Subac سورة البقرة ayuub yare iyo Axbaabta kheerka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 368

  • @ahmedabsuge4479
    @ahmedabsuge4479 3 ปีที่แล้ว +46

    wiilkaan yar ee ayuuba waxan ugu duceyneynaa in Ilaahey il ka dhowro wallahi wa man of the subacc

  • @hassanahmed9481
    @hassanahmed9481 3 ปีที่แล้ว +38

    Hoyooy Caloosha I hurtay Wlhi Alla Quraanku macaana Ilahayow Waxaan Kaa baryaya inaaad Quluubteena Quranka Galisid Ax😢😢😢😢😢😢

  • @mohamedsaidabdullahitv4644
    @mohamedsaidabdullahitv4644 3 ปีที่แล้ว +72

    inta quraanka jacel

  • @balanzahussein6586
    @balanzahussein6586 3 ปีที่แล้ว +6

    Ayuub yare alle ha xifdiyo subacan isaga dartiis bn ugu so celceliya maalin walba alle haku sugo diinta codkiisa.macan alle ha u dhowro

  • @husenjimale6502
    @husenjimale6502 3 ปีที่แล้ว +97

    10 wil
    O ayuub cml ah
    Mala hela
    Maasha allaah

  • @seekinglight1689
    @seekinglight1689 3 ปีที่แล้ว +22

    1:03:14 Maclin wallhi wiilka yar maa shaa Allah

  • @husenjimale6502
    @husenjimale6502 3 ปีที่แล้ว +10

    Maasha allah
    Ayub yare
    Alle ha xafido
    Lkn subaca nadaamka aya ka khaldan
    Subaca 3daan
    Ayuubka toosa
    1 so qabashada 2 toosiska 3 gidiska
    3dana wey khaldanyihin
    Haisku noqdan culada
    Alle haka aqbalo
    Aragtideyda waye🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @abbasyoung2423
      @abbasyoung2423 3 ปีที่แล้ว

      Sx waaye Bro ajar Allah hakasiiyo lkn wax badan ka qaldan Culimada

    • @husenjimale6502
      @husenjimale6502 3 ปีที่แล้ว

      @@abbasyoung2423 toosiska
      Iyo so qabshada
      Iyo gididska intaba
      Waxba ka dhiman

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah ayuub yare so bar baar mustaqbalka adaa toosidoona rabi haku xafidho waalidka iyo macalimkaagi rabi ha u damdi dhaafo amiin

  • @feysalyarechannel3908
    @feysalyarechannel3908 3 ปีที่แล้ว +16

    Tiktok ayaan ku soo arkay Ayuub yare m.a allah ilxun matuso

  • @cabdinuur6260
    @cabdinuur6260 3 ปีที่แล้ว +7

    ala maxaan raadiyay wilkan yar ilxun alaha kaa jiro waridkiikudhalay iyo malinkii kusoobaray iyo culumadaan kulasubcineyso oo dhan markii aan tigtog kuarkay ayaan raadiyay ayuub yare subacaan oo dhamestiran ilahey waxoow ii qoray inaan arko cawo masha allah

  • @muxiyadiinabiibakar4205
    @muxiyadiinabiibakar4205 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxa aad ii sii xiiso geliyay wiilka yar ayuub maashaa alaah tabaarakalaah , alahayow rabigayow xifdi oo diintaada ku barbaari

  • @shariefhassan570
    @shariefhassan570 3 ปีที่แล้ว +16

    Eebow subacYada kale inoo keen wiilkan yar sii aan ugu raaxeesano codkiisa allow il bini aadam kaaLeexi👏

  • @abdinasirali1811
    @abdinasirali1811 3 ปีที่แล้ว +7

    wxan codsay subacan asagoo dhameys tiran wana ku raja weynay in and helayo mantana wan helay mansha allh macallinminta dhamatod gar ahan ayuub yre ayan si qasa ugu mahad cilina soo bar bar wllkey waxan kale oo rajeynaya in and subac kula galo insha allah♥♥♥💯💯♥♥♥💗💗💚💚💚

  • @naimakhasim6808
    @naimakhasim6808 3 ปีที่แล้ว +15

    Wiilka yar masha allah ❤️

  • @hayeeydoliga3519
    @hayeeydoliga3519 3 ปีที่แล้ว +6

    Mshllah ayuub yare kalsoni ayu isku qabaa qurana wxaa ku rxesan karo nin yaqaan

  • @rukiaabukar768
    @rukiaabukar768 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub. Yare

  • @user-xd6kp3jm1i
    @user-xd6kp3jm1i 5 หลายเดือนก่อน +1

    M.a

  • @mohamedmahamed1558
    @mohamedmahamed1558 3 ปีที่แล้ว +9

    Maashaa allah tabaarakallah yariiska sidey tahay ow ku qaatay aayada( Fahazamuuhum) baarakallahu yariisow, ilxun alle kuma tusiyo.

    • @fardowsocawil552
      @fardowsocawil552 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha allh kabiir ayub yare xoga is daji

    • @abdikadirshamowhassan1084
      @abdikadirshamowhassan1084 3 ปีที่แล้ว +1

      (فَهَزَمُوهُم بِإِذۡنِ ٱللَّهِ وَقَتَلَ دَاوُۥدُ جَالُوتَ وَءَاتَىٰهُ ٱللَّهُ ٱلۡمُلۡكَ وَٱلۡحِكۡمَةَ وَعَلَّمَهُۥ مِمَّا یَشَاۤءُۗ وَلَوۡلَا دَفۡعُ ٱللَّهِ ٱلنَّاسَ بَعۡضَهُم بِبَعۡضࣲ لَّفَسَدَتِ ٱلۡأَرۡضُ وَلَـٰكِنَّ ٱللَّهَ ذُو فَضۡلٍ عَلَى ٱلۡعَـٰلَمِینَ)
      Si fcnoo dagan ayuu ugidiyey Yariiska Caadi ma ahan MashaAllah

  • @mohomedhassan5324
    @mohomedhassan5324 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah hooriskiisa ayaan jeclhy ayuub waayo wayo waqti wadanka nabad ahaay saan nalowadi jiray in aan so subcino

  • @NaleeyomarXuseen
    @NaleeyomarXuseen หลายเดือนก่อน

    ماشالله تبارك الرحمن الله يحفظكم

  • @burhaancade233
    @burhaancade233 3 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allah rabi haidin barakeeyo wadan kayna alllah noogu hagaajiyo🌹🥀🥀🥀🌷

  • @daadaamiin7668
    @daadaamiin7668 2 ปีที่แล้ว +6

    Allah SWC ha idin Ka ajarsiiyo❤️❤️❤️❤️

  • @yolandaamerican1108
    @yolandaamerican1108 3 ปีที่แล้ว +2

    ayuub yare allah ku xafido wallkey yare mashllah mashllah isha bini adanka allah ka duwo viva ayuub

  • @itshim7600
    @itshim7600 3 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah ayub yare macalinkaygii dugsiga buu isoo xasusiyy

  • @eregergo4199
    @eregergo4199 3 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka yari subaca dhadhanbuul u yuul

  • @mursalcaadle2692
    @mursalcaadle2692 3 ปีที่แล้ว +3

    Raga waa weyn ayuu dhamaa inta badan masha allah ilah ha xafido

  • @user-cz3sk2hh8g
    @user-cz3sk2hh8g 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @fatumoisack8196
    @fatumoisack8196 ปีที่แล้ว +3

    Mashalah

  • @dahabomohamudabubakar4953
    @dahabomohamudabubakar4953 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a igu so ducey wiilala bdn o xafadiina ah o igu subaciyo gurigeyga alow adaan ku warsda idinkana aamiin iidhaha wll

  • @Hidayo-Mahamud.
    @Hidayo-Mahamud. 6 หลายเดือนก่อน

    ماشآءالله ❤

  • @Ayuubcusman-q7r
    @Ayuubcusman-q7r 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiin

  • @maxamedmowliid101
    @maxamedmowliid101 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @abdimahad7345
    @abdimahad7345 3 ปีที่แล้ว +2

    M sh allha

  • @Ayuubcusman-q7r
    @Ayuubcusman-q7r 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiin❤❤❤❤

  • @KamilNidam
    @KamilNidam ปีที่แล้ว

    Macalimiintaan Ilaaaheey ha barakeeeyo .. Makala dhacaan walhi. 😍😍😍😍😍😍😍

  • @mukhtaarmaxamad9456
    @mukhtaarmaxamad9456 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ayuub yare iyo culumada kale wlhi hadan Kali waq helo wan dhagestaa subacaan ❤️❤️

  • @Nexxett
    @Nexxett ปีที่แล้ว +1

    Caadi maaaha macalimiintaan .. makala dhacaan.... MashaAlaah ❤

  • @naciimomohamuud6142
    @naciimomohamuud6142 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah tabaragallaah xifdullaah wllha ❤❤❤❤❤💕💕💋💋✊

  • @mohamedadan1518
    @mohamedadan1518 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabarikallaah

  • @fathihassan2203
    @fathihassan2203 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub rabiyaw il kaa haaay🥰🥰🥰😍😘✨

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha"allah Waa wax aad loogu raaxayso Codadkaaas Macaanka badan

  • @abihamidmohamed8077
    @abihamidmohamed8077 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah ayuub cod macan badan allaah ha uziyaadiyo waalidkii dhaley kuma qasaarin dadaal badan waa lagu bixiyey الله أكبر

  • @ahmez5385
    @ahmez5385 3 ปีที่แล้ว +1

    .wilka yar cod illahay wa siyay mansha Allah

  • @mulkicadey8472
    @mulkicadey8472 3 ปีที่แล้ว +3

    Maa shaa allaah wiilkayar allaah haxifdiyo

  • @musaumarabdulkadir2796
    @musaumarabdulkadir2796 5 หลายเดือนก่อน +1

    Alla ha idinka awaal wariyo reer tolkeygow

  • @AbshirabuukarMohamed
    @AbshirabuukarMohamed 24 วันที่ผ่านมา

    ما شالله

  • @DrAbdulkadirOsman
    @DrAbdulkadirOsman 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Ayuub Osman A. Qulateyn (Ayuub Yare)

  • @maxamedbalaqeeay-tu7lb
    @maxamedbalaqeeay-tu7lb ปีที่แล้ว

  • @abdimaxumed5929
    @abdimaxumed5929 6 หลายเดือนก่อน

    Mashaa alaah alaha idin barakeeyo

  • @loversfamily8236
    @loversfamily8236 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah ilaaheey ha barakeeyo janada kuwii ku kulma alle hanaga dhigo

  • @abdullahikhoofiyoow3309
    @abdullahikhoofiyoow3309 ปีที่แล้ว

    m.a

  • @user-yv2md6fo4v
    @user-yv2md6fo4v 3 ปีที่แล้ว +6

    ماشاءالله

    • @baashirxasan2548
      @baashirxasan2548 3 ปีที่แล้ว

      Mashaa allah jazaakumallaahu kheyran

  • @thehero6843
    @thehero6843 2 ปีที่แล้ว +3

    Tiktok ayaan kusoo arkay wiilka yar m.a waana soo raadiyay isha dadka allaaha kahaayo

    • @subactv6433
      @subactv6433  2 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @Abdullahi-Daacad
      @Abdullahi-Daacad 2 ปีที่แล้ว

      @@subactv6433 wiilka ma dhintay wararkaas ayaan maqlay sax miyaa

  • @macalincalimacalincali9488
    @macalincalimacalincali9488 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah

  • @__hisana___1491
    @__hisana___1491 ปีที่แล้ว

    ♥️♥️♥️

  • @XasanSidow-v8y
    @XasanSidow-v8y 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤m.a

  • @ayuubcadde9860
    @ayuubcadde9860 3 ปีที่แล้ว +2

    masha allha

  • @AbdiwahabSheikh
    @AbdiwahabSheikh 20 วันที่ผ่านมา

    Abgaal subax mcn

  • @AhmedAli-ro8xf
    @AhmedAli-ro8xf 3 ปีที่แล้ว +1

    mashllaha ayuub allah ku xafiido baba isha allah ku hareer mariyo amiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @saciidabdisaciid9526
    @saciidabdisaciid9526 3 ปีที่แล้ว +1

    Illahey kher bdn ha idin siiyo

  • @cabdulahiibrahim6506
    @cabdulahiibrahim6506 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah marka hore marka2ad waxan alle karajenaa inan sidan kalaam kisa ukusubciino Ani iyo carurtoow alle ikudeqay IN SHA ALLAAH

  • @starsat6732
    @starsat6732 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ayuub allah kuxafido mmo

  • @mkashqysuf6416
    @mkashqysuf6416 3 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa Allaah💙💚❣

  • @mustafcadar9932
    @mustafcadar9932 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤🎉

  • @maxamedxasan5989
    @maxamedxasan5989 3 ปีที่แล้ว +1

    M,a

  • @hudeyfaofficial7273
    @hudeyfaofficial7273 3 ปีที่แล้ว +3

    Boqolaal ayuub kadaran ayaa lahayaaa

  • @marwanboy8480
    @marwanboy8480 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a allaha isha kadhowro

  • @xassancade8032
    @xassancade8032 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad io aad waa rabaahe waa intee goobta

  • @abbasyoung2423
    @abbasyoung2423 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah wlh dadkeeriyeys helay allow idin xafido lkn Khaalidow Ayuub yare Subacyada waaweyn noo keen kheyr allah haku siiyeee

  • @user-po2fk6vi2f
    @user-po2fk6vi2f 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaaaallh mashaallh

  • @qarashqataato8868
    @qarashqataato8868 3 ปีที่แล้ว +1

    M.A WAA WIIL YAR COD MACAAN ILXUN ALLAH KA DHOWRO

  • @maryanhassan6939
    @maryanhassan6939 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Maasha Allah subac mcn way

  • @abdulkadiramussa
    @abdulkadiramussa 3 ปีที่แล้ว +3

    Ma Shaa Allah.

  • @aweisabdulkadirsufi4728
    @aweisabdulkadirsufi4728 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ayub yare alaha idin xafido anaga quluubteena alaha ku shubo

  • @yusuffarah9413
    @yusuffarah9413 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaal Allah Tabaaraka Allah, ajir iyo xasanaad Allah ha ka siiyo dhamaan culumada iyo dadkii qaban qaabiyey Subacaan,

  • @abdallanur2586
    @abdallanur2586 3 ปีที่แล้ว +2

    Runtii ayub wa masha allah

  • @shuutaayecadde6691
    @shuutaayecadde6691 3 ปีที่แล้ว +2

    Msha allh allow idin dhowr culimadena

  • @hidan268
    @hidan268 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allah wan kahelay walaahi ❤ilahow qalbigena diinta islamka kusug amiin yarabi

  • @singlekingboy8240
    @singlekingboy8240 3 ปีที่แล้ว +1

    mSha allah
    allah kuxafido ayuub yare

  • @hoobilemadar7905
    @hoobilemadar7905 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha aalh

  • @yuusufshanleste914
    @yuusufshanleste914 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allh ayuub yare keyfiyada un baa yAra qaldan waan rajeynayaa in aad sixi doodo insha allah

  • @ahmedabsuge4479
    @ahmedabsuge4479 3 ปีที่แล้ว +3

    aaydahiisa bisaa dhegeestay dhamman wan dhameestay mashaalah waaye

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 ปีที่แล้ว

    Masha alah ilxun kuma aragto ayub yare macalimintana cajib waye m.a

  • @yahyemaderabdi6170
    @yahyemaderabdi6170 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma Sha Allah, Allah ha xafido dhamaan xufaada

  • @cabdullaahicabdullaahi2297
    @cabdullaahicabdullaahi2297 3 ปีที่แล้ว +2

    Allow xifdi wiilka m,a

  • @abdinasirali1811
    @abdinasirali1811 3 ปีที่แล้ว +1

    m.a ayuub yare soo bar bar wll amin

  • @abdallanur2586
    @abdallanur2586 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ayub yare Allah noxafido

  • @user-ev4xd9nf6i
    @user-ev4xd9nf6i 8 หลายเดือนก่อน

    M.a kheyrka faafiya ilaahey ja nii naxariistee

  • @AbshircabdulahiAxmad-lr6sr
    @AbshircabdulahiAxmad-lr6sr 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ma shaa allah

  • @mohamedabukar2374
    @mohamedabukar2374 3 ปีที่แล้ว +4

    M. A alle janada hanugu kulmiyo aamiin

  • @wmdghdgg1234
    @wmdghdgg1234 ปีที่แล้ว

    Wiilka iyo macalimiintiisa waa mashaa alaah❤

  • @maxamedshxasan8605
    @maxamedshxasan8605 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah❤❤❤

  • @ismacilxaaji9900
    @ismacilxaaji9900 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ayuub yare allaha ku xafido abti mcne

  • @abdirahmanbarre3905
    @abdirahmanbarre3905 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alah ayub yare

  • @jabirmoalim7907
    @jabirmoalim7907 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Allaha xafido

  • @abdiraxmanabdulkadir621
    @abdiraxmanabdulkadir621 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh ayuub yare alle haku xafido broh

  • @xasanabuukar9297
    @xasanabuukar9297 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a asaxabta nalgula raaxesta subac macan badan

  • @sharmarkesaid7727
    @sharmarkesaid7727 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow ka ilaali insha xasadka yariiska

  • @abdirahmanimahmud7766
    @abdirahmanimahmud7766 2 ปีที่แล้ว

    Please ayuub yare in aan lahadlo aaan rawaa

  • @user-uy3pv7ly4u
    @user-uy3pv7ly4u 11 หลายเดือนก่อน

    Maasha allh