Yuusuf Garaad, Cali Dheere iyo Xundubey, Maarso 2010.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Codkaan wuxuu qayb ka ahaa barnaamijkii Falanqeynta Jimcaha oo baxay 26-kii Maarso, kuna saabsan qubuurihii ay Al-Shabaab burburiyeen.

ความคิดเห็น • 17

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 ปีที่แล้ว

    QAWAARIJ BUU ISU QIRAYAA SHEYDAAN DHEERE KA.WRN

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว

    Hadi lawardiyeyo loshego inta kagahabon oona siyaradoda lafara galin fidna loo gacan haadin siyaro cimro loodalba oo amir tarxil xajka uguyera madaxweynayasha muslimka iney iyagana uyeraan miya ubadashen mase nilugubadalay nin dhintay marqati ilahey iyo rasulkis selesku tarxila galana loocanshura sida diyaradaha dulimadka salada oo tixgalin muslmka latarxilo saladahoda dadka iyo xolaha ladhaqdo kee lakala soocaa kala xiro ah maxa xolaha dherahay xolaha waxay gartan oo dadka garan maxa loo oodaa cunuga maxa loguxiraa bila cunug wey jogtay

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 2 หลายเดือนก่อน

    Ka waraysanaya iyo ka waraysanayaa maxay inoo sheegeen keliya in ay yihiin kuwo aan ahayn waxa ay sheegayaan maaha wax loo sheegay

  • @latifah008
    @latifah008 ปีที่แล้ว

    Kii xaaskisa horey qorey ku dhuftey soomaaha kan tuuga xundubeey

  • @badrinour6288
    @badrinour6288 2 ปีที่แล้ว +2

    Cumarow waxa Fan kaala socono oo kaa dhuuxnaba wataa Siyaasad Noogu badashay baryahaan sorry

    • @muxamad8022
      @muxamad8022 2 ปีที่แล้ว

      Waxii horay u dhacay oo taariikh ah ayuu Soo gudbiyaa ninkaan
      Siyaasaduna ceeb ma aha

    • @badrinour6288
      @badrinour6288 2 ปีที่แล้ว

      @@muxamad8022 siyaasad ceeb ah kumaba ku dhihin anigu E wax looga bartay Maha ninkan adigu hdaa 2daan malin kuzo biirtay chanelkan ma sheegin

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 2 ปีที่แล้ว

    Reer baadiye walba youtube ayuu furtay

  • @qadarahmed6859
    @qadarahmed6859 2 ปีที่แล้ว

    Horta qoladan kanalkan curasho layira maamusho waxan umaleyjiray dad wax badan og oo wayo joog ah waliba marki laga hadlayo xamar iyo tariqaheda iyo wixi xiliyadi lasodhafe kadhacay ileen waxa kanalka leh waba reer koraad caadiya Hada ma waxa naga dhadhicineysan dadka meshan kudodaya ee yusuf garaad hadalka uqeybinayo shiiq cali dheera kujira yacni cali maxamuud raage cali dheera kawada cod cali dhere hadad garan weysen kan yuuf garadna ma fahmi kartan rerkorad senbari reerkorad

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya  2 ปีที่แล้ว +1

      Waa laba Cali. Cali Jabal iyo Cali Dheere, waana isku cod ekaayeen. Marka midkuu yahay ma inoo sixi kartaa?

    • @qadarahmed6859
      @qadarahmed6859 2 ปีที่แล้ว

      @@CSeerbiya koley kuma jiro cali maxamud raage cali dheere lkn ninkan kale inuu cali jabal yahay wa macquul mida kale inta wareysi an arkay ama doodo ah sida badan calidhere iyo muqtaar roobow dood wadaga kama qeygali jirin kaliye wareysi toosa aybixijeren lkn waxan ku xaqijinaya dadkan codka maqlay cali maxamud rage ali dheere kuma jiro

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya  2 ปีที่แล้ว

      @@qadarahmed6859 hadda laftirkeeda dood maaha. Shir jaraa'id oo uu qabtay uumbaa lasoo dhex galiyay.

    • @qadarahmed6859
      @qadarahmed6859 2 ปีที่แล้ว

      @@CSeerbiya merci

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheydaan dheere ilaahay ku cadaab

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 ปีที่แล้ว

    ok

  • @suldanjibriil8194
    @suldanjibriil8194 2 ปีที่แล้ว +1

    "Warqolo aatahay kuma oginee ragyigaaga sheeg"😂😂😂