taariikh iyo tahriib Q.30aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @CabeyCade-nd2sf
    @CabeyCade-nd2sf 3 วันที่ผ่านมา +7

    Sheeqow. Kenya nowgu imoow gabar cowlyahaan ogadeen ah kusodhwow jazakalaahu qheyr❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ sh mustafa Al mujaahiid Al muwaxiid inshalahu jaatul firdowsan kurajeen❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  3 วันที่ผ่านมา +2

      Cabeey cade aad ayaad u mahadsan tahay,ogaadeenka waan jeclahay abaal ayay igu leeyihiin waadad wanaagsan

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  3 วันที่ผ่านมา +1

      Aamiin bro

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 วันที่ผ่านมา +5

    Jazakallah shiikh walasoo daahdey waasugeeney

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 3 วันที่ผ่านมา +5

    Well.done sheekh commander

  • @ابوالثلج-ر8ب
    @ابوالثلج-ر8ب 3 วันที่ผ่านมา +4

    Yaashekh barakahalah hal suaal ban jeclanlah ina kuwaydiyo aadna si faah faahsan iiga jawaabto (inta aan daawanayaya muuqaladada waxa soo bandhigtay shakhsiyad xoogan fikir ahan iyo dadnimo ahaan ----marnaba lagaama adkaanayan hadaad qof isla doodaan hal marna maxy ku dhacday saas mida ugu muhiimsanaa waa maxa talo ah aad isiin laheed hadan rabo inana shakhsiyadas oo kale aan noqdo thanks

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  3 วันที่ผ่านมา +3

      Wll,dhanka xaqa iyo cadaalada raac Hana isudullayn cidaan alle ahayn,hakatanaazulin xaq aadkutoosan tahay,dulimga uska ilaali tawxiidkana xoogasaar,ogow waalaiga adkaan karaa taas biniaadan Ayaan uahay,lkn toosnoow,,,thanks

  • @jawaheraden
    @jawaheraden 2 วันที่ผ่านมา +1

    jasaaka alaah sheekh ilaahay hakaa abaalmariyo

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 2 วันที่ผ่านมา +1

    Maasha allaah shiiq mustafow waad ku saxsaneyd arintaas

  • @CabeyCade-nd2sf
    @CabeyCade-nd2sf 3 วันที่ผ่านมา +3

    Wahan dageystay Qi 29 aad shqow. Cafalahu caanka ILaahi hakucafiyo wad iga ohisay wan ilimeyay

  • @yasiinahmed2572
    @yasiinahmed2572 2 วันที่ผ่านมา +3

    Qisada qaasim horay waad nooga sheekeysay mashallh lkn qisooyinkii kale ee baadriyada idin dhex maray noo soo dadadaji sheekh jazakalllah

  • @adenabdi-sf5ex
    @adenabdi-sf5ex วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 3 วันที่ผ่านมา +4

    Sheikhaan, diintiisa lama baqo. Somalidda western ku nool saan uma hadli karaan

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 วันที่ผ่านมา +2

    Kkkkkkkkkkkkkkk hawshuuka soo baxay buu meesha ugu yimid bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 2 วันที่ผ่านมา +2

    Walwaal iyo wardheer deegaan ayaan u nahay famili ahaan.

  • @nimodiriye6260
    @nimodiriye6260 2 วันที่ผ่านมา +1

    Shiikh xaalbaa lagugu lahaaye

  • @cabdirizaqugaas6486
    @cabdirizaqugaas6486 2 วันที่ผ่านมา +1

    Fagare oo ciise maxamuud oo majeerteen ahaa waa sh.cabdi xirsiga hada kanada jooga,oo kahadla xaalada soomaaliya,

  • @mahdishakir640
    @mahdishakir640 2 วันที่ผ่านมา +3

    Masha Allah ❤️ sh Mustafe Alle ha xifdiyo Alle darti ayaan ku jeclahay waxana rabaa inan safar kusoo galo hadu eebe idmo insha Allah si aan kuu arko madama aale darti kujecladay intee ka heli karaa hadan Xamar imaado ❤❤

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  2 วันที่ผ่านมา +2

      Allaha kujeclaado,xagee joogtaa

    • @mahdishakir640
      @mahdishakir640 วันที่ผ่านมา

      ​@@al_tauhidchannel4526Amin Kenya 🇰🇪 ayaan jogaa hada

    • @mahdishakir640
      @mahdishakir640 วันที่ผ่านมา

      Hada Kenya 🇰🇪 jogaaa

    • @mahdishakir640
      @mahdishakir640 วันที่ผ่านมา

      Hada kenya jogaa​@@al_tauhidchannel4526

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 วันที่ผ่านมา +2

    Mashaa Allah walaal shukran

  • @hassanabdirahman9505
    @hassanabdirahman9505 2 วันที่ผ่านมา +2

    Asc se tahay shekh jazakallahu kheyran waxan aad oogu qoslay basbaaska kukuleeye

  • @daudnoor-ol8mk
    @daudnoor-ol8mk 3 วันที่ผ่านมา +2

    Shiekhan wa legend 🙌 walah

  • @Abdikadir2020
    @Abdikadir2020 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hussein deer ma ahee waa Hussein Guled Adan Deer

  • @hamudmohamed8949
    @hamudmohamed8949 2 วันที่ผ่านมา +1

    anigu nolol adag so maraay wan so jabhadeyey lkn sheeko sida shiekh camal kama sameyni kaaro .isku xirka shekeada shiqa wa m.a

  • @abdirahmanabdikarim4857
    @abdirahmanabdikarim4857 3 วันที่ผ่านมา +3

    Wllhi waxaa cajiib ah sida ninkaas cadaanka ubadbaaday

  • @amarchannel4244
    @amarchannel4244 2 วันที่ผ่านมา +1

    La guerre entre Ethiopie et Italie.
    Somalie,le 3 octobre 1935

  • @hodanosman6068
    @hodanosman6068 3 วันที่ผ่านมา +1

    Mustafa Cali caanood WAA Cabdiraxmman samatar rer Cairo ayaan Isku ahayn

  • @AbdifatahJimale-q8t
    @AbdifatahJimale-q8t 2 วันที่ผ่านมา +1

    Shiikha ha nogu xajiyo xabsiyada waxii ka qabsadi

  • @AxmedmaxamedCabdi-d7y
    @AxmedmaxamedCabdi-d7y 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sh mustafa aniga tabliiq soomaaliya kaliyaa arkey xaqiqdooda iyo asalkooda ma ogi ee 1 maalin muxaadaro nooga qabo waa codsi

  • @AbdifatahJimale-q8t
    @AbdifatahJimale-q8t 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waan lasocdaa

  • @user-py5gn7ln4k
    @user-py5gn7ln4k 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sh mustafoow sidee adigu markii hore ku baratay manhajka salafiga

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  2 วันที่ผ่านมา

      Culimadii Hore Ayaan dhagaystay sida boqolsoon iyo sharif c,nuur iwm.

    • @user-py5gn7ln4k
      @user-py5gn7ln4k 2 วันที่ผ่านมา

      @@al_tauhidchannel4526 dalka miyay joogeen

    • @Mujaahid11
      @Mujaahid11 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@user-py5gn7ln4k haa lkm waa yaraadeen Kenya ku bartay

  • @abdisitarahmed9888
    @abdisitarahmed9888 2 วันที่ผ่านมา

    Waiting next part

  • @abdillahibasheabdi4904
    @abdillahibasheabdi4904 2 วันที่ผ่านมา +1

    Niow waxaanba la yaabanahay sids la idiinku shaambadeeyo takfiire bal soo badi

  • @dawoodabdille8075
    @dawoodabdille8075 2 วันที่ผ่านมา +1

    Bazaruq

  • @abdisalanyoung4019
    @abdisalanyoung4019 2 วันที่ผ่านมา

    Sheekh Mustafa waxaan jogaa UK 🇬🇧 waxaa ila dagan nin oday ah oo suufi ah lkn caqiido ahaan aan ku kala duwanahy lkn Adiga kugu yaqaanay Asteria 1994 wuxuu ii shegay in adiga aad Mar aad Xerow ahayd oo culimo sufiya ah kitaabo ka raacan jirtay aad buu igula dooday 😢 Anigana waxaan ka mid ahaa Ardaydadii jabadgele aad kugu xirneed 2018-2019 Xafiduhullah sheekh

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  วันที่ผ่านมา

      Waabeentiis 1994 waxaan joogay Norway daaci dtawxiidka faafiya Ayaan ahaa,,suufiga mushriga ah ilaahay dartiis ugoo

  • @bashiiraxmed4995
    @bashiiraxmed4995 3 วันที่ผ่านมา +1

    Rixli baa l yidhaa

  • @XawoCali-u5m
    @XawoCali-u5m 3 วันที่ผ่านมา +3

    Asc xly ila shaly chanelkaga dhowr jeera soo galy shekoyinka an nabarty hanugu kla goynin 😂😂

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  3 วันที่ผ่านมา +2

      Khadku markuu culusyahy way adagtahay soo galintu