Masha allah wan ku farxay wlhi goaanka aad qaadaten hadli aan nahay shacabkii bosaso wan idiin cudeenay waxa jira dad masaakin ah aan qixikarin oo jooga bosaso baa jira xagee aadayan maba qadeeyan ama ma quraacdan baa jira war lama saarnaankaro guulesta inta hartayna alla xaqa hatuso
Masha Allah tabarkallah ilaahay baa xaqa idin fahan siiyay waxaad tihiin kuwo si fiican u fikarahaya guulaysta oo ilaahay khayr ha idin siiyo sida aad sad kiina iyo dhulkiina u ilalinaysaan rabbi ha idin ciseeyo amiin
Alhamdulilah! Majeerteen ka Mudug Dagga Ee Puntland waa dad Caqlibaddan Oo aan la adeegsankarin. Waad mahadsantihiin Ilmo Adeerayaal. Cunugaa ina diyaano ah halaga wareejiyo xilka psf oo asna hala xiro.
Ninka raga,ah marayuu gartaa qaladkiisa Guuuuuuuuuuul Iyo gobonimo government of puntland .may Allah blessed you 🙏 💖 all of them ours people 🙏 in the government of puntland 🙏🙏🤝🙏🤝🙏🤝🙏🤝🙏🤝🙏🤝🙏🤝🙏🤲🤝🙏🤝🙏🤲✍🙏🤝🤲✍🙏🤲🤝🙏✍🤝🙏✍🤲✍🤲🤝✍🙏🙌🙌👌👌👌👌 thanks 🎉❤🎉❤🎉
aad iyo aad ayaan ugu mahad celinyaa dhamaan inta fahantay shirqoolka uu waday ina diyaano ciidankan waxay xaq u leeyihiin in ay dalacsiin mushahar kordhin iyo bilad la siiyo waayo waxay badbadiyeen shacabka matada ah, dhalaanka iyo xasiloonida puntland mantay haday ku dhaqaqi lahaayeen in ay illaha Puntland weeraraan halkaas waxaa ka dhalan lahaa qasaaro naf, maal iyo ceeb u soo hoyatay ummada Somaliyeed qaasatan Puntland. markaa waa guul runtii in ay jiraan dhalinyaro sidaan u fakaraysa in ay kaabayashooda dhaqaalaha millions ka lagu bixiyay in ay dhawrtaan.
Allaah ha idin xifdiyo butland dadkiina dalkiina diinta islaamka allaah ha idinkaga xifdiyo butland cadawga xaasidka allaah ha ka qabto ka xun horumarkeeda isku tashigeeda nabadeeda shar shayaadiin allaah ha ka xijaabo ka iska arkay butland ee garanayn waxa lala soomaray iyo meesha laga soo bilaabay waa bilaa caqli ee shacabkiisa iyo dakiisa iyo dawladiisa garanayn qiimahooda ninaan kuu furi doonin yuu kuu rarin butland quraan ha la saaro shar shayaadiin allaah ha ka xijaabo
Sahra mohamed kk waan ogahay in uu nin ogaadhas ah ilama kaa dhalay marka waxaa kugu jira xuman puntland waa in la gubaa ku teh puntland ma waxaa u ma leeysay ogaadhaskii caruurta dhaadhaly xishoo puntland waa meesha kaliya ee somali u baxsay markii wadan ku burburay marka xishood puntland hadii lagubaya oo qofkasta wax u dhimikarao nabad ma ahaateen 1500 oo is ku weer ah rag ayaa nabad ka shitay oo aniga u gu hureeyo marka afka wanaagso ok inshallaah
Asc.waar reer puntland.ciidamadaan yaa yiri dadkiina laaya. Tan labaad run maaha xoolaha somaliyeed waxy ka dhoofaan puntlad. Tan sedexaad sakhraan geesdiir dowladda maciin biday waxba lama joogto.
Deni cod ku bedela balse xasan gurgurte amarkiisa ha ku burburin xarunta soomaali laga dhisay, ciidan maraykan tababaray oo khayr leh ma aray, masar, Pakistan iyagaa tababaray kuligood maraykan ayay awaamiirtiisa qaataan oo ka hormariyaan danaha dadkooda, bal masari yuhuud ka celinaysa falastiin ma aragteen iyo sida cimraan khaan xilka military ga Pakistan uga qaaday ka dib markuu ruush iyo turkey heshiisyo la galay una diiday awaamiirta maraykan ka.
xaasidku ma aflaxo. Puntland se iLaah balankii tagtay oo Taabo qaaday. Inaad ku faraxday ahayd nabada la ilaalinaayo. Lakiin see nasiib daro weeye inay wali jiraan dad hoog iyo halaag iyo in la isku jabo jecel.
Majeerteen wa dadka somalida ugu caqliga badan eega Sarkaal hadal kisa qiimeya Masha allah Puntland
FATAAL INAA TAHAY WAABA LOO JEEDAA UMADA SOMALIA INAA ISKU DIRTO AYADBA RABTA FATAAL WAA FATAAL
@@Shaamil-BasayevMagaca Majeerteen maqalkiisaa ayaa ku dhibaya. Laangaab Fataal cuqdadeysan baad tahay. Sarkaakiishan & ragga la midka ahi waa waxa uu MJ Soomaali intooda kale kaga horeeyaan.
@@Savetheworldnow1NO QABIIL NO QABIIL ADIGA AYU QABIIL WAX KULA YAHAY HADII UU WAX TARAYO WAA KAAS WADANKI BAA BI YEY KALA QEEBIYEY MARKA GOD LABA MITIR AYAD GALEYSA IYO MARA CAD AYA LAKUGU TUUBAA QABIILKA ISKA HEYSO HAPPY QABIIL BIRTHDAY 🎂
@@Shaamil-Basayev maxaad ninja ku cay day. Isla Markaana waxaad tiri dadka ha isku during. Dadka uu isku dirayo waayo?
@@mohamedehab8140 allah ku daaweeyo cudurki Kandare aya wali kugujiro cilaajka ama quraan saarka aad
Indeer allaha ku xafido waan runt dooqonka bosaaso.dekadda cimir hajir ah.
Maansha Alaah Inaadeer Puntland Inoilaaliya Alaah idinxafido Bagaad Doqonki Ilkaha Wayna Ee Asad Horgal Ugasogoosaten Puntland Viva ❤
Maashaa allaah. Ciidan wakaas. Ciidan wuxuu Ciidan uyahay Danaha Dalkiisa iyo Dadkiisa ee Ciidan uma-aha Shaqsi Gangistar -ah oo Raba inuu Dal iyo Dad Maxaabiis uhays’to
Si-uu Danihiisa Shaqsi ugaaro.
Dowlada waxaan leenahay Ciidanka aad uga Taxadara Xaquuqdooda iyo Xanaanadooda.
Bisiq Sarmaan
Xasan sheekh iyo waxa uu wato qof damiir leh ma oggolaan karo.Deni ha xumaado ama fiicnaado waa in la taageeraa.
✌ Wa runta sxb ciidankan ilahey ha taageero iyo dowlada somalia wa ciidanka keliya ee 1000 klm from gaalkacyo ilaa boosaaso xukuma
Mansh Allah ilahaya haidin xifdiyo guuuul iyo gobanimo cidenkan dowlada puntlan
Maashaa allaah guulaysta❤❤❤❤❤❤ dalkiinaa u hiiliseen
MAANSHA ALLAH SOMALIYEY TOOSO 🇸🇴 TOOSO ISKU TIIRSADA 🇸🇴🇸🇴
🤲🤲🤲🇸🇴 YAA RABI SOMALIA U GARGAAR 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
mashlh alla ahydin barakeyo kulysta
Asc walal waa runta afkaga cano leguqabey mashe Allah tabarkallah
Maasha allah waa askar caqli badan.
Masha allah wan ku farxay wlhi goaanka aad qaadaten hadli aan nahay shacabkii bosaso wan idiin cudeenay waxa jira dad masaakin ah aan qixikarin oo jooga bosaso baa jira xagee aadayan maba qadeeyan ama ma quraacdan baa jira war lama saarnaankaro guulesta inta hartayna alla xaqa hatuso
Masha Allah Xaqa Alle ha idin tuso guuleysta
ماشاءالله تبارك الله
Masha Allah Tabaarak Allah, Allaha Wayn ha guuleyo Puntiland Goorwalbaba . Allaha idin guuleyo Idinkana. Cadawga Puntiland/Qaatuma iyo Somalia oo dhan Allaha qabto. Cadawga Soomaliyeed oo waliba Caqliga xun ee Umaddan hagardaameeynaayo Allaha baabiyo.( Xassan Dhiiqo Qac ma kaa yeertey ).
Guul ku dhimo ku noolow dhmaant guul ❤❤❤❤❤❤❤gobonim wataasokale.inadiyaan walabartay wa dhuuniqaatey waliba doqo ah
Puntland first,the protection of our vurnable is not negotiable period,waa la khaldamaa waadna isi saxdeen anagana agtayada sharaf baad kuleedihiin waa wax laga naxo madaxweynihii dalka xassan inuu rabo bur burkeena
Maansha Alaah Psf Nolaada Bosaso Deeqa Yaan Xumaan Lowudhin ❤
Guul guulesta walaalayaalguuleesta
Masha Allah tabarkallah ilaahay baa xaqa idin fahan siiyay waxaad tihiin kuwo si fiican u fikarahaya guulaysta oo ilaahay khayr ha idin siiyo sida aad sad kiina iyo dhulkiina u ilalinaysaan rabbi ha idin ciseeyo amiin
Mansha Allah waligiin waxaad udhaarateen fuliya ciidanow, waliba dowlada amarkeeda fuliya, wiligiina yaan shakhsi lacag idinku adoonsan.. war ciidanow shacabkiina u tudha.
Masha alaah waa wadani fahansan cadawga dalak waxgarad aanlaqaldi karin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wadankiina ka ilaaliya caadaqaate calooshiisa u shaqeysanaya dadkiina hadilinina ha xasuuqina ilaaliya dadkiina masha Allah nina ha ushaqeynina
Masha Allah
VIVA PUNTLAND WAAN IDIN GARAB TAAGANAHAY FROM DDS OGADENIA. RAG RAG DHALAY
Masha alaah waxgarad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Carwu. Hawo. Budlan. Wata. Mashala❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴👍👍👍🌿🌿🌿
Alhamdulilah! Majeerteen ka Mudug Dagga Ee Puntland waa dad Caqlibaddan Oo aan la adeegsankarin. Waad mahadsantihiin Ilmo Adeerayaal. Cunugaa ina diyaano ah halaga wareejiyo xilka psf oo asna hala xiro.
Ninka raga,ah marayuu gartaa qaladkiisa Guuuuuuuuuuul Iyo gobonimo government of puntland .may Allah blessed you 🙏 💖 all of them ours people 🙏 in the government of puntland
🙏🙏🤝🙏🤝🙏🤝🙏🤝🙏🤝🙏🤝🙏🤝🙏🤲🤝🙏🤝🙏🤲✍🙏🤝🤲✍🙏🤲🤝🙏✍🤝🙏✍🤲✍🤲🤝✍🙏🙌🙌👌👌👌👌 thanks 🎉❤🎉❤🎉
Absolutely ilaahay haidin xafido dhamaantin ciidanka PSFgeesiyaal qaran guuleysta guuleysta guuleysta adun iyo akhiraba wiilkena goaanka ayqaaten ee aynoonaxen hadan nahay shacabka reer puntland absolutely ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xasan waal warkiisa ka hara nasab nasab dhaley masha Allah 🎉❤
guul oyo gobanimo yaan dhulkiina xasan xabaalo qote idin adeegsan
Wallahi waa ku waalatay Xassan
Allah ku caafio
Dani yuu heshiis la yahay waaka cidkasta la coloobay farmaajo aragnay hadana xasan maan lugaha ku dhagnaa dani datiis 😂😂😂
@@daimentraymi7962
MAKULA THY WAX LAGU QAFIIFO QABUURE FAAGTE😂😂😂😂
@@AR-cx5yf
Iga waran hal Ku dhigii garguurte
Somali HESHIIS ah, DUNIDA LA HESHIIS ah
😂😂😂😂😂😂😂😂
Waqooyi ilaa koonfur WEEY hureysaa
Iga hoo GARGUURTE ARAGTAY DAGAAL SOKEEYE ARAGTAY
Manshaa alaah
Waxaan u mahad celinayaa illaah kasokow ciidanka diidey in ay ku talabsadan filir cadow oo ay hooyoyinkood ilmahooda iyo jiritaanka magacooda jiritanka nasabada puntland waad mahadsantihiin
Guul
Shacabka waxaan leeyahay garab istaaga
Guusha xabad joojinta ay sameeyeen wiilashiinu
Madaxda barlamanka wasiirada madaxweyaha isimada
Saraakiisha dhamaan waa in aad u istaagtaan soo dhaweynta tixgalinta si cadowgu u naxaan
Waxaan leeyahaymadaxweye abaal marin gasacyo jabina waa in lasiiyaa
Inkastoy waajibkoodii gartena hadana kuwo badan oo waili maskada cadowga ku shaqaynayaa jire fiiiiiro gaara
Wariye gudbi fikirka reer usa
Dawalado shisheeye marka ciidamo ay wadan ka qortaan waa sidaan oo kale.
Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Baadil. Iyo. Daangaarah. In.lagu. Midoobo. Ka. Hortagooda. Oo. Layska. Diiday. Lanacay. Llayiri. Uf. Uf. Uf. Xilikasta. Loona. Istaagay. Loona. Midoobay. Danta. Guud. Xilikasta
Somaliyey meelkasta ood joogtaan nabada hala ilaaliyo,
Laakiin OK weeye in Lascanood iyo Ceerigabo oo nabad haystay 30 sano, dab iyo dagaal lagu qaado so maaha? Somali afkooda iyo dhagahoodu isma maqlaan.
aad iyo aad ayaan ugu mahad celinyaa dhamaan inta fahantay shirqoolka uu waday ina diyaano ciidankan waxay xaq u leeyihiin in ay dalacsiin mushahar kordhin iyo bilad la siiyo waayo waxay badbadiyeen shacabka matada ah, dhalaanka iyo xasiloonida puntland mantay haday ku dhaqaqi lahaayeen in ay illaha Puntland weeraraan halkaas waxaa ka dhalan lahaa qasaaro naf, maal iyo ceeb u soo hoyatay ummada Somaliyeed qaasatan Puntland. markaa waa guul runtii in ay jiraan dhalinyaro sidaan u fakaraysa in ay kaabayashooda dhaqaalaha millions ka lagu bixiyay in ay dhawrtaan.
nice reer Puntland state waa nice peoples
Asc. Aad baan usoo dhoweynaynaa ciidankan nagu beeray kalsooni qiimo leh taasoo aanu dhegaysannay hadalladi qiimaha lahaa ee ay soo jeediyeen oo ay kumuujiyeen waxay ciidan uyihiin, garabkiinna ayaannu taagannahay allana cududdiinna ha adkeeyo , guuuuleysta, guuuuuleysta, guuuuleysta. abdullahi Yasin isqoox.Garowe- puntland.
Allaah ha idin xifdiyo butland dadkiina dalkiina diinta islaamka allaah ha idinkaga xifdiyo butland cadawga xaasidka allaah ha ka qabto ka xun horumarkeeda isku tashigeeda nabadeeda shar shayaadiin allaah ha ka xijaabo ka iska arkay butland ee garanayn waxa lala soomaray iyo meesha laga soo bilaabay waa bilaa caqli ee shacabkiisa iyo dakiisa iyo dawladiisa garanayn qiimahooda ninaan kuu furi doonin yuu kuu rarin butland quraan ha la saaro shar shayaadiin allaah ha ka xijaabo
Sahra mohamed kk waan ogahay in uu nin ogaadhas ah ilama kaa dhalay marka waxaa kugu jira xuman puntland waa in la gubaa ku teh puntland ma waxaa u ma leeysay ogaadhaskii caruurta dhaadhaly xishoo puntland waa meesha kaliya ee somali u baxsay markii wadan ku burburay marka xishood puntland hadii lagubaya oo qofkasta wax u dhimikarao nabad ma ahaateen 1500 oo is ku weer ah rag ayaa nabad ka shitay oo aniga u gu hureeyo marka afka wanaagso ok inshallaah
GUULESTA..WAAD.KU.MAHAD..SAN..TII.HIN..HADAD..ARAG.TEN..INA..DIYANO..I.LOO.SO.ADEG.SADAY..INUU.DUMIYO..PUNT.LAND.❤❤❤❤
Waad ku mahad santihiin dhamaan ciinka pslf ee putland dib u eegistiina wixii khalaada.
Yaa dakada iyo garoonka weerari rabaa. Sababtana. Qof ha i sheego. Fadlan
Wan idiin mahad celinayna inaad go'aan geesinimo gaarten. Waxan jecelnagay inaad dalka u shaqaysaan. Ciidanka Puntland inaad ku biirtaan ayaan jecelnagay
Waa loo baahanyahay inad fahantan dhibatada la idinku wado inad kaso baxdan baa lo bahna
War ciidan ma ahayn ee maleeshiyaad beeleed baad ahayd sida maamulada qabaa’ilka ee Soomaaliya runto waa taasi
Xoolaha soomaalida oo dhan berbera ayay ka dhoofaan
Kkkkkkkkkkkkk macirkay maraan koleey dhilka ma maraane barbara kulahaa caku reerka masayrka uun utaagan iyo beenta
waa geesi nimo taariiq gal idiin ha-. reer puntland waa dad maskax lugu yaqaan,,,,
Somali way wada dulmatahay Miskiinkan maskaxadaa laga haystay waxay ka dhaadhiciyeen Berbera xoolo somaliyeed kama dhofaaan
Ina diyaano waa in maxkamad loo diyaariyo waayo waxuu semeeyey qiyaano somaliweyn dakada kaliya ushaqeeneyso weeye waxa uu kusoqaatay shilimaad yar oo kudhaafsanayo masaalix goodnight u ah arinkaas ma ahan wax qurxoon
Waaruun 🎉🎉🎉🎉🎉
Afka dumey baad ku hadleysaa wax faaido ah dumey ma hayo kan hadlayaa waa cumar shidokkkk
Asc.waar reer puntland.ciidamadaan yaa yiri dadkiina laaya.
Tan labaad run maaha xoolaha somaliyeed waxy ka dhoofaan puntlad.
Tan sedexaad sakhraan geesdiir dowladda maciin biday waxba lama joogto.
Naaaniii
nasteex
Warninkaas sow ina dhurwaa maahan kii burcadda ahaa oo habarta xariifaddaa dhashey
Kala furfuraa
Asc afkaga cano luguqabay wadanisax ah guleyso
Hada halaa gabto Deni Dalxarashe o Emarati kagade dakadha iyo dahabka Puntland.
Xasanwaa. Jasay
Immisaa Deni idin siiyay iskagama soo baxdeene, Somali is baratay.
Waxan leyhay ciise maxmud cise rush haloo diyar garbo xooreen hooyodi wasaha dini calool cumer calool haka baxaan degayana
Magaalada alshabaabka ka xoree . Dani Puntland isagaa iska leh ilaahay ka soo koow.isagaa ka masuula
Hawiye Futomadoowbe ka Ahoow Arrimahaan.
Asad horgal buu noqday
Meeqaa lay idiinsiiyey lacagtu waa belo
Waa beenaale kani dekeda berbera iyo ta kismaayo ta muqdisho ayaa dadka udiiday cidii xoolo kadhoofsata
Lacag is not easy dani waa siyaasi fur furka ku dheereeya
War biskiina cidankii ilatariya laga kenay ayaa ku qul qulayo oo bahalo ah oo masaska cuno marka hubka oo kaliya iska keena inaga ne waligiin haso labaiña
Hasan wuxuu noqday masiiba umada loosoo diray
put land ragan hasharafto sharaf qiimo leh
Deni cod ku bedela balse xasan gurgurte amarkiisa ha ku burburin xarunta soomaali laga dhisay, ciidan maraykan tababaray oo khayr leh ma aray, masar, Pakistan iyagaa tababaray kuligood maraykan ayay awaamiirtiisa qaataan oo ka hormariyaan danaha dadkooda, bal masari yuhuud ka celinaysa falastiin ma aragteen iyo sida cimraan khaan xilka military ga Pakistan uga qaaday ka dib markuu ruush iyo turkey heshiisyo la galay una diiday awaamiirta maraykan ka.
Butlaney waxaad dhahdeen isma dileyno lk Caruurti koonfur ee xitaa ayagoon hub wadanin aad laayseen idinko kaga been dheegteen inay Dhabaab yihiin😢 wallhi Ilahey ma dhaafo Daalimiinta
Carurta ad shegayso wa maxay wll
Ragi alshabab ahaan lagu dilay rerka mesha dagan aya qayb kaga jirtay alshabab qabil maleh wana cadow somaliyed
@@ahmedabdi0Yaa caruur idinka laayey. Halkaas maan fahmin.
Hada berbera ma siilka hooyada ayaa.kadhoofa bosaso ma dekedba xoolo xoolo dhalay
😂😂
1991 ayay soo marayaan copyland 😅😅😅😅😅😅
Mohamed sanka doqonimadii ayaa Nala soo doonataya miyaah waa adiga wax ka sheegaya ninkaas ma waa
Cidan waxan u aqanaa midka Somalia lkn Ciidan qabiil Ciidan uma aqanoo
Wax dawlad la dhoho majirto,qabiilka ayaanku qanac sanahay
Soomalia xaggeey kashaqeeysaa Horta? Addeer anagu PUNTLAND baanu naqaan oo harsanaa reero shanaab quutoow.
@@Cici_mimi waa sax ❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥
Majeerteen masaanaa inoo dambaysay? 😢😢😢dalkiina marnaba xitaa madaxweynuhu haduu amro inaad yeeshaan dhaawacooda ,dilkooda,iyo bur burinta dalka,ina Diano iyo Siciid Daniba waa dambiilayaal qaran hala toogto muxuu kaasna xamar ugu dhuumanaya kana kursiga inoogu fadhiya
waryaa futoxaarow maxaad sheegaysaa
Beenaale qaa in ah waxaatahay ashahaado ladirir naatahay
Waar isku rogmada
Reerkiinu isku rogmay idam allh xaasidkiiyow
xaasidku ma aflaxo. Puntland se iLaah balankii tagtay oo Taabo qaaday. Inaad ku faraxday ahayd nabada la ilaalinaayo. Lakiin see nasiib daro weeye inay wali jiraan dad hoog iyo halaag iyo in la isku jabo jecel.
Idoor dabacayuun Hanbo Harti. Idinka rogmada Oo mid idinkama harto.
Caqli gaab waakanoo kale ciidanbuu kasoo goistay hadana baraha bulshada ayuu isasoo taagayaa nacas
Ciidanka ciidan Puntland maahan ee waa ciidan Nin lahaa Oo private ah.
Beenaalayaal walee punland waa in xoog laguqabaa ilmo xabashi
Mj is not easy.
Maxaad ka qaadi kartaa putland
@@رحمه-ذ1ح waxkasta xabashi raaca
@@sahramohamed7113 Baayo lugahaada dhexdoodda waxa kujira sacabka saaro Oo dhidhibso.
Fake news