Waa inay Saddex Gobol Helaan Dadka Magaalooyinka Aw-Barre, Xarshin, Iyo Gaashaamo Cabdilaahi Jawaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 151

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waligay ma maqal waxaan Ogaadeen ahayn ayaa lagumaystaa

  • @AliAhmed-pk8rw
    @AliAhmed-pk8rw ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SahanTV odayga la wareysanayo waa nin waxgarad taariikh cadaalad dhaqan ka ilaahay siiyay allaha ku barakeeyo boqol soomaali ah oo sidiisa oo kale hadii la helo xal fiican ayaa gaari lahaa waa mahadsantihiin

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Guuuuuul Somaliland helo gesi qaran guuuuuuliso 💪 😇 💪

  • @mussaali5239
    @mussaali5239 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Good interview! Mahadsanid.

  • @deegaankawaqooy2743
    @deegaankawaqooy2743 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Tuusaale
    Samaroon have one district since Hailesalase plus 2nd harawa 2nd district approved 2017.

  • @aididfamily236
    @aididfamily236 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Weriye Heelo waa Weriyaha keliya ee Codkiisa iyo aragtidiisaba dalka iyo dadkaba ku Difaaca Guulayso Saxafi Sare

    • @strucidwallaby5658
      @strucidwallaby5658 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Rag baa is helay masha Allah ❤❤

  • @dhiil-canoodmedia1598
    @dhiil-canoodmedia1598 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa khalad wuxuu ka sheegayo gobolka Erar sababtoo ah erar gooto sitti weeye ee fiiq ma raacin

  • @MMo-z3f
    @MMo-z3f 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaynu u baahanahay inaynu document garayno iyadoo map la tusayo, adeegsado maps

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ayga aygu dhalay daroor iyo awaare muxu uga tegay ma reer nacayba inta kale waarunti lakin gursum bursuug maaha gurgure

    • @TufaaxMarket
      @TufaaxMarket 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qofku wa bini'aadam oo waxbu ilduufi Kara

  • @AbdulnasserMohamed-gb9kl
    @AbdulnasserMohamed-gb9kl 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤ mashaa Allah
    Abdilahi, haji Abdi Omer, ,,jawan,,
    Illaahey ha ku daayo waxaad ka sii joogtaa Odayaashii, Asalka ahaa, ee reer somali land, ,,was yeel, limo xaqli ,Odeynimo , siyaasiga qudha ee dadka si waayeelnimo ah u waaniya, welliba waxaa aad loo xasuustaa xiliyadii,, siyaasada, somaliland cakirneyd, ragii dhex dhexaad iyo wanazga iyo in laysu dull qaato ku tallin jirey buu ahaa. Oo Mar walba medl fog wax ka eegi jirey, dadkuna dad wada dhashey is dhaley oon meel kala tegayn ah, u sheegi jirey, ,,dadka aad u yaqaana oo gobonimadiisuna aad u fogtahay, maantana taariikh cheer oo gobolkii ,, Hawd. ama Reserve area,, ka sheekeeyey,,ilaahey haynoo daayo,,noolow baanu leenahay❤❤❤

  • @fawziahmed3290
    @fawziahmed3290 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Dameer!

  • @AhmedDheeg-ny4hv
    @AhmedDheeg-ny4hv 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wariyahahu.waa qldanyahay

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaajigu waa nin wax garad ah oo aqoon yahan ah si fiican buu arimaha taagan uga hadlay isagoo aan cidna u eexan
    Halka kuwa la midka ah ee dhinaca kale ay qabyaalad qaawan ku hadlayaan sida kuwii maraykanka ka hadlayey

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid Axmed Caraxmaan.Heelo wariye Qaran❤❤❤❤❤

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ogaadeen nama siiyo scholarship ka adeer Daarood xaqdarada galayaan baa dishay dib u dhigtay adeer thanks

  • @abdulahiweylaq3509
    @abdulahiweylaq3509 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha,alah duqaan waa aqoonyahyn somaliyeed si ficaan buu uu hadlay ma ahan qof cuqdaad qaaba side hello oo kale umadda somaliyeed wa mid

    • @nathra7351
      @nathra7351 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa aqoonyhy somaliland udhashay oo arap isaaqa maashalaha waa geeaiyaasha arap isaaq guul somaliland ishalah

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa,taariikh dan way garanwaayeen dadka kunool reseve area daliilkana ayaa laraacayaa siaan gobolo uhelno ama ismaamul federal kahoostagno.
    Dds,waxa kasocdaa waa inlaga tashado oo dhulka resafe area ogaadenia maaha fursadan hadataagan waa inlagafaaiidaysto oo xasuuqa dadkeena aan ururino taadna dawlada dhexe federaka ubandhigno labo qodob oo hadataagan.
    1= waa xasuuqii jaamacdubad,xarshin,dacawaley kiihadakadhacay oo lagudoodo lana aoobandhigo xabaalihii iyo dadkii lalaayey eheladoodii lagaduubo vioyowyo, tirada dadkii ilaa ina ilay liyuugu laayey oo lakeeno.
    2= indadkan,degaanada resef area dagaa mahelaan xuquuqdii aylahaayeen,oo aykawaayeen dds xukuuadiisa sida jidadka,biyaha,waxbarashada,jaamacadaaha.
    3= cadaalada la,aanta dhinackaste ah.
    4= sinaanla,aanta dhinaca degmooyinka,gobolada ,iyo mashaariicaha.
    Fursada aadhaysataana waa abiye axmed oo idinraba maanta ee ubandhiga xasuuqa oo vioyawyo kaduuba dadkaa lalaayey iyagoo afxabashi kuhadlaya ama uturjuma dds,ukeena haduu waxkaqaban waayo oo gobolbixinwaayo noogudbi federalka kudhaha hadduudiidana,mudaharaad halagaboxo dhulka resef area oo dhan boodhadh aadkuqortaan xasuuqii iyo cabashadiina kusoobandhiga TV yadana uyeedha ,wax khaladana kafogaada intaas ayaakufilan.
    Ilaa aad xaqiina halaysaana hajoojinina banaanbaxa federalku isagaaba imanaya.

    • @AsadAhmed-p9p
      @AsadAhmed-p9p 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xasuuq hadaad wax ku heleyso Aqoonsi ayaad ku heli laheeyd tan labaad cabdi majiid xuseen oo ahaa wasiir federal government Ethiopia 🇪🇹 ayaa isku dayay waxaas xafiiskisa inta loogu galay Ayaa 10 xabadood sujuuda looga dhuftay adeer haku daalina waxaasi raganimo daad sheganeysan xoogg wax ku qaata Ethiopia haloo bandhigo xasuuqa xabaalaha hala togo waxaas waa sheeko caruured ogaden asagood xabashida u dhiibtaan ayuu Tigray government xabad la dhacayay jixaan jixa joojiya raganimo kaalay xadku wuu xidhan yahay xoogg kusoo gal oo gooso dhulkad shegeyso aniga marti daaqsin ku timid ayaan kuu arkaa hadii kale iska hadla

  • @mohamedibrahim7183
    @mohamedibrahim7183 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @akhalif579
    @akhalif579 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Heersare isxaaq waa iska celiyey dulmiga qoladaan bilaa caqliga ah. Guul.

    • @Xasan-h9r
      @Xasan-h9r 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maamuladaan qabiilka ah ayaa dadka iskudiray

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daahir jimcaale dhegataag
    Waxan dhahayaa mudane cabdillahi waxan aad u faaiideystey xuduudda ay leedshay hawd and reserved area.
    Meelaha uu marayo xuduudka hawd and reserved area iyo goobuhu maro killilka 5aad.

    • @engosmanabdilahiali5056
      @engosmanabdilahiali5056 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Daahir jimcaa
      GIDHEYSKA:
      Harar hoosteeda woqooyiha ayuu marayaa waana gidheysa
      JINACSANE: TULLI GUULEED.
      Jinacsane dusha
      J8GJIGA: Jigjiga jibriga wuxuu ka mid ahaa hawd & Reserved area.
      YOOCAALE: Yoocaale dusha ayuu ka marayaa.
      DHAGAXVUUR: Dhagaxbuur hoosteeda oo wuxuu ka marayaa woqooyi
      AWAARE: waxay ka tirsaneyd hawd and reserved area .Awaare korka kaga imanay.

  • @YudufAl
    @YudufAl 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    From today Berbera belongs Ogaden and Ethiopia! It is true 150000000 without sea is impossible. We have to claim Berbera and Hargeisa will be district under Ogadenia Ethiopia

    • @ahmedabdillahi4439
      @ahmedabdillahi4439 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xaarweyne

    • @nuradaud980
      @nuradaud980 42 นาทีที่ผ่านมา

      Xabashigu isaaq ma guessing karo dhilkayaga na kuma dhaco Xataa head soo raac daan

  • @Xiingalool
    @Xiingalool 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa. Inkan hadalkiisu waa in la xafido

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Axmed cabdiraxmaaan xirsi hoolo nolow❤

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cajib dhee
    Nimayow SNMLAND dhibta aad ku haysann REERAHA KALE DEGAAN BOOBKA & DHUL BALARSIGA AAD SSC KHATUMO,AWDALSTATE KU BARAKICISEEN OO QABIL AAD UGU DOWLADEESAAN
    ISA SAXA INUKU

  • @eng-abdihakinhassanali2750
    @eng-abdihakinhassanali2750 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taariikh wacan

  • @YudufAl
    @YudufAl 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    3 gobol? Kan afka xun ee wariyaha sheeganaya ma DDS iyo qabyaalad ayuu views ku raadin ?

  • @mohamedkhelif8442
    @mohamedkhelif8442 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sanadku waa sanadkii waalida iidoor

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MEEQA TV AYAA DALKA YAALA???

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 28 นาทีที่ผ่านมา

    WAAR MEESHA MADAXWAYNE ABDIRAHMAN,
    WUU INA ARBUSHAY MARKUU MAABIYAY WARAARADII GUDAHA EE SOMALLAND.
    MIDAKALE WUXUU SAMEEYSY WAX LA WASIIRKA AMNIGA OO AAN WAXBA KA AQOON SIYAASADA AMNIGA!!!
    OO AND GARANAYN SIDA LOOLA HADLO DAWLAD KALE!!!

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jaalle Jawaanow adkayso oo cabaadka jooji adigaa Somali nacaye.

  • @AhmedOmar-mb9pm
    @AhmedOmar-mb9pm 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hawd, Reserved Area Ogadeen oo Xabashi wata iyaa inaga soo eryay. Dadka jooga waa reer miyi masaakiina oo Ogadeen maryo iyo hub dawladeed ku bahdileen. Talo iyo taageero iyay uga bahan yihin tolkood.

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sifo khaLdan ayaad wax ufahantay indr cidi inamasoo eryine imikaa loo hawlgelayaa deegaamadaa

  • @mohamedadam4018
    @mohamedadam4018 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Heelo waa waiyaha kaliaya ee qarankiisa difaaca illaahay ha ku xafido

  • @hassanwarso3764
    @hassanwarso3764 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Goboladu siday kubaxaan ama loobixiyo marka hore adaan waxba ka aqoon maha inad iska hadasho

  • @Beru700
    @Beru700 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dawlada deeganka somalida .
    40%:dhulkaas waxa iska leh isaaq .
    Halka 60% dhulkaas waxa leh ogaaden

    • @RashidYusuf-w2c
      @RashidYusuf-w2c 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waryaa nacas dir.karanle iyo sheeqaal meel ku sheeg

  • @abdullahihersi5394
    @abdullahihersi5394 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuwani waaba hurdaan. War dhulbahante inta isaaq ku leeyahay Ethiopia kabadan buu ku leeyahay. Xataa hal degmo lama siin.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iddoor row sida aad isku taqaanid ma tihid aa waxa tahey sida lagu yaqaano dil mooyee wax kale laguma hayo

  • @deegaankawaqooy2743
    @deegaankawaqooy2743 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Absolutely that's great news

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odaygu si run ah ayuu u hadlayaa laakiin wariyaha caadifad weyn ayaa ka muuqata 😂😂😂😂😂.
    Fiqi tolkii kama janna tago 😂😂😂😂

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waali daan bal eega 😂😂😂😂

  • @AadanCabdi-yj7pb
    @AadanCabdi-yj7pb 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu waxan ahay nin reer awbare ah wxan ogahay inawbare aykawayntahay ilaa 5gobol oo,ah gobolada hada ah gobolada sheqeeya edawlad degaanka oo waliba wxan ogahay in,ay kacashuur badantahay iyada oodegma ah

  • @husseinMOH-c6z
    @husseinMOH-c6z 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aqoon yahan Abdilahi Jawaan tariikhdu waa dhaxal iyo dhigaal

  • @YudufAl
    @YudufAl 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oday Jawaan is a respectable person and I always watch his speeches.he is not a bad man. But, kan wariyaha sheeganaya ee aad moodo foolxumadiisa bahal higle afkiisana afka waraabaha ee qabyaaladu dishay down

  • @HayaanQaranTV7267
    @HayaanQaranTV7267 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wlhy waa truee story

  • @fuaadmuhamed1033
    @fuaadmuhamed1033 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Heelo waa weriye caadifadaÿsan .
    Shacab hub haysta dowlad ma xukumi kartaa ?
    Hadii ciidanka DDS loo arko ciidan qabiil miyeÿna keenayn is aamin daro ?

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tariikh aan jirin oo oromo kadan bayso ayuu ka hadlayaa naagan naagu dhalay

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Giise Hiilo

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha alllah cabdulaaahi jawaaan nolow❤

  • @AmranMaygaag-ud8uq
    @AmranMaygaag-ud8uq 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Afka wuxuun garanayn odaygan asaasaqaa wax uunan aqoon ulahayn buu kasheekeyay adeer ogaaden meeshan dhiigisu usoo daadshay wiil iyo gabadh baa naftooda usoo huray adi kuma daba fadhiyaaan deegankan
    Adugu lkn waxaan ku sheegayaa saad ka tahay hadii aanad ku qancin adeer waad ka sii yaaci uun saadi meeshan nin leh baa udoobshay siyaasadan left nagaayaysan anaga naga iibin maysid siyaasada deegankan na adi wax lagaa waydiin maaye sida xoolaha isaga ci uuun

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Safiir kulaha war waa qunsule safiir ma joogo hargaysa

  • @AsadAhmed-p9p
    @AsadAhmed-p9p 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xarshin iyo daroor waa in degmoyinka laga qaada

  • @CabdifataaxDaahir-p1q
    @CabdifataaxDaahir-p1q 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    soomalidi waa walalo balse dad xuun odhiig kumcsha iyaa jiraa

  • @Heba-mm2nf
    @Heba-mm2nf 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul guul dadkaygii

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reerkaliya maha niyuu police ee macal cisaaq baa kujira cidwalba ku jirta lakiin hargaysa dadka jooga uqdad baa dhamisay bal eeg wariyeha waa nin qabyaladaysan oo cadifadaysan

  • @mohamedkhelif8442
    @mohamedkhelif8442 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oday wayn oo been sheega iidoor umbaa laga helaa
    Waa kan oo kale kuwa wareeriyay
    Dhalinyarada iidoor

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali waxa kalageeyay ee kala fogeeyay waa kuwan oo kale ayda ah

  • @Halawalahtv
    @Halawalahtv 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War horta wariyahan maxa ka khaldan walida u wadadku sheegayay maan arkaaa kkk😅

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gobolada miyaa layska bixiyaa uun waa maya xarshin gobol marka laga dhigo yay xukumi

  • @Xasan-h9r
    @Xasan-h9r 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maamulo qabyaladeysan baa dadki iskuray. reerkasta calan buu qaatay

  • @HusseinabdiMahamed
    @HusseinabdiMahamed 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Midgaan deegaanka yuhuuda somalida ee iidoor waxba kama helayaan garac

    • @samsamjama144
      @samsamjama144 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Agdeer wanaki darka sida lohido kubarnay aag

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Heelo iyo Jawaanow Waxaad Mooda inaad qaadateen wanjalada odhanaysa Ciidanka somaliland ayaa meesha ka dagalamay ma jiro wax ciidana oo somaliland leedahay oo ku sugan xuduuda inoo dhaxaysa inaga iyo itoobiya ee maxaa qaldan?

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ‼️💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wlh haadi saas yaar dhuul laagu qaadan kaaro ithobiya ayaa waax kuu qaadan laahayd ee dadka beenta kaa daayaa ayaan idiin odhaan laaha 😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyada ma oromoy ahayd

  • @haboon180
    @haboon180 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dr Adna Adam ayaan fahmi karaa. Jawan hadalkiisu waa ceersanyo. Waxa uu xeerinayo ma fahmin. Hadalkiisu waxa uu la dhadhan yahay , ka Burmadaw. Dr Adna Adam waxa loo fahmaa, waxay ka xorowday baahida.

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hal magaalo oo gobal noqon karta sameeye marka hore

  • @daadax7081
    @daadax7081 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ok 82 da isku reerka ah somaliland kawaran

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Macalimiinta Jamacadaha,e Taarikhda,iyo Juqrafiga,dhiga waxay ubahan yihiin Rag Ninkan oo kale ah sababtoo ah inta Buugga kuqoran waxbay ku dari karayaan

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA GENERAL JANWAAN

  • @cabdilaahiibraahim4682
    @cabdilaahiibraahim4682 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Darwiish darwiish dhalay

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gobalka Faafan’ waa Gobal DIREED lkn mafahan sana’odaygu

  • @mahamedmuse5718
    @mahamedmuse5718 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Komishinka booliska ee dhagaxbuur waa nin isaaqa

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Way adag tahay maamul reer kaliya in lagu hoos noolaado

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ogaaden weligood amxaaro ayay u shaqeyn jireen isaaqna haduu amxaar raac noqday

  • @AhmedAliJama-r3e
    @AhmedAliJama-r3e 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Isaaqow goormaad bogsanaysaan

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    mgalda wmgalo daarrrod cbadka iuo xarka iska meedh iidorka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @khadijahussanabdi9591
    @khadijahussanabdi9591 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    💚💚💚💚guuuuul 🤍🤍🤍🤍somaliland ❤❤❤❤❤❤🎉

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sodog, Seedi, Abti, Adeer is Cunaya

  • @AbdulkadirBookh-j3v
    @AbdulkadirBookh-j3v 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hadii leysku duuban yahay wax badan baa la qabsan karaa reer awbare iyo reer xarshin

  • @aadanyariis1342
    @aadanyariis1342 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    10 mayandhe

  • @CabdifataaxDaahir-p1q
    @CabdifataaxDaahir-p1q 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dhulku dadka nabd buu kudeqa alee dadka walalaha

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jawaan beenaale idinkuba sowdinka dulmay qabiiloooyinka inila dagan adeer ogaadeen isagaa ugu badan dds ,

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dhul aad leedahay ma joogo kaliya kaygaan ka hadlayaa ama badnow ana yarow ninlastaa tuuladisi bu ku noqonaya

  • @abdikarimmahmoud3063
    @abdikarimmahmoud3063 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mnzhallh abwaan jawaan iyo heelo alle ha barkeeyo janjda gal❤❤❤

  • @abdulahiweylaq3509
    @abdulahiweylaq3509 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ogadenia wa landhernimo alle ba na baadhiyee masha,allah na dhahaa zxpyal agah

    • @canbaro-p4r
      @canbaro-p4r 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Walalo kama badnidin lamana dhul badnidin dirtaa Ethiopia lakin Ogaden xata isaga isgumada

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maashlaah Weriye heelo thankz

  • @nuradinali4156
    @nuradinali4156 33 นาทีที่ผ่านมา

    Malha itobiya aqoonba um lihidiin yaa Snm land 😂😂😂😂😂😂!!!!!!!

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Issaq iyo samaron baa jijiga uu dhaawoo 40 daqiqo ba lafacisse ka xiqa oo samaron xooqo uu kudo

  • @ramsiosman8325
    @ramsiosman8325 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Isaaq hal gobol kume laha kililka nasiib daro somaliland bay ku wareeren

  • @HusseinabdiMahamed
    @HusseinabdiMahamed 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Uma hayno waxba circa aada

  • @abdikanijibril3860
    @abdikanijibril3860 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ma been ayaa wax lagu difaacaa jawaana awelba jawaan ayuu ahaa

  • @Omaromar-z4p4n
    @Omaromar-z4p4n 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caabuq ayaa isaaq ka buuxa bl waxaa eeg

  • @XaawaXirsi
    @XaawaXirsi 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hanagu xoqan

  • @abdikade4218
    @abdikade4218 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer been ha isu sheegin ogaden gobolo badan buuna joogin deegaanka faafan, dhawa. Liibaan. Iyo sitti ma joogan ogaden, mida kle erer gooto fiiq kamid maha ee waa gobolka shiniile xukumo ama sitti dagmo kamida weeye

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jigjiga waxa asal uleh beelwaynta Akisho iyo Jaarso

    • @abdirahmanhassen4130
      @abdirahmanhassen4130 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Beenaale jaarso ma qoti bayba sheegataye

  • @BasfarOmar
    @BasfarOmar 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂 wa wax lasoo dhoodhoobay
    Waryaada heedhe war intiina aad ubaxsateen somaliland waydan waayine
    Wallee war wuu danbeeya

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Degmooyikii waraabu utaaga ahaa ee Cabdi iley u sameyey beesha ogaadeen yaa dhul loo doonaya

  • @xrcxxussen2306
    @xrcxxussen2306 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ogadenow na horkaca an waqoyigaba itobiya ku sodarey

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Akhas xaarka ka dul kac ma hore

    • @abdulkadirmukhtar7581
      @abdulkadirmukhtar7581 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kkkk Dhulkaaga oon somaaliland ku darsada ka dhaw duuflaw

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabdillaahi waxan filaya inaan kaa kaweynahay hadana waxaan ahey ardeygaaga sababto ah waxaan ka mafsuudey rayigaaga ALLAH haku xafido

    • @nathra7351
      @nathra7351 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aqoon buu uleeyahay. Waayo Isagaa kudhshay aabihii baa kudhashay dhulkan uu ka sheekeynaayo siyaasigu maashalah

  • @deegaankawaqooy2743
    @deegaankawaqooy2743 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    They don't have their on gobol

  • @mussejama311
    @mussejama311 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekadaan wax badan baa ka Run ah❤❤