimaNur-h1g 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkk sorry sister ❤️🌹

  • @Abz65
    @Abz65 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shekadani ma fahmin, wa maxaay Dilalku???

  • @SahraEgeh-t5y
    @SahraEgeh-t5y 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Musuqmaasuq aabihii cajiib

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc Farhia

  • @aishahassanyusuf-ll6ef
    @aishahassanyusuf-ll6ef 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    fatxiyo xabbiti garmahaysana ruunti waa farha lugabaasto😅😅😅😅😅

  • @aminanasrafarah6093
    @aminanasrafarah6093 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninku wuxuu ku hadlyo waa sawaaxili, laakiin adigu dib ma isku dhagaysatay boqolkiiba todobaatan English baad ku hadashaa yaad uugu talagashay inuu ku dhagaysto

    • @FatmaAli-gl1mr
      @FatmaAli-gl1mr 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kenya official language waye English o caalmka dhan wuu fahmi karan

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tanle lacagbaa layga bixiyey yaa huba inay ku shaqo leedahay farsamada

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan shiiq waxa lagu xasuusan karo ay ka mid tahay. Naag uur leh orod in loo diro iyo in niman naagaha matala. Hhhhj

  • @SahraEgeh-t5y
    @SahraEgeh-t5y 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaliimo uuray maaha

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naagta leh waa la ila afduubay waxay u egtahay naag rabta in ay raadka baabi'so si loogu moodo dad tuugo ah waa naag caqli yar

  • @ayaanlooyarkadumarka9212
    @ayaanlooyarkadumarka9212 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaguu gayn karaa xitaa qol jiingad ah ma uu dajinkaro

  • @ahlanahmed8860
    @ahlanahmed8860 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fathiya sheekada somaali baa kadanbeeysay waxaa laleeyahay naag lalaqaboh baa kadenbeeysay

  • @JacobMuuse-lx7mm
    @JacobMuuse-lx7mm 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😅😅

  • @HamzaAbokor-p9x
    @HamzaAbokor-p9x 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    washaqadooda dumarka qaarkod sheekadani😢waasheko walan🎉

  • @shamis9060
    @shamis9060 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🤮🤮🤮🤮🤮 4 mar wada guurso

  • @Hanibadmaax
    @Hanibadmaax 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    aniga waxay ilatahay naagta ninku qabo ayaa arintan ka dabeeysa gabdhaha yarna waxaay is tidhi yaan laga shakiyin xaqiid aad iyo aad ayaan naagtan uga shakisanay

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kenya waliba Eastleigh waa meel horor ah oo Masakin ta kagu dilo