DEG DEG:ITOOBIYA OO HUBKII UGU BADNAA KU WAREEJISAY PUNTLAND IYO XIISAD KA DHALATAY DHACADADAN.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • Disclaimer!
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and TH-cam
    © Color luts music and all graphics Motionarrays.com
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond TH-cam!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

ความคิดเห็น • 72

  • @Aniop45
    @Aniop45 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Ku saliya nabiga ❤

  • @popular7493
    @popular7493 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Guul Iyo Gobanimo Dhul Udug Puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      iska dig calanka islamed o qado calankaga 😅

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Guul layuu police

  • @maxamedaadan2745
    @maxamedaadan2745 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    wow 😮wow wow congratulations reer puntland

  • @FutoXar
    @FutoXar ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mansha allah waligeedba ethopia noo istaagi jirtey markaynu yaabno ❤❤❤long live Ethopia

    • @Bashi-h8w
      @Bashi-h8w 58 นาทีที่ผ่านมา +3

      @@FutoXar
      Itoobiya waa cadowga Somalia
      Hubka bilaash ma aha
      Futo xaarow ha isku xaarin

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wa msibo qaran o lo malegayo 🇸🇴 somaliya hubka wax logu tala galay in lagu burburiyo dowlad somaliya iyo dalka somaliya mamul gobaledyada uadegan cadawga itobiya wa nasib xumo itobiya wax rabta iney somaliya ka digto mamul gobaledyada hostago itobiya ey mesha kasarto qaran somaliyeed 😢 dad aya ku faraxsan tasi maqan dadkasi wax ka qaldan

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    DANI HUBKA U ITOOBIYA UGA UGA YIMID, IIBINTOODA CAGJAR AYA AY U WAKISHEEN, UJEEDADUNA AH, IN PSF_ TA, LAGULA DAGAALO.

  • @HusseinMiskiin-ts6uj
    @HusseinMiskiin-ts6uj ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Etophia faragelin wayn bey ku hysaa somalia

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dani cid uu ku duulaayo majirto markii laga reebo gudaha Puntland ilmo diyaano sida aan og nahay maalmo kahor wuxuu lakulmay qoor qoor oo heshiis ayuu layahay marka wixii shar wada meelwalba ay joogaan ee umadaan Soomaaliyeed u diidan nalosha allaha kaqabto

  • @yusufdaahirfaraax3779
    @yusufdaahirfaraax3779 16 นาทีที่ผ่านมา

    Harti❤💪👊 puntland❤ ssc khaatumo state❤

  • @FutoXar
    @FutoXar ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wixii leh iskadaaya waa khayr iyo roob noo daaye,xassan sheikh ha ogaado dad iyo dalbaa Naga dhexeeya Ethopia xamar afkaa uun baa kuwada hadalaa,khalfow joojiya boobka Puntland gaajanimadaas looma baahna

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Puntland xaqbay uleedahy in ay hub soo iibsato ( waaayo Hassan dalxaraashe qabiilkiisa buu hub u iibinayaaaa)

    • @kedirindhoyare2044
      @kedirindhoyare2044 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xaar weyne

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      😂😂😂 Hubku haddi rag ku dagaalama haysan waxba kuuma taro. Millions hub ah soo gado haddana waxba ma tareysid. Cabdillahi Yussuf Yussuf Axmed ( Cabdillahi kaba qaad) ciidan iyo hubki ugu badnaa buu Meles Zenawi soo siiyey si u Somalia ugu qabto haddana isaga oo fara madhan ayuu Baydhabo habeen madow ka cararey. Xitaa dadka uma sheegin inuu Baxsanaayo.

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sherka caruureed meesha kalatag . Kaalay hadad wax tarayso

    • @mahadmohamedjama8519
      @mahadmohamedjama8519 11 นาทีที่ผ่านมา

      ​@peaceprosperity3951 . Cabdullaahi Yuusuf allah ha u naxariistee wuxuu koonfur ku tagay waxay aheed awoodii dadkiisa ee ma aheen awood reer koonfur. Villa somaliya asagoo xaragoonaya ayuu kursiga ku fariistay. Ee adeer will yar baa tahay dagaal wax kama taqaanide aabahaa soo waydii 😂😂

    • @abdinasirdaud3798
      @abdinasirdaud3798 2 นาทีที่ผ่านมา

      Puntland waxay dalkeeda ka difaacdaa shabaab iyo daacish,,,, waxay gacanta ku haysaa amniga shacabkeeda oo degan masaafo ka badan 1000 KM,,, mudo 26 sano ah,,, UNISOM uma imaan,,,,AMISOM na uma imaan,,, Dowladii Federalka ahaydna Ey ba ku kaadshey oo way khaayistay…
      Bujuu bajaa,,, looma baahna,,,,,
      Guul puntland,,,,,madaxweyne Deniyoow kugu maalnay
      Arinta Bosaso wadahadal iyo soft power ku dhamee,,, haday ka tegi weydo furfur,,,, raga xeradaas bosaso ku jira mid kasta hooyadiis iyo aabihiis iyo Nabadoonkiisa u dir,,, si uu uga soo saaro,,,, balan qaadyo u samee,,, inaad ku dari doontid ciidanka la qori doono oo mushahar fiican la siin doono,,,
      Lacag haloo isticmaalo,,, mediaha haloo isticmaalo,,, xabad maya,,,, marnaba,,, maya 😊

  • @munahassan880
    @munahassan880 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaanallaah illaahow dadkeena badbaadi colaadahan soo noqnoqanaaysa

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 นาทีที่ผ่านมา

    Waa laga qaaday xayiraadii hubka somalia markaa xaq bay u leedahay Putland in ay soo iibsato hub ,waxa muuqata in laysu hub urursanayo markaad eegto xiisada u dhaxaysa kooxda xasan sheekh ee muqdisho fadhida iyo dawlad goboleedya fadaralka oo xiisadoodu sii kordhaysay baryahanba ,
    Tiiyoo is afgaranwaa ka jiray xaga dastuurka oo si aan Raali lagu wada ahayn ay ku dhaqaaqday dawlada fadaralku,waxa iyana sii kordhiyay xiisada kolkii uu heshiisyo is daba jooga la galay xasan sheekh dawlado kala duwan oo turkey ,masar ,ay ugu dambeeyeen oo uu rabo inuu ku cabudhiyo dawlad goboleedyada aan u dhago nuglayn doonistiisa,

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 23 นาทีที่ผ่านมา

    Puntland dowlad ka weyn tan xasan culusoow hal magaalo xukunta puntland itoobiya saaxiibo waaye

  • @ahmedabdi0
    @ahmedabdi0 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hub in la dalbado wa cadi qab sharci ah

  • @fooleyadaawe3434
    @fooleyadaawe3434 51 นาทีที่ผ่านมา

    Markaad is diidaan oo aad awoodiwaysaan in aad is xukuntiin sii wadan. Waxaa noqonaysaan qabiilo Itoobiya hoostaga😒

  • @seed3966
    @seed3966 3 นาทีที่ผ่านมา

    Asc 1980 kii ilaa maanta itopiya hubkeey soo gelineysaa somaliya maxaa lagu sheegi karaa 😎😎😎

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 6 นาทีที่ผ่านมา

    Xabashi waa cadawo somaliland waxaye iska dhagan inaye laa yihin saxab dhow hadana buntiland ayaay ku hubaynsysa kawaran hadaye somaliland manta fano hub siin lahyed ama kaa iibin lahayeen somaliyaay caqli yeesha oo is daya oo caqligu haa shaqeeyo

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hubka labodawladood baalakala wareega haduusharci yahay muxuu yahay hubka iskasoogalaya maalinwalba

  • @mohamedyusuf6210
    @mohamedyusuf6210 17 นาทีที่ผ่านมา

    Waxan waa wax lagu qoslo war hubkii ma bogaash iyo sida baradhada oo kale miyuu noqday ?acuudu bilaahi mina shaydhaani rajiim

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Itoobiya maxay naga damacsan tahy waa ayada maamul gobileedyada hubaynaysee

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 30 นาทีที่ผ่านมา

      Somali inaye isbaabiso

  • @AbdiMohamedd
    @AbdiMohamedd ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Main faharahadle walahi guuuul putilan gobalnimoo❤😂🎉😢😮😅😊

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan sheikh markuu bur burinayay ciidankii uu farmajo dhisay ee mamul goboledyada cashirada u dhigi jiray waan ogaa in dani iyo inta lamidka ah cidna dabada ka dadanayn ha socoto idinkaa xasan qabiil ku doorte

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Farmajo iyo xassan waa laba losers soomali iyagaa meeshaas dhigay labaduba waa labor dictator

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reerbaow yaakuleh dalkaso xududihisu suganyihinba maalin ayaandaro lodortay moryan .
    Hungurimoye shaqokale lahayen.
    Balday dalki sudumutay😱😱

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaqalad hubka xuduudaha kasoogalaya kuwa werarayna waaqaldanyihiin

    • @abdirashidfarah2474
      @abdirashidfarah2474 22 นาทีที่ผ่านมา

      Xuduuda puntland ayaa leh xasan culusoow muqdisho ayuu Lee yahay

    • @mahadmohamedjama8519
      @mahadmohamedjama8519 5 นาทีที่ผ่านมา

      @IBRAAHIM-z8w waxaad ogaata nina dhulkiisa marti cid kale uga noqon maayo Puntland maamulkeeda ayadaa maamusha xuduud iyo bad Dani baana wax laga waydiinayaa not Xasan Sheekh. Xasan Sheekh asagaa laga haaya Ethiopia waa walaalaheen iyo waa cadowgeena. Ilaahow hal mar hanaga yeersiin HAA iyo MAYA like Xasan Sheekh Maxamuud 😂😂😂

  • @Hciid
    @Hciid ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Intoo kalana isaaq ayay siisay isku tijaabiya

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot ชั่วโมงที่ผ่านมา

    daroodka ayaa ithiopianku lashaqeeyaan mudo dheer ilaa miles sanawi from burco

    • @abdirashidfarah2474
      @abdirashidfarah2474 16 นาทีที่ผ่านมา

      Adiga idoor inaad hadashid ma aha puntland waa tii kaasaartey gobolka sool puntland iyo khaatumo masaakiin kaa dhigtay

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa wali ee soo wadda huuno kkkk

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 45 นาทีที่ผ่านมา

    Xasan gur gurti darood ba e difacaya ayu yedi maxay difaci aygiba hub itopiya ka so iibsanya ku bur buriyan iska 😂😂😂

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hiiran baydhabo iyo kismayo hub aygana ha siso masar kula dagalman 😂😂😂

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 36 นาทีที่ผ่านมา

    Majertenow ilma adeeryal wadanka somaliba iska leh dhankina ka ledihin hadii cadaw idin so adegsanaya hawiyihi shalay xmr intad ku leydeen idin so ambabaxiyan ban nahay ilma adeeryal yan la isku keyna jabin kadibna cadawgu ina wada jabin

  • @maxamedaadan2745
    @maxamedaadan2745 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qolo kasta ha is hubayso

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 4 นาทีที่ผ่านมา

      Somali haa is madhiso

  • @abdialpha
    @abdialpha 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaan maqaalo ah hubkii Caabudwaaq lagu furtay in ay la socdeen gawaarindaan, hubku wuxuu ka koobnaa 4 gaadhi oo nooca xamuulka qaada ah ( candha maydle) 2 waa kuwii Caabudwaaq lagu furtay, 2 kale waa badbaaden, Puntland waxay ka tahay wakiil lkn dhinaca Galmudug loo wadaa.

    • @husseindalmar3812
      @husseindalmar3812 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hadalka wax la hubo ma la noqon karaa

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Beenta Jooji Nadalyahow. Puntland Ciiidan Aad iyo aad ufarabaddan Beey Tababaraneeysaa Dowladd soomaaliyoo aan jirin beey Ethiopia hub kalasoo dageeyse Puntland.

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iyagaa isku dili insha allah mar hadey somali khiyaameen tarikhda dib u eega somalida ugu horeysay ee itoboya magan gasha m.teen ayey ahaayeen kuwa siyaasinta ah waxay aminsan yihiin la garan maayo akhirka waxa la arki iyadoo itobiya qabsatey oo somalida baryaya oo leh noosoo gurmada aan eegno maalmaha

    • @ahmedabdi0
      @ahmedabdi0 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Ader somalida ad shegayso maxay tahay
      Nin walbe intisa ha mamusho
      Adigi ba intada xor ahayn markas dad tashtay oo hub iska dalbanaya intad oran lahayn masha Allah kuna dayatan ayad habar tamaysa sidii nagihi ayad maserysa cajiib
      Hubkan dowlada iyada aya dalbadatay
      Mana ahan mid loso gaday in lagugu xasuqo ha walwalin wll !!

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 43 นาทีที่ผ่านมา

    Dhulka somlyeed dawlada somalyeed daroodka somalyeed 😂😂😂

  • @laaska0014
    @laaska0014 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dani mainuu boosaaso colaad kahuriyo ayuu itoobiya hub uga soogatay

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Miyaa ka xun tahay puntland hub soo iibsatay

  • @DiegoJotta-du1hm
    @DiegoJotta-du1hm ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dani waxow rabaa inow boosaso colaad kahuriyo

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxaa kaa quseeya arimaha puntland

  • @KhalifaCali
    @KhalifaCali 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowlada punt land “kulahaa”

    • @Najkajosef
      @Najkajosef 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Mala yaabte😅 Qaliifow maamul gobaleed walba dowlad ayuu isku maleeyaa dowlada dhexe lee gobol ahaan u aqoonsan

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Dee Waa Doowladd Ee ma afbaad waxkaga gooyn.

    • @O-Ødey_kaarto
      @O-Ødey_kaarto 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Cici_miminaga amus nefyow nefku dhalay

    • @Seermo252
      @Seermo252 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      State Somalia kamida weeye wll@@Cici_mimi

    • @PuntlandFirst1-q5o
      @PuntlandFirst1-q5o ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Puntland Wa Dawlad Goboleed maha mamul wadanku wa Federal states hutuda Hawiye aqoon malaha 😆😆😆

  • @user-abtol45
    @user-abtol45 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan sharci darro sow ma ahan ineey hub soo gadato puntland. DFS waa ineey ganaaxdaa oo cunaqabateyn la saaro waaye

    • @farahyusuf9335
      @farahyusuf9335 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Ma hooyadaa iskaleh kuwa loo waday qabiilada hawiye 😂😂😂

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Kaalay wax kabadal casc looma baahnee wixii xaaadaada loowado waasharci puntland hibkeeda waa sharcidato waa aqliga jaahiliinta

    • @AbdullahiAbdisamad-vs4nl
      @AbdullahiAbdisamad-vs4nl 34 นาทีที่ผ่านมา

      Hubki dowlada somalia loogu talo galay ee Uganda lags keenay xasan ba si shakhsi ah u xaraystay maxa ku jaban hadaan snaguna hub doonano ha Isla Holacdo somaliye