The WSLF 1977-79 Ogaden war STORY with Col. Abwaan Yusuf Dheere mohamed sugaal FULL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • The WSLF 1977-79 Ogaden war STORY with Col. Abwaan Yusuf Dheere mohamed sugaal full

ความคิดเห็น • 71

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 6 ปีที่แล้ว +8

    Allaha unaxariisto
    jigjiga ayaa Shil Qorsheysan, oo Tigreega iyo Cabdi iLey umaleegen ayuu kudhintay
    Gaadhigiisa, Gaadhi kale ladulmariyay,
    Xabashi, Gobonimo doonki
    meysan hilmaamin

  • @qoranedaadax1438
    @qoranedaadax1438 6 ปีที่แล้ว +8

    ILAHAY haku naxariisto my herro

  • @moabdisamad1
    @moabdisamad1 10 ปีที่แล้ว +9

    Inaa Lilaah wa inaa ilayhi raajicuun... Maanta ayuu Colonel Yusuf Mohamed Sugaal (Yusuf dgeere), ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay magaalada Jigjiga. Alle ha u naxariisto, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ilaahay haka siiyo.

  • @siambara
    @siambara 10 ปีที่แล้ว +12

    masha Allah really ur the hero after SAYID ABDULLA HASSAN MAY ALLAH REST HIS SOUL IIN JANAAAN. I DNT KNW OUR PPLE DNT TALK ABT U.U CAN WRITE ANOVEL REALLY.GOD BLESS U ADER.

  • @thegreatnormad3424
    @thegreatnormad3424 9 ปีที่แล้ว +9

    Janadaa Alle haugubishareyo halgame yussuf

  • @SuperGeeljire
    @SuperGeeljire 7 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay ha u naxariisto...

  • @abdiselamhajinur1363
    @abdiselamhajinur1363 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah huno naxaristo col. Yusuf dheere

  • @abdiabdi2973
    @abdiabdi2973 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahayow uu naxariiso libax somali buuxa buu ahaa

  • @abdurezakmohamednur2780
    @abdurezakmohamednur2780 4 ปีที่แล้ว +2

    Rabbi ha kuu naxariisto Awoow Yusuf, waanu KU xasuusnaandoonaa oo KU xussidoonaa. Maalin unbaanu xorayn dhulkeena oo aanu rumayn hadafkaagii.

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase ปีที่แล้ว +1

    Halgamaa weyteen Absame ah Allah ku naxaristo ader

  • @TheCaraweelo
    @TheCaraweelo 12 ปีที่แล้ว +14

    long live daddy yusuf mohamed suguul abdi.

    • @adanakalb8708
      @adanakalb8708 ปีที่แล้ว +1

      Hello Fatima Moe are you Hero Yusuf Mohamed Sugal’s daughter or even a relative? If yes. Will you please help me finding out more about our late hero Yusuf dheere’s info personal history on that struggle. Any assistance given to me will be highly appreciated.
      My name is Aden A Kalib from Borama somalia

  • @mahadjama5674
    @mahadjama5674 5 ปีที่แล้ว +2

    Tnx ducaale weriye rug cdaaya

  • @heegaaleabdi7835
    @heegaaleabdi7835 4 ปีที่แล้ว +8

    OGADEN, HAUD and RESERVED AREA and also HARAR. Way XOROOBI Insha Allah

    • @cabdulaahishaxmedmaxamuud5299
      @cabdulaahishaxmedmaxamuud5299 ปีที่แล้ว

      ❤insha alaah dhamaan somali weyn oodhan

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 8 หลายเดือนก่อน +1

      Deegaanka soomalida ma waxa la yidhaa ogaden region,mise soomli galbeed

  • @dhago1117
    @dhago1117 5 ปีที่แล้ว +8

    Somaligalbaad ama ogadaniya iyo waqooyyi somaliland waa dad somali isugudhaw ingu qabaal kamahadlayo lakiin dagaan ahaan luqad iyo ahaan anigu rar dhagaxbuura hadaanan joogan magaldayda 2 wa hargasa ee ahelka ugbadan ijoogan

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 2 ปีที่แล้ว +1

      Iidoor iyo Ogaadeen waa dad is fahmi kara kaftami kara oo is dhaqan yaqaan.

  • @cabdullahishaafici6928
    @cabdullahishaafici6928 11 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto Col Yusuf, wuxuu ka tegey taariikh mug leh waana tan dhashay ilayska ama shumaca maanta u shidan inta ku naaloonayaan jiilka jooga iyo kuwa soo socda. Waxaan ka xumahay inaan kaansho u waayey qorista taariikh nololeedkiisa, Inshaa Allaahu waan arki doonnaa buuggaas oo dhammaytiran.

  • @theprintroomkwt9146
    @theprintroomkwt9146 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ha u naxariisto col. Yusuf halgama buu aha taarikhdaa ku xusi Donta ku ilaawi mayno waligeed

  • @noorawdoll3128
    @noorawdoll3128 10 ปีที่แล้ว +6

    allaha kuunaxariisto yuusuf dheere

  • @garyaqaansomali1880
    @garyaqaansomali1880 6 ปีที่แล้ว +4

    Clo abwan yusuf dhere AUN wuxuu ahaa halgamaa usoo dagaalamay dhulkan waxaana qori doonta taariikhda waxaa dilay caade qaate cabdi illey

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 4 หลายเดือนก่อน +2

    Qofkani maxuu ahaa weriye weyn la moodi jiree,kornayl hadal ka isaga ba ku haysta

  • @mohamedchanel5921
    @mohamedchanel5921 ปีที่แล้ว +2

    War ninkan ma aha ogadeen waa wayteen

  • @fadimaabdi3629
    @fadimaabdi3629 8 ปีที่แล้ว +3

    allaha kunaxariiso jaano fardowsa

  • @saidmohamud3189
    @saidmohamud3189 10 ปีที่แล้ว +8

    Alaha u naxariisto yusuf dheer halyeey qaran ayuu ahaa

    • @yahyaelmi8435
      @yahyaelmi8435 4 ปีที่แล้ว +2

      said mohamud taalo ina xamar lagu dhiso waayo

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 3 ปีที่แล้ว

      @@yahyaelmi8435 wa qoloma ninkan ma ogaden mise isaaq

    • @yahyaelmi8435
      @yahyaelmi8435 3 ปีที่แล้ว

      @@xisaabiyosaynis8479 ogadeen laakin wax mecno maleh

    • @yahyaelmi8435
      @yahyaelmi8435 3 ปีที่แล้ว +1

      @@xisaabiyosaynis8479 WSLF somali ween ku jirtey qabiil kuma saleesneen

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 3 ปีที่แล้ว

      @@yahyaelmi8435 gartey

  • @kikikiki821
    @kikikiki821 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto
    Awow yusuf dhere
    Oo ugu danbayntii. Ku baxay gacanta dhagar qabe cabdi ilay

  • @hamse-qb2qn
    @hamse-qb2qn 8 ปีที่แล้ว +5

    Allah yarxamuk mujaahid

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 9 หลายเดือนก่อน

    Kan wax waraysanaya waaba waalan yahay. Isaga ayaa horboodaya

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 5 ปีที่แล้ว +2

    Alah! Geesi guul dareysti.qatuma suuban.insha Allah

  • @namiin3034
    @namiin3034 5 ปีที่แล้ว +4

    When Isaaq and Ogaden were partners,

    • @dhago1117
      @dhago1117 5 ปีที่แล้ว +3

      Ilaamanta ayay yahhin waana walaalo manakala qaloodaan gar ahaan kuwa hawadaka

    • @namiin3034
      @namiin3034 5 ปีที่แล้ว +1

      @@dhago1117 sax walaal but somali waa la iis nacay baryaahan, ILAAHAY ha isku keeno, Amiin

    • @heegaaleabdi7835
      @heegaaleabdi7835 4 ปีที่แล้ว

      All Somali are partners. Somali are brothers.

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 3 ปีที่แล้ว

      @@heegaaleabdi7835 ninkan wa qoloma lakin isheeg

    • @hassanabdikarimmohamed2505
      @hassanabdikarimmohamed2505 3 ปีที่แล้ว

      @@xisaabiyosaynis8479 waa ogaden lakiin wslf dagalyahano isaaq ah oo Syria dagaal kusoo bartayna way kujireen sida kooxdii afraad

  • @bashakinjibaxo8829
    @bashakinjibaxo8829 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan anoo yar baan maqli jiray waa rageedii

  • @hasanyusuf5794
    @hasanyusuf5794 3 ปีที่แล้ว

    Anigu wariyaha ayaan ka shakiye? Wariyahani is weeydiiya ?

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 3 ปีที่แล้ว

    Wariye qabilist mtf

  • @abudarda00
    @abudarda00 5 ปีที่แล้ว +2

    Waligey wariyehan oo kale ma arkin, war hadalka uu daa wadaadka. The worst journalist, rude and interrups the guest

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 8 หลายเดือนก่อน

      Waa qof aad u liita wada hadal dhexroor loo bixiyo aheyd

  • @heegaaleabdi7835
    @heegaaleabdi7835 4 ปีที่แล้ว +7

    OGADEN, HAUD and RESERVED AREA and also HARAR. Way XOROOBI Insha Allah

    • @qasimboobe1049
      @qasimboobe1049 2 ปีที่แล้ว +1

      Ogaden waa umad somaliyed inlaflagadeyana wamelkadhac waxa kadhashay halgame siyad maxamed cabdille.xasan waxa kadhashay rag culuma waxa kadhasha rerdhan inlacayo wdhaqan xumo caydu mahan waxafiican shaqsixun wajoga melwaba ceb

  • @heegaaleabdi7835
    @heegaaleabdi7835 4 ปีที่แล้ว +2

    OGADEN, HAUD and RESERVED AREA and also HARAR. Way XOROOBI Insha Allah

  • @heegaaleabdi7835
    @heegaaleabdi7835 4 ปีที่แล้ว +2

    OGADEN, HAUD and RESERVED AREA and also HARAR. Way XOROOBI Insha Allah

  • @heegaaleabdi7835
    @heegaaleabdi7835 4 ปีที่แล้ว +1

    OGADEN, HAUD and RESERVED AREA and also HARAR. Way XOROOBI Insha Allah

  • @heegaaleabdi7835
    @heegaaleabdi7835 4 ปีที่แล้ว +1

    OGADEN, HAUD and RESERVED AREA and also HARAR. Way XOROOBI Insha Allah

  • @heegaaleabdi7835
    @heegaaleabdi7835 4 ปีที่แล้ว +1

    OGADEN, HAUD and RESERVED AREA and also HARAR. Way XOROOBI Insha Allah

  • @heegaaleabdi7835
    @heegaaleabdi7835 4 ปีที่แล้ว +1

    OGADEN, HAUD and RESERVED AREA and also HARAR. Way XOROOBI Insha Allah

  • @heegaaleabdi7835
    @heegaaleabdi7835 4 ปีที่แล้ว +1

    OGADEN, HAUD and RESERVED AREA and also HARAR. Way XOROOBI Insha Allah

  • @heegaaleabdi7835
    @heegaaleabdi7835 4 ปีที่แล้ว +1

    OGADEN, HAUD and RESERVED AREA and also HARAR. Way XOROOBI Insha Allah

  • @heegaaleabdi7835
    @heegaaleabdi7835 4 ปีที่แล้ว +1

    OGADEN, HAUD and RESERVED AREA and also HARAR. Way XOROOBI Insha Allah

  • @heegaaleabdi7835
    @heegaaleabdi7835 4 ปีที่แล้ว +1

    OGADEN, HAUD and RESERVED AREA and also HARAR. Way XOROOBI Insha Allah

  • @heegaaleabdi7835
    @heegaaleabdi7835 4 ปีที่แล้ว +1

    OGADEN, HAUD and RESERVED AREA and also HARAR. Way XOROOBI Insha Allah

  • @heegaaleabdi7835
    @heegaaleabdi7835 4 ปีที่แล้ว

    OGADEN, HAUD and RESERVED AREA and also HARAR. Way XOROOBI Insha Allah