Jalaato Qori Labo Nuuc u sameeyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Like Comment And Share

ความคิดเห็น • 467

  • @ahmetalmentador1041
    @ahmetalmentador1041 5 ปีที่แล้ว +126

    Wow la igama soo horeyo intii jalaato jecel like ha ii saara adna abayo horay u soco

  • @fartunhappy2110
    @fartunhappy2110 5 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah cafimad igu cuna allah ku barkeyo

  • @aminablock2990
    @aminablock2990 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazkllh alla jalato maxan uxisy
    Masha allh inta aad kawda sameysy sida ad noku faideysy mhadsnd👍👍❤❤💋💋

  • @farhiamohamed3964
    @farhiamohamed3964 5 ปีที่แล้ว +3

    wadankeena allaah hanoo barakeeyo aamiin

  • @caashocuud9105
    @caashocuud9105 4 ปีที่แล้ว

    Www mash allh inama cadi mhn kale iska arg waaye ilahy gacmha haku barkeyo xbbti🥰🥰🥰🥰💋💋

  • @lelecadey7385
    @lelecadey7385 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansh Allh wllsheyda qaaliga Qeyr Allah ku siiyo ❤❤❤❤❤

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel 5 ปีที่แล้ว +7

    Maasha allaah ❤️❤️❤️❤️

  • @shukrimohamedhassan3789
    @shukrimohamedhassan3789 5 ปีที่แล้ว +6

    Mashalh abayo illah haku barakeyo wan jclhy jalato ilah hanoka xafido

  • @zaimaabdullahi6050
    @zaimaabdullahi6050 5 ปีที่แล้ว

    Ice taan waa so easy wlhi mshllh thnks alot abaayo

  • @CarafHome
    @CarafHome 4 ปีที่แล้ว

    M.a abyo guuleyso waxxbdan kaafaaiidaaaa marwalbo waa kuu duceeyaa

  • @maryanabdilahimuhumed1152
    @maryanabdilahimuhumed1152 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah gabar fariid ayaa tahay run haantii kahelay dadaalkaaga abayo

  • @Y3a1
    @Y3a1 5 ปีที่แล้ว +10

    Masha allha waxn joga tuulo Marka inader love sar

  • @hazanaliahmed4795
    @hazanaliahmed4795 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah walaahy nasro abtidoon

  • @umuikhlaas9515
    @umuikhlaas9515 5 ปีที่แล้ว +1

    Anoo dhadhamin ayaan daremayaa mcnkeeda 🤣🤣allah hakubarakeyo qaali 💋💋💋❤❤

  • @umucabdalabintcabdala2811
    @umucabdalabintcabdala2811 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xbbti dhareerka igadhameesay jalato cambo ad ayan ujeclahay 😋😋😋😋

  • @falastincumar902
    @falastincumar902 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha aallah abayo ilah haku barakeyo gacmahagh

  • @ikraamcabdullahi572
    @ikraamcabdullahi572 5 ปีที่แล้ว +2

    masha allah xbbti ilhy haku barakeeyo gcntada

  • @mariyaxasan6983
    @mariyaxasan6983 5 ปีที่แล้ว +4

    Waaw masha allah nasro khurux way ku dhamatay

  • @shifaa2231
    @shifaa2231 5 ปีที่แล้ว

    mazha AllaH mcnti dlkena ilaahey hno dhizo mr dhow Anagana wn zo gurynaa inzha AllaH

  • @bigbangvip747
    @bigbangvip747 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashq allah wlshy wa lagu bahnah keep going insha allah thankz wlshy

  • @xamdiqueen3585
    @xamdiqueen3585 2 ปีที่แล้ว

    msh alh wllshy ilaahay haku barakeeyo wn kaa faa iiday

  • @MA7CC
    @MA7CC 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc Mash Allah Abayo Mcnto I llehe haku xafido 💞💟👍👌

  • @hilaalchannel7901
    @hilaalchannel7901 5 ปีที่แล้ว

    Waalaa jaltaada caaga waan waayay fadlan maisogadi kartaa xamar inbadan baan radyaya

  • @saciidoali9819
    @saciidoali9819 5 ปีที่แล้ว

    Apaayo allh Ku barakeyo Ku ma ilowno quruxey allh Ku xafido

  • @salmaxasan2866
    @salmaxasan2866 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah gacantada alle hku barakeyo abyo qaliya

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaaw masha allha Aabayo Aamiin Aamiin Yaa rabi cafmat kucun Aabayo

  • @sahramaxamed3268
    @sahramaxamed3268 3 ปีที่แล้ว

    Nazra abti doon macalimadyda alla yacisak😍😍

  • @xamdiyasiin79
    @xamdiyasiin79 4 ปีที่แล้ว

    Waaw mnsha allaah allaha kuxafido xbbti waxaaba jeclahay sidaa sifiican noo fhm siisid mcnto waaku tegeeraa wlh

  • @sacdiyosalad1196
    @sacdiyosalad1196 4 ปีที่แล้ว

    M.a wllsh qli illahi gacmahag hakubara keyo

  • @natramohamed8233
    @natramohamed8233 5 ปีที่แล้ว

    Asc waaaw allah gacanta hakuba rakeyo

  • @ayaancawil7241
    @ayaancawil7241 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah caadi maha xbti alle gacmaha haku barakeyo

  • @fadumoabdirahman6984
    @fadumoabdirahman6984 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah alle haku xafido adigane noso ducey in alle naguso celiyo wadankena macaankabadan inshaa allaah

  • @ayaanbeautychannal2595
    @ayaanbeautychannal2595 5 ปีที่แล้ว

    Wooooooooooow waa jalato ancadiy ahay wlhiy somaliya way horu marty wxkasta waa lagahelaya

  • @aminahussien3626
    @aminahussien3626 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaah walshay nasra horomar wacan

  • @bilankaaran5601
    @bilankaaran5601 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wadankeyna alle nabatda hausiyadiyo waxkasto walakenay

  • @pantherontheroad1355
    @pantherontheroad1355 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah i like that ilaheey ha ku siyaadiyo walalo

  • @suhaylocisman5194
    @suhaylocisman5194 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah gacantada allah kuu barakeyo

  • @abootacommunitychannel9085
    @abootacommunitychannel9085 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh qurux kaalay iska arag inaa sameeyo oo aan iriaa gabadheyda NAsra ayaan kasoo bartay horay usoco ilaheyna haku xifdiyo

  • @Fiy7853
    @Fiy7853 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi kuwaan waankahelay kuwoo isku dhagan ayaa iiyaala 🥺🥺kan halhal loosoo bixinaa masha Allaah

  • @khaaliqaali8714
    @khaaliqaali8714 4 ปีที่แล้ว

    Waaw gacmah Allah kama gooyo

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah xamar ayaan soxasustay runtii inaba caadi mahan 👍👌

  • @naimashire2116
    @naimashire2116 5 ปีที่แล้ว

    masha allaah abaayo allaaha ku xafido waan ka helay ruuntii

  • @apthelhakimjapkalove2534
    @apthelhakimjapkalove2534 4 ปีที่แล้ว

    Mash alh jalnatdadn manta arkay al haku sharfo xbt

  • @fardowsaaden5515
    @fardowsaaden5515 5 ปีที่แล้ว

    YUMMY YUMMY gacantada alaha kuu barakeyo Nasriin

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 4 ปีที่แล้ว

    Manshallah gacanta kuma godo

  • @aishaabubakaraweis8073
    @aishaabubakaraweis8073 5 ปีที่แล้ว

    Wow masha allaah tabarakallaah inaba caadi maahan jalaatada gacmahaaga ilahy Haku barakeeyo xapipti

  • @halimahussein6622
    @halimahussein6622 5 ปีที่แล้ว +1

    Habo mareysatay ilahay haku caafiyo hana kusaaidiyo cafimaadka sharafeey

  • @amiirahabdi2565
    @amiirahabdi2565 5 ปีที่แล้ว

    Alla yaacizak xbbti noolow intee nolol jirto 😍😘

  • @farxiyonuurmaxamed5729
    @farxiyonuurmaxamed5729 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allah maasha allah aad iyo aaad ayaad umahad santahay nasra waxad naga baabi isay maserka aan shugri masala uqabnay wadna kumahadsan tahay xabiibti alle yaxfadka walal qali wadankeena nodhis kenya waba nama dhera maasha allah wan kuso dhawey neynaa horumar iyo guul ayankurajeynayaa

  • @mandekadam484
    @mandekadam484 4 ปีที่แล้ว

    Masha-Allah keep going walaalo

  • @umumeymuunxuseen5255
    @umumeymuunxuseen5255 4 ปีที่แล้ว

    Msh allh abyo hormar wacn

  • @maqzuudcabdulahi7353
    @maqzuudcabdulahi7353 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah cadey balanti waad ka soo baxde jalatadi waa nosoo hor marise gacanta allaha ku barakeyo

    • @siicdoibraahim3254
      @siicdoibraahim3254 5 ปีที่แล้ว

      Masha allaha abaayo waad ku mahadsanthay sida aad noogu FAA'iideeso soor fufu noosoo xili macto

  • @hamdimohamudahmed
    @hamdimohamudahmed 5 ปีที่แล้ว

    Maashallh nasro allaha kuu daaweeyo abayo wd naga soo dhistay 😍😍😍 nasro ii geeeya

  • @jamaadcumar8506
    @jamaadcumar8506 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah waad ku mahadsan tahay horusocod wacan

  • @filsanabukarchannel3879
    @filsanabukarchannel3879 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah qurux wayo gabar boqortoyo

  • @ramlocaddey3309
    @ramlocaddey3309 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah quruxey gacantada ilhy habarakeeyo

  • @rihaamridwaan5859
    @rihaamridwaan5859 4 ปีที่แล้ว

    Waan u xiisay keenya iyo jalaatada waan u xiisay

  • @aminitaibrahim1326
    @aminitaibrahim1326 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @fatimasuleban1316
    @fatimasuleban1316 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo mcnto ad ban uga helay wax walbo dal shisheye loga bahnan lahaa wdankena nola kenay allow nabad waarto nasii adna gacanteda iyo familykaga allah hku barekeyo 🤲🙏🙏

  • @xamdimaxamuud5206
    @xamdimaxamuud5206 4 ปีที่แล้ว

    M.a abyo allh kuxafido

  • @drsiqraahmedciyow3113
    @drsiqraahmedciyow3113 4 ปีที่แล้ว

    Ma sha allah qaali pdnteyda kama caajiso ina dhax mar maro chanelkagaa.alle haku xafido

  • @ayaanjeego8830
    @ayaanjeego8830 5 ปีที่แล้ว

    I love sister waan kahelay jalaatada mansha allah

  • @gaaridiiguntuuciishaay
    @gaaridiiguntuuciishaay ปีที่แล้ว

    Mansha Allah huno qali❤

  • @amaleyamaley4029
    @amaleyamaley4029 4 ปีที่แล้ว

    Wcs masha allh xbbtii allh nokaaxafido

  • @elramlisha8932
    @elramlisha8932 5 ปีที่แล้ว +1

    mashallah quen alle haku barakeyo

  • @zuneirahsiyad7401
    @zuneirahsiyad7401 5 ปีที่แล้ว +5

    Wooow nasrooy dadka maad kadhareersiin rabtaa jalato cunoow sanad kahora igudanbeysay

  • @ayanmaxamud4297
    @ayanmaxamud4297 4 ปีที่แล้ว

    Allha kubarakeeeyo

  • @maryamabdi4500
    @maryamabdi4500 3 ปีที่แล้ว

    Msha allaah nasra abayo gacantda ilahey ha ku barakeyo abayo qali aad ayn ku tagera msha allaah

  • @deeqadegan3242
    @deeqadegan3242 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Khayr Allah hakasiiyo

  • @faizoabdi794
    @faizoabdi794 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah allaha ku barakeeyo gcntaada umu maazim

  • @cibaadamohammed794
    @cibaadamohammed794 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha’allah qurux ayu kuso baxaay qaali.

  • @ikraandaaud4073
    @ikraandaaud4073 4 ปีที่แล้ว

    Wawo masha allh inba cadi mahan

  • @abdul5071
    @abdul5071 5 ปีที่แล้ว

    abaayo yogo shirkada sameyso oo guriga iigu keenee meel aan kala rariiro igu caawi

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah nolow hore usoco

  • @deeqohuruwaa3985
    @deeqohuruwaa3985 5 ปีที่แล้ว

    masha allah allaha ku daaweyo walashey

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 5 ปีที่แล้ว

    Mashllh wan ka helay wan samen

  • @najmojeex4121
    @najmojeex4121 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allh xbbti

  • @hoyomcnlove5227
    @hoyomcnlove5227 5 ปีที่แล้ว

    Nasro qali shukran allaha kubarakeyo abyo mcn

  • @vikramxajiabdi8438
    @vikramxajiabdi8438 5 ปีที่แล้ว

    Mashllah nasra quruxszan videokaga hada aayn arkee qurux gacmhaga Allah ku barakeyo inshallah ila xun kuma argto sharaf faraxd ku waar

  • @fatmasaid542
    @fatmasaid542 3 ปีที่แล้ว

    MaashaaAllh xppty

  • @kingmaan2681
    @kingmaan2681 5 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah xbbty Qurux

  • @nimofarah9277
    @nimofarah9277 4 ปีที่แล้ว

    maanshaa allaah xbbti shugran

  • @نعووووم
    @نعووووم 5 ปีที่แล้ว

    Insha allh wan sameynaaa cagadaha wa heystaa shukran sis😍

  • @xamdixilkas8669
    @xamdixilkas8669 5 ปีที่แล้ว

    Allow kubarakee nasra

  • @umumaanka4326
    @umumaanka4326 5 ปีที่แล้ว

    masha alaah mar walbo waan sugaaye jalaatadaada abaayo horoy usoco

  • @Hoodo121
    @Hoodo121 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo alle gacanta hakuu barakeeyo maxaan cunto kaa bartat ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamediibrahim2161
    @mohamediibrahim2161 5 ปีที่แล้ว

    Apyo waxaan rabaa inaan ka ganacsado sharaabada fudud
    Mxaan sameeyaa
    By mohamed Ismail
    From hargeisa

  • @AminoShafee
    @AminoShafee 7 วันที่ผ่านมา

    Walal qalabka lugusameyo inte kahela fridge ka LG malugusamenkara igasojawab degdeg

  • @phatmaadam6832
    @phatmaadam6832 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh abyo nasra

  • @hannahdirie9321
    @hannahdirie9321 4 ปีที่แล้ว

    Wwww masha allh carurta halaga dhiso

  • @zahrabeauty4083
    @zahrabeauty4083 5 ปีที่แล้ว

    Mabruug Abaayo qaai

  • @ubaxmaxamed5426
    @ubaxmaxamed5426 3 ปีที่แล้ว

    maansha allaah qurux wlhi

  • @haanahonesty7729
    @haanahonesty7729 ปีที่แล้ว +1

    Xagee laga helaa caagadaha jalaatada❤

  • @umuabyan6021
    @umuabyan6021 5 ปีที่แล้ว

    Masha alh ilahy haku siyadiyo caqligada iyo cimrigadaba

  • @aahiima3187
    @aahiima3187 3 ปีที่แล้ว

    Basra faneelada may laysku daynkaro 🌺🌺🥰🥰

  • @nimcoshiqcabdulahi1497
    @nimcoshiqcabdulahi1497 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh abayo aad ban ugahelay kher alaha kusiyo macanbadaney

  • @dahabomohammed8680
    @dahabomohammed8680 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo wad mahadsantahay sida quruxda badan nola wadaktay 😘😘😘😘😘😘

  • @xawoahmed91
    @xawoahmed91 2 ปีที่แล้ว

    Wow masha allah

  • @ksatmashaalah5467
    @ksatmashaalah5467 4 ปีที่แล้ว

    ilahey 😍kubarakeyo😍abyo

  • @ikraancaday2600
    @ikraancaday2600 5 ปีที่แล้ว

    Aamin aamin qli wadankena ale nabad hanoga dhigo