Sheikhow, walaalkaa Sharmaake Allaha kula kulansiiyo haduu dhintana AUN. Wax badan aa kaa bartay oo ka mid ah in Suufiyadda runta loo sheego oo aan laga xishoon maadaama ee ahaayeen macalimiintii Quraanka na baray
@@al_tauhidchannel4526 Haa 2015 shil babur ku dhintay South Africa Curadkisa ahay Wil lakuku samiyay jiray lo bixiyay mustaf jihad dagalki luuq ka dib dhashay
Sheikh Caabudwaaq waa meel lagu rogmaday diin la,aan xoogan ayaa ka jirta, waxaan marqaati ka ahaa dad family OO inta hanti ka luntay yidhi Mareexaan Soo celi barigaas maan fahamsanayn in waxaas gaalnimo tahay lkn ehelku badbaado ayuu rabaa.
Wlle is daba qabo Waa iga talo maxkamad aan lameermeerin karin Waliba aan la isku Cudurdaaraynin aya La hortagayaa diinta ilaahay Waad baratay ee ku camal falkeeda U istaag nafta la isma siisanin Sheydaanka Yuusan kuu qurxinin mala islafiicni ah
ان هذا العلم دين فانظرو عمن تاخذون دينكم war mastafe yuu yahay horta yaa cilmi soo baray oo yaamaanay oo cilmigiisa intuu gaarsiisanyaha waa tahriibe ninkaa culimadu a way radisay
Subxanllaah wallhi wa xanun qofkaagi onad geeri I.o nolol ku ogayn alle haso dhaweyo hadu noolyay hadu dhintayna alle haw naxariisto idinkana samir I.o iimaan haidinka siiyo😢😢
ماشاءالله ماشاءالله. حفظك الله ورعاك. 🤲 🤲🤲🤲🤲🤲 يا خالي في الدنيا والاخره.
Shiikh mustafa jaZakallah soomaalidu wali waa hayaan colaaddu wali waa socotaa qabyaaladu waa laba kaclaysay mawduuc dhiirri galin ah oo taxana ah noo samee
شيخ مصطفى حفظك الله ورعاك وجعل الله جهودك في ميزان حسناتك
Aamiin wll
Manshaa Allah jazaka laah qeyr.
Shiikh mustafe alle swc) habarakeeyo, waxaan kujeclahay go'aamada deg deg ah
Dadka noocaas ah aad bay uyaryihiin
Sh Mustafe wali wadaadadeenii oo anigu aan ku jiro waanu ka maageynaa in Mushrikiin toos ugu sheego
Cudurka irjaaga allaha idinkasaaro
Muhimadu waa nuxrka
Ku saliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Jazaakallaah kheyr
Shiiq Mustafa ilahey dartii aan kuu jeclahay
Allaha kujeclaado wll
Sheikhow, walaalkaa Sharmaake Allaha kula kulansiiyo haduu dhintana AUN. Wax badan aa kaa bartay oo ka mid ah in Suufiyadda runta loo sheego oo aan laga xishoon maadaama ee ahaayeen macalimiintii Quraanka na baray
Walaal runtu uyagay badbaadinaysaa oo inuu toobadkeeno ayaa suurtagal ah,lkn hadaadan runta taabsiin ooaadan kaberi noqon labadiiniba jahanama ayaad iskuraacaysaan,mushrik iyo walaalkiis ayaad noqonaysaan
Jazakallah shiikh
St Mustafa wa boqolsoon oo kale waa geesi towxiidka u istaaga
Allaha igadhigo isagoo kale
Ma,ALLAAH
Wey yartahay
Sookordii
Ibrahim Nuur shabel waa aderkey
Abdirashid Naa abahey ayu aha allaha uwada naxaristo
C,Rashid madhintay
@@al_tauhidchannel4526 Haa 2015 shil babur ku dhintay South Africa
Curadkisa ahay
Wil lakuku samiyay jiray lo bixiyay mustaf jihad dagalki luuq ka dib dhashay
Mustfow Shirkigaad kahdleysay Walle Adigaa dib ogu noqday Islmkana Meel dhexe oo lagu noolaankaro Kuma jira Waa laba fariiqeyn Ee nio Alle Haku Soo hanuuniyo tabliiq iyo mushrikiinta aad kahadleysay haduu ilaahay kaa fahan Wanajiyay Waxa lagaa rabay inaad ilaahay Kushukriso oo sugnaan weysiisato lkn nasiib wng dib ayaad unoqotay Wali janis baad heysataa Ilhyna Waa qfuuru raxiim ee niyahow Wax iska fiiri intuuna moodka kada Kuugu iman afraad iyo jamac islmaka malahan hadaad xataa oga tagtay ilahy usoo noqo
WAA QISO CAJAAIB AH WIXII DHACAYNA WAXAY AHAAYEEN QADAR RABI FADLAN BUUG KAQOR LAGA FAAIIDAYSTO QIIMAHA SOMALINIMADA IYO SABIRKA IYO ADKAYSIGA ISLAAMNIMADA
Sheikh Caabudwaaq waa meel lagu rogmaday diin la,aan xoogan ayaa ka jirta, waxaan marqaati ka ahaa dad family OO inta hanti ka luntay yidhi Mareexaan Soo celi barigaas maan fahamsanayn in waxaas gaalnimo tahay lkn ehelku badbaado ayuu rabaa.
TH-cam ma aheyn ina kala jartaan sheekh allah ku sharfo adna
Masha alaah
Youtubka wxaannkuaragnay sheekha oo aqoonyaridiisa iyo gaaleysiinta xaqdarada umada lugucadeeyay daawada si aad wax ufahantaana doodna wuu kacararay
Sheykhii xalqadhan wey yartahay sookordii
تركت هذه الحلقة معلقة
Fadlan noosiiwad qisooyonkan ogow qofkastoodhagaystaa qalbiguu kaalasaaxiibayaa markaa waxaad leedahay maanta kumanaan saaxiib oo somali ah
Sh/waan kusalaame salaan ka dib waxaan rabaa inaan ra'yigeeyga ku biiriyo 2qodob oo aad kahadashey(1) axmad gure waxaad tiring waa mareexaan anigu waxaan arkey boug uu qorey dr xabashi ah (60) Sano ka hor wuxuu yiri waa karanle qabilkiisu (2) waxaad tiri oromo waa qashin hadhihine kaamulka abiyi oo leh oromo soomasali xabashi iwm
Xeybtani ma dhamestirno.......
Sheekhow youtubka wxaa kujira adoo dood lagaacodsaday masaajidkii muqdisho somaliyana luguugu dhex imaaday si aad udoodid wax aqbalaad ah lagama hayo cilmiga aad sheeganaysid maad sheekhow lasoobaxdid guri baad kujirtaa masaajidkii mxaa kudhacy bal dib iskugulaabo oo dood fur culimada kucodsatay ee aad tiri diyaar baan uahay
Wuxuu ahaa.cabdale
Mustafow qabiilka iska daa haleysku aqoonsado dadkii waa ka tageen midka ugu yar waa uu kugu caayi qaladaad badana waa ka muuqdaan tusaale police kii ku qabtey ee aad iskaga dhaqaaqdey waa qalad waxaadna sameysay kibir ee sunno xun dadka ha u jideynin
Nosokordi
Mustafe caanood gaaleysiinta xaqdarada umada xataa Alshabaabkaa kaqayliyay oo kismaayuu dagaal kugalay asagoo buumo garan wata buu dadkaloo xabado wato kudagaalameen asagoo dhaawac ah buu gaarisa imaaday culimo maaha ee waa qabqable dagaal iyo foodo iyo tahriib cilmigana waa laiskasheeganaya xataa naxwaha ayaa lakhaldayaa iyo quraanka
Adigu u bareer shiikha adigoo ah cabdixamid cali
@@caanoos soo ka wll kacararay culimadii masaajidka ceelasha uga codsasay dooda UU codsanjiray waa wanaag hadaad hada ukuqancisid
Sheikh meel Tapliiq ku Xadreeyo ma jiro iyo Meel madax at kululaane miyaanad xukuna in been la sheego ogayn
Asc
Dacar
Wlle is daba qabo Waa iga talo maxkamad aan lameermeerin karin Waliba aan la isku Cudurdaaraynin aya La hortagayaa diinta ilaahay Waad baratay ee ku camal falkeeda U istaag nafta la isma siisanin Sheydaanka Yuusan kuu qurxinin mala islafiicni ah
War muslimiinay diintiina oo ah tii Allah oo unabigeena lasoodiray ilàashada oo mustafe canood caadifad bilaa cilmi ah baa haysa ee iska ilaaliya diintu waa cilmi ee caadifad maahan nin aan dadka kalasaareen oo murji ama mushrukiin iskaga taxaya daka bilaa cilmi oo tahriibe iyo foodaale ah oo qalbigiisu qabiil buuxiyay oo waqtigiisa cilmi fadhiya aan baran ee waqtigiisa kulimayay qabiilo inuu barto qofkana wxuu waqti siiyuu bartaa culimaduna way radiyeen dood cilmiyeed laga codsadayna wuu kacararay
ان هذا العلم دين فانظرو عمن تاخذون دينكم war mastafe yuu yahay horta yaa cilmi soo baray oo yaamaanay oo cilmigiisa intuu gaarsiisanyaha waa tahriibe ninkaa culimadu a way radisay
Sheekhu aad buu u mabda adayahay wuxuu aad u neceb yhay qolo uu ugubyeedhayey qabuuriyiin ma garananaayo magacood kale ilahay oo kaliya ayaa la caabudaa isaga oo kaliya la baryaa
Intaa ma cid baa isku khilaafsan ?
Suufi umadeena waa lumiyay ilaa aydad kii ukala qaybiyeen qaar awliyo nimo hawada duula qaar da ka iyo duunyada nooleeya qaar dulaya sannoo kuwaa caabuda alla ha ka furfuro shirkiga qaan gaadh ka ah
@@xamdamaxamed7750
Aamiin