Heestan habeenkan maqlay waxay ahayd 2022 ayay hayd laba sano ayaa laga joogaa Heesaha xasan aadan maalinba mid aanan hore u maqal baa iga so hor baxda Fanaaniinta somaliyeed ninka ugu heesaha badani waa xasan aadan fanaaniinta somaliyeed markaan ku lee yahay Waa ku wii hore Inta caawa ila dhagaysanaysa 2024/5/26 Like tu waa Xagiina zxpyaal waan idin salaamay ❤😊
Soo galiya you tube ka heesta uu qaado xasan adaan samarat oo u dhaceyso sidaan inteey dibirtu igu dhicin hadii aan digniin helo. Ama u dhayeso inteey laantu ila goo,in hadii aan digniin helo
Ereyadii abwaan cabdi cali weyd. AHN.laxankii goobe tumistii goobe
Isma laheyn hees uu xasan aadan qaado oo adan aqonin aya jirta lkn cawa ayan arkay heestan, Thanks bro👍
Saxib taa waxee cadeyn utahay xasan adan inoo fananiinta somalida inoo ugu heeso badayahay
@@abnurnuab3475 xasan adan samatar heesahisu wa bad lkn rag ka heeso badan aya jira sida maxamed axmed kuluc oo kale.
kkkkkk waaban yabay
Heestaan 2007 ayaan gaari mark2 ah ka dhegeysan jirey ..
@@liban4042 Haa saaxib AUN Kuluc waa fananka ugu heesa badan fanka soomalida balse aan nasiib u yelani heesihisa in la duubo oo keydka galan
Ogoow fanaan waa qaran, laabtiisu waa qani, ma yaqaan qardoofiyo, iyo qudhunka haybeed, Dhan kastood u qaadaba, gaadh weeye qiimo leh. ✍️ Xasan aadan samatar. ❤️
B★❤
❤ THANKS BRO
RUNTA IN LA SHEEGAA WAA NASABNIMO IYO SOOMAALI NIMO
WAA IN LAKALA SAARAA SOMALINIMADA OO JINSIYAD AH IYO SIYAASASDA MUNAAFAQADA AH
XASAN ADAN BIG LEAGAN SOMALI PURE ❤
Daud fanfar Mahadsanid Hersi ahaan uma taageerayo Laakkonen macnaha ah xambaarsan talat waan ju diirasaday ami ahaanna ma Aho Beledhawa 5aad Laakkonen waan jecelahay walaalahayga la dulmay
Heestan habeen anoo safar ayey soo gashay waxan moodayey af maay inay tahay xoogaa codka ayaa gaabnaa sida beel qaxootiya uunbaan ka fahmay mudo ayaan raadin jirey ugu dambayn waa tan
Heestan habeenkan maqlay waxay ahayd 2022 ayay hayd laba sano ayaa laga joogaa
Heesaha xasan aadan maalinba mid aanan hore u maqal baa iga so hor baxda
Fanaaniinta somaliyeed ninka ugu heesaha badani waa xasan aadan fanaaniinta somaliyeed markaan ku lee yahay Waa ku wii hore
Inta caawa ila dhagaysanaysa 2024/5/26 Like tu waa Xagiina zxpyaal waan idin salaamay ❤😊
Erayadii abwaan Cabdi Cali Weyd AUN
Waaaaah waaaah fanaaan qaran noooloooow hasan Adan samatar❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏🥰🥰🥰
Yaa Sallaam♥️ aabo Fanka Xassan Aadan Samatar cimri dheer baan kuu rajaynaa
Jaalle macaan heesta👏🙏
Xasan adan samatar
Legend waxaan kuu rajeeynaa
cimri dheer waa fanaanka kaliya
oo aan taageero we love you
Quwilow jacaylkii ila qaadi waydii❤.
caan caan dhalay kabanka sida dananka fadaha oo kale ah waxa tumay al ustaad jiim shilh mumin AUN
Inkastoo qorshaystay qaraamka iyo xiisaha qarnigiyo da daydaba qofka igu qoslaay ahayd
Allow kuu Naxariiso Naxariiso Aamina yaa rabi ❤ ABWAAN CABDI CALI WEYD
Kaligay ka qayshaaaa waaaaw farta igu salama
Caleek caleek sxb mahadsanid yaxyow.
Runtii waa hees si dhab uu ga hadleeyso qof qaxooti nimo baday waayaha aduun dalkiisa na jaceyl
Wow heestan way igu cusubtahay
Waxbadan baa ka khaldan qoraalka lyrics iyo erayada inkastoo aad dadaashay waan ku hambalyeynayaa
Waanaa soo qortid ayey ahayd
Sida beel qaxootiya ..kkk..Heestaan 2007 ayan dhagaysan jirey
waah waah sahal ali hasan madaxa qaraamiga
@@axmedaden1655 war ma ihi ninkaad u abtirisay kkk.
@@axmedsahal7268 sorry sxb
Haa wasn kula soo dhageystey thanks
Qoowlaad dhahdoo idil
Qofkastaba is jiirne
Maadeys tube mahadsanid
Yaa Salam mahadsanid zhp maadays
QOWLAAD DHAHDOO IDIL
QOFKASTAABA IS JIIRNEE. meeshaas iska sax qurumahoo idil maaha!!!!!+
QUWILOOW JACAYLKII
ILA QAADI WEYDEE. Qun hiloo wax la dhahaayo ma jiraan iska sax meeshaasna!!!.
MIYAAN QUUDKA HIGASHA
QANIINAA DIBNAHA OO. inaa qowlka hibashada maaha. halkaasna iska sax!!!.
Qawlaha radio idil inaytahay ayaan filaya halkaa aad kadhigtay quruumahoo idil
Qawlaha radio odil.kkk mxay tahay walal mise qoralka kaa khaldamaY
Soo galiya you tube ka heesta uu qaado xasan adaan samarat oo u dhaceyso sidaan inteey dibirtu igu dhicin hadii aan digniin helo. Ama u dhayeso inteey laantu ila goo,in hadii aan digniin helo
Top alfannaan Xasan Aadan.
Maxamed cali weyd ba leh ban faliya erayadan
Xasan.aadan afka mayga.iyo.maxaa tidhi.waa fanaanka ka ligiis ku heesa.
Sidoo kale waxaa ku heesa labada lahjadoodba.
Faarax siidow faarax
Iyo
Qoomaal.
Fannaaniin badan baa kuheesa labada lahjadba. Wxa kamid ah fannaanada Baxsan & Shimaali
Thank you maadeys💕👋
Yaa lahaa erayada sxb @maadays
Xasan ganey
Heesta dad ka ehlu murqaan ka baa dareemikara mcn keeda mxn ku murqaan my
Qarnigiyo da'deydaba
Qofkaan ugu HUBSADAY ahayd ahayd.
Halkaasna iska walaalkeey qofka ugu qoslay maaha ;)
Wow wayo wayo old song
Hees xusid mudan
Thanks bahda maadays
Enjoying life after not sleeping for over 12 years now am ok. Now free from medication
Thnks madeys
Inkastoon qorshaystay
Qaraamka iyo heesaha
Qarnigiyo da'daydaba
Qofka ugu quursaday ahayd❤.
Qoralada qaladka ah inaga ilaali
Friend
Maxaa khaldan sxb bal soo taabo waxa khaldan aynu isla aragnee
Xasan baashi❤️
Waa wataa heeskaan hhhh
Abwaan kee curiyey heeskaan ?
Yaaa SalaaaM
Waaw qarami
Erayada iyo laxanka yaa lahaa
Ereyada maxamed cali kaariye
Laxanka xassan aadan Samatar
Maadeys masuul sare
❤asc
Wcs
Midhaha waxa curiyey Xasan gani laxankana Axmed nuur jango
Maxamed cali kaariye ereyada ogow
Xasanaadan
🎸❤
Yees
Waayo waayo
Xasan.baashe long life
abaadirow souruuri cashaqa
wayo waayo
lengd hassan
Ok
Xasan.aAdan
Xxx