Xanuunada waswaaska iyo ka hortagooda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • Xanuunada waswaaska iyo ka hortagooda
    Dr:Idil Cawil Cilmi
    xanuunada nafsiga

ความคิดเห็น • 107

  • @hiboumar6609
    @hiboumar6609 3 ปีที่แล้ว +15

    Waxksta o ad ku dhibantahay waxa kaga filN albaqar

  • @wajilacibweyn8401
    @wajilacibweyn8401 3 ปีที่แล้ว +11

    Waa cashir fcn wlhi astan tv wa mhdsntihiin
    In badan aniga kow ka ah dadka was waska qabo iyo Depressionka 😢😢😢😢

    • @mohawali5689
      @mohawali5689 ปีที่แล้ว

      Side ka noqotay hada walal

    • @khabiircabdicabdilaahi3949
      @khabiircabdicabdilaahi3949 6 หลายเดือนก่อน

      Dadka ciladan waswaaska qaba waxaan usoo jeedinayaa in ay iska baadhaan oo hubiyaan inay ku yar yihiin Faytamiinka iyo macdanta loo yaqaan (Vitamin D iyo macdanta loo yaqaan kalshem).
      vitamin D iyo calcium haday kugu yaryihiin way sababaan in aad waswaas dareentid ama aad la kulantid ciladan.
      sidaa awgeed hadaad welwel iyo waswaas isku aragtid fadlan iskasoo hubi inay kugu yaryihiin vitamin D and calcium.
      dhakhtarrada qaarkood maba xasuustaan arrintan, inkasta oo beryahan dambe aad moodid in lagu soo baraarugayo oo dhakhtarro badani iminka fahmeen xidhiidhka ka dhexeeya yaraanshaha vitamin D and calcium iyo ciladaha maskaxda sida waswaaska oo kale iyo welwelada kaleba, xitaa waxay sababaan Depression oo isaguna aad uga agdhoow waswaaska iyo welwelka kaleba

  • @engapdirahman6079
    @engapdirahman6079 3 ปีที่แล้ว +22

    Xanuunkaas anuu i Hayaa waa xanuun daran xitaa inaad waxbarato kuu diidaya Allow naga dul qaad aniga iyo intii muslim ah ee uu hayo

  • @hodanxasangeedow9909
    @hodanxasangeedow9909 3 ปีที่แล้ว +15

    Asc wll xanunkas anu ihaya waxan ahay gawar 20 jir ah lkin heer waxan joogaa in an salada xita sixi wayo ee maxa xal ah oo lookeenay xanunkan hada xita wlashey an la had lay aya igu tiri waa sheydan ee adkarta akhriso ana naba dayo ad karta lkin weli wa iska sideyda ee xalka nala wadaga plz🙏🙏🙏

    • @heybecaano3274
      @heybecaano3274 3 ปีที่แล้ว +2

      Abaayo Allaha nawada caafiyo. Waa Drsadii ee telkaan igala soo xariir, 00252618175624

    • @heybecaano3274
      @heybecaano3274 3 ปีที่แล้ว +2

      00252618175624

    • @mohawali5689
      @mohawali5689 ปีที่แล้ว +1

      Walal hada se noqotay

    • @khabiircabdicabdilaahi3949
      @khabiircabdicabdilaahi3949 6 หลายเดือนก่อน

      Dadka ciladan waswaaska qaba waxaan usoo jeedinayaa in ay iska baadhaan oo hubiyaan inay ku yar yihiin Faytamiinka iyo macdanta loo yaqaan (Vitamin D iyo macdanta loo yaqaan kalshem).
      vitamin D iyo calcium haday kugu yaryihiin way sababaan in aad waswaas dareentid ama aad la kulantid ciladan.
      sidaa awgeed hadaad welwel iyo waswaas isku aragtid fadlan iskasoo hubi inay kugu yaryihiin vitamin D and calcium.
      dhakhtarrada qaarkood maba xasuustaan arrintan, inkasta oo beryahan dambe aad moodid in lagu soo baraarugayo oo dhakhtarro badani iminka fahmeen xidhiidhka ka dhexeeya yaraanshaha vitamin D and calcium iyo ciladaha maskaxda sida waswaaska oo kale iyo welwelada kaleba, xitaa waxay sababaan Depression oo isaguna aad uga agdhoow waswaaska iyo welwelka kaleba

  • @cabdiqaadir6835
    @cabdiqaadir6835 3 ปีที่แล้ว +7

    Wll waxaan ahay qodf xanuunkaasi uu hayo wll halkee lagaa helaa wll lambarkaaga iisoodir

  • @wijnaldumfactor4107
    @wijnaldumfactor4107 3 ปีที่แล้ว +7

    Cudurka allah Nagaqabto 🙏

  • @qaalixuseen6543
    @qaalixuseen6543 ปีที่แล้ว +3

    iga soduceya dhaman walalaha Somalia

  • @kowserb1241
    @kowserb1241 3 ปีที่แล้ว +6

    First watching ❤️

  • @khabiircabdicabdilaahi3949
    @khabiircabdicabdilaahi3949 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka ciladan waswaaska qaba waxaan usoo jeedinayaa in ay iska baadhaan oo hubiyaan inay ku yar yihiin Faytamiinka iyo macdanta loo yaqaan (Vitamin D iyo macdanta loo yaqaan kalshem).
    vitamin D iyo calcium haday kugu yaryihiin way sababaan in aad waswaas dareentid ama aad la kulantid ciladan.
    sidaa awgeed hadaad welwel iyo waswaas isku aragtid fadlan iskasoo hubi inay kugu yaryihiin vitamin D and calcium.
    dhakhtarrada qaarkood maba xasuustaan arrintan, inkasta oo beryahan dambe aad moodid in lagu soo baraarugayo oo dhakhtarro badani iminka fahmeen xidhiidhka ka dhexeeya yaraanshaha vitamin D and calcium iyo ciladaha maskaxda sida waswaaska oo kale iyo welwelada kaleba, xitaa waxay sababaan Depression oo isaguna aad uga agdhoow waswaaska iyo welwelka kaleba

    • @shukrimohamud9402
      @shukrimohamud9402 5 หลายเดือนก่อน

      Waa run marka jirkaada Vitamen kuu u baah na heysan maskaxda xanuun badan ka qaba nayoh Somali hada nahey taas ma naqan cunta aan cuney noh in nooga sii darta laga yaabe

  • @MukhtaarAxmed-k3z
    @MukhtaarAxmed-k3z หลายเดือนก่อน

    Anigu waan qaba dhanka cuntada wan ka shakiyaya

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allaah👍💖💖💖💖🌹🌹🌹🌹

  • @mohawali5689
    @mohawali5689 ปีที่แล้ว +4

    Walal ila tali noloshii wan ka dhacay was was

    • @XamdaAdoontiiAlle-dd7od
      @XamdaAdoontiiAlle-dd7od ปีที่แล้ว +1

      Asc. Wr hada sidee katahay?

    • @mohawali5689
      @mohawali5689 ปีที่แล้ว +1

      Alx sidii hore wan ka roonahay lkn wali cawin waa ubahanahay wll

    • @khabiircabdicabdilaahi3949
      @khabiircabdicabdilaahi3949 6 หลายเดือนก่อน

      Dadka ciladan waswaaska qaba waxaan usoo jeedinayaa in ay iska baadhaan oo hubiyaan inay ku yar yihiin Faytamiinka iyo macdanta loo yaqaan (Vitamin D iyo macdanta loo yaqaan kalshem).
      vitamin D iyo calcium haday kugu yaryihiin way sababaan in aad waswaas dareentid ama aad la kulantid ciladan.
      sidaa awgeed hadaad welwel iyo waswaas isku aragtid fadlan iskasoo hubi inay kugu yaryihiin vitamin D and calcium.
      dhakhtarrada qaarkood maba xasuustaan arrintan, inkasta oo beryahan dambe aad moodid in lagu soo baraarugayo oo dhakhtarro badani iminka fahmeen xidhiidhka ka dhexeeya yaraanshaha vitamin D and calcium iyo ciladaha maskaxda sida waswaaska oo kale iyo welwelada kaleba, xitaa waxay sababaan Depression oo isaguna aad uga agdhoow waswaaska iyo welwelka kaleba

  • @mohaafarahhassan9337
    @mohaafarahhassan9337 3 ปีที่แล้ว +4

    Second watching

  • @updirashiidxasan-bl1zb
    @updirashiidxasan-bl1zb ปีที่แล้ว +3

    Aniga tapcan la ah isoo duceeya wlalayaal😢

    • @Gambol963
      @Gambol963 ปีที่แล้ว +1

      Sidoo kale wuu ihaayaa aamiin

    • @khabiircabdicabdilaahi3949
      @khabiircabdicabdilaahi3949 6 หลายเดือนก่อน

      Dadka ciladan waswaaska qaba waxaan usoo jeedinayaa in ay iska baadhaan oo hubiyaan inay ku yar yihiin Faytamiinka iyo macdanta loo yaqaan (Vitamin D iyo macdanta loo yaqaan kalshem).
      vitamin D iyo calcium haday kugu yaryihiin way sababaan in aad waswaas dareentid ama aad la kulantid ciladan.
      sidaa awgeed hadaad welwel iyo waswaas isku aragtid fadlan iskasoo hubi inay kugu yaryihiin vitamin D and calcium.
      dhakhtarrada qaarkood maba xasuustaan arrintan, inkasta oo beryahan dambe aad moodid in lagu soo baraarugayo oo dhakhtarro badani iminka fahmeen xidhiidhka ka dhexeeya yaraanshaha vitamin D and calcium iyo ciladaha maskaxda sida waswaaska oo kale iyo welwelada kaleba, xitaa waxay sababaan Depression oo isaguna aad uga agdhoow waswaaska iyo welwelka kaleba

  • @BureeqoAbdiali
    @BureeqoAbdiali 2 หลายเดือนก่อน +1

    was waas baa idilay teeda kale xanuun aanan qabin baan iskaga shkiyaaa cudurada halistaa iskaga shakinaa mana qabo xanuun ilaahow iga caafi😢

    • @SulekhaCiwal
      @SulekhaCiwal 24 วันที่ผ่านมา

      Ana kula qaba arin taaz xanuno xun xun ba. Iskaga shkisanhy

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 2 ปีที่แล้ว +7

    Allaah hanaga qabto waswaaska iyo sheydaankaba

  • @mohawaliahmed5451
    @mohawaliahmed5451 3 ปีที่แล้ว +4

    Codsi waaye doctor ka hala ila xiriiriyo fadlan waa codsi amaal ayan idin ka haayaaa🙏🙏🙏

    • @nasrimohameddahir4744
      @nasrimohameddahir4744 10 หลายเดือนก่อน

      hada ma u bahanthy wll

    • @khabiircabdicabdilaahi3949
      @khabiircabdicabdilaahi3949 6 หลายเดือนก่อน

      Dadka ciladan waswaaska qaba waxaan usoo jeedinayaa in ay iska baadhaan oo hubiyaan inay ku yar yihiin Faytamiinka iyo macdanta loo yaqaan (Vitamin D iyo macdanta loo yaqaan kalshem).
      vitamin D iyo calcium haday kugu yaryihiin way sababaan in aad waswaas dareentid ama aad la kulantid ciladan.
      sidaa awgeed hadaad welwel iyo waswaas isku aragtid fadlan iskasoo hubi inay kugu yaryihiin vitamin D and calcium.
      dhakhtarrada qaarkood maba xasuustaan arrintan, inkasta oo beryahan dambe aad moodid in lagu soo baraarugayo oo dhakhtarro badani iminka fahmeen xidhiidhka ka dhexeeya yaraanshaha vitamin D and calcium iyo ciladaha maskaxda sida waswaaska oo kale iyo welwelada kaleba, xitaa waxay sababaan Depression oo isaguna aad uga agdhoow waswaaska iyo welwelka kaleba

  • @shariif2143
    @shariif2143 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi aniga xaaskeeyga aa ku arkay fadlan Diktooreesada igu xer fadlan

  • @yaallah2558
    @yaallah2558 3 ปีที่แล้ว +7

    Qofka bini aadanka ah waswaas wuu ubaahan yahay waana shay ka ilaalina waxyaabo badan oo xun balse was waaska badan ma fiicna caafimaadka shaqsiga

  • @safiaomer4732
    @safiaomer4732 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa barnaamij muhiima runtii

  • @sumyt4749
    @sumyt4749 3 ปีที่แล้ว +1

    Good Jop astan
    Go head
    Drs da intee kala xiriiri karaaa🥰please

  • @gaambeadde2961
    @gaambeadde2961 3 ปีที่แล้ว +7

    Xanuunkani waxaa afka qalaadda lagu dhaha "Obssesive Compulsive Disorder".

    • @khalidrirash414
      @khalidrirash414 3 ปีที่แล้ว +1

      Depreciation ka ma isku mida

    • @sje1585
      @sje1585 2 ปีที่แล้ว

      @@khalidrirash414 may 2bay kala yihiin

    • @kaakiofficial9470
      @kaakiofficial9470 8 หลายเดือนก่อน

      Absseive compulsive disorder

    • @khabiircabdicabdilaahi3949
      @khabiircabdicabdilaahi3949 6 หลายเดือนก่อน

      Dadka ciladan waswaaska qaba waxaan usoo jeedinayaa in ay iska baadhaan oo hubiyaan inay ku yar yihiin Faytamiinka iyo macdanta loo yaqaan (Vitamin D iyo macdanta loo yaqaan kalshem).
      vitamin D iyo calcium haday kugu yaryihiin way sababaan in aad waswaas dareentid ama aad la kulantid ciladan.
      sidaa awgeed hadaad welwel iyo waswaas isku aragtid fadlan iskasoo hubi inay kugu yaryihiin vitamin D and calcium.
      dhakhtarrada qaarkood maba xasuustaan arrintan, inkasta oo beryahan dambe aad moodid in lagu soo baraarugayo oo dhakhtarro badani iminka fahmeen xidhiidhka ka dhexeeya yaraanshaha vitamin D and calcium iyo ciladaha maskaxda sida waswaaska oo kale iyo welwelada kaleba, xitaa waxay sababaan Depression oo isaguna aad uga agdhoow waswaaska iyo welwelka kaleba

  • @nasrimohameddahir4744
    @nasrimohameddahir4744 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waswaas anu nolosha igu dhibey 😢 Allow ani iyo intu hayaba ka cafi

    • @nathifamursal1425
      @nathifamursal1425 9 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin ya Allah ❤❤❤❤

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 8 หลายเดือนก่อน +1

      اللهم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤

    • @khabiircabdicabdilaahi3949
      @khabiircabdicabdilaahi3949 6 หลายเดือนก่อน

      Dadka ciladan waswaaska qaba waxaan usoo jeedinayaa in ay iska baadhaan oo hubiyaan inay ku yar yihiin Faytamiinka iyo macdanta loo yaqaan (Vitamin D iyo macdanta loo yaqaan kalshem).
      vitamin D iyo calcium haday kugu yaryihiin way sababaan in aad waswaas dareentid ama aad la kulantid ciladan.
      sidaa awgeed hadaad welwel iyo waswaas isku aragtid fadlan iskasoo hubi inay kugu yaryihiin vitamin D and calcium.
      dhakhtarrada qaarkood maba xasuustaan arrintan, inkasta oo beryahan dambe aad moodid in lagu soo baraarugayo oo dhakhtarro badani iminka fahmeen xidhiidhka ka dhexeeya yaraanshaha vitamin D and calcium iyo ciladaha maskaxda sida waswaaska oo kale iyo welwelada kaleba, xitaa waxay sababaan Depression oo isaguna aad uga agdhoow waswaaska iyo welwelka kaleba

    • @khabiircabdicabdilaahi3949
      @khabiircabdicabdilaahi3949 6 หลายเดือนก่อน

      Dadka ciladan waswaaska qaba waxaan usoo jeedinayaa in ay iska baadhaan oo hubiyaan inay ku yar yihiin Faytamiinka iyo macdanta loo yaqaan (Vitamin D iyo macdanta loo yaqaan kalshem).
      vitamin D iyo calcium haday kugu yaryihiin way sababaan in aad waswaas dareentid ama aad la kulantid ciladan.
      sidaa awgeed hadaad welwel iyo waswaas isku aragtid fadlan iskasoo hubi inay kugu yaryihiin vitamin D and calcium.
      dhakhtarrada qaarkood maba xasuustaan arrintan, inkasta oo beryahan dambe aad moodid in lagu soo baraarugayo oo dhakhtarro badani iminka fahmeen xidhiidhka ka dhexeeya yaraanshaha vitamin D and calcium iyo ciladaha maskaxda sida waswaaska oo kale iyo welwelada kaleba, xitaa waxay sababaan Depression oo isaguna aad uga agdhoow waswaaska iyo welwelka kaleba

  • @mahadomar1759
    @mahadomar1759 3 ปีที่แล้ว +8

    Walalayal anuu ihaaye lkn waxas runti waa sheydaan lkn adiga mid samey haku celin waxa sameyso waa iga talo ilen dadka kale kutusala qaado ani ilah baa iga qabtay

    • @dhangadiriye6713
      @dhangadiriye6713 3 ปีที่แล้ว +1

      Ila so xariir

    • @mahadomar6908
      @mahadomar6908 3 ปีที่แล้ว +1

      @@dhangadiriye6713 intee walal kaala soo xiriiraa lambar sheeg

    • @jannogasho730
      @jannogasho730 3 ปีที่แล้ว +2

      Wll no faidee inagana

    • @mahadomar6908
      @mahadomar6908 3 ปีที่แล้ว +5

      @@jannogasho730 noloshada horo dib ufiiri iyo tan aad hada ku jirto waswaska waa shaydan xagisa
      لا يكف الله نفساالا وسعها
      Ilahey naf makalifo
      Marka ilahey ka magan gal hana ku celin waxa samesay
      Teda kale adiga ma awoodid waxa qalbigaga kuso dhacaya ogow taa wa laga wada simanyhy lkn hadana adiga fal iyo qool ahan ula iman dambi ma lihid
      Marka hadu ku dhaho waxa ma samen ama waa qalad adiga falki hala iman oo wixi dib ha usamen sheydan waa cadaw ku celi ayu kuleyhy mana rabo inad wixi saxdo ee waxu raba mugdigas inad ku jirto oo nolashada nacdo
      Wa iga talo wallahi billahi tallahi waa ku dharte اعوذ بالله من الشيطان الرجيم dheh kadib cibadadaada horo uguda gal dib hana u eegin ilaheyna talo saaro alla wax ciqaba una naxarista
      Qoralkan ilahey dartis iyo darta ayan uso qoray ee noloshada sheydan dartis dib ha u dhigin
      Allah ku xafido wallal qaali

    • @jannogasho730
      @jannogasho730 3 ปีที่แล้ว +3

      @@mahadomar6908 mahadsanid wll ilahay ajar hakaa siiyo khayrka aad noo faaidaysay

  • @ugbaaddhaqtar1103
    @ugbaaddhaqtar1103 2 ปีที่แล้ว +4

    wllo 6 sano dhibtaa kujiraa ale ha iga cafiyo waswaaska dhanka cibadada

    • @mohawali5689
      @mohawali5689 ปีที่แล้ว +1

      Amiin yaa Allah walal hada see noqotay

  • @xamdinafyar5822
    @xamdinafyar5822 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi asxaabey iiiso duceeya aniga nadaafada ayuu jga yly maanta dhan inaan wax nadiifiyo rawaa iyo wax wlba oo dulduleel ah wan ka baqaa wlllhi iiso duceeya

    • @saytuunbiixisaytuun1708
      @saytuunbiixisaytuun1708 ปีที่แล้ว

      anankulan mid ah wlo

    • @Ahmed-gb1xm
      @Ahmed-gb1xm 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@saytuunbiixisaytuun1708talo aan kusiiyo

    • @khabiircabdicabdilaahi3949
      @khabiircabdicabdilaahi3949 6 หลายเดือนก่อน

      Dadka ciladan waswaaska qaba waxaan usoo jeedinayaa in ay iska baadhaan oo hubiyaan inay ku yar yihiin Faytamiinka iyo macdanta loo yaqaan (Vitamin D iyo macdanta loo yaqaan kalshem).
      vitamin D iyo calcium haday kugu yaryihiin way sababaan in aad waswaas dareentid ama aad la kulantid ciladan.
      sidaa awgeed hadaad welwel iyo waswaas isku aragtid fadlan iskasoo hubi inay kugu yaryihiin vitamin D and calcium.

    • @khabiircabdicabdilaahi3949
      @khabiircabdicabdilaahi3949 6 หลายเดือนก่อน

      Dadka ciladan waswaaska qaba waxaan usoo jeedinayaa in ay iska baadhaan oo hubiyaan inay ku yar yihiin Faytamiinka iyo macdanta loo yaqaan (Vitamin D iyo macdanta loo yaqaan kalshem).
      vitamin D iyo calcium haday kugu yaryihiin way sababaan in aad waswaas dareentid ama aad la kulantid ciladan.
      sidaa awgeed hadaad welwel iyo waswaas isku aragtid fadlan iskasoo hubi inay kugu yaryihiin vitamin D and calcium.
      dhakhtarrada qaarkood maba xasuustaan arrintan, inkasta oo beryahan dambe aad moodid in lagu soo baraarugayo oo dhakhtarro badani iminka fahmeen xidhiidhka ka dhexeeya yaraanshaha vitamin D and calcium iyo ciladaha maskaxda sida waswaaska oo kale iyo welwelada kaleba, xitaa waxay sababaan Depression oo isaguna aad uga agdhoow waswaaska iyo welwelka kaleba

  • @xamseapdishakuur
    @xamseapdishakuur 7 หลายเดือนก่อน

    ilahaaw cafi inta qaba❤❤😮😅😊

  • @qadarjr3135
    @qadarjr3135 8 หลายเดือนก่อน

    igu caawiya Drs xiriirkeeda

  • @ugbaaddhaqtar1103
    @ugbaaddhaqtar1103 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo ani miyA igahadlayaaa dhanka dahirada

    • @mohawali5689
      @mohawali5689 ปีที่แล้ว +1

      Abayo dahara miya ku dhiban thay

    • @nasrimohameddahir4744
      @nasrimohameddahir4744 10 หลายเดือนก่อน +1

      kula mid abayo xaga daharada naf iiga dhigey

  • @Fad-p4i
    @Fad-p4i 7 หลายเดือนก่อน

    Wanka xorobay hada lkin wagan kujiray waxa la idhihi jiray wad Isla waynthy wad walanthy alx hada Waka ficnhy😢

    • @MaryanmukhtaarMaxamuud
      @MaryanmukhtaarMaxamuud 7 หลายเดือนก่อน

      Sidee ku caafimaaday wll

    • @khabiircabdicabdilaahi3949
      @khabiircabdicabdilaahi3949 6 หลายเดือนก่อน

      Dadka ciladan waswaaska qaba waxaan usoo jeedinayaa in ay iska baadhaan oo hubiyaan inay ku yar yihiin Faytamiinka iyo macdanta loo yaqaan (Vitamin D iyo macdanta loo yaqaan kalshem).
      vitamin D iyo calcium haday kugu yaryihiin way sababaan in aad waswaas dareentid ama aad la kulantid ciladan.
      sidaa awgeed hadaad welwel iyo waswaas isku aragtid fadlan iskasoo hubi inay kugu yaryihiin vitamin D and calcium.
      dhakhtarrada qaarkood maba xasuustaan arrintan, inkasta oo beryahan dambe aad moodid in lagu soo baraarugayo oo dhakhtarro badani iminka fahmeen xidhiidhka ka dhexeeya yaraanshaha vitamin D and calcium iyo ciladaha maskaxda sida waswaaska oo kale iyo welwelada kaleba, xitaa waxay sababaan Depression oo isaguna aad uga agdhoow waswaaska iyo welwelka kaleba

  • @sahrocisman953
    @sahrocisman953 ปีที่แล้ว +1

    Anaa qabo canunka was waaska dr idil xgee kla xiriira

    • @mohawali5689
      @mohawali5689 ปีที่แล้ว

      Walal daharo miya ka shakiisaa

    • @sahrocisman953
      @sahrocisman953 ปีที่แล้ว

      Maya daharada kama shakiyo lkn dadka shaki ka qaba qof aan dagaal na dhex marin marraka qaar modaa inu cadow i yahay marka ka maqnahayna i cayo

    • @Ahmed-gb1xm
      @Ahmed-gb1xm ปีที่แล้ว

      ​@@sahrocisman953 ignore garee waxaas wll waxba hakaso qadin

    • @khabiircabdicabdilaahi3949
      @khabiircabdicabdilaahi3949 6 หลายเดือนก่อน

      Dadka ciladan waswaaska qaba waxaan usoo jeedinayaa in ay iska baadhaan oo hubiyaan inay ku yar yihiin Faytamiinka iyo macdanta loo yaqaan (Vitamin D iyo macdanta loo yaqaan kalshem).
      vitamin D iyo calcium haday kugu yaryihiin way sababaan in aad waswaas dareentid ama aad la kulantid ciladan.
      sidaa awgeed hadaad welwel iyo waswaas isku aragtid fadlan iskasoo hubi inay kugu yaryihiin vitamin D and calcium.
      dhakhtarrada qaarkood maba xasuustaan arrintan, inkasta oo beryahan dambe aad moodid in lagu soo baraarugayo oo dhakhtarro badani iminka fahmeen xidhiidhka ka dhexeeya yaraanshaha vitamin D and calcium iyo ciladaha maskaxda sida waswaaska oo kale iyo welwelada kaleba, xitaa waxay sababaan Depression oo isaguna aad uga agdhoow waswaaska iyo welwelka kaleba

  • @shukrimohamud9402
    @shukrimohamud9402 5 หลายเดือนก่อน

    Dabeecad iyo xanuun waa 2 wax kale duwan qof jacel in maalin walba qubeysto qof na bisha aaba dhib ku ah qof waxa jirah guriga Malin kasta dhaqah waxas qofka marka yar yahey lagu kale duwan yahey. Wiil ka wax wareesa na yah waxu dhahey qof kan waxiisa hagag sana yah jecleen in laga haleyoh so xanuun ma aha qof wax fiican uuba sameeyeh 😂😂😂

  • @drshanidaahir
    @drshanidaahir 3 ปีที่แล้ว +3

    Second

  • @hamdaomar5836
    @hamdaomar5836 3 ปีที่แล้ว +4

    Gabdhay lanbarkeeday sigdee lagu heli karay waan ubahanahay plz igu cawi lanbarka

    • @heybecaano3274
      @heybecaano3274 3 ปีที่แล้ว

      00252618175624

    • @saadaqmaxamuud1064
      @saadaqmaxamuud1064 ปีที่แล้ว +1

      Wall igu cawi dr nambrkeda ama meelsha lagahelo

    • @iqramuxudiin
      @iqramuxudiin ปีที่แล้ว

      @@saadaqmaxamuud1064 Cismaan fiqi hospital wadada C.qaasim

    • @munizaali248
      @munizaali248 ปีที่แล้ว

      ​@@iqramuxudiinhalkas mey jogta abyo war iga siii

  • @seynabahmed6414
    @seynabahmed6414 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @faadumofaadumo9965
    @faadumofaadumo9965 ปีที่แล้ว

    Ana qabo cudurkas isoduceya

    • @Gambol963
      @Gambol963 ปีที่แล้ว

      Aamiin allah naga wada qaado 😢

    • @Filsandegan
      @Filsandegan ปีที่แล้ว

      Allaah ha ku caafiyo wllo

  • @farahabdi5056
    @farahabdi5056 3 ปีที่แล้ว

    1st