SOODAANI | TUBEEC | GUROONJIRE | DUBBAD | MASXAF | LYRICS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 6

  • @somatricks3281
    @somatricks3281 ปีที่แล้ว +3

    Haddii heeso cadaab lagu galayo aniga Tubeec baa i geynaya, Rabbi kama dhigee.
    Naaxiyadda codadkiyo,
    Muusiiga lagu nuday,
    Naflaydii mar maqashaa,
    Ku noqnoqosho mooyee,
    Kama noogto waligeed.
    Aad baad u mahadsantihiin jaalleyaal reer Qaraamyahan.

  • @Jaylaani-Jama-Suleiman-Tubeec
    @Jaylaani-Jama-Suleiman-Tubeec ปีที่แล้ว

    Allah Naxariistii Jano Haka Waraabiyo Adeero
    Waxaan Alle kaaga Baryayaa in uu kugu sooro Jannooyinkiisa qabrigaagana mid Nuura kaaga dhigo

  • @nuuradiinxariir1307
    @nuuradiinxariir1307 7 หลายเดือนก่อน

    Wllahi kabankii jiim ayaad moodaa sababtoo ah daauud wuxuu kamid ahaa ardaydii jiim sheekh muumin
    In kastoo jiim garacida cuudka cid ku gaadhaysaa aanay jirin wuu ku yara dhaweeyey daauud AHUNxrsto labadaba

  • @Jaylaani-Jama-Suleiman-Tubeec
    @Jaylaani-Jama-Suleiman-Tubeec ปีที่แล้ว

    Qaraamyahan Wan Ku Salamay Sxb
    th-cam.com/video/HIbzv8VcpjE/w-d-xo.html
    Laxankaas Daraada Muxiboy Ee Tubeec Qaadayo Sidaad Kuwan Usoo Samaysay Usoo Samee Sxb lyrics Kaas oo Kale Ka Soo Dhig

    • @qaraamyahan
      @qaraamyahan  ปีที่แล้ว +1

      Haye wllo dhawaan ka filo insha Allah!
      Horaan usoo galiyay Laxanka Muxibbo oo Tubeec ah balse duubid kale ah. Taana ila soo eeg isla kanaalkaygan Qaraamyahan.