Xog Gen Odowa oo iska diiday in dib loogu Magacaabo Taliyaha oogga & shan sharuduu ku xiray,Saadaq

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 108

  • @HusseinMaange
    @HusseinMaange 3 หลายเดือนก่อน +16

    j odiwaay 5 Qob waa ku raacsanahay guul c.x.d.s j odiwaay guul

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa muhiim asad diyaano in taliyaha police ka waayo putland weey maqantahay si loohelo somali midah 🇸🇴🇸🇴

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 3 หลายเดือนก่อน +1

    S/GUUTO ODOWAA WAAKU MAHAD SANYAHAY HADDUU ISKA DIIDEY LASHAQEYNTA MUSUQ MAASUQA DEMMUL JADIID
    GUUL IYO GOBONNIMO JENNERAAL ODOWAA YUUSUF RAAGE.

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 3 หลายเดือนก่อน +1

    Generaalka da'da yar oo aadka u firfircoon uuna yaha Gen. Dauudka cusub oo u soo baxay Somalia waa ninka keliya oo dalkiisa daacad u ah CXDS. ku jeheen kara waddada waajibaadka iyo xuquuqda ay leeyihiin Somaliana ku hagaagi karta .

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 3 หลายเดือนก่อน +5

    Sulfaamka tv waadmahafsantihii waana idinku hanbaleyeynayaa sida aadxaqiiqda uga hadashaan iyo waliba dhacdhaxaad nimadiina

  • @alimoussa9849
    @alimoussa9849 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jaranal odiwa yusuf raage Wa geesii geesii dhalay hadiido Wa Sax xasan SH ciidankii uu babiiyay askzrtii awaay xasan SH Wa tuug tuug dhalay

  • @woowe2
    @woowe2 3 หลายเดือนก่อน +3

    Walaahi iska daa xoogga dalka in loomagacaabee
    General odowaa waxaan udooran lahaa hadii aan talo gacanta kuheyn lahaa madaxweynaha soomaaliya oo walaahi ah❤

  • @DubaiDubai-l8s
    @DubaiDubai-l8s 3 หลายเดือนก่อน +1

    100 jeer ayu uu qalma waa wadani dhaba❤anoo reer djibouti ayaa ku leh oo la socona wax qabadkisa❤

  • @warsamegasgas-wv9gt
    @warsamegasgas-wv9gt 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan Sheekh layaab malaha waayo dagaladi sokeeye wuxu la shaqeynayey koxdi dalka burburisey . Haso barto Europa Amerika iyo Afrika.

  • @alimoussa9849
    @alimoussa9849 3 หลายเดือนก่อน +4

    Jaranal odiwa guul iyo gobaniimo geesii habalyo

    • @sahramohmed3409
      @sahramohmed3409 3 หลายเดือนก่อน +1

      Jaranal.0diwa.guuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @sahramohmed3409
      @sahramohmed3409 3 หลายเดือนก่อน +1

      Jaraanal.guuuul.iy0.g0baniim0.geehabal0❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdirahmandhibic8792
    @abdirahmandhibic8792 หลายเดือนก่อน

    Mahad salad Udawaa iyo biixi mudane madaxweene DR Hassan Sheikh sooceli Mohamud

  • @warsamegasgas-wv9gt
    @warsamegasgas-wv9gt 3 หลายเดือนก่อน

    Waxa yaab ah kuwo aan Weligod so marin militari in Loo magacabo darajooyin taliye.Soda Assad diyano iyo Sadaq John.

  • @JamiilaNuur-k4z
    @JamiilaNuur-k4z 2 หลายเดือนก่อน

    Sababta markii horaba odawaa loo casilay waxeey ila tahay dagaalks in uu san so afjarmin!!!!!!!!!!! Siyaasadan iyo dalka ciidamada haloo dhaafo odawaa

  • @Mohamedyare-z3z
    @Mohamedyare-z3z หลายเดือนก่อน

    Anigu waxan orankaha halo dorto taliye odawaa Yusuf rage sababto ah waanin qibrad weyn uleh arimaha cidamada❤

  • @muminosaciid5026
    @muminosaciid5026 3 หลายเดือนก่อน

    Waa mabsigii wagii farmajo, wiilkeygiyoow odawayoo Xasan luguhuu dhiigo kuu galhoyaa ee ka joog ayey mantana joogtaa hhhhhhhh.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 3 หลายเดือนก่อน

    Sidoo kale aan kuugu daro farmaajo intuu taliyaha guud ka dhigin wuxuu ahaa taliyahay dhulka oo ah abaandulaha dagaalka shabeelle hoose barawe 150 alsh ayuu goob qudha Kudilay maanlintaa xasan iyo mahad ciidankii qaran

  • @DjamaAhmed-ef3eb
    @DjamaAhmed-ef3eb 3 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhhh halafuliyo codsiga janarala odaw yusufa rage

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaa dhici karto
    Xassan inuu rabo inuu laayo sida General odawaa
    Cali Jeyte
    Asad Diyaano
    Ha la iska ilaaliya

  • @wabaxa
    @wabaxa 3 หลายเดือนก่อน

    BEEN CAD AYAAD AHEGTEEN ODAY WAAY IS SO BAN DHIGTAY IN MAR KALE LA MAGACAABO
    MAJIRTO DULI FOQAL DULI

  • @FaaraxcaliYuusuf
    @FaaraxcaliYuusuf 3 หลายเดือนก่อน

    J.odawaa wuu u qalmaa hogmanay ciidanka xooga balse xasan ayax waa inuu aqbalaa shuruudda jeneraalka

  • @sulubabdullahi5383
    @sulubabdullahi5383 3 หลายเดือนก่อน

    Odowaa yow hayeelin diiqo ayuukugalin doonaa waa cunaa waxgaradka inuudilo xasan dhiiqo

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 3 หลายเดือนก่อน

    Maanlintaa xasan ayax iyo mahad ciidankii qaranka ee qabiikabkadhigeenv

  • @ZeynabDaahir-lm2dl
    @ZeynabDaahir-lm2dl 3 หลายเดือนก่อน

    Wakhtigaan hada lagoo wadankuna xasan shekh uma qalmo sabab too ah madaxweynaha isma fahmi karaan runtii

  • @XasanBurtinle-h2w
    @XasanBurtinle-h2w 3 หลายเดือนก่อน

    Hadduu odawaa noqdo. T.x.d.wuxuu raaci doonaa raggiisii aakhiro loo diray

  • @Salalsalaldalmar-oi2ih
    @Salalsalaldalmar-oi2ih 3 หลายเดือนก่อน

    Coodsiga in laga hadlo arrimaha magacaabista general odowa su'alaha ganaral odowa aw hoor dhiigay ruuntii waa ruuntii sobobta oo ah general odowa waa generalka kaliya ee dacaadnimo iyo somalinimo iyo dadniimo iyo kalsoni ay dhamaan dadwaynaha somaliyeed u qaaban ganaral odowa in aw yahaay ninka badbadiin karo ciidamada qaranka iyo dhamaan dalka iyo dadkaba maanta somaliyaa dalka dhamaantii waa ninkakaliyaa ee ciidanka qaybaha kala duuwan miidayn kaara dalkan dhaamaan xududiihiisa ciirka dhulka ba'ada agacaantiisa ku dhiigi karaa illahay ciimrigiisa hadheereyeh general odowa waa halyaay qaraan oo ka hufaan quudhun iyo qabyaalad magaciisa aniguu waxan u ayaana general miideyeeh waa billahi tawfiiq

  • @cabdiaxmedcalasow7604
    @cabdiaxmedcalasow7604 3 หลายเดือนก่อน

    Maya uma qalmo ee Gen.Garabeey ayaa ka geesisan oo maamul ciidan office kaga haboon my idea

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 3 หลายเดือนก่อน

    Ciidanka Somalia maxalaaloobayan illaa alshabaabta mahad salad kusoo dareylaga saaro wasiir tiktokna xilka lagaqaado waayo alshabaab ayuu hubka ciidanka siiyaa ciidamadana wuu shirqoolaa

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 3 หลายเดือนก่อน

    Suldanow wuxuu Ku diiday kooxdan dugaaga nuucyadiisa ka kooban waxay yihiin ayuu ogyahay damiir iyo damqasho dal iyo dad inay lahayn lakiin ay yihiin shaqaystayaal budhcad ah

  • @hageabdihage1058
    @hageabdihage1058 3 หลายเดือนก่อน

    Puntland dagaal xasan dhiqo
    abaabulayaa kama dhacayo
    ama ku farxa ama ka naxa reer xabaala Qotow.

  • @CaliCuud
    @CaliCuud 3 หลายเดือนก่อน

    yaakuyiri waxbaaloo dhiibayaa inwaxloo dhiibayo yaakuu sheeday

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 3 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne ayuu u qalma odawa laakiin wa qayaneynayan maskiinka allahana ka xafido cadawga

  • @cumarwarsame6052
    @cumarwarsame6052 3 หลายเดือนก่อน

    Haa, wuu u qalmaa General Oda, waa general dhalibyaro ah oo hadana academic ah

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 3 หลายเดือนก่อน

    dani waa xaased ina adeerkiis ayuu u diidayaa markuu rabana inuu wax sameeyoyaa daarood ahey waxa uu ugu xanaaqsan yahay xasan waa aniga iga dhigreysalwasaare iyo shadadii lacagta ahed eeuu imaaraadka ka keeney waa xaasaid saxn oo kale ayaa ku fiicanء

  • @FaaraxcaliYuusuf
    @FaaraxcaliYuusuf 3 หลายเดือนก่อน

    Manshaa allaah waa shan qodob oo xooga dalka soomaaliya u horseedi karta guulo ay gaadhaan

  • @abubakrhamza9539
    @abubakrhamza9539 หลายเดือนก่อน

    General odawaa qof la mid😂ah umalen maayo in la helaayo 'nin daacad eh waaye oo aan musuq rabin

  • @hageabdihage1058
    @hageabdihage1058 3 หลายเดือนก่อน

    Gen Odawaa taxadar dheeraad ah
    Waa in uu muujiyaa ammaankiisa
    Adkeeyaa.

  • @abdulahimahadale7379
    @abdulahimahadale7379 3 หลายเดือนก่อน

    G/sare abulah jooga london waa astaahilaa odawaa in loo magacaabo jagada ciidanka waa nin katti aqoon u leh

  • @abdullahiabukar8913
    @abdullahiabukar8913 3 หลายเดือนก่อน

    Raadi wa dalab meelkale kayimid inladilo ayaa larabaa dakii wanaagsanaa isaga ayaa kasoharay

  • @abdirahmanibrahimnoor1770
    @abdirahmanibrahimnoor1770 3 หลายเดือนก่อน

    Haa waa u qalanyaa lakin armuu afgenbiyaa mundane xasan sheeq

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy 3 หลายเดือนก่อน

    Been baad ka sheegtay in mweyne deni ka diday ina diyano waa beentadii qaawaneyd

  • @siatbulle5893
    @siatbulle5893 3 หลายเดือนก่อน

    Odowaa ayaa uqalma lakin Damul jadiid lalamashqen karo

  • @AxmadsMaxamad
    @AxmadsMaxamad 3 หลายเดือนก่อน

    odawa waxaan amiinsanahay inuu yahay sargal xalaal ah waxwaynakabalkaro c x

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 3 หลายเดือนก่อน

    Maya inta xasan joogo
    Why Balan ma oofinayo xasan
    Qoowl

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 2 หลายเดือนก่อน

    Beentaadu xadhkaha ayey goosatey ,kamana daashid.

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg 3 หลายเดือนก่อน

    Ciidan la but buriyay ha iska daayo odowaa wakhti gaan

  • @FadumoMaxamed-yh9en
    @FadumoMaxamed-yh9en 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan shiikh intuu joogo oma qalmo dhiiqo galin

  • @fadumoisse6634
    @fadumoisse6634 3 หลายเดือนก่อน

    Haa wu u qalma lkn Xassan Sheikh lamana shaqayn karo.

  • @warcadaadey
    @warcadaadey 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaa dhab ah in odawaa muhiim u yahay ciidanka xooga iyo wadanka

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan waa fashilmay ee dadkiisa ha ka qabtaan dalka.

  • @SheeqAadam
    @SheeqAadam 3 หลายเดือนก่อน

    Haa waa u qalmaa lakin asaga iyo xasan ma wàda shaqeyn karaa

  • @adulkadi8176
    @adulkadi8176 3 หลายเดือนก่อน

    Wu,uqalma runti odawa xilkas

  • @BisharDubow
    @BisharDubow 3 หลายเดือนก่อน

    General odawaa fuusuf range has wa astaahila

  • @AdenOsmanaden
    @AdenOsmanaden 3 หลายเดือนก่อน

    Haa waa uqalma Taliye Odawa in dib loo magcaabo

  • @BarkhadBulshale
    @BarkhadBulshale 2 หลายเดือนก่อน

    wauqalm tali odawa

  • @AliAbdiHassan-qw7dl
    @AliAbdiHassan-qw7dl 3 หลายเดือนก่อน

    Taliyahaha odawa raage Yuusuf haa

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 3 หลายเดือนก่อน

    Waa saxan yahay haduu ku laabtana waa la dilayaa

  • @MohamedCaydiid-if1jy
    @MohamedCaydiid-if1jy 3 หลายเดือนก่อน

    Madaxwaynuhu waa lacag doon!!!

  • @SaidDilat
    @SaidDilat 2 หลายเดือนก่อน

    Imaajinaysahanka ka saar waraarkaaga.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 หลายเดือนก่อน +1

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was

  • @AminoCisman-rj9uj
    @AminoCisman-rj9uj 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkk

  • @raaxomaxamuud1981
    @raaxomaxamuud1981 3 หลายเดือนก่อน

    Waxbaidinkamagalin.hanacunina

  • @FarxaanCabdi-t4l
    @FarxaanCabdi-t4l 3 หลายเดือนก่อน

    Haa wuu uqalmaa maxaa dhacay odowaa

  • @AbdillahiisseMohamed
    @AbdillahiisseMohamed 2 หลายเดือนก่อน

    Hu alomag cabo alugu socesho oodowa yuusufrage

  • @AbdiCabdiAliwarsame
    @AbdiCabdiAliwarsame 3 หลายเดือนก่อน

    Haa waa u qalmaa in lamagacaabo

  • @MuniirJunior-yv4rc
    @MuniirJunior-yv4rc 3 หลายเดือนก่อน

    Taliye...odoway.wamudaya

  • @Nuur-zb1mi
    @Nuur-zb1mi 3 หลายเดือนก่อน

    Agood idia

  • @MaxamuudAbdirihman
    @MaxamuudAbdirihman 2 หลายเดือนก่อน

    Haaaaa

  • @DeeqJaamac-dl5mh
    @DeeqJaamac-dl5mh 3 หลายเดือนก่อน

    Haaa

  • @mohamedosman7670
    @mohamedosman7670 3 หลายเดือนก่อน

    Haaa

  • @AxmedIsteeloo
    @AxmedIsteeloo 2 หลายเดือนก่อน

    Haa waa uqalma lakin imka mHa

  • @DjamaAhmed-ef3eb
    @DjamaAhmed-ef3eb 3 หลายเดือนก่อน

    Giggle iyo gobonamo

  • @NourAmarehBidar
    @NourAmarehBidar 3 หลายเดือนก่อน

    Ha wu uqalma odaywa

  • @CabdulaahiMaxamad-jq2fi
    @CabdulaahiMaxamad-jq2fi 2 หลายเดือนก่อน

    Haa 100/100 waa uqalmaa

  • @LuulLadan-i4b
    @LuulLadan-i4b 2 หลายเดือนก่อน

    Ha

  • @ShidowHussein
    @ShidowHussein 3 หลายเดือนก่อน

    Haa wuu uqalma

  • @asmaManaar
    @asmaManaar 3 หลายเดือนก่อน

    haaa hadan haaa

  • @IbraahimCabdi-jk1tt
    @IbraahimCabdi-jk1tt 3 หลายเดือนก่อน

    Haa uuqalmaa

  • @AbdullahiHassanCilmi
    @AbdullahiHassanCilmi 2 หลายเดือนก่อน

    Waa uqormaa

  • @Cqaadircumarcali-ev9fo
    @Cqaadircumarcali-ev9fo 2 หลายเดือนก่อน

    Waa u qalmaa

  • @SaynabMaxamedcali-l3n
    @SaynabMaxamedcali-l3n 3 หลายเดือนก่อน

    Haa wuu

  • @Abdisalam_32
    @Abdisalam_32 3 หลายเดือนก่อน

    beenlow

  • @perfectanimatons4694
    @perfectanimatons4694 3 หลายเดือนก่อน

    Nacam

  • @GeneralAbdullahi-oz9dp
    @GeneralAbdullahi-oz9dp 3 หลายเดือนก่อน

    Okay

  • @Sarta100
    @Sarta100 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheeq qalad buu ugu qaaday xilka odowaa shuruudihiisa waa sax qaranka ayuu u adeegaa xasan kuwa musuqa ka shaqeeyay iyo kuwa majaxaabinaya odowaa waa geesi daacad ah xasan kala saar danta dalka iyo saaxiibtinimada dadka burburinbaya wa in loo ga dambeeya ciidamada odowaa .. .

  • @SaynabMaxamedcali-l3n
    @SaynabMaxamedcali-l3n 3 หลายเดือนก่อน

    Haa wuuuqalmaa

  • @axmedqadar
    @axmedqadar 3 หลายเดือนก่อน

    Haa🫡🫡🫡🫡

  • @MaxamedIbraahim-r5k
    @MaxamedIbraahim-r5k 3 หลายเดือนก่อน

    Haa

  • @MacalinCumar-u1l
    @MacalinCumar-u1l 3 หลายเดือนก่อน

    Haa

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 3 หลายเดือนก่อน

    Waa war macquul ah taliye odawaa warkiisa waa uqalma warkisa wasax taliye odawa

  • @DeeqJaamac-dl5mh
    @DeeqJaamac-dl5mh 3 หลายเดือนก่อน

    نعم

  • @FarxaanCabdi-t4l
    @FarxaanCabdi-t4l 3 หลายเดือนก่อน

    ❤😢😅🎉

  • @nasteexiaxmed
    @nasteexiaxmed 2 หลายเดือนก่อน

    🎉😢😊

  • @Maxamedmire-j1w
    @Maxamedmire-j1w หลายเดือนก่อน

    Wa uqalma

  • @LuulLadan-i4b
    @LuulLadan-i4b 2 หลายเดือนก่อน

    Aha wll

  • @madiinosheikhaadan2915
    @madiinosheikhaadan2915 3 หลายเดือนก่อน

    Haa alah soocesho inshaah

  • @canbuul9375
    @canbuul9375 3 หลายเดือนก่อน

    Ha a

  • @CabdiMaxamed-ei9di
    @CabdiMaxamed-ei9di 3 หลายเดือนก่อน

    Waistahila

  • @GeneralGeneral-hf7yf
    @GeneralGeneral-hf7yf 3 หลายเดือนก่อน

    Alagueliyo ha

  • @CaliCabdalla-lx7pn
    @CaliCabdalla-lx7pn 3 หลายเดือนก่อน

    Ha

  • @ezzaddinbaomar440
    @ezzaddinbaomar440 3 หลายเดือนก่อน

    Taliye Odowaa waa u qalmaa inuu noqdo Taliyaha Ciidanka Somalia.