Falastiin alley leeyihiin weyna guuleeysanayaan falastiin allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha xamaas aamiin Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee
Sxb awoodaha aad sheegayso ee laga dhimay Erdogan waa been ay faafinayaan reer galbeedka warbaahintoodu waanay beenisay dawlada Turkeygu ee warkaa ku noqo.
Bal intaas oo dhan hadii laga dhimay odayga maxuu madaxweyne ka yahay magac u yaal waaye maskiinka qudus lee muu u xureeyo ajirna wuu heli lahaa iyo magac laakin awood malahan
Markale ayaan ku xasuusinaya qoraalka aad ku sheegtay erdugaan in laga xayuubiyay awoodihiisa warar kas wax ka jira malhan wa saarada war faafinta turkiga ayaa beeni say wararka beenta reer galbeedka ay faafinaayan
Guul Somalia guul.falastin❤❤❤
Ilaahay barakada ha ka qaado
Diyaaradahaas
Xabadooda biyo alaha ka dhigo
Maracade carabka allaha kuu barakeyo
HARGABKA AYA KU DHACAY UMALAYNAA MAXAMED CISE allow ino cafi amin soo qora❤❤
Falastiin alley leeyihiin weyna guuleeysanayaan falastiin allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha xamaas aamiin Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee
Wacalaykumu salaam wrt Dhamaan SALIGA NABIGENA WALAAL HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN اللهم صل وسلم علي النبي الامي وعلي آله واصحابه
إن نتنياهو وعدنا بالهزيمة ووعد ربنا بالنصر وسنرى أي الوعدين سينجز ولن ينجز إلا وعد الله 😊❤
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada wada dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Nabiga igula Saliya❤
Mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤
Hargab MAA ku haya walal Rabbi haku caafiyo
Guul falastiin Insha Allah
ZXP MARACADE AAN IS BARANO
yahuuda waa dhagar miiran allahy kaqabto reee fastiin
Halla hubsado dacaayadda Reergalbeedka.
Gaal wa gaal wuxu rabo ha ahaadee
Ordugan maalinba meel ayay soo jarayan lkn ilaahay waa nin aaminsan
Woxoga duurey ama hargaab syan ka daremeya danbidaaf Allaha kagayelo cafimad degdeg ah walaal @maracade show
Sanadkii 1993dii xilli Muqdisho uu ka socday Dagaaladii Mareykanka iyo SNA Ayaan xasuustaa, Shirebrook uu tiriyay Allaha u naxariistee Abshir Bacadle, 4 SHEEG 40 DUUG AMEERIKAAY ISTAAHILKAAGEY AHAYD, Sidaa darteed Sahyuuniyada ma sheegaan tirade Ciidamada laga Dilo, waaba u dabeecad
Asc maracade waninka ugu war macan ee iyar oo ben kudarayin
Thanks bro❤
Weriye sare alla haguuleeyo falastiin
Guul faslastiin insha.allah
GUUL GUUL insha ALLAAH
Zhp maracade ma duraybaa kugu dhacay 😢😢😢 alle ha ku caafiyo codkaaga waxad moodaa inaad cabudhsan thy
Warkaa Madaxweyne Ordugan hubi Wll
Wxaa la gaaray xilligii ay dabar go'i lahaayeen Yahuuda
Xamaas guul insha allah
Asc guul Guul falastiin
Maracade mahadsnid
Walaalayaal runta aan ku dadaalo dhamaanteen
Maracade caawa hargab myaa ku haya sxb codkaagu wuu badalanyahaye
Wey jabtey israel guul xqmas iyo xubulah iyo xuuti alle habiyo yuhuud iyo xulu fadeeda
Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin
Maxamed ciise sxb give me information president ergodan turkey
Guul iyo gobanimo insha Allah
Asc walaL codkaaga manta caadi maahee allaha ku caafito hergab miyaa kuhahayo wall❤
Walal miyaad dursantahay Allah haku caafiyo wll wararkaaga marnaba ma gafo
MADATOOYADA TURKIGU WAY BEENISAY MARACADDE. WAANKU SALAAMAYAA SAAXIIB
Maracade qoraalka aad ku bilaawday mow duucaga fadlan saaxibo qoraalkas wax ka badan micnaha eryga erdogaan oo laga dhimay awoodihisa qoraalka katir saaxibow
Asc wll mar cade xanuun miyaa jira cod kaaga culees ayaa laga daree maa
أللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين وفي كل مكان
Subxana allah manta galinkihore dhimasha 24tisac waxaymarasay 18qof nuskidanbe kaliya miyay 52qofdhimatay iyo dhawac 200kabadan?
Mohamed Isa
❤❤❤❤❤❤❤
Wanaagsan
Allaha ciqaabo yuhuuda iyo xulufadeeda
Hm heshiiwalba oon ka ahyn mid damaanad qaad cad ah oo ciidamada looga saarayo dhamanba wayna fahansanyihiin waxwalboo u qarsoon maraykanka Iyo Israel
Hergab makugu dhacey Sxb
Quick recovery sxp
Maracade,show,been,bay,sheeganayaan,yahuuda,wixii,ka,dhintana,ma,sheegaan,waa,sheydaamo,inshaalahu,way,babies,anytime,goodluck
Waad la weyda Arinta TURKIGA waxba lagama dhimin Ordogan warkaas waxaa baafiyey Reer galbeeka
Maracaddaw wararkan sheegaya in ordugaan awoodaha laga dhimay arrinkaa waxba kamajiraan
BEEENTA JOOJI MARACADAW ISKANA HUBI BEENTA GALBEEDKA
Sxb awoodaha aad sheegayso ee laga dhimay Erdogan waa been ay faafinayaan reer galbeedka warbaahintoodu waanay beenisay dawlada Turkeygu ee warkaa ku noqo.
5diyaradod oqimohoduyahay 3bilyon dolar!!! halkidiyarad wa 600milyon dolar armaxa labunbuniyay bahalaha waliba F35 islaiyadi nocyo kaladuwan lagushegay taswadagal nafsiya okusocda carabta waxasoraca rush iyo shine 2daba lalsma adikaro waxas xaqiiqdu wacarabta okaliya oisrail lobajaqinayo!!
Ilaa hadda waxaa isticmaalee hadalkii ahaa wasiirka amniga qaranka Israel
Wax adoow ah Erdogan ladhimay majortee wararka iska hubsada fadlan walalkay. Wararka cadowga muslimiinta hadhageysanona . 1:28
Binqafiir waa yuhuudi kurdi iska dhigay nin khatara oo xagjira.
Sxb warka ordugaan waa labeeniye
Maracas
Turkish.siadag.ayuu.ubeniyay..iskahubso
Asc mohamed ciise erdogan waxba lagama dhimin ee hadalka hubso bilaash lomadhihi hubsiibo geelbaa lasiistaa
Saxibkey ma hergaab baa ku helay sIdeydo kale
Allow ugargaar xamas
heshiiska Diyaaradaha F35 waa 25 diyaaradood oo ku kacaya 3Milyan oo dollar Maraykankuna uu ka dhago adaygayaa
Ama duray
Diyaaradaha F35ka si fiican ayey u laayaan caruurta iyo haweenka rag waxba kama qaado marasta u daa
I'm sorry wadanki ugu dambeyay ee Muslim ah awood lahaa turki❤❤❤
Maxa marki awood madaxweyna ladimaya ma shaacabka iyo barlamanka aya dima mise maxkamadaha wadanka Turkiga?
Natanyahu hadudacadkayahay heshiska bingafir miyaishortagikara 6xubnod bukuleyahaye waxakufilan codka heshiska xisbiga natsnyahu iyo mucaradka codadkoda
maxamed ciisoow ma hergab baa kuhayo
Warka erdogan warbaa kasoo noqdey ee raadi warka kasoo baxay turkiga
Aad uma rumaysto waxaad sheegto waayo waxaan ogahay in aad afka reergalbeedka ku hadasho
Maracade. Wararkiisu. Runtii. Saxmaha. Xitaa wuxu. War inooga dhiga. Beenta argagixisada yuhuuda. .. oo been. Ay shegan. Ku nool yihiin. ..inad beentooda. Aad war inooga dhigto. Laga wanaagsan ... .turkiga. warka waa la beeniyay inaga hubi dal islaama. Cadawga ayaa ku farxaya
🎉
Warkaa turkiga waxba kama jiraan maracade
😊
Hadhow adigo leh iga raali ahaada yaanan ku arkin wayo wax markii lahubsado baa dadka losogudbiyaa erdogan waxba lagama dhimin
Diyaaradaha.maraykanka.dheh.israa.iil.waxba.mahayse
15:05
Saaxibow waliga iska ilaali warka reer galbeedka ee beenta ay faafinaayan
Waxaa soxda hirgalinta , Israëlsha wayn , Israël alkobra ,qabsashada gaza iyo rafax waxaa xigidoonta qabsashada,jaziirad lamoodka sinaa ee masar Israëlna waxay ka mid noqon dontaa afrika dhanka iyo suuriya isbalarin cusub ayaa dhicidoonta
Basle turkigu wuu beeniyay arintas waana been abuur
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
😢
Bingiifar Ey Ey dhalay ilaahaw naga soo qabo
Run masheegaane waxay sheegaan’ugu dhufo 3x14=. 42 that is their injuries today but they don’t tell the truth of their death
Ninka laxiray wajigiisu waxa uu u egyahay c/laahi ojlaan Aas aasihii bkk
Maracade Bennett a eodogan
Bal intaas oo dhan hadii laga dhimay odayga maxuu madaxweyne ka yahay magac u yaal waaye maskiinka qudus lee muu u xureeyo ajirna wuu heli lahaa iyo magac laakin awood malahan
Adero.sawtan.warqada.sosartay.dawladu..aye.kubenaysao
Israiil hadayheshiska ogolato xasuqbaykucadgosanaysa ila intaukadhaqangslayo waxase suaala natanyahu kaliya wuxuradinayay inanwixiqaza kadhacay loqabsandonin oloracan wana arinta qarsodiga ahayd eheshiska hortagnayd miyalofuliyay midas?????
Heshiishkaan waa been abuur waayo doyaaradaha lasoo diraayo maxaa wayey illaahaw jabi yahuud iyo marekan
WARKA AAD ORDEGAN KA SHEEGAYSA WAA BEENE ISKA HUBSO WARARKA CADAWGA EE AAD SOO QAADANAYSO
Awalba awood malaheyn odaygaas hadalka badan falastiin ayuu u dagaalami lahaaa sababtoo ah isaga nato waaye hadana waa askarta ugu badan kaalinta labaad soo galaayo ma waxuu ka naf fiican yahay sida loo galooyo shacabka falastiin waxaad moodaa dagaalka sadexaad in lagu jiro diyaaradaha bambaanooyinka sawaariikhda gantaalooyinka lagu garaacaayo hilbahooda googo.ay ruush iyo shaina miyaa lala dagaalooyaa waa shacab masaakiin ah 70 sano la dilaayey go.doon ahaayen ayuu ku fiirsaday ma isagaa waligiiba awood lahaa ma laheyn dadka ayaa moodi jireyn inuu awood leeyahay wax weyn yahay tirkiga
Binu khansiir dagaalkana waxba kama taraan nabadana
Ma ogala
Towfiiqda alaha ka lumiyo
Markale ayaan ku xasuusinaya qoraalka aad ku sheegtay erdugaan in laga xayuubiyay awoodihiisa warar kas wax ka jira malhan wa saarada war faafinta turkiga ayaa beeni say wararka beenta reer galbeedka ay faafinaayan
Dllka carabta gumeysi ayaa lugu haaya 😹
Bin kaafir warkiisaa batee jabaliya haloo diro 😂
Manta aya igu ka dambayssa dhagaysiga wararkaga wayo fertility center iyo bunbuniinta awodda yahuuda e israel.
A