Deg Deg Safaaradi Mareykan E Lubnaan O La Weeraray & Dagaal Qasa Kasocda| Xagjiriin Al aqsa Weeraray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • Deg Deg Safaaradi Mareykan E Lubnaan O La Weeraray & Dagaal Qasa Kasocda| Xagjiriin Al aqsa Weeraray
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

ความคิดเห็น • 105

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  3 หลายเดือนก่อน +51

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @deqtoon
      @deqtoon 3 หลายเดือนก่อน +7

      DULMI DIID KORSADII MEQO MALIN AYAA KADHIMAN INTA LASUGAY KORSADA CML MIYAA HADANA LASUGA WEB HABEYNTA

    • @deqtoon
      @deqtoon 3 หลายเดือนก่อน +4

      WEBSITEKA MALIN KAYAR LAGU KALATURI KARA SEE WAX UWADA SHIIKHOOW ILAAH HAKUBARAKEYEE

    • @maryanyare1323
      @maryanyare1323 3 หลายเดือนก่อน

      Asc Sheekh koorsada madhawdahay ilaahey hafududeeyo 😢

    • @hodanahmed1456
      @hodanahmed1456 3 หลายเดือนก่อน

      @@deqtoon Wuu edit gareeyay ayuu yiri video hore ayuu ku sheegay asaga ayaan ka warsugeynaa insha ALLAH.

    • @deqtoon
      @deqtoon 3 หลายเดือนก่อน

      @@hodanahmed1456 videoga mahan ee web howshisa kahadla intey qadane

  • @Maidamoha-x7b
    @Maidamoha-x7b 3 หลายเดือนก่อน +5

    insha allah falastiin guul iyo gobanimo yahuuda mushrikiinta iyo munafiqinta allah ka sareeyo gushana markasta waa muslimiinta

  • @IOSALive
    @IOSALive 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dulmi Diid, This is fantastic! I subscribed right away!

  • @a-auslim-girl-from-yemen.
    @a-auslim-girl-from-yemen. 3 หลายเดือนก่อน +5

    اللهم سخر لنا من عبادك الصادقين المصلحين من يكونوا عوناً لنا في طريقنا ندائي إلي كل مسلم قال عزوجل (قُلْ إِنَّ رَبِّي يَبْسُطُ الرِّزْقَ لِمَنْ يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ وَيَقْدِرُ لَهُ وَمَا أَنْفَقْتُمْ مِنْ شَيْءٍ فَهُوَ يُخْلِفُهُ وَهُوَ خَيْرُ الرَّازِقِينَ) وقال النبى ﷺ(ما نقص مال من صدقة ) رواه مسلم وقال ﷺ ( أنفق يابن آدم ينفق الله عليك) متفق عليه وقال ﷺ:( مَا مِنْ يَوْمٍ يُصبِحُ العِبادُفِيهِ إِلَّا مَلَكَانِ يَنْزِلانِ، فَيَقُولُ أَحَدُهُمَا: اللَّهُمَّ أَعْطِ مُنْفِقًا خَلَفًا، وَيَقُولُ الآخَرُ: اللَّهُمَّ أَعْطِ مُمْسِكًا تَلَفًا سِالُتتكِ بّالُلُُه 💔الُجْلُيَلُ الُجْبّارَ انَ تْنَقًذَنَا قًبّلُ انَ نَمٌوَتْ مٌنَ شِدِتْ الُجْوَع انَتٌْخيَكِ انَيَ دٌِخلُةِ ْعلُى الُلُُه تْمٌ ْعلُيَكِ انَيَ فَيَ وَجُْهك انَـيَ اخـتْكِ انَـيَ اتْرَجْـاكِ اتْـوَسِـلُ الُـيَـكِ انَـقًـذَنَا لُـوَجُْـه الُـلُُـه. يَــشِــُهدِ الُــلُــُه يَاٌخـيَ انَ مٌنَ الُــصّــبّاحُ حُـتْا الُـانَ يَــحُــرَمٌ ْعـــلُيَـنَـا الاكل غير الماء ( ('''''''''''''''''''''''''''''''''''''''
    My appeal to every Muslim ☪️☪️☪️ Allah knows that we do not have the value of a kilo of flour and my brothers are young I eat my brothers, Islam, do good, I swear to God I will not lie to you or deceive you. I am a displaced Yemeni girl. My family and I. Our house rent is 20,000 Yemeni per month, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy. By God, my brother, he comes every day and insults us and talks about us. He wants to expel us from the house to the street because we cannot pay him the rent, and he does not leave after we cry. They came back and talked to the neighbors, and we were given a deadline of the end of the week, and if we paid him an oath to God, he would take us out into the street without mercy. We are displaced from our country because of this war, and we cannot find food for the day, and I, my mother, and my sisters are young. Our father is dead, may God have mercy on him, and we have no one in this world to stand by us in these harsh circumstances. I am a girl and I cannot work. By God, we cannot find a living, and now if one of us helped us, I swear to God, I will die of hunger. My brother, I am an outsider to God and then to you, and I want your help for the sake of God. I am a daughter with keen eyes and short hands. I do not have a father like you, and my sisters are young. Save us and help us before they throw us out in the street. We become lost or we die of hunger, my family. The good person who has the ability to help us does not delay us for a moment. This is my number 00967716649494 WhatsApp 📞 Whoever can help us can message me on WhatsApp Saab sent him the full name on the ID card and the address. He will transfer us as much as he can. May God reward you with good reward, benevolence and giving. I am a Muslim girl from Yemen.✍'☖↿↿↿☖☖☖☖☖☖↿↿↿↿↿↿☖☖☖☖☖↿↿↿↿↿↿↿↿↿↿↿↿☖☖☖☖☖🎉😢

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 3 หลายเดือนก่อน +3

    Koley xaasid qarsoon xaasid muuqda ayaa karoon mareykan waa xaasid qarsoon illaahow Gaza/ Palestine ukaalmeeh adaa aboortaye Aamiin aamiin

  • @Qabyaaladiid40
    @Qabyaaladiid40 3 หลายเดือนก่อน +11

    Raiyow Waxaan Kuugu Marag Kacayaa inaan Aamusnaanta Ka Bari Nahay oo Haday Awood Gacmaheena ku Jirto Aan Ka Daahi Lahayn Allahayoow Dhulku Waa Dhulkaagii Askartuna Waa Askartaadii Amarkuna Waa Amarkaagii Adiguna Waxaatahay Adkaade Guulaysta Allahayow Natus Mucjisadaada Allahayow U Gargaar Walaalahayo Falastiin Allah Garabkooda Ha Galo Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajirta Allah Ha Jabiyo Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
    Aan Uducayno Walaalaheena Falastiin

    • @maryanl804
      @maryanl804 3 หลายเดือนก่อน

      Aaaaamiin aaamiin

    • @Talowanaagmedia
      @Talowanaagmedia 3 หลายเดือนก่อน

      Amiin yaarabi😢

    • @nasrinlovely6699
      @nasrinlovely6699 3 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaa Allah

    • @CaptanBaara
      @CaptanBaara 3 หลายเดือนก่อน

      Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Yaa Rabi
      Jasakallahu Khayr Wall Qabyaaladiid40

    • @KOOKOBULLE123
      @KOOKOBULLE123 3 หลายเดือนก่อน

      Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Yaa Allah

  • @nfls5645
    @nfls5645 3 หลายเดือนก่อน +13

    Free 🇵🇸❤️

  • @faisalsalad8358
    @faisalsalad8358 3 หลายเดือนก่อน +2

    ASC wallkey dulmi diid jazakalaah kheyr yahuuda waxey u dabaal dagayen sanad guuradii ka soo waregaTey markey qudus ka qabsaden falasTiin dagalkii 7 cisho 1967 wallkey Taariikhda in ay iga qaldanTaha laga yaabaa laakiin wa marke qabsaden qudus

  • @IOSALive
    @IOSALive 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dulmi Diid, Your videos always make me happy, so I subscribed!

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xaley Waxaan Fiirsadey YATANIYAHU OO DHINTEY CHENNEL CARARAB AH 😂 WAAN KU FARXAY LKN SHAYDANKU MADHINTO😂

  • @Fatuma-t9m
    @Fatuma-t9m 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha'Allah Tabaraka'Allah sheikh Falastiin 🇵🇸 Allah haugargaaro walaalaheen

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 3 หลายเดือนก่อน +3

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @MowlidBashir-o3b
    @MowlidBashir-o3b 3 หลายเดือนก่อน +2

    Guul xamaaz ❤❤ insha.allaah❤❤❤❤❤p

  • @fatimaosman7848
    @fatimaosman7848 3 หลายเดือนก่อน +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @ahmedkassim4148
    @ahmedkassim4148 3 หลายเดือนก่อน +2

    U are presentation is very good but ur quick.plse speak slowly finish one topic b4 going to the next.

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤Ilaahey aya palestine lajira❤

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 3 หลายเดือนก่อน +1

    ALLE SUBXAANA WATACAAL HA GUUL IYO XURNIMO WALALAHEENA FALESTIIN.

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 3 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw Sheikh gull gobonimo niednan Palestine Free Palestine Free yamane ❤❤❤

  • @xundubcade-uq5cw
    @xundubcade-uq5cw 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wcm

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 3 หลายเดือนก่อน

    .cid.alle.duulan.kuyahay.qofna.madifaaci.karo.insha.allah.alle.ayaa.ku.maqan.labadaas

  • @itzManha125
    @itzManha125 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gaalo allah baa noo sheegaye hadan aqli lee naheye in aan miladooda racno mahee si kale raali kaaga noqon maayaan ama aad iska celisaan gaalo waa sun

  • @deqafarah8903
    @deqafarah8903 3 หลายเดือนก่อน

    Mareykan ma citiqaadsana ICC iyo ICJ balse dadkuu doono wuu ku maxkamadeeyaa 😂😂😂😂😂

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 หลายเดือนก่อน

    اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة يارب

  • @STarzevinho
    @STarzevinho 3 หลายเดือนก่อน +1

    siuuuu carab boy is bc

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 3 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @Muntaas-do3vl
    @Muntaas-do3vl 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wall ku Sali xabibkena muxamed scw❤❤

  • @HodonmalimIssack
    @HodonmalimIssack 3 หลายเดือนก่อน +1

    Yarabi ugargar wllhen flstiin

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsant walaalkey dulmi diid qeersheeg ❤❤❤

  • @tolowmatimirbaa8848
    @tolowmatimirbaa8848 3 หลายเดือนก่อน

    Putin african miyaa??
    Maxkamada hadii africa loo suubsaday

  • @Allahiswiththeoppressed
    @Allahiswiththeoppressed 3 หลายเดือนก่อน

    Ani waxaan amusanyahay in gumeysiga Afrika uu markale dici doona

  • @Aaminashariif7
    @Aaminashariif7 3 หลายเดือนก่อน

    Waqtigaa sheegayaa qudus ineey casimadiina tahay iyo inkale. Yarabi ugar gaar walalaheena reer falasdhiin 😢yarabi natus guushooda😢🤲😥😢amiin

  • @sucadahmed2175
    @sucadahmed2175 3 หลายเดือนก่อน

    Macawista kadhexbax waxaa fahmikara ciyaal xamar waagii hogaamiye kooxyada 😅

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 3 หลายเดือนก่อน

    Ya Allah protect falastine from Isreal cadaw

  • @FaraxDauud-yz2hp
    @FaraxDauud-yz2hp 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk africanka Americanka iyo Africa 🌍 aya maxkamada lugu talagalay tolow miyanu maqlin warka wasirka gashandhiga maraykanka

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 3 หลายเดือนก่อน

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @MohamedSiciid-y3u
    @MohamedSiciid-y3u 3 หลายเดือนก่อน

    Maxkamad afrikaan Khaliya xukumaysa shaqaynmayso

  • @ZakariyeEnowAbdullahi
    @ZakariyeEnowAbdullahi 3 หลายเดือนก่อน

    Hadiba maxkamada logutalagalay Datka madoow Allah yaa inodhiwo masaxtanimada weybaranaya Jilka hada socdan weybaranayan

  • @MohamedIssackIssack
    @MohamedIssackIssack 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahayow Refalastin ugargar❤❤❤

  • @MuslimAdan-rx8lp
    @MuslimAdan-rx8lp 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alow musliminta ugargaar❤❤😢😢

  • @Fadumo816
    @Fadumo816 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh salatul istiqaara ma loo niyeeysankaraa walaalaheena reer falastin in Allah qeerka waafajiyo

  • @safiyasaid1
    @safiyasaid1 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan xusuustaa maraykan inuu taageersanaa markii lasoo qabanaayey ninkii ahaa serbiyaanka oo Bosnia dhibka ka geystay
    Walahay waa meeshii dantoodu gasho no sheex acuudubillaah

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 3 หลายเดือนก่อน

    Waa hoogoda taasi maxayeelayaduunku indhaha u furmay munaafaqadi markay buux dhaaftay insha alaah xaqa guuleysan soona

  • @muktarabdullahi7239
    @muktarabdullahi7239 3 หลายเดือนก่อน

    A gunman who fired on the US embassy in Beirut has been arrested and taken to hospital after he was injured in return fire from Lebanese soldiers.

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 3 หลายเดือนก่อน

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 3 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq ah inay yuhuudi dhibkan aay ku hayisto falaztiniyinta inay dhowan soo afjarmi doonto si kastay awood isu bidan

  • @mohamedabdiasis1107
    @mohamedabdiasis1107 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ma oran masjudul wsa qulubta islamka ma kaaran yuhuda haday isugu tagan ma haysan karan

  • @ashawooo
    @ashawooo 3 หลายเดือนก่อน

    Maxakamed Adunka waxa ka wena tii allaha rabiya soo daja masibo mida ugu xuna inshallaha kuwa Abaayo waa cadawaga isalank gusha waa walaalah reer falasatina gul Yaman,Iran iyo xisebilah

  • @amenacali727
    @amenacali727 3 หลายเดือนก่อน

    Xasbiyallaah wanicmal wakiil calaa yahuud io maraykan

  • @Muna-r2f
    @Muna-r2f 3 หลายเดือนก่อน

    Markayan waa nin danbiga kula jira Israa’iil marka markasta wuxuu difaacayaa danbigiisa marka aduunka dulmiga kajira inta aan ogayn ha ogaato maxakabad iyo sharci midna ma shaqeeyo

  • @Kaafi1mk
    @Kaafi1mk 3 หลายเดือนก่อน

    HAdii ay dhab noqoto arintaa oo sharciga maxkamada shaqayn waayo ooy ku dhiiradaan gaaladan congreska o an netanyahu la soo xirin.
    Waa in dib loogu laabtaa intii ay soo shaqaynaysay oo magdholabo wixii ay soo xukumeen o magtooda laga qaadaa sida saddam xusein oo kale

  • @WarsanBulshaalle
    @WarsanBulshaalle 3 หลายเดือนก่อน

    Insha. Allah way guleysanayan rer falastiin❤

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha ciqaabo yuhuuda iyo xulufadeeda

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha ciqaabo yuhuuda iyo xulufadeeda

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 3 หลายเดือนก่อน

    . ADEER MAREEKAMKA YAHUUD UN BAA XUKUNTA OO LOBBY KASTA MADAX KA AH. GAAL WAA GAAL UN.

  • @SSS78781
    @SSS78781 3 หลายเดือนก่อน

    😭😭ADUUNKA CADAALAD IYO QAANUUN KAMA JIRO..SOMALIDA MAXAA LOO LA YABAYAA

  • @KhadijaAbdi-wj1yg
    @KhadijaAbdi-wj1yg 3 หลายเดือนก่อน

    illahey baa jooga oo çaadiĺlh nasrigu waa soo dhowyahay

  • @hamdiabdishafed2999
    @hamdiabdishafed2999 3 หลายเดือนก่อน

    Alxlilaah ilaahayow yuhuda jabi xamaas guul sik

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa 3 หลายเดือนก่อน

    Maraykan hooydii nacalaa kuyaal ey ey dhaly

  • @Kaafi1mk
    @Kaafi1mk 3 หลายเดือนก่อน

    Waa in dib loola xisaabtamaa dhamaan wixii ay soo shaqaysay oo soo dishay magtooda la waydiiyaa ileen meesha sharci ma jirine
    Marka ama maxkamad ha sii ahaato ama ha laga takhaluso

  • @mohamudsufi716
    @mohamudsufi716 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaa yaab leh, dhaawac keliyaa la sheegaa , dhimasha ma qabaan miyaa

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow Palestine ugargaar

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 3 หลายเดือนก่อน

    Anagana hadan qabiil isku heysana

  • @AbdirahmanIdriss-db4bk
    @AbdirahmanIdriss-db4bk 3 หลายเดือนก่อน

    Machaallah

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 3 หลายเดือนก่อน

    Masjidul aqsaa allaha xureeyo

  • @ubah-tb5wl
    @ubah-tb5wl 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah your outfit👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 3 หลายเดือนก่อน

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @Zamiaahmed221
    @Zamiaahmed221 3 หลายเดือนก่อน

    Gado wax ka socdo run miya ustad

  • @umruweydo832
    @umruweydo832 3 หลายเดือนก่อน

    Isagu ma wakaday mase waay dileen

  • @shafi275
    @shafi275 3 หลายเดือนก่อน

    Course daa shiikh meeday

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 3 หลายเดือนก่อน

    Free free plastin. ❤️💕💕💕

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj 3 หลายเดือนก่อน

    Insha Allah free falastin ☝️

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 3 หลายเดือนก่อน

    Free 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴

  • @Hadafkayga
    @Hadafkayga 3 หลายเดือนก่อน

    Shekha tuuba raciisa cadi maha 😂😂😂

  • @Maryam-gx5hr
    @Maryam-gx5hr 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaa yaab isdabayaal

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 3 หลายเดือนก่อน

    Scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤ Allaah caawi reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan 🇵🇸🇵🇸🤲🤲

  • @nasrinlovely6699
    @nasrinlovely6699 3 หลายเดือนก่อน

    #Free Palestine 🇵🇸

  • @AxmedMaxamed-gx5bo
    @AxmedMaxamed-gx5bo 3 หลายเดือนก่อน

    Falasti ❤😢faari

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 3 หลายเดือนก่อน

    Waw 🤔🤔

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 หลายเดือนก่อน

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaedCade
    @SaedCade 3 หลายเดือนก่อน

    🙏 ❤❤❤❤

  • @NourAouled
    @NourAouled 3 หลายเดือนก่อน

  • @FayAbdi-wr5ud
    @FayAbdi-wr5ud 3 หลายเดือนก่อน

    😳😳

  • @ArafoAbsiye
    @ArafoAbsiye 3 หลายเดือนก่อน

    Free free Palestinian ❤❤❤❤

  • @IstahilCabdi-wu1ln
    @IstahilCabdi-wu1ln 3 หลายเดือนก่อน

    Wcs ❤

  • @HappyCanoe-bz2jv
    @HappyCanoe-bz2jv 3 หลายเดือนก่อน

    Scw❤❤❤

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 3 หลายเดือนก่อน +1

    أللهم انصرهم

  • @jeffandonuts
    @jeffandonuts 3 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍