Falanqeyn Ku Saabsan Isbadalka Geeska Africa, Dagaalka masar & Itoobiya | Xogo Muhiim

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 107

  • @Awraali
    @Awraali 13 วันที่ผ่านมา +12

    Ilaahay ha barakeeyo sh c/raxmaan bashiir, aad ayaan u jecahay falanqayntiisa, fadlan noo soo badi shaykhanaa

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 13 วันที่ผ่านมา +11

    Sheiku waa nin aqoon leh runti bakse somalida waxba Kama dagaystan oo daad qabayalad aay washeey illahow noo gar gar ameen

    • @MoustaphaAdenelmi
      @MoustaphaAdenelmi 10 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂 ma beentiisa ayaa dhageysta kkkkkkk

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 14 วันที่ผ่านมา +15

    IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadiijomaxamedcawaali7789
    @khadiijomaxamedcawaali7789 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    اللهم إنا وضعناك في نحورهم ونعوذ بك من شرورهم

  • @TayoTiigsi
    @TayoTiigsi 13 วันที่ผ่านมา +2

    All makes sense thanks sheikh.

  • @abdirahmanjamac8111
    @abdirahmanjamac8111 5 วันที่ผ่านมา

    I'll Haya haku barakeeyo shiikh abdurahman bashiir . Waxa aan codsanayaa in aan xidhiidhkaaga aan helo

  • @J0L3D
    @J0L3D 6 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid sh mufakir abdirahman

  • @Mohamedfarahayir
    @Mohamedfarahayir 14 วันที่ผ่านมา +4

    Jasakalaahu khayr sheekhaygii

  • @anabali5298
    @anabali5298 14 วันที่ผ่านมา +3

    ❤sheq alaha ku xafido waa jeclahay wararka sheq iyo wariyaha❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @Mohamed_Cade
    @Mohamed_Cade 14 วันที่ผ่านมา +4

    Mudo badan yaan sugaynay Shiikha 😍

  • @MohamedweliHussein-c6o
    @MohamedweliHussein-c6o 13 วันที่ผ่านมา +1

    MashaAllah JazakAllahu kheir sheikh 🎉🎉

  • @ahmedberei-6805
    @ahmedberei-6805 14 วันที่ผ่านมา +4

    Madaxda maanta Soomaaliya xukunta ma'ahan waddaniyiin ee waa daneystayaal siyaasadeed, maalinba meeshii dantooda gaar ah lagasho ayey dalka u jiheynayaan.

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 14 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid Sheekhanagiiyow

  • @nazzy809
    @nazzy809 12 วันที่ผ่านมา

    Allah khayr ku siiyo Sheikh abdirahman, pls do more for these

  • @bashirilyas5492
    @bashirilyas5492 14 วันที่ผ่านมา +5

    Shiqa qabiir waye alle hano cafido

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 7 วันที่ผ่านมา +1

    Somalia 🇸🇴 waa iney dadkeeda runta u sheegto
    Somaliland 🇮🇷 waa dalka 55NAAD ee qaarada africa 🌍
    1960 26th of June
    Waa xaqiiqda taariikhda Somaliland British protectorate

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 10 วันที่ผ่านมา +1

    Warunta somaliya wa muhim lakin dadk somaliyeed ma fahmayan qemaha dalkoda iyo dintoda

  • @abdiyahyamogow5765
    @abdiyahyamogow5765 11 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah sheikh jazarkumulah hadi war ladagesani wad warante

  • @ABDIKAHMED
    @ABDIKAHMED 9 วันที่ผ่านมา +1

    Egypt run buu ka sheegay lkn inta kale oo dhan isagoo og buu sidu doono u dhigay oo sheekhu baryahan wuxu noqday KU SHUBO.

  • @liibanfarah5982
    @liibanfarah5982 14 วันที่ผ่านมา +1

    Maa shaa allah

  • @user-cf4mv5bv5x
    @user-cf4mv5bv5x 13 วันที่ผ่านมา +2

    Sheekhu cilmiga uunatusaa somaalida waxaa ugaweeyn qabyaalada iyo daneeysiga aqoonyahan kasta ee somaaliya waxaa kasareeya dhaqankii soojireenka ee qabyaalada iyo dhaca hada qalinkii ayeey kudhacaayaan,dilka oo qofkii kafikira inuu isdhaafiyo berina ubaahdo oo yiraahdo yaa'iitolaheey waaninuuduugay.

  • @Xaq_udirir
    @Xaq_udirir 14 วันที่ผ่านมา +3

    Sheekh, in Masarida Israel iska celiso, kaama yeelin, Masar wey u godlataa Israel - middan way kaa hoos baxday

  • @Misantubee
    @Misantubee 14 วันที่ผ่านมา +9

    Maxaan sugay hadalka shekha

  • @inafaarahbaad5637
    @inafaarahbaad5637 14 วันที่ผ่านมา +1

    Asc sheekh bashiir aad bn ku salamay. Bacdul salaan wxan rabaa inan ku waydiiyo goorta aad balasoo Shere garayn doontid 50 buug ee aad tidhi dhalinyartu ha akhriyaan.

  • @65nuuryare
    @65nuuryare 13 วันที่ผ่านมา +1

    Hadi masar iyo itoobiya ay heshiiyan bal Ka waran somaliya mahaa u danbeeynaya doqonka lagu danesto lagu degaal galo dhulkisa la isku dilaayo wa soomaliya keliya hadii baahi la sheegana hantidooda la boobo ilaah ha noo gar gaaro

  • @MHaashi
    @MHaashi 14 วันที่ผ่านมา +2

    Sheekha hadalkiisa ruuxda Soomaaliga ayuu nooleeyaa, halkaas markey taagan tahay, shaqo ayaa noo taal, si shaqadaas loo qabto waa in hurdada laga kaco, reer hebel iyo qofna laga gudbo, Somali Nation waa in la tiigsado!

  • @Furadbulle
    @Furadbulle 13 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahi kama dhigo

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 11 วันที่ผ่านมา

    Somalida alla qulubtooda hYsu soo jeediyo jacayil alla dhexdooda ha shigo amiin cadowgoodana alla uma jebiyo isaga qadire

  • @Xaq_udirir
    @Xaq_udirir 14 วันที่ผ่านมา +1

    Khalad kale - maantadan la joogo inta Somalida ee Masar jecel waa Hawiye, Somali kaloo masar jecel ma jirto yaa sheekh

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 14 วันที่ผ่านมา +2

      qabiil baad la xanuun san tahey dadkii cowowlaa ee xiqdiga xanuunka qabiil baa la xanuun san tahey sowdiga xabashi u Waa lanaya

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 13 วันที่ผ่านมา

      @@magafeabtigiis1852Adeeradaa dhiigyi-cabyada Caydiid, qeybdiid, Maxamed dheere, Muuse Suudi iyo Qanyare ayaa hub kasoo qaatay cadawga Itoobiya Somaliyana siiba Xamar ku burburiyey, mooryaan fooqal mooryaan

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 13 วันที่ผ่านมา

      @@magafeabtigiis1852Daalimiim, munaafaqin ah haday jiraan waa Hiraab amaba Hawiye isku duub oon is ceshan Somaliyana u dabran tahay

  • @AptiDooon
    @AptiDooon 11 วันที่ผ่านมา

    Macalinkaanaga bilahaan waanu u mohanaY

  • @khada917
    @khada917 14 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan xoogsade rayul caam buu mideeyay waa kalmad yaab leh waxaan ogayn isagoo dastuurkii hadba baal goynaya oo kala diray

  • @alielmibouh
    @alielmibouh 14 วันที่ผ่านมา +2

    Barakallahha u fikum cheick

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 11 วันที่ผ่านมา

    Waxad ka aragta madaxda somalidu inanay daskooda u shaqayin lakiin aay u shaqeeyan dano shisheeye kaso aan waxba ku soo kordhin dadkooda

  • @ahmedsalah-ro2ol
    @ahmedsalah-ro2ol 14 วันที่ผ่านมา +1

    " Soomaaliya waxaa jiray xadal badan...iyo shaqo yar..."

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 7 วันที่ผ่านมา

  • @MohamedHussein-yz2gp
    @MohamedHussein-yz2gp 14 วันที่ผ่านมา +3

    Egypt is a poor country and depends on foreign aid mainly from American and European countries so their masters have already been given them instructions not to interfere with Ethiopia and Somaliland seaport agreement and that’s is a done deal so as my brother stated Hassan sheikh does not control any where but part of Mogadishu and Hassan sheikh can not claim to oppose any other countries agreement, the only way forward is to deal with our neighbours peacefully especially Ethiopia, Kenya , Djibouti and Arab countries to establish a peaceful solution so that we in the troubled Horn of Africa can achieve peace, prosperity and democracy.
    Somaliland forever.

    • @user-us3xh9wl8y
      @user-us3xh9wl8y 14 วันที่ผ่านมา +1

      All of Somalia needs to unite 🇸🇴 in sha Allah

    • @user-ol3dv4wh6v
      @user-ol3dv4wh6v 14 วันที่ผ่านมา

      Please wake up brother

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l 3 วันที่ผ่านมา +1

    Sheek bal runta sheekh baad u tee ka,sheeg somali yaa leh bada cas somaliland iyo somalia

  • @AliAhmett-yq5wm
    @AliAhmett-yq5wm วันที่ผ่านมา

    Wanda ujeedaan soomaaliya inay qaybsadeen nasar iyo turkic oo Saad karl haysaanba aad u kala ogaado waxay hada isugusoo dhawaadeen waa qaybsiga at qaybsadeen soomaaliya maa soomaaliya bilbo lagu heshiiyey

  • @nourianeima4636
    @nourianeima4636 14 วันที่ผ่านมา +1

    Adiguba ka mid baa tahey cida dagaal ka kiciya oo qabaayil lakala saftey

  • @user-ss5ht1bw9m
    @user-ss5ht1bw9m 11 วันที่ผ่านมา

    Sheikh abdirahman bashiir waa dadka fara ku tiriska ah ee isirka soomaliga ah ee hab fikirkiisu gaarsiisanyhy darajada mukafir soomaali ah ayna ka go,anthy inuu baraarujin usameeyo dadkiisa si ay wax badan uga fahmaan waxa hareerahooda ka socda ku xirinka doodihiisu waxay isiiyeen fahan iyo aqoon badan oo iga daahsoonaah

  • @saidhassan2048
    @saidhassan2048 13 วันที่ผ่านมา +1

    Shekhe bashir runahnti waxa badan mad ka hadlin raali noqo waxad shegtey waxa cusub mahaa.

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 3 วันที่ผ่านมา

    Turkigu waa gumeyste waraabe ah

  • @naylo-qaad8947
    @naylo-qaad8947 11 วันที่ผ่านมา

    Cidda isdilayza waa soomaali beelaha soomaaliyeed haka feej8gnaadaan inay dad kale awgood isku dilaan

  • @abdurahmanmohamed1293
    @abdurahmanmohamed1293 11 วันที่ผ่านมา

    halka lagu hardamayo shiikhu somali kaliya ayuu ka dhigey lkn ethiopia qudheeda ayaa kujirta xabada somali gaarta oromana wey gaari intey carab iyo gaalo isu soo kaxaysan lahaayeen iney heshiiyaan ayaa u dhaanta carab hadii ay khayr leedahay falastiin ayey wax u qaban lahayd

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 14 วันที่ผ่านมา +1

    Wareeysi aad uqiima badan

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 3 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂 WA BEEN. ANA WAX. SOMALDA MAIEY MASAR. GARAB SIISA. ITOBIA WA CADAW GAAGA. MASAARINA CADAW GEENA

  • @BashirAhmed-su2ch
    @BashirAhmed-su2ch 6 วันที่ผ่านมา

    Took about Djouti. Not China.

  • @SomaliPatriote
    @SomaliPatriote 12 วันที่ผ่านมา

    Walahi wa yaab. Cidwalba wey inaga faiida balse inaga cid aan wax ka faaidne majirto

  • @maxamadcqaadir
    @maxamadcqaadir 12 วันที่ผ่านมา +1

    Cudka lama maqlaayo

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 3 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂 IT9BIA WA CADAW GENA. WA IN AN DAGALANA.

  • @MuxudiinYusuf-ws2li
    @MuxudiinYusuf-ws2li 13 วันที่ผ่านมา

    Jabuuti Ka Hadal Mahasanid

  • @BashirAhmed-su2ch
    @BashirAhmed-su2ch 6 วันที่ผ่านมา

    U live in Canada. Not America.

  • @abdirizakkhaire7899
    @abdirizakkhaire7899 13 วันที่ผ่านมา

    In ay Muqdisho iyo Jiboutiba ay bilaash ku siinayaan bado Ethiopia.
    Maxaa ta Somaliland ee waliba kiraynta ah looga soo horjeedaa.
    Waxba yaynaan isu munaafaqadayb.
    SOMALILAND💚🤍❤️.

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 6 วันที่ผ่านมา

    I am against fawalh

  • @ahmedadan-u4t
    @ahmedadan-u4t 14 วันที่ผ่านมา

    Subscribing Somali info video

  • @MoustaphaAdenelmi
    @MoustaphaAdenelmi 10 วันที่ผ่านมา

    Isma dagaali karaan masar iyo itoobiya dalka soomaliya dheexdisa

  • @aliyuusuf4378
    @aliyuusuf4378 12 วันที่ผ่านมา

    Barnaamijkina wa ku xiranhaye wa yar la so daahden

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 7 วันที่ผ่านมา

    2daann. Maxaa somalia ka galay
    Walee hawiye torob baray
    Waan iska deynay oon iska dhacnay inaad danaha somaliyeed kala.hadalno dadaan somalia daganeen o dholka.dagalka ka socdana aan daganeen😊

  • @rider10111og
    @rider10111og 14 วันที่ผ่านมา

    Sheekhaan waxaan waxaan u Arkaaan. Qof. Luqadii. AMA ERAY BIXINTII. SOOMAALI DIIDKA AMA MALEESHIYAADAKA SNM MARKUU SOOMAALIYA SHEEGAAYOO. WAXUU YIRI. WAXUU. YIRI. WADANKII. LA ORAN JIRAY. SNM MAXAY. DHAHAAN. WADANKII SOOMALIYA LA ISKU ORAN JIRAY. DADKA AF SOOMAALIGA KU HADLA

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 13 วันที่ผ่านมา

    Shiikh haddii ay kuu baahato dowllad dhexe diyaar matahay inaad garab istaagto?

  • @muugso7775
    @muugso7775 14 วันที่ผ่านมา +1

    Ya og in diyaaradaha turkiga dileen ramadaanntii 13 qof oo shacab ah oo masaajid 😢😢 ku jira markaa ilaahay hanaga wadamo cadawga oo dhan

    • @truthhurts2085
      @truthhurts2085 14 วันที่ผ่านมา

      Wa qalad dhacay wax noo dhaamo malahan

    • @xasan-qr5st
      @xasan-qr5st 13 วันที่ผ่านมา

      Argaxisada ku hoos ďhoomatay he

    • @muugso7775
      @muugso7775 13 วันที่ผ่านมา

      @@xasan-qr5st Aragagaxisada ku dhuumanaysa aaa oo haddi alshabaab guriga soo galaan waa in la qarxiyo saw maha 🙄🙄🙄

    • @muugso7775
      @muugso7775 13 วันที่ผ่านมา

      @@truthhurts2085 oo alshabaab keeeduna wa khalad markaa

  • @soomaaliwayn8582
    @soomaaliwayn8582 13 วันที่ผ่านมา

    Mawduuca meel furan oo lagala bilawdo malaheyn

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 6 วันที่ผ่านมา

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa dawladda turkigu waxay qaadatey dhammaan dhaqaalihii ka soo baxayey dekedda moqdishu iyo madaarka moqdisho.
    2.0. Waxana la caddeeyey inaysan wixii lagu heshiiyey oo ahaa inay 25% u keento dhaqaalaha dekedda moqdishu.
    3.0. Waxa lagu heshiiyey inay siisosomalia 25% dhaqaalaha ka soo baxa madaarka moqdishu. 4.0. Waxana caddeeyey Audit loo direy dekedda moqdishu iyo madaarka moqdishu.
    5.0. Waxaa kalleetto loo saxiixay inay badaha somalia ilaaliyaan ayna ka faaiideystaan 60% kalluunka.
    6.0. Waxa lagula heshiiyey inay siiso somalia 40% kalluunka oo la siiyo dawladda somalia.
    7.0. Haddaba turkigu wuxuu ka hellay dawladda somalia dhaqaale aad u fara badan oonay ciddina ka xisaabineyn dawladda somalia. 8.0. Waana nasiib darro inteeda leeg oo ku dhacday dawladda somalia.

  • @mohamedhussein8590
    @mohamedhussein8590 13 วันที่ผ่านมา

    Waxaa dhanka kenay waa dadka dalka lahaay OO ku waa shay qabyada jahli gabobay 😊😊😊

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 9 วันที่ผ่านมา +1

    Nacaybka Somaliland ayay ka midaysan yihiin sheekh iyo mooryaan. Bal jabuuti kusoo dar Somalia 😂

    • @xamsetoni7352
      @xamsetoni7352 9 วันที่ผ่านมา

      Jasuus social media 😂we know yoy

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 14 วันที่ผ่านมา

    Masar kaalay masar laba jeer way tagaysaa hadii biyo xidheenka laga heshiiyo kow hadii dagaalku ku kululaado
    AMA dheeraado oo dhaqaala ahaana laakiin cida baaqi ahaanaysaa waa somalia taasna waxay inoo sababtay cadaawad toos ah oo 120milion iyo waxay cagaha kuwadato so xasan Shiikh 50 milion qaadatee meeshii lagu cuni lahaa aa layska rabaa

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 6 วันที่ผ่านมา

    Turki wa meel gaja ah wayo wacunuulaya hay somaliland ma iman kara imarad aya hasta 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedHussein-ze4pe
    @AhmedHussein-ze4pe 14 วันที่ผ่านมา +1

    JABUUTI badeedii BILASH ayay ETHIOPIA usiisay ee kahadalde beenale

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 11 วันที่ผ่านมา

    Masar iyo turkiga soomalida marna uma sina wayo somali iyo turki waa wadanka keliye somaliyo liiska madow ku jirta kasoo saray oo u soo saray ifrinka intu ordugan jogo somalidu inay ka faa,iidaysato
    Weeye

  • @BashirAhmed-su2ch
    @BashirAhmed-su2ch 6 วันที่ผ่านมา

    That's what western mine talk. Sorry.

  • @MuhammadAli-fl3iw
    @MuhammadAli-fl3iw 7 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkan markasta somalida wuu niyad jabiyaha
    Shaki badan ayaan ka qabaha inuu kamid yahay nin dano dad shisheeyaha uu shaqeeynayaha oo somalida lagu kala diraayo

  • @ahmedadan-u4t
    @ahmedadan-u4t 14 วันที่ผ่านมา

    Subscribing Somali Video

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 14 วันที่ผ่านมา

    Maanta xeebaha somalida qaar ka mida waxaa jooga somaliland markaa Turkishu ma somaliland ayuu ka badbaadinayaa xeebaha somalida oo uu u badbaadinayaa Somalia arrintu ma sidaasaa ileen somaliland heshiis lamuusan geline

  • @Xaq_udirir
    @Xaq_udirir 14 วันที่ผ่านมา

    Kan wariye sax ah ma ahan - booc-booc

  • @cabdilahidahir345
    @cabdilahidahir345 11 วันที่ผ่านมา

    Guul Somaliland
    Guul Ethiopia

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 6 วันที่ผ่านมา

    You said you are ismail hule to but you in prison he but yuo in prison

  • @seed3966
    @seed3966 14 วันที่ผ่านมา +1

    Sheikh hadaladiisa somaliland waa go'dey buu kuleeyahay hadalkaas aan xaqiiq aheyn marka sheikhu ma gooni ugoosadka yuu taageeraa waa cajiibe 😎 defaankaas qabiilo yaa dega hal qabiil yaa soomaali diid ah runtii marka qabiilokale ma arki waayey ilaahay kheyr hasiiyo wadaadka

  • @haboon180
    @haboon180 14 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkani sowkii Somaliland ha lagu jihado lahaa. Somali biskii tawawac ayaa ka soo hadhay.

    • @ibnulqayim5022
      @ibnulqayim5022 14 วันที่ผ่านมา

      Shaqada jikada markad soo dhaafto waa iska sidan😂

    • @khada917
      @khada917 14 วันที่ผ่านมา +2

      Wajigii garaadka isku kaa sawiray malaha 😂

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 14 วันที่ผ่านมา

      @@ibnulqayim5022 dhaqanka carabta annagu ma naqaan.

    • @Xirsiev
      @Xirsiev 14 วันที่ผ่านมา

      ​@@khada917😂😂😂😂😂

    • @ramsiosman8325
      @ramsiosman8325 14 วันที่ผ่านมา

      Le cheikh est vendu il n est plus libre comme avant

  • @Bulshaawi-i3w
    @Bulshaawi-i3w 14 วันที่ผ่านมา

    Ninkan waa intuu caro somaliland imaanayo waa ku daayey😂

  • @cabdicano8698
    @cabdicano8698 14 วันที่ผ่านมา

    Emotional damage dameer donkey empire

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 9 วันที่ผ่านมา

    Faqash iska sheekaysta

  • @davidvictor4625
    @davidvictor4625 13 วันที่ผ่านมา

    Toujours raconte histoire mensonge terroristes

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 9 วันที่ผ่านมา

    Hhhh Waxay ka Wada gubanayaan somaliland faqash.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 13 วันที่ผ่านมา

    Wixii siyasiyiintu qarsanayeen oo warbahinta Somali info video soo qarxissay iyo sheikh Cabdirahman Bashir khatar ayay ku suganyihiin inay runta u badheedheen.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤from saylac city