SOORAAN IYO JAWAAN DP WORLD 2017

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 264

  • @ugaasoarliyo2940
    @ugaasoarliyo2940 6 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkkkk
    Beerka walahay odayga siilanyo codkiisa la korsaaray kk
    2018 inta daawanaysa👉😍👈

  • @abdihargaysaawi5363
    @abdihargaysaawi5363 7 ปีที่แล้ว +198

    Oday waynban ahaye ilahay baan idonku dharshe like igu qabta

    • @susuumoha6879
      @susuumoha6879 7 ปีที่แล้ว +1

      abdi hargaysaawi oday wayn oo like raadis 😂😂😂😂

    • @rajazaheer122
      @rajazaheer122 6 ปีที่แล้ว +1

      abdi hargaysaawi wankusinyaa ader sokur oo waynw amin

    • @rajazaheer122
      @rajazaheer122 6 ปีที่แล้ว +1

      mohamed Amareh max kawdaa sas iska si madam ay cudsaty wall ajrka qado

    • @cabdiraxmaancalidiiriyemrd1344
      @cabdiraxmaancalidiiriyemrd1344 6 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @khadarlove9761
      @khadarlove9761 6 ปีที่แล้ว

      abdi hargaysaawi isla yaab

  • @omarazad2955
    @omarazad2955 7 ปีที่แล้ว +55

    Aar like tan ma lacag ba lagu helaa bal igula so yaaca

  • @abdiazizmustapha7032
    @abdiazizmustapha7032 7 ปีที่แล้ว +168

    Azxapey mid xabasHi aH la tartamaYa like haY la dhaFiNa

  • @dayibselaban6086
    @dayibselaban6086 7 ปีที่แล้ว +4

    DB World...ayaa meesha lagu xayaysiinayaa...miyaaaaa...yaaaaaaah

  • @cabdilaahimcawad
    @cabdilaahimcawad 7 ปีที่แล้ว +3

    ku lahaa oday weyn baan ahaye like igu qabta oo hadaad oday weyn tahay maxaa adeer like ta ku barey maad isoo duceeya naga codsatid

  • @qayzxaaji4803
    @qayzxaaji4803 7 ปีที่แล้ว +13

    First

  • @nasrudinabdi6667
    @nasrudinabdi6667 6 ปีที่แล้ว +2

    HHHH MAQAAXIDA SHAAHA QAALIYEEY SAY WAA SOOMALIYA

  • @mohamoudomarasawe.
    @mohamoudomarasawe. 5 ปีที่แล้ว +1

    War maamada salaaanta laga qaadi wayay ninkii arkaw like 👨

  • @sakariyenuuraadanxaajiyuus5508
    @sakariyenuuraadanxaajiyuus5508 6 ปีที่แล้ว

    Sooran iyo jawaan jilaayo caalamiya waanu kufarx sanahay riwaayadaha aad qabateen we wadaniga ah iyo kuwa caafimaadka ah sida riwaayadii mantii dhawayd Aad wadamagoo Ku qabateen we hayada sevto children was mahad santihiin

  • @Suhaybkaofficial
    @Suhaybkaofficial 7 ปีที่แล้ว +6

    Hawenka mxa lo hayaa? Ragiina laydin hayaa!!!
    Just simple answer

  • @axelboytowfiiq9801
    @axelboytowfiiq9801 7 ปีที่แล้ว +11

    Zoraaan in The House😂

  • @naasircadanweyne197
    @naasircadanweyne197 7 ปีที่แล้ว +7

    #sooraan ku lahaa... Sow digii arkayey looxan bay ahaayen farha iska taagtagayee

  • @diiniahmad4298
    @diiniahmad4298 3 ปีที่แล้ว +1

    Saydhiye waan kacsaney 😁😁😁😁😁😁

  • @inantamusebihiadeerkauyaha6319
    @inantamusebihiadeerkauyaha6319 7 ปีที่แล้ว +1

    guuulaysta Abwaano mnshlllha

  • @smallisthebestanswerofallq266
    @smallisthebestanswerofallq266 7 ปีที่แล้ว +12

    anigu manta liketan tijabinayaaa bal bilaaba liketa aan egee😁😁😀😀

  • @ahmeddirie8132
    @ahmeddirie8132 7 ปีที่แล้ว +2

    Sooraan iyo Jawaan markan oo kale waa markaan ogaado iney dhan uraranyiin

  • @حسنزياد-ش2ق
    @حسنزياد-ش2ق 7 ปีที่แล้ว +6

    Kanbaniyo lakeyne iyo shidaal laqodayey waa sheeko riyo ah shirkad danteda wadata iyo dhoornin dantoda ka arke baa wata waxaan shacabku iyaga kudulman xayeysiiska beenta haku kadsominina

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip 7 ปีที่แล้ว +2

    ilmaadeeraYaal like tii odaYganaa hadhee ha la i saaro fadlan odaYaasha like ta Yaan lagala bakhaYlin

  • @kaise-officialchannel5912
    @kaise-officialchannel5912 6 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh
    Ma jaynoo dhulkoodii
    Qaadiwaayoo
    Xayawaankii ka laastay noo keenayaan
    Sooraan funny

  • @shabaanahmed2012
    @shabaanahmed2012 7 ปีที่แล้ว +7

    Hada ninkaa aad diidantihiin laba dumarana waa leeyahay kkkkk

  • @rabiicabdi4643
    @rabiicabdi4643 6 ปีที่แล้ว +1

    sooran and jawaan fantastic

  • @Hamza8.
    @Hamza8. 7 ปีที่แล้ว +18

    Haweenkiina maxaa loo hayaa " Ragiinaa la idiin hayaa " kkkkkkkk jawaan kkkkkkkk

    • @Shaacuur
      @Shaacuur 6 ปีที่แล้ว

      Xamse riwaayada kalmadaas Baan Baa ku qoslay

  • @abdiqaniahmedali5238
    @abdiqaniahmedali5238 7 ปีที่แล้ว

    Good one cmc media project

  • @ilhanbintusamatar2247
    @ilhanbintusamatar2247 7 ปีที่แล้ว +4

    Caar waa ta like ii sarta
    Malagi ba galay

  • @Shaacuur
    @Shaacuur 6 ปีที่แล้ว

    Sooraan Khatar buu ku jiraa haduusan Kayse iska soo gaadhay.

  • @mubaarikgabyaaye
    @mubaarikgabyaaye 7 ปีที่แล้ว +2

    Sooran Iyo Jawaan waa ruwaayadii ugu horeysey ee aan ak daawaday oo bilaa xikmad ah.Sheekio xiiso le kuma fadhido waxay u badantahay wax yaroo Dhaameel lagaga cunayo Safiir Baashe Iyo DP wolrd inay tahay. Labada jiilaa iyo Kooxdooda wiixii aan idiinka baranay ayaan idinka sugaynaa

  • @mustaphemahamedismail8780
    @mustaphemahamedismail8780 5 ปีที่แล้ว

    Ku saliya nebi muxamed scw scw scw

  • @abwaanaxmedcm9831
    @abwaanaxmedcm9831 7 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk
    Ma xurguf ayaaaa jirta
    Yaaaa kugu idhi
    Like iizaara

  • @kaahiyexuseen6380
    @kaahiyexuseen6380 3 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto soraan

  • @mubarakomar8308
    @mubarakomar8308 7 ปีที่แล้ว +12

    12:37 Haweenka Maxa Loo Hayaa ??
    Dee #Ragiina Alla Jawaan Meel Gaaban Bu uga Soo Qabtay 😂😂😂😂

  • @abdimoge3839
    @abdimoge3839 3 ปีที่แล้ว

    Sooran Ilahayow kunaxariso

  • @hassanjama6703
    @hassanjama6703 7 ปีที่แล้ว +8

    Gabadhi : kute Haweenka maxa loo hayaa.
    Sooraan: Ragiina la idiin hayaa 😂😂😂

  • @somaliwolf6830
    @somaliwolf6830 7 ปีที่แล้ว +18

    Ninka Kayse
    Walahi Wa Qosol 😂😂
    Lakin Dadyahow intaynu Ka Hadlayano dp world aynu ka hadlano
    Roodhida Kacday wlhi taasa dhap

  • @amalsalebanaden4640
    @amalsalebanaden4640 7 ปีที่แล้ว +11

    Hawl nin ka xigo iyo hadal nin ka xigo midana lama hororsado
    Maahmah aan ka barty riwyda

  • @axmedsaki9114
    @axmedsaki9114 6 ปีที่แล้ว +1

    garaad waa runta zxp

  • @jamaahmed7427
    @jamaahmed7427 7 ปีที่แล้ว +4

    sooran iyo jawaan

  • @garaadwiilwaal9470
    @garaadwiilwaal9470 7 ปีที่แล้ว +72

    dadkan like jecla jaahilinyahay nagadaya Baryada like isar bay baratay

    • @abdiguled4718
      @abdiguled4718 7 ปีที่แล้ว +2

      Ruwaayadani dhinac ayay ka rarantay ninkii fahmaya.

    • @nourismail7495
      @nourismail7495 7 ปีที่แล้ว

      Abdi Guled sxb ruwaayadan wey iska cadahay 100% waa propaganda xukumaada loo sameeyay

    • @garaadwiilwaal9470
      @garaadwiilwaal9470 7 ปีที่แล้ว

      KABAX_ADEER haye wll wad mahad santahay 👏

    • @axmedibrahim2010
      @axmedibrahim2010 7 ปีที่แล้ว

      Garaad WiilWaal NBA's vs

    • @garsoorebookh2011
      @garsoorebookh2011 7 ปีที่แล้ว

      Garaad WiilWaal sxb wa runta ee ana liketa igu qabo please

  • @igaaldx1888
    @igaaldx1888 7 ปีที่แล้ว +28

    1st igu soo yaaca khayr hele snpka ( Younq_Saalim ) shoutout Ana idin sameeynaya 3k baan Haystaaye

    • @kadarsheede9259
      @kadarsheede9259 7 ปีที่แล้ว

      Egal Adam shacayb1113 My snp

    • @igaaldx1888
      @igaaldx1888 7 ปีที่แล้ว +1

      Hye scp waad mahad santahay

    • @kadarcumar1424
      @kadarcumar1424 7 ปีที่แล้ว

      Burco Somalia guul

    • @Hooda36
      @Hooda36 7 ปีที่แล้ว +1

      Kadar Cumar burco somaliland not somalia 🙌

    • @salmaanhassan4067
      @salmaanhassan4067 7 ปีที่แล้ว

      Ina mulkiile my znapchat

  • @mustafecarab5817
    @mustafecarab5817 6 ปีที่แล้ว

    lika kulaha Dadkii xoluhu ka dhamaadeen miyaa Dadkan soo Qayl yayaa like Ma Irziqiibaa Idinka Galy

  • @ahmdiiyasin8262
    @ahmdiiyasin8262 7 ปีที่แล้ว +8

    Midna china ayu naguso hagoominayaa midna Emaardkaa sooraan 😂😂😂😂😂😂

  • @jimmylebonheur7564
    @jimmylebonheur7564 6 ปีที่แล้ว +1

    KULAHA BB WORLD ISLANTUU

  • @sayidcumaro2820
    @sayidcumaro2820 7 ปีที่แล้ว +4

    sooraan iyo jawaan wax idiin qalma matala dp world waxba idinkama saarnee waad jaan jaanteene

  • @cabdijibaarhiis6272
    @cabdijibaarhiis6272 7 ปีที่แล้ว +2

    looxaan bay ahaayeen faraa iska taag taagaysa hhĥhhhhhhhh(soooraaan)

  • @xuseencaydiidjaamac4287
    @xuseencaydiidjaamac4287 6 ปีที่แล้ว

    Intaa ku wareegysan Dpworld kuu ligeeda ka hadla Ethiopia dekada qaybty qaadaty aaabaha uga dainty..
    .....kuuuuli maanta ah intaa firnysid fiiri bari waxa dhici ...#.#by Dpworld 39 .@Ethiopia 40 and so on ......

  • @drabdiwelimohed4758
    @drabdiwelimohed4758 7 ปีที่แล้ว +2

    Waa fani

  • @wariyeramaas268
    @wariyeramaas268 6 ปีที่แล้ว +1

    Dp world hala daayo war iyo dhamaan farmaajoy sheeko baraleyda jooji

  • @hoodoimaan2111
    @hoodoimaan2111 6 ปีที่แล้ว

    Anis weheshono walalayal
    Ana wax qabsano walalayal
    Waxba ka dhacay mnsh Allah
    Horaa loo soconayaa

  • @djjoker1172
    @djjoker1172 6 ปีที่แล้ว +3

    Dumrkii mxa lohyaa ragina laydiin hyaa jawaan balyo kaqoslin balyo maha

  • @maysaabdi
    @maysaabdi 7 ปีที่แล้ว

    Hahaha fucking sooraan and jawaan making everything seem coool love from labaqow burco 😀😀😀

  • @hoodoimaan2111
    @hoodoimaan2111 6 ปีที่แล้ว +1

    Mnsh Allah horaa loo
    Soconayaa
    Somaliland is my blood
    Idinma waayo dadkaygii
    Waanaga is fara xumaha
    Iska reeba dadba intaa
    Say ku dhaafnaye

  • @ibrahimhersimeto5868
    @ibrahimhersimeto5868 6 ปีที่แล้ว

    Guul wadayn bay tahay filmkani
    Waxa shacabku diiday
    Maxa heshiiska loo qariyay oo loo soo hor dhigi waayay heshiiska lagalay
    Golaha guurtida ama golaha barlamaanka

  • @goradsiyad1414
    @goradsiyad1414 6 ปีที่แล้ว +5

    Wagagac jayna xaalufiyay kulahaa like isaara hada

  • @maxamedxiis6038
    @maxamedxiis6038 6 ปีที่แล้ว +1

    haweenka maxaa loo hayaaa .
    jawaan ragiinaa laydiin hayaa

  • @shabaanahmed2012
    @shabaanahmed2012 7 ปีที่แล้ว +5

    Waar shirkada maxaa layidhaa kkkjk muxuu yidhi dhi maxay world?

  • @abdallekashiishe3770
    @abdallekashiishe3770 7 ปีที่แล้ว +17

    islantyda dekeda wey ka shqeysaa hhhhhh liketa ha ila dhafine

  • @BUUHOODLE
    @BUUHOODLE 6 ปีที่แล้ว

    Sooraan iyo jawaan ma qaad baa loo qaaday marqudha Ethiopia may Soo hadal qaadin waxa ay 19% ku heleene

  • @mohamedadem1875
    @mohamedadem1875 6 ปีที่แล้ว +1

    Midahose wa Somali mida sare wa imaratka iyo ethopian siyasad bakujirto

  • @engahmedmuhumedali6594
    @engahmedmuhumedali6594 7 ปีที่แล้ว +14

    funaanadan yari manay sooran kaba dhamaan horta hhhhhhhhhh

    • @jamafrance2597
      @jamafrance2597 7 ปีที่แล้ว

      Eng:Ahmed Muhumed Ali nin wx Badan Og 😂😂

    • @ashrafbhai4453
      @ashrafbhai4453 7 ปีที่แล้ว

      Eng:Ahmed Muhumed Ali 😂😂😂😂😂😂😂😉 kama dhamato wuuku bilaabay riwaydaha wuna kudhamaystay libaax

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 7 ปีที่แล้ว

      Eng:Ahmed Muhumed Ali hhhhh dhaxamaha uun buu la soo baxaaa funaanadan sxb

    • @wolfmuro8861
      @wolfmuro8861 6 ปีที่แล้ว

      Eng:Ahmed Muhumed Ali hhhhhhh waa runtaaye maanay kaba dhamaan funanadan yar 😂😂😂😂😂

  • @nasraayaan7711
    @nasraayaan7711 7 ปีที่แล้ว +2

    Inaadero kkk inaadero waa wada inaadeer

  • @mohamedsomaali
    @mohamedsomaali 4 ปีที่แล้ว

    ilmaderayaal like hay saarina ee ii cumamada subscribe ta

  • @abdikarimismail2881
    @abdikarimismail2881 7 ปีที่แล้ว +9

    sooran iyo jawaan shilimad la idiin turo xigmadina ha ku iibsanina ee darenka shacabka ku saleya iyaga wax ku tihiin oo idiin dawaada sidan hada ku wadan dhaga shacabka waa lumin doontan

    • @saynabmahamud2072
      @saynabmahamud2072 7 ปีที่แล้ว

      man sha Allah. guuuuuul iyo go banimo wwwwwwwwwww

  • @ZayidkaHajjio
    @ZayidkaHajjio 6 ปีที่แล้ว +2

    Like ii saara sxbayaal

  • @zahraismail8091
    @zahraismail8091 6 ปีที่แล้ว +1

    somali cml waxay kadhi gaty lik iisaar bisinka

  • @twenty-sixjune2054
    @twenty-sixjune2054 7 ปีที่แล้ว +1

    21:03 loxa'an bey aha yen faraha iska tag taga ye😂😂😂😂
    This is how Somaliya vote their head of state 😂😂😂😂

  • @nastehohassan2490
    @nastehohassan2490 6 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂Wlhi sooraan inaba caadi maaaha

  • @abdiaziz_adur
    @abdiaziz_adur 7 ปีที่แล้ว +4

    Ajahanabiga 😂😜😂😜

  • @abdimoge3839
    @abdimoge3839 6 ปีที่แล้ว +1

    Alla meshan been badanaa. Lacagta weybadantahayee an iskasohubsado kulahaa. Ma qoof lacag didhi ayaa jiraa.

  • @cawaalejanagale3678
    @cawaalejanagale3678 7 ปีที่แล้ว

    nice pic

  • @ahmedbull8490
    @ahmedbull8490 6 ปีที่แล้ว

    Labo nin oo Dadas ehiida meelaha kasoo haya weeye Wllhi waa nacasyo

  • @abdimoge3839
    @abdimoge3839 6 ปีที่แล้ว +4

    Fadlan magaca Alle an kabilawno capital letter

  • @cabdilaahimcawad
    @cabdilaahimcawad 7 ปีที่แล้ว +1

    illaahaybaa beentooda iyo calool u shaqeysnimadooda aamusiiyey yaaba maqlaya horta codkoodaba lamaba maqlaayo kuwan afku idin go, idan allee

  • @hugdheh
    @hugdheh 7 ปีที่แล้ว +1

    subscribe i saar ado mahadsan

  • @AhmedAli-zk7cv
    @AhmedAli-zk7cv 7 ปีที่แล้ว +2

    Dp world waa lagu hungoobay walahi aaway horumarki la laha wayso kordhinaysa camal la.aantii wa sidii, dhalinyartii wa wada bila shaqo, xitaa shaqalihi iyo ganacsatadii aya mesha ku xaniban.

  • @cabdimajiidabokorxussen5783
    @cabdimajiidabokorxussen5783 7 ปีที่แล้ว +12

    hhhhhhhhh
    kayze ka helay naanaabnimadiisa

  • @AshrafAhmed-zc1xf
    @AshrafAhmed-zc1xf 6 ปีที่แล้ว +1

    Filimkqni uu cimraanesan Yahay

  • @dayax1411
    @dayax1411 7 ปีที่แล้ว

    Aaar TH-cam saaan caaan uga noqdayba raba Ina Snapchat uga noqdo inuu alle ii fudaydiyo ameenta ii raacsha 😘

  • @aliali-cx2on
    @aliali-cx2on 7 ปีที่แล้ว

    kuwa cayaya sooraan iyo jawaan wallaahay idinka baa ka xun oo tuug tuugu dhashay ah siilka hooyadiin wasa somali waxaa halkaa dhigan waa xasad iyo qabiil war ragan riwayadaha runta ka hadlaya ama matalaya baad cayaysaan war hooyadiin wasee ma waxaad rabtaan inay filimaan reer miyi iyo reer magaal idiindhigaan bas iyo riwaayad jaceyl ah bas ileen wax kale mataqanaane

  • @dhaladkasomaliland3447
    @dhaladkasomaliland3447 7 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhhhhhhhhh looxaanbay ahaayeen faraaa iska taagtaagaya

  • @gefdiidmediaaf8135
    @gefdiidmediaaf8135 6 ปีที่แล้ว

    *ADOYWAYN BAAN AHAYE WALAALAYAAL LIKE HA II SAARENI EE IGA ILAALIYA FADLAN*

  • @mustafecarab5817
    @mustafecarab5817 6 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland Way socotaa alle ha usiyaadiyo
    Dawlada wngsn iyo dad midaysan
    Calanku ha sareeeyo

  • @ahmedhussein4897
    @ahmedhussein4897 7 ปีที่แล้ว

    caadi maahan siyaasadi dowlada ayeey baanka keenen

  • @yahyeilkacaze8583
    @yahyeilkacaze8583 7 ปีที่แล้ว

    #20:----23:00 siduu idhi sooran runtii waan ku qosley kulahaa wixii kle ba aynu daynee saldhiga hanalaga joojiyo

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 6 ปีที่แล้ว

    Miyaydan islaanta isu salbananayn🤩

  • @maxameddugsiye760
    @maxameddugsiye760 6 ปีที่แล้ว

    soraan walahi waa funnay

  • @ifraahahmed7425
    @ifraahahmed7425 7 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkk xaraabo .com sooraan iyo jawaan noolaada dhamaantiin

  • @khadarmohamed552
    @khadarmohamed552 7 ปีที่แล้ว +7

    Xanuunki baad kusoo casaatay ayaan dhaweyto saamaleylki baa kudilaye.hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @ahmedkhadar3659
    @ahmedkhadar3659 7 ปีที่แล้ว +2

    Abdi aziz anagu xabashiganba kajecelnahay

  • @libanmohamoud9852
    @libanmohamoud9852 7 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkk walee wayaab

  • @bulhansshow930
    @bulhansshow930 7 ปีที่แล้ว

    Siilanyo Iyo Saleeban Nuur Ba Lagu Dul Codeyey😂😂😂😂 Way Ka Baxsaden

    • @mukhtaribrahim4035
      @mukhtaribrahim4035 6 ปีที่แล้ว

      waa jeegaantii wadhi imaaraadkaaba laqaatee Markay itoobiyaanku yimaadaan dumarka Ayaa hortiina lagu wasi doonaa waydun arki dontan imaaraadkuna markay dalka xaalufiyaan ayay Iska tagi donaan lkn ilahay waxnu kabaryaynaa inuu nasrigiisa nagaga qabto daalimiintaa wadankii iibisay Iyo kufaarta itopianka ah iyotuugta carabtaba

  • @xamsecabdilaahixandulle6816
    @xamsecabdilaahixandulle6816 6 ปีที่แล้ว

    Chinaha dhulkoodii qaadi waayee xayawaankii ka laastaa la noo keenayaa hhhhhh sooraan

  • @shabcanesmail9408
    @shabcanesmail9408 7 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhhhh waar adigu meeha shaah ha la iman hhhh

  • @nabadoonahmed5124
    @nabadoonahmed5124 3 ปีที่แล้ว

    ninkaaasi shirkiii rooodhi iyo shaaah buuu ubur buriyey

  • @mahadsaleebanxasan2770
    @mahadsaleebanxasan2770 7 ปีที่แล้ว +1

    ma iyaga leh berbera

  • @shucaybawcabdi7997
    @shucaybawcabdi7997 7 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkk ragga maxaa loo hayaaa

  • @jaleefanofficial3743
    @jaleefanofficial3743 7 ปีที่แล้ว +4

    Kkkk maalyam malyam

  • @عبداللهاسماعيلاحمد-ن1غ
    @عبداللهاسماعيلاحمد-ن1غ 6 ปีที่แล้ว

    Cajab 🤔 like tu maxay tadhaa bal aniga waxba yaan laygu qaban

  • @abdulwelidaud6584
    @abdulwelidaud6584 7 ปีที่แล้ว

    Haweenka maxaa loo hayaa ragoodaa loo hayaa wah wah wah

  • @maarjo2studio469
    @maarjo2studio469 7 ปีที่แล้ว +5

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @zeynabahmed9972
    @zeynabahmed9972 7 ปีที่แล้ว +3

    Soomaaliyey carabtu dhaqan xumo ayey soomaali bareen qabyaalada iyo qabweyni iyo is garabyaal war aduun dadka isku dan ayey isku socdaan

    • @cmalikxujo3432
      @cmalikxujo3432 2 ปีที่แล้ว

      Maxaad Ku Cadaynaysaa In Ay Carabtu Dhaqanadaa Xun xun Eed Sheegayso Ay Yagu Na bareen.....?