**Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 5aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • #caweyskadalmar #qarami #​DalmarMedia #dhaanto #srtv #rtd #
    For all inquiries email dalmar46@gmail.com
    💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ►SUBSCRIBE
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►LIKE
    ►COMMENT
    Hargeisa

ความคิดเห็น • 38

  • @Lagubaray
    @Lagubaray 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alle hawnaxariisto abwaan yamyaam,dhulkan iyo dadkan raagii cadowga kaladuwaan kadaaficii jiireey
    Geedhostiis baay gaajo iyo daryeel xumo ugu dhamaaden,raagna maantu raabaa inu bilaashku siiyo dhulkii ito badii somaliya,gaalokala duwaan,

  • @Farhaan114
    @Farhaan114 ปีที่แล้ว +3

    Kuyeh Magaceyguna Waa Yamyam Kii Somalia 🇸🇴 Wlaahi intaas Markuu Yiri Waan Jiriiricooday Waxaanse Dhab u Dhoola Cadeeyay Markuu Yiri Aniga Fakhriga Ma Hooyaday,baa Dhashay,,
    Waxaan Rabiga khaaliga Ah Marna Maaliga Ah Marna Caadilka Ah Marna Khafuurru,raxiimka Ah Marna Baaqiga Ah Marna Raaziqa Ah Marka Kalena Kariimka Ah Waydiisanayaa Yamyam iyo Intii Lamidka Ahaydee Dal Jacaylka iyo Wadaniyada Miida Ka Cad Ah Markoodii Horee Ay Dhasheen Asaga ugu Deeqay Inuu Dambigooda Dhaafo RABIGEYOOW U NAXARIISO,🤲🤲🤲🤲

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 4 หลายเดือนก่อน

    Alle caqli badnaa illaaahow u naxariisto janatul firdawso ku casuun soomaali walee dadkii caqliga lahaa
    Waa ka dhamaadeen sidaan is leeyahay ❤❤❤❤❤❤

  • @supeiraxmedmaxamed241
    @supeiraxmedmaxamed241 10 หลายเดือนก่อน

    Rabi naxariisrii jano haka waraabiyo
    Oo godka qabriga rabi ha ruurso oo ha uwaasiciyo 🤲🤲🤲

  • @ciiltire2661
    @ciiltire2661 3 หลายเดือนก่อน

    Allow yaa noo badiyo yam yam oo kale Abwaan aftahan afsomali badnaan qab iyo wadni nimo allaa isugu daray rabi ha u naxariistee qaamuus naga baxuu noqday

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 ปีที่แล้ว

    Illaahoow kuu naxariiso janatul firdoowsal aclaa allaah swt Haku arzaaqo awoowe
    Walee caqli aqoon Wadan jecel iyo ixtiraam wuu la dhintay

  • @issaahmed4640
    @issaahmed4640 หลายเดือนก่อน

    Gabaygan UN_ku wa cabir sax ah....raabka maanta lasheego buu u egyahayba...Alle ha u naxariisto intii dimatay...dalmarna wuu mahadsanyahay

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal 4 หลายเดือนก่อน

    Ahun abwaan yamyam,cabqari waddani ah oo xariira ayuu ahaa intaan daawaday.

  • @khaderawalehabdi8334
    @khaderawalehabdi8334 ปีที่แล้ว

    Alle ha uu naxaristo wuxuu ahaa nin abwaan buuxa oo wax badan oog mashallah.

  • @rosehasan3504
    @rosehasan3504 4 หลายเดือนก่อน

    الله يرحمك ويجعل كلماتك باقية إلى يوم الدين

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 ปีที่แล้ว

    Naxariistii Jano ALLAAH HA SIIYO BIDNILLAAHI RAXMAAN

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 ปีที่แล้ว +1

    AUN abwaanka
    Intaa uu abwaanku yidhi hadii lawada garan lahaa waxba Soomaali kama xumaadeen.

  • @aadangaydh1954
    @aadangaydh1954 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha u naxaristo abwaan cabdiqadir

  • @hoosinmedia671
    @hoosinmedia671 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxaristo waxa uu ahaa.

  • @user-kn3mr8fs1r
    @user-kn3mr8fs1r ปีที่แล้ว

    ❤❤❤alha uunaxaristo awoowe yamyam janadialaha geeyo

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 ปีที่แล้ว

    Qab iyo murti qof ah Allaha ku naxariisto

  • @hassanmaxamed4059
    @hassanmaxamed4059 ปีที่แล้ว

    Alle hawnaxariisto abwaan qaali

  • @user-kn3mr8fs1r
    @user-kn3mr8fs1r ปีที่แล้ว

    Awanki awannada

  • @Hoygatebiyaha
    @Hoygatebiyaha ปีที่แล้ว

    Buugaas xagee laga helaa

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭