Waa hub maamulka Abiy Ahmed,uu doonayo in uu Soomaaliya dab ka shido, waa sharci daro, in maamulo Soomaaliya ka mid ah, hub loo soo diro si Soomaalido dhexdeeda ay Isko layso, hab beeleed, waa Qatar cusub. Maamulada xulufada la ah Maamulka Abiy Ahmed ee Hargeysa ,Garowe.
War la og yahay xiiso ma leh! 34kii sanno ee la soo dhaafay, meel walba hubku wuu ka soo gudbayey bad iyo berriba. Haddaba ma yahay hub dalka lagu difaacayo mise mid ay Soomaalida isku layn doonto, maadaama aynu noqonay qabiilo dowlado sheeganayo oo calamo kala duwan sitah?
Warjaagu waa Alfa Layla wa layl. Warkaagu Wuxu ku dhan yahay , in hub ka soo galay Ethiopia layskuna laayay ka dibna putland la soo geliyay. Intaad I waa I miss seconds bay ku qaadan
Puntland guul baan urajeynayaa in shaa allaah ✅✅✅🌎🇸🇴
War dowlad soomaaliyeed majirto maamul walbaa amaankiisa ha sugto ✅✅✅🌎🇸🇴
Majeerdheen hubka wuxuu la dhici rabaa Hawiye.
Iyo isaq baa laga dhacayaa insha Allah
Hubka masar so DAROOD loma werayo? Adeer Darood wa fahmeen beenti
Kkkkkkkkkkkkkkk
Qaniimo hub ah reer laascanod yaa ugu horeeyey maa shaa allaah ✅✅✅🇸🇴🌎
Hub faro badan wax aan dhimasho ahayn sooma kordhiyo.
Sheekho xume
Ku.saliya.suubanaha.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw...
Scw.scw.scw.scw
Ilaahayoow na badbaadi QABIIL ku dhaqan kii baa na baabiiyay.
waxba ka dhacay
Hubku ma kala saari ksrtaa
Noocyadiisa hadii ay suuragal tahay, tan cigta somaliya dowlad wax u qaybisa majirtaa waan ognahsy in cirif ilaa cirif meel kasta uu joogo alsh iyo daacish iyo tuug noocya badane ah yaa siiya gobolada waqooyi,puntland,
Jubbaland hub ay isagz difaacaan waxaa oo qirinqiira , marka h,u diidin in ay shk.kooda wax ku raadsadaan dib ugu noqo maskaxdaada
Waxaan fahanay in aad doqon wax mayaqaana in aad tahay ayaan fahanay
Waa hub maamulka Abiy Ahmed,uu doonayo in uu Soomaaliya dab ka shido, waa sharci daro, in maamulo Soomaaliya ka mid ah, hub loo soo diro si Soomaalido dhexdeeda ay Isko layso, hab beeleed, waa Qatar cusub.
Maamulada xulufada la ah Maamulka Abiy Ahmed ee Hargeysa ,Garowe.
War waxaan layaabay qof kaawaramaya melaa joogto waa wax aaladahan nokenen
Waxaan ka fahmay daarood daarood dhacaya
Yaahuu Belaayo Ayaa wada waa Shaydaamo dhiig u ordaaya Alle iyaga Haku Celiyo
War la og yahay xiiso ma leh! 34kii sanno ee la soo dhaafay, meel walba
hubku wuu ka soo gudbayey bad iyo berriba. Haddaba ma yahay hub dalka
lagu difaacayo mise mid ay Soomaalida isku layn doonto, maadaama aynu
noqonay qabiilo dowlado sheeganayo oo calamo kala duwan sitah?
Warjaagu waa Alfa Layla wa layl. Warkaagu Wuxu ku dhan yahay , in hub ka soo galay Ethiopia layskuna laayay ka dibna putland la soo geliyay. Intaad I waa I miss seconds bay ku qaadan
HUBKAAS GACAN SOMAALI HADUU SOO GALAY WAA WANAAG. ETHIOPIA AYAAN KULA DIRIREYNAA EE OGAADA GUUUL GUUUL
Dhuusooy dhuusu dhuusay sheegtay😂😂😂😂
Kkkk sheego cusub candho meyle hub ah 👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹
Xange Wa dabadhif
beenlow reer bookh iyyo galaati hubka iyaga baadbaadiyeh kuwa dhac lahaana waa ogaadeen
Putland beel maaha miyaa wax walba miyaad noogu sheekey naysaan Reer Social media maxay is dhaamaan Majeerteeniya iyo Mareexaan? hhhhhhhhkkkkk
Puntland waa maamul. Majeerteen kaliya ma dhisan mana dagna.
Beenta iska daa!!!