"Ciidanku Boorama Wey Ku jabayaan Sidii Laascaanood Muuse Biixi iyo Nuux Taaniyow." Axmed M. Seed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 82

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 หลายเดือนก่อน +2

    Afkaaga caano geel lagu qabay mr Seed alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 หลายเดือนก่อน +4

    Cidanka muse malaha umado dhan ayaa leh . maxabistana waa lagu wada jiraa nin caaro ma dheera !!!!!!!!! lakin muse waa tagayaa waan kugu raacsanahay taa sacadatil wasir !!!!!! from saylac❤❤

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน +2

    Kanu sidii xilka wasiirnimo laaga qaaday wuu waashay sida caruurta ayuu u hadlayaa, wax aan jirin ayuu ka sheekaynayaa, Yaa ku yidhi Ciidan ayaa meel lee dirayaa ? Yaaab.

  • @XasanCadala-vp2cg
    @XasanCadala-vp2cg หลายเดือนก่อน +3

    Faysal bootaan waa dameer bilaa tola

    • @farahyusuf9335
      @farahyusuf9335 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 หลายเดือนก่อน

    ILAAHAYOW Jebi oo Ifkana Ku Caaraari Aakhirana Jahannama gunta u dhig Caada qaate kasta oo CIIDANKA QARANKA AF LAGADEYA .
    Tuug kasta oo Hantidi umada intu dhacay Cidi kala xisaabtami weydayna ILAAHAYOW Arzaaqda ku Cidhidhi

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 หลายเดือนก่อน +2

    Hore ayaa loo sheegay markii Muuse madaxnimada loo dhaariyey aya ehlu cuquulku reer Soomaaliland sheegay in Somaliland korkiisa ku burburayso.
    Waad aragtaan in tallaabada uu Muuse qaadoba dalku eedaayo.
    Rabbi wayne ayaa karaamadii iyo sharaftii ka qaaday, sidaasi ayey maaulkiisa ugu dhammaatay.

  • @Ahmednourmohamed737
    @Ahmednourmohamed737 หลายเดือนก่อน +1

    ilaahay iyo umaduba waa ogtahay in ciidanka kulmiye iyo xukuumaiisu jebiyey waxba yaan ciiro laysku qarin wadani waaruntiiye xakuuhaystay

  • @ZeinabAarjaamac
    @ZeinabAarjaamac หลายเดือนก่อน +1

    Wanankii mid baa jaban mid kalay wad-wadataa, maatada alla ha u sahlo,waa la barakicinayaa,waa la qixinayaa.

  • @MakoFarax
    @MakoFarax หลายเดือนก่อน +1

    DHULBAHANTE RAGANIMO AYEY KU DHERYIHIIN WAYO IYAGU NIIIICDA MA YAQANAN CID WALBA IDINKA AYAA KA XUN

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq หลายเดือนก่อน

    Good point

  • @Somfox1
    @Somfox1 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland la wada leeyahay .-Allow kuu Naxariiso Prof Galaydh run bay ka ahayd in Umada Somaliland oo dhami hesho cadaalad iyo Sinaan , maanta ayaa la tabayaa Prof Galaydh oo kale !!!!!!

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 หลายเดือนก่อน

    ciidanka afka kala baxa cadawtinimo qofkii u haya ciidanka illaahay iy umadiisuba way arkaane

  • @ahmedabdi3916
    @ahmedabdi3916 หลายเดือนก่อน

    DALKA OO DAGAAL KU JIRA MAXAA SABABAY IN GACNLIBAAX XABADI KA DHACDO TAASI MAANAY AHAAYN DABA FUR

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน +2

    Adugu dantadah kah hadal doqonyahow lasaanod ragih lahah bah idin kah saray Adigunah wad ku jirtay wixii kah dhacay lasaanod kah dayah Afkinah lasaanod dantinah racah

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 หลายเดือนก่อน

    Ma nin gudabiirsi ah oo raggiisii doqomada ahaa Laascaanood ka dagaalameen baa faysal bootaan u dooddaya

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv หลายเดือนก่อน

    Guul somalilan power ha nooolaato❤

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 หลายเดือนก่อน

    Huwan huwan huwan huwan faqsha fawsha faqasha fawha tuug tuug tuug khaain khaain khaain khaain laba taarikaale uraaye qadhmuunwyaye ooyaaayey waainoo boorama imiyaad ilwfaday isma og huwan muumin seed. Gudaha lacaglamahayo

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 หลายเดือนก่อน

    Haybad eebe ku siiyay habeen layskama qaado muuse waa geesi somaaliland ah u soo halgamay hadana wali halgankii wada kuwa horena somaaliland la duminayay daaquudahii siyaad barre maantana laascaanood dhibka u horseeday hadana boorama iyo somaaliland ba in la waayo raba waxba ma qaadaysaan ina muumin seedna waa bahalkii kolba qar raacayay waana calooshii u shaqayste toban good xisbiyada kolba mid ka soo dhex qayliya isaga iyo inta bilaa mabda ah cadceed sacab kuma qarin kartaan guul somaaliland idin allah qaran dumiska sacaada diin baa jeelal waaweyn looga dhisi oo waajibkooda lagu mariyo.

  • @AsadAbdirizak-jn4su
    @AsadAbdirizak-jn4su หลายเดือนก่อน +1

    Guuul awdal state somalia ❤❤❤❤❤❤

  • @MaryamSahal-ls2zn
    @MaryamSahal-ls2zn หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉😂😂

  • @YasmiinCabdi-pq7vz
    @YasmiinCabdi-pq7vz หลายเดือนก่อน +1

    Adigu jagada wasiir uun baad kolba dhinac ugu cararaysaa mar kulmiye mar wadani lakiin maxaad fursada u siin weyday siyasiyiinta reer boorame

  • @user-le6ty5hz5d
    @user-le6ty5hz5d หลายเดือนก่อน

    Suaal aad u fican ayuu waydiyey

  • @KhadarGiire
    @KhadarGiire หลายเดือนก่อน +1

    umada somaliland waxan leeyahay danta guud yaanu inaga lumin nin danlaysiyaseed lihi waxa tusaale kuugu filan siyasigan shalay xisbiga iyo siyasada kulmiye ayuu
    difaacayay oo uu run iyo been inala soo hor joogay maalintii xilka laga qaaday ayuu ina leeyahay kolba xisbi iyo shaadh ayaan idiin soo gashanaynaaye
    isbadal kursi miyaynaan ka baxayn dadkaygoow
    waar danteena aynu garano bulshada somaliland oo siyasi hadba kursi uun raba yanu inagu awr kacasan
    waxyabaha aan la yaabo waxa ka mida ragi shalay wasiirda ahaa ee xilka laga qaaday kolkay islakeen soo hor istaagaan
    dalka iyo dadkuba waxay rabaan isbadal waar shalay isbadalka aad shalay keeni wayday ma maanta oo aanad xil hayn ayaad
    keenaysa oo aad dantaada iiga dhigaysa dhantayda subxanallah

  • @NimcoSiciid-te8ey
    @NimcoSiciid-te8ey หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 หลายเดือนก่อน

    Qaranka kkkkkkkkk
    Tuug qaran sheegta.

  • @mohamedosman7016
    @mohamedosman7016 หลายเดือนก่อน

    Wuxuuyidhi isagoo wadaniya ciidanku boorama wuukujabayaa maaxkeenayba sootimir lafkuma jirto
    Waxay yidhaahdaan ciidanka dawladaa jabisay ciidanku isagaa jabikara guulaysana Kara nina majecla inuujabo lkn waxasababay inciidanku Kalabo niyad jabo waa oofwareen iyo wadani ilaamaantana arintaa waxa seef uukudagaalamoka dhigtay waa wadani dadka kaxishooda

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 หลายเดือนก่อน

    Alle ku qabay Xaraanti Baa dardartay cunayey lixda sano maxaan cuna damiir laawe xisbigi laga eryey ee u caayey imikana hoosjoogo waa bila damiir kolba meel u carara

  • @AboubakerSydney
    @AboubakerSydney หลายเดือนก่อน

    Jogaa waxan arikayaa ciro u awdal xirixirayaa

  • @aminamose1347
    @aminamose1347 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku talin laha mumin sedow in laga tuuro mamulka iyo inta daba socota

  • @yasinsalah6538
    @yasinsalah6538 หลายเดือนก่อน

    ilahay ya nila xisaabtami doona dadkiinii iyo dhulkiini waad iibsataayn gobolka mashaariicdiisi aaway mudane Wasiir.. wariyaa waxa loo bahan yahay waxa umada kadhax guuxayaa in aad waaydisaan siyaasiyiinta reer Awdal sualaha waxaad ubaanhan tihiin inta umada dan u ah inaad soo xulataan ood waaydisaan nimanka kordhka qaaliga wadada umadaay matalaan na cashuurtooda horomarka lagu sameeyay

  • @MakoFarax
    @MakoFarax หลายเดือนก่อน +1

    LACAGTIII AAD MUSUQDAY MARKAAD WASIIRKA AHAYD YAA KA HADLINAYSA

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 หลายเดือนก่อน

    Kulmiye wuu soo noqonyaa markaas baahuwanta la aasyaa waxaaugu horeeya fataaliintahuwsnta wasto sifda muumunsedeed ciro fircoon

  • @abdiali319
    @abdiali319 หลายเดือนก่อน +1

    Nin iimaan la’ oo cadhaysan. Ma lihid wax raasamaal ah oo siyaasadeed. Waad qaawantahay. Cid ku dhegaysaysaa ma jirto.

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 หลายเดือนก่อน +3

    War damiir yeesha oo qoriga qaata

  • @MmiMmi-ih7hh
    @MmiMmi-ih7hh หลายเดือนก่อน +1

    Qofkan maalinba xisbiga uu isleeyhy taladu qabanaya xgiisa u cararaa mxuu sheegikara damiir hdad leedahay ciroo mar laadkagasoo saray shirweynihii xisbiga wadani umana qalantid wxd raadinayso kuyidhi umad laabateen muusoo wasiir kadhigtayna ind taladiisa dhaliisho mrkasta wdka xishoonlahyd ahmed muumin seed washmannimadadi telesom ayd ku laabandoonto😂 insha allh

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 หลายเดือนก่อน

    Lkn nin ka hadlaya huwanta cadawga soo weeraray kuma jiro, mayaanay ,maxay mawqifkooda u cadaywaayeen si ay kalsooni ugu heleen shacabka

  • @aminaomer6330
    @aminaomer6330 หลายเดือนก่อน

    Doqon sawkii ciro kuguqolay ee kaa dhuuntay😂😂😂

  • @user-fd3io4qr5j
    @user-fd3io4qr5j หลายเดือนก่อน

    Sheikh Booramadanu miyaanay ahay Booramadii aynu Naqaanay….Hadda sheekada ku darso Reer Xareed oo kaliya ayaa ku filan Boorame…Waxba kaa Qarin maayo …Ee nabada hayna wada deeqdo
    Waa Khayran katiiran

    • @faizam523
      @faizam523 หลายเดือนก่อน +1

      XAAR WEYNE. FAAN IYO SHALAAN MAREY HALkAS IIDOOR LABO FUTOOLAAD U TAHAY INTAAD BOORAMA OOD ADIGOO AXMAARO WATA HAL MAALIN OOD DHEX ORORLODEY INAAD WAX YEESHEY IS MOODAYSID BAL CAR KAAKEY DUUFLEYOW. HADAAD TAMAR LEEDEY BEERAHAAGII CEEL BARDAALE ILAA BUQDHADA DUHUR CAD BAA LAGAA ERYADEY OO 30 SANO LAGAA HAYSTAAYE MAXAAD UGU SOO NOQON WEYDEY??? KARTIDA AAD SHEEGANEYSO MAXAAD UGU DHACSAN WEYDEY DHULKA LAGAA HAYSTO EE JILIB YAR OO REER NUUR KA MID AHI DUHUR CAD KAA ERYADEY.😂😂😂😂 MISKIIN FAANKU WAA CAADADADIINA EE CEEBTIIN MAAHA. SOO DAA WAXAAD HAYSABA CIDII DAARO DHAADHEERI KA DUMAYAAN HALA ARKEE.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 หลายเดือนก่อน

    akn maxaa wasiir ka igaa qaadey buu huwabn u noqdey

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 หลายเดือนก่อน

    9 months ayuu ciidanku dagaalamayay oo ku ilaalinayay ayaad dhabarka kajabiseen 20 askari
    Meel laguwada dilay ciidanku mooraalka uu kugu ilaalinayo ma yeelanayaa

  • @AxmadMuuse-lr2dd
    @AxmadMuuse-lr2dd หลายเดือนก่อน +1

    Wali dunida lama arag doqoniimo mooyee cudur aan dawo lahayn

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 หลายเดือนก่อน

    Waar kan doqon weeye maxaad kawarayszn

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa aaminaya ina muumin seed waa carsaanyo badeed iyo oday geelii ba,ay😅

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub หลายเดือนก่อน +1

    Idinku hadad wadani tehin so diga laha ciidanka oog keen muusow nabad ku dhami arinta lascnod ma manta madaxwynaha leedhy isga ciidnka jabiyay 😂😂😂

    • @farahyusuf9335
      @farahyusuf9335 หลายเดือนก่อน

      Haduu keeni lahaa maanta xabaalaha iyo xabsi kama buuxeen wada hadal baa bilaabmi lahaa maantase oogtii la sheegayey baa khasab la keenay ciidanka
      Wax la dilay iyo xabsi galayna waa buuxa

  • @user-pi4bv5mj5s
    @user-pi4bv5mj5s หลายเดือนก่อน

    Wa midgan kaasoo midhan haduu imika wasiikii yahay juuq mu yidhadeen ee wu difaci lahaa marka xilka laga qaado ayay waxa xun shegan

  • @said1498ify
    @said1498ify หลายเดือนก่อน

    Ahmed Muumin Seed Waa caado qaate. Mowqif malaha Shalay Ciro buu caayay iyo wadani markii xilka laga Mohamed Ali laga doortay. Markii Kulmiye wasiir ka dhigayna amaan ayuu kala dul dhacay maanta markuu xilka waayay ayuu Xukuumada mucaariday.

  • @ahmedabdi3916
    @ahmedabdi3916 หลายเดือนก่อน

    Muxuu yahay dareenak shabiga Boorman ma somaliland baa mise waa wax kale

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev หลายเดือนก่อน

    GUUD KA GUUR OO QANJO U GUUR WEYEY
    SNMLAND DHAMAANTOD CIROLE,CANONUG , SHEEKH & SIYASI WAA ISKU FIKIR
    GUUL & GOBANIMO AWDALSTATE
    GOODBYE SNMLAND
    MADAXWEYN BIXI AYAA DHAMMA CIRO

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 หลายเดือนก่อน +1

    Macaac bacaaac

  • @daauudfiin6406
    @daauudfiin6406 หลายเดือนก่อน

    Iska daa in ay ka hadlaane maxabiista la haystee waxay isku dayeen oo u suuroobi wayday muuse iyo ina kaahin in Dhulbahhate laayo maxabiista lakiin Dhulbahhate wuu ku fahmay oo may layn maalinta uu soo baxo faysal BOOTAAN janankii ayaa muuse iyo ina kaahin warkood yalaa

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 หลายเดือนก่อน

    Waar iidoor runta ma rabaan woxoodu waa been iyo khiyaali ku nool wax Runa marabaan muuse iyo inta ku xeeran

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky หลายเดือนก่อน

    Way ku jabayaane bilow dagaalka , liiti marka hore wax aanu geyin loo dhiibay baad ahayde!

  • @ismailyassin1281
    @ismailyassin1281 หลายเดือนก่อน

    Mobileka muxuu isla hor wadaa badowgu, war ciidanka iyo muuse kala garo

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 หลายเดือนก่อน

    Dadkani waa dadka ka shaqaysta waxa lagu sheego siyaasada kkkk

  • @AzadAzad-r6j
    @AzadAzad-r6j หลายเดือนก่อน

    Adeer hakurafan dad tashaday oo isxoreeyey aduu is xoree

  • @abdiali319
    @abdiali319 หลายเดือนก่อน

    Waa Kaabayn Doorasho. Wadani cid idin dooranaysaa ma jirto.

  • @MakoFarax
    @MakoFarax หลายเดือนก่อน

    HABAR CARFAAN GOORMAY SAMAROON NOQDEEN URURIS AY HAYEN Is bahaystay oo isaaq ba ku jire aawey samaroontii dhaladka ahayd maye jibriil yonis iyo reer nuur kuwasi ayunba wax laga waydiin jiraye

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkk

  • @M.elmi-yh6pb
    @M.elmi-yh6pb หลายเดือนก่อน

    Xukumada aad dhaleecayneyso waa taad qaybta ka ahayed isbadelka aad keniweyda marka kulmiya ka tirsaneyd ma waddani
    Ba ka keenaysa. Adiga iyo kuwa kulmiya soo eryey waad ku saqideen siyasada somaliland just
    Maxaan cunaa.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 หลายเดือนก่อน

    Borma waay sheegtey iney Somaliland yahiin ninkan waa nin Daroodku soo ditsadey oo loo soo dhiibey Borma Gub

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj หลายเดือนก่อน

    Samaroon gunimo ha dhiwrinina ciyaalkina howga tegina ciil

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 หลายเดือนก่อน

    doqon haw gargaarin hana gargargaarsan ninkii kaaga hiiliyay wadani markuu kabo la aanta kaaga saaray xisbiga mid kale markii muuse xilka kaa qaaday ee wadani 5000 kun ku siiyaya ayaad dib ugu noqotay

  • @FarduusaXasan
    @FarduusaXasan หลายเดือนก่อน

    Adero noolow intey noololi jirto

  • @user-dd3yu1nn7p
    @user-dd3yu1nn7p หลายเดือนก่อน +1

    Weriye, wakhti haku lumin ninkan weyn ee ku mashquulsan telefoonkiisa adigoo weraysanaya. Xataa akhlaaq uu ku ixtraama adiga iyo dadka daawanaya midna malah. Dadka la rogayo waxaasaa oo kale ayaa madax looga dhigaa. ALLAW NA BADBAADI.

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 หลายเดือนก่อน

    BAL neefkan Gadabuursi ee leh Muusaa Mujaahid ah oo YUU ku JIHAADAY Calool Wayne waa adiga

    • @saidibrahim5931
      @saidibrahim5931 หลายเดือนก่อน +1

      Muse Amxaar aya kushaqesan jiray , snm waxa asasay mingiste xeyle maryan

  • @MakoFarax
    @MakoFarax หลายเดือนก่อน

    HADIII UU DAGAAL DHACO SAMAROOON DAWARADEEDIII AYEY KU NOQON NIIIIIIIC LOO MA BAHNE FICIL MA HAYSA HOYADAA WASE WALAHI JIBRIIIL ABOKOR AYAA KUGU FILAN OO WALIGABA KU NAGAYN JIRAY GALA KAHADHENKIIII FAQASHTA AYAD AHAYD ANIGA AYAA KUGU SHIHIIIDAYA KUWA AAD SHEGAYSA IYAGAAA ISKA LEH CIIDANKA

    • @saidibrahim5931
      @saidibrahim5931 หลายเดือนก่อน +1

      Dhulbahante aya kujabiye illa ohintaada meel malbo kayeertay, sidoo kale Samaroon sidaas o kale aye kujabin donaan ohintaada labaad ayan sugeyna

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od หลายเดือนก่อน

    Qudhmiye Allaha na dhaafiyo
    Laakiin ninkani horaa loo isticmaalay faa"iido ma laha ina muumin seed, waa nin bilaa damiir ah