Subac 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ส.ค. 2014
  • เกม

ความคิดเห็น • 236

  • @xasancarabowmacalim3977
    @xasancarabowmacalim3977 4 ปีที่แล้ว +12

    Mashaa allaah maclamiintena muqdisho macalin ali cilan 1 macln cali narax 2 maclm ali sheik lbrahim 3 maclm xasan farey 4 maclm sheekh lilhahi 5 macln owxasan kadale 6 macln muse cade 7 macalin smwd 8💜💛💜💚💖💙💕💜💚💛💜

  • @seekinglight1689
    @seekinglight1689 5 ปีที่แล้ว +8

    Sheekh Ibrahim wax ka cod fcn ma arkin wa qaraaxeestay maa shaa Allah

  • @Armaash07
    @Armaash07 7 ปีที่แล้ว +15

    macalin cilaam ,shililahi ,c kawale ,xasan ,naxar ,cali sh ibr ,samadka ,muse cade. jazaakumullahu kheyr

  • @naimasalad8813
    @naimasalad8813 6 ปีที่แล้ว +19

    Oh my god macalinkayga xasan fareey uga jeedaa ilaahoow ii kaa deesto macalinkayga quraanka isoo baray

    • @dahirabdi7900
      @dahirabdi7900 6 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah aniga xataa sidookale

  • @gmbashiroumer5318
    @gmbashiroumer5318 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan qiima lahayn bay like dhahaayaan tanaa mudan in kun jeer like la dhoho
    Masha allah allaha noo xifdiyo macalimiinta noloshii qiimaha badnayd ee umada soomaliyeed ayaan xusuustay walahay
    2023 ayaan dhagaystay lkn inaan 77 joogo ayaan is mooday
    Walaalken abubaker allaha ka ajar siiyo
    Like iyo share dhaha

    • @xasancabas5314
      @xasancabas5314 2 หลายเดือนก่อน +1

      Mashalha❤❤❤❤❤❤

  • @abshiryare9591
    @abshiryare9591 7 ปีที่แล้ว +41

    masha allaah maclamiinteena
    1 Maclin cali cilaan2 Maclin sheylilaahi3 Maclin xassan kabaale4 Maclin xassan fareey5 Maclin yuusuf cali naxar6 Maclin sheikh cali ibraahim7 Maclin samaawaad8 Maclin muuse cadde
    ilaahow kheyrsii

  • @qasimabdi7128
    @qasimabdi7128 8 ปีที่แล้ว +18

    Masha Allah culimadi ilaahey ahaa Alaa yaxfidkum sxp Abukar suudi Adne ajir alaha ka siiyo

  • @mohamedabas7106
    @mohamedabas7106 6 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah dhamantiiinaba janatul fardowsa alle haidinka waraabiyo ahlulaaah alhluquraaaan qiraadiina qalbigayga waa kudagay

  • @adamalpha7881
    @adamalpha7881 5 ปีที่แล้ว +8

    ولايأمركم أن تتخذو الملائكة والنبيين أربابا أيأمركم بالكفر بعد اذ انتم مسلمون ... صدق الله العظيم
    Ashkaasta haku mashquulinee aayadaha ku tadabura

  • @salaadlaashin8712
    @salaadlaashin8712 5 ปีที่แล้ว +5

    Macalinkeyga macalin yuusuf cali naxar mash allh

  • @cabduqaadirmoalimarab3744
    @cabduqaadirmoalimarab3744 3 ปีที่แล้ว +19

    2021 Masha Allah yaa ila dhagestowhaayo like igu qabo

  • @faraxyare8241
    @faraxyare8241 7 ปีที่แล้ว +12

    Mashaa Allah
    Allow udanbidhaf macaniinta iyo Kuwa anaka wax nasow baray
    Amiin yaa Allah
    🙏🙏🙏

  • @adamalpha7881
    @adamalpha7881 5 ปีที่แล้ว +15

    أفغير دين الله يبغون وله أسلم من في السموات والأرض طوعا وكرها وإليه ترجعون .....

  • @xasanmohamed8731
    @xasanmohamed8731 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah allah kheyr ugu jaasiyo dimbi dhaafna allah ha ugu dhigo anagana kuwii kucamal fala oo kuwaano qaato allah hanaga dhigo Aamiin yaa rabi

  • @samsamaragsan3615
    @samsamaragsan3615 6 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah macalinkeyna macalin sh cali sheekh ibraahim iyo culumada kaleba Allah haidin xifdiyo

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allh mansha allh subac quraan ilahay haydin xafido

  • @cabdiraxmancabdullahi420
    @cabdiraxmancabdullahi420 7 ปีที่แล้ว +12

    waxaan ka helay Codadka 1) cali cilaan 2) macalinka ookiyaalaha wata.3) muuse cade 4) sheylillah

  • @maxamadxasan1981
    @maxamadxasan1981 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah 8dan macalin sidey isku fahansan yihiin m.a inta subac la dhageysto 8dan macalin u jeclhy wlhi daganaanta iyo codka horiska sidey iskula yaqaanan allow barakey

  • @abdifitahahmedshador628
    @abdifitahahmedshador628 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a walhi markan dhageystan subacan waxan daremay daganan iyo farxad allah idin dhowro culumadaen sharafta leh wa bil ramadan qof kasto murad leh allah u sahlo muradkiisa aan macsi lahayn😍🙏

    • @abukarsudi9546
      @abukarsudi9546  2 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin

    • @SSTV5080
      @SSTV5080 ปีที่แล้ว

      @@abukarsudi9546 inaad nooshahay abukaroow waa noo farxad. Alle cinri dheer caafimaad iyo cibaado suuban hakugu arzaaqo

  • @caanosokor6662
    @caanosokor6662 5 ปีที่แล้ว +6

    masha allah allah idin barakeeyo dhamaan

  • @farxiyoxeedar5879
    @farxiyoxeedar5879 6 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah ilaah ha Idin xafido dhamantiin

  • @MrWariiri
    @MrWariiri 9 ปีที่แล้ว +6

    maasha allaha waa culumadi layaqaanay
    baaraka allah fiik yaa abuukar
    subac 3 noogu soo dar iyo inta dhiman

  • @aomibrahim1502
    @aomibrahim1502 6 ปีที่แล้ว +12

    Mxan ku tilmaami karnaa dadka Unlike yidhi kalaamkii rabbi SW.

    • @aroneyare8792
      @aroneyare8792 5 ปีที่แล้ว +1

      Khawaarij ayan ku tilmami karna

    • @dhiiri-galiye2980
      @dhiiri-galiye2980 4 ปีที่แล้ว +1

      Sxp waxa laga yaabaa inaysan kala aqoonin like ta io unlike ta marka isaka daa ucudur daar🙏

    • @qoslaayesomali1716
      @qoslaayesomali1716 4 ปีที่แล้ว +1

      Saxib waxa laga yaba ineysan kala aqon like%dislike
      Benkuuma shegayo aniga wax iga subac jecel iney jiraan uma leyma subaca markan arkaa neh dislike anku qabajiray si uuna iga bixin

    • @waayaaragsoomaliyeed2078
      @waayaaragsoomaliyeed2078 3 ปีที่แล้ว

      Wax lagu tilmaamo ma Aqaan Munaafiqiin waaye inaa dhaho ayaa ku dhawahay

  • @mohamedhaadi9844
    @mohamedhaadi9844 3 ปีที่แล้ว +5

    2020ka dawanayaa kama daalo wlhi ilaa iyo comment xasuus kaso qoro

  • @laylaxassan6659
    @laylaxassan6659 5 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Alaah Allah Ha xafido wadaadaha

  • @nastehosafi2415
    @nastehosafi2415 3 ปีที่แล้ว +3

    Inta subacyada dawato canalkan Subscribed ha isarto si ay ula socdan subacyo iyo kheyrad kale

  • @hassankaafinho6304
    @hassankaafinho6304 2 ปีที่แล้ว +3

    Macalin xasan kabale we love you❤💕

  • @abdulkadirshekhofficial478
    @abdulkadirshekhofficial478 4 ปีที่แล้ว +14

    2020 ☝️☝️
    Subacaan 10000 waa kusoo ceshtay

  • @HooyomacanlxHooyomacanlx
    @HooyomacanlxHooyomacanlx 5 ปีที่แล้ว +9

    Macalin xasan kawaaaale I love you

  • @axmedisxaaq9641
    @axmedisxaaq9641 4 หลายเดือนก่อน +4

    2024 inta Firsaneyso❤

  • @user-md9qg6ne4m
    @user-md9qg6ne4m 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masham allah

  • @user-qoorgaab
    @user-qoorgaab 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allah khayr Allah siiyo dhmntd macalimiinteena
    Macalinka ookiyaalaha wato waa top allah daayee

  • @salaxcabdulahisaalax2558
    @salaxcabdulahisaalax2558 9 ปีที่แล้ว +5

    masha allaah hlabadiyo subacyada Allah aya idn awal gudayo

  • @umukhalid8539
    @umukhalid8539 7 ปีที่แล้ว +4

    masha Allah allow iidin xafiid

  • @mohamedmuse2879
    @mohamedmuse2879 ปีที่แล้ว +1

    2023 yaa ila dhageeysanaa

  • @axmedcabdi1573
    @axmedcabdi1573 7 ปีที่แล้ว +3

    maan shaallaah waasidii quraanka laiigudhigay

  • @engsalahapdilahiisak191
    @engsalahapdilahiisak191 4 ปีที่แล้ว +8

    Allow quranka kadhig kii kuraxyasano aamiin amiin

  • @dalmarmohamed3371
    @dalmarmohamed3371 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah allaha barakeeyo inta diinta jecel

  • @cabdinaasir1665
    @cabdinaasir1665 7 ปีที่แล้ว +5

    mshaallaha mcalinkeeyga allaha kubargeyo

  • @happymohamed7578
    @happymohamed7578 8 ปีที่แล้ว +4

    masha Allah sumac aad iyo aad ayaa u jecelahay

  • @garanhujo2582
    @garanhujo2582 8 ปีที่แล้ว +12

    mashaa allaah quraan macantiisa jaahil magarankaryo

  • @cabdi-zt1lv
    @cabdi-zt1lv หลายเดือนก่อน

    M.a culimadeena inosoo gudbiya subac kale❤kana wad kumahad santihiin🎉❤

  • @cabdiwalidaacad2880
    @cabdiwalidaacad2880 4 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa allaah

  • @shariifmaxamed4587
    @shariifmaxamed4587 4 ปีที่แล้ว +15

    Masha allah جزاكم الله خيرا

  • @raziaabdii
    @raziaabdii 7 ปีที่แล้ว +10

    waxaa laga boodee aayadda...
    فَإِنْ طَلَّقَهَا فَلَا تَحِلُّ لَهُ مِنْ بَعْدُ حَتَّى تَنْكِحَ زَوْجًا غَيْرَهُ فَإِنْ طَلَّقَهَا فَلَا جُنَاحَ عَلَيْهِمَا أَنْ يَتَرَاجَعَا إِنْ ظَنَّا أَنْ يُقِيمَا حُدُودَ اللَّهِ وَتِلْكَ حُدُودُ اللَّهِ يُبَيِّنُهَا لِقَوْمٍ يَعْلَمُونَ
    ilaahey khair hasiiyo macalimiinta oo unoo dambidafo. amiin

  • @clahiraxman7723
    @clahiraxman7723 11 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله لكن أنصح لكم بالوقف لا توقفوا ما لا تناسب بالوقف

  • @Muqdishomuuqbilan143
    @Muqdishomuuqbilan143 5 ปีที่แล้ว +6

    😍😍😍😍الله يحفظكم

  • @mohamedabukar4738
    @mohamedabukar4738 2 ปีที่แล้ว +2

    Yaa daawanayo 2022 maashallah

  • @ahmedgeymale365
    @ahmedgeymale365 ปีที่แล้ว

    Abuukar suudi saxb hadii aad noshahy walhi ajar baa kuu socto marwalboo lasoo booqdo halkaan alhhu akbar
    8 macalin oo an caadi eheen wax kasta tarikh hore ayey leyhin balse kabiradan oo kale uma maleynaayo iney subc duubi donann
    Sh cali sh Ibrhm ❤

    • @SSTV5080
      @SSTV5080 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq

  • @amransheikh8917
    @amransheikh8917 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashalh all quronko niyad uu ron Mashlh

  • @husseinadan1740
    @husseinadan1740 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah allow xafid dhamantot aadban ujeclahay runti

  • @axmedsuudi3475
    @axmedsuudi3475 8 ปีที่แล้ว +7

    masha allah wlhi aad ayaan uga helay culimadan mesha ku subcisay masha allah lkn macalinka leysal buri qaadanaayo oo kale wali ma arkin masha allaah

    • @Sheylilahmomin
      @Sheylilahmomin 8 ปีที่แล้ว +12

      +axmed suudi MaashaAllah Macalin yuusuf cali naxar aa la dhaha Masaajidka oo imaam nooga ahaa degmada kaaraan xaafada jabuuti codkiisa asagoon badalin ayuu iska macaan yahay waxaan xasuustaa nin ay aabahey saaxiibo ahaayeen oo waaberi dagan ayaa ramadanta noo imaan jiray si uu codka Macalin yuusuf ugu raaxeysto taraawiixda iyo tahajudka Ahlu kheer waaye Allaha u danbi dhaafo asaga iyo macalimiinta kale iyo anaga dhamaan inshaaAllah

  • @yahyebashir2854
    @yahyebashir2854 4 ปีที่แล้ว

    Meshalh. Yila daawanaayo. 17 April 2020.

  • @dolalyare3764
    @dolalyare3764 4 ปีที่แล้ว +1

    Mshllh Allah idinbarakeeyo

  • @caatoos101
    @caatoos101 3 หลายเดือนก่อน

    Aniga dhagaheyga miyaa mise aayadda 187 ee suurataul Baqaraha, Fal Aana ayuu u aqriyay falaa! TIME: 2:55.

  • @ismanibrahim8474
    @ismanibrahim8474 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @uspolltonpiikeey5344
    @uspolltonpiikeey5344 7 ปีที่แล้ว +2

    mnsha allaaaah allaha ajirkasiiyo

  • @claahiabuukarcarasasa7169
    @claahiabuukarcarasasa7169 6 ปีที่แล้ว +3

    Kabiiriin qur'aan

  • @zakariyeyasin7863
    @zakariyeyasin7863 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @leylamacalin974
    @leylamacalin974 8 ปีที่แล้ว +3

    mashaa alaah

  • @cadexirigow3775
    @cadexirigow3775 4 ปีที่แล้ว

    masha alah alaha xifdiyo macaliminta

  • @fadumoali2658
    @fadumoali2658 8 ปีที่แล้ว +3

    maashaa Allaaah

  • @mohameddaahir5910
    @mohameddaahir5910 4 ปีที่แล้ว +3

    MAASHA ALLAAH

  • @rashkavicabdiwali145
    @rashkavicabdiwali145 7 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah kuraxesta

  • @shukrixaaji137
    @shukrixaaji137 4 ปีที่แล้ว +2

    Intiiinasoogaarsiisay allha cafiyo

  • @Masago2025
    @Masago2025 5 ปีที่แล้ว +3

    muse cade iyo wadaadka bidix uga xego subacyada laguma arko ayaantaan ee tolow matahriibeen mase qandha kamirada neceb qaban

  • @maryanrun2585
    @maryanrun2585 8 ปีที่แล้ว +3

    masha allaah

  • @user-dl7bj3or8e
    @user-dl7bj3or8e 8 หลายเดือนก่อน

    Maashlaah❤❤❤❤

  • @hashimcadan7724
    @hashimcadan7724 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allh

  • @mohamadhirabe4002
    @mohamadhirabe4002 8 ปีที่แล้ว +5

    masha allah

  • @maxamedsharaf4801
    @maxamedsharaf4801 7 ปีที่แล้ว +3

    maashaallaah

  • @MaxamedCabdulahi-fn6yz
    @MaxamedCabdulahi-fn6yz 3 หลายเดือนก่อน

    2024 ayaan markale soo booqnay ❤

  • @CabdisamadCabdisamad-qe3nl
    @CabdisamadCabdisamad-qe3nl 5 ปีที่แล้ว +5

    Maha allaah cod mac

  • @najmomuse4571
    @najmomuse4571 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh

  • @ibraahimalidahir3009
    @ibraahimalidahir3009 8 ปีที่แล้ว +3

    Macalin xasan kabaale illahoow idiin xafid dhamantin

  • @AxmedSola
    @AxmedSola 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤❤❤❤

  • @xasanaxmedxasan8384
    @xasanaxmedxasan8384 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @teersomedia
    @teersomedia ปีที่แล้ว

    Xalaal miiridki ahaa❤❤

  • @hassankaafinho6304
    @hassankaafinho6304 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh

  • @deeqaciise5804
    @deeqaciise5804 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahey habarakeyo yaa rapi

  • @SaaraConstructionCompany-fw5fb
    @SaaraConstructionCompany-fw5fb 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤🎉

  • @dayaxmacalin7284
    @dayaxmacalin7284 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah

  • @husenhasan9476
    @husenhasan9476 8 ปีที่แล้ว +4

    masha alh

  • @muhyadinmohamed209
    @muhyadinmohamed209 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadalka illahey kuwa dislike saaraayo somali gaaloowday miyaa??

  • @Mss_____bird
    @Mss_____bird 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah 🥺😥😥😥

  • @Armaash07
    @Armaash07 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah culumadeena somalia

    • @zahuurcalasow5118
      @zahuurcalasow5118 4 ปีที่แล้ว

      masha allah waa macalimin aan kala dhicin runti ilahey janatul firdowsa heydin ku kulmiyo yaa rabil calamiin

  • @starsat6732
    @starsat6732 3 ปีที่แล้ว

    Allah yaxfadak

  • @abdikadirofficial
    @abdikadirofficial 7 ปีที่แล้ว +1

    nice

  • @muminfarah5343
    @muminfarah5343 8 ปีที่แล้ว +3

    mashaa allah

  • @raxmaaniyatv5644
    @raxmaaniyatv5644 4 ปีที่แล้ว +4

    23:20 cali shekh ibrahim ila arka

  • @shariiftaajir6790
    @shariiftaajir6790 2 ปีที่แล้ว +2

    It's 7/4/2022 listening 🎶 masha allah

  • @raxmaaniyatv5644
    @raxmaaniyatv5644 4 ปีที่แล้ว +3

    3:08 ila arkabo

  • @iloveyoumaxamedtobanle1901
    @iloveyoumaxamedtobanle1901 7 ปีที่แล้ว

    masha allaaah

  • @manutdsomalifans5303
    @manutdsomalifans5303 3 ปีที่แล้ว

    Mshalah ilaahy haidinka abaalmariyo kheyrka naso gaarsiisen

  • @haweeyaahmed9328
    @haweeyaahmed9328 3 ปีที่แล้ว

    M.a Allha nii xafido dhamanden

  • @abdulaqadirboss9683
    @abdulaqadirboss9683 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh lafo hore ahaa

  • @cadexirigow3775
    @cadexirigow3775 5 ปีที่แล้ว +1

    masha alah

  • @user-pv8ok9wd3f
    @user-pv8ok9wd3f 9 หลายเดือนก่อน

    Maashalaahu

  • @adamalpha7881
    @adamalpha7881 5 ปีที่แล้ว +1

    mashuuR

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 2 ปีที่แล้ว +1

    ALLAH hu akbar